Hargeysa iyo Ceerigaabo oo isu soo dhawaaday..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Hargeysa iyo Ceerigaabo oo isu soo dhawaaday...!
    Markii hore waxaa loo kala socon jiray 12 sacaadood hada wiixii ka danbeeya waxa loo kala socondoonaa wax ka yar hal saac
    adlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 18

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah waa arin wanaagsan

  • @klausmikealson1430
    @klausmikealson1430 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guul Somaliland guul reer Sanaag❤❤❤❤❤❤❤

  • @Samiya106
    @Samiya106 2 หลายเดือนก่อน +1

    It is great news Alx

  • @Nora-lq2gt
    @Nora-lq2gt 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha’allah tabarakalaah❤️❤ wa war farxadleh😍😍 ilahay hanagu simo anagoo nabad ah iin aanu nimadno wadankayagii hooyo.. Amiin amiin 🤲🏼🤲🏼

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland keep going

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guuuuuul somaliland

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wow wow wow Somaliland Allawata . Waanad Dedaasheen Dadkaygow♥️♥️♥️♥️

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم أعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر إخواننا المجاهدين في غزة وانصر إخواننا المستضعفين وهلنا في غزة يارب العالمين🤲

  • @AboudiM
    @AboudiM 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guul iyo Gobnimo 😊😊😊

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guul somaliland frome Ethiopia 🇪🇹

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopian Airlines iyo Fly Dubai waa in ay toos u tegi karaan Ceerigaabo iyo Burco iyo Boorame . Waa in madaarada la hormariyaa. Qofka Dubai ka soo dhoofayaa waa in uu toos Ceerigaabo u iman karaa oo aanu u baahnaan in uu Hargeisa soo maro !

  • @hindaomar4265
    @hindaomar4265 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salaam, CEERIGAABO Dadkeeda ayaa Dayacay, waxay camireyn Magaaliiyin kale, 1960 waxa ku nookaa 60kun oo qof Diyaarada Cadan waxay Iman jiray Afrar goor Todabaadkiiba

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 หลายเดือนก่อน

    Hargeisa ilaa Ceerigaabo tigidhku waa imisa dolar?

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tolow ajnabigu ma kuwa dahabka iyo bayada guurta?🤔 maxa halkaa gayey

    • @abdallaahmed5686
      @abdallaahmed5686 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runta waa tuugta macdanta

    • @Shuhuura
      @Shuhuura 2 หลายเดือนก่อน

      Waxkastee ka filoo soomaali , dhulkooda ma daryeelaan

  • @ahmedyaasiin5881
    @ahmedyaasiin5881 2 หลายเดือนก่อน

    Burco haloo cadaalad falo