Waris Dhoobaale oo sheegtay in la xidhay maalintii ay codka dhiibanaysay.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Waa tuugooyinkii caruurta kaadhka ka gureneysay ala ku qabay
Sirdoonka nabad galyaden illahey ka sakow ku xidhn jojiyaa daccyada iskamaa ka xidhany arin nabad galyo lagu xidhey hadii lagu xidhneynaa
Waati kadhadhaka naga iibsatah😂😂😂😂😂😂
Acuudu Bilaahi Mina Shaydaan. Waar bal dira diraaladdan eega.
Ma kadhadhbad iibsanaysay dooqoniimo waa taan
Haha wa maxaya mahadnaqan iyo cabashadan 😂
Shacabka ku diideye haboy dawlada haku xoqan
😂😂😂
Adigu dawladana waad ka cabanaysaa waanad u mahad celinaysaa siday kuu caawiyeen markaa maxaa kaa qaldan anigu waxaan u fahmay uun iska dhaadhicin xibigaad u codaynaysay mida kale sacad muse ayaa qaarna kugu qsylinayeen qaarna way ku taageerayeen markaa wax dhib dhinac keliya ah kamaad waramin gabadheey ee alle ka cabso
Denbi ayaad gashay laguma xidhiin
Naagahan miyaa rag qabin????
Masha allaah inanta waa in loo abalgudaa madaxda wadani guuleeso eedo waa guuleesanay isbadal doonka ah ee reer soomaaliland ee sharafta leh guul❤❤❤❤
Reer waddani waxay cadaalad kasugayaan ninkiiuidhi waa cadawga dalka oo raba inuu yidhaahdo lomiahinka iigudhawaaqa adna g36 aad duligaa kusiijirto ileyn isaaqnimadan ayaa ilaalisaana waanq ta uu wado caawa sanaaduuqdiina intii laqaaday ayaa qaar lagabuuxiyey qudhmiye iyo Horsted lagu xareeyey xaruntii caawana waakaa heego hadashay ee hubkiina qaata waddaina waa dhaycay .
Ninka cadawga kuuyaqaan aadyeeshay waad dhacaday markuudhahona waa inaad diirtaan g36
Waar, hubka qaata dawladi majirto ee xaqiina 34sano la aasayo hayeelina ee gimaadgaysta xooloyahaw ama geerida yeela ama duliga muuse iyo aargoosigiisa 5sano kleyrela waa labodaran mid dooto.
Hadii iska hor imaadkaad faraysid dad muslimiina ku dhintaan qaybtaadad akhiro ku yeelanaysaa
Waar, isaaqu goor muusida uba ay mamarkii muuse teliyey .
Dawladu majirto ee isaaq muxu sugayaa .
Dalkiiba wuxuoqda ciidan muuse leeyahay.
Qaran muuseleeyahay oo kuxeeran .
IS KA SAMRA WADANI BA INOO SO SOCDA WADAN KA INO SIMI ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wadani iskaabulada ma iskuguurinaya
Maxa nagahan ku dhacay ciidina ka cawiin mayso
Karasha ibsanaysay waa ku fahamnay
Oo maxa ku geeyay deegaanka muuse oo waaba geesihade ma g36 oon ku rabin ayad u codaysay
Markaa waxaad sii sheegaysaa wadaniyoiw markaad qabsato dawlada dadkaasio dhan qaarna isoo xidh xidh qaarna dirayska ka saar kkkkkk qofkii cawli lihi wuu fahmayaa ujeedadaada
W.dhobalay inaader maxaa gunta ugaadhay maad tudhaale samaysid aduu waxaad ahayd siyaasi dhaba
Siyaasiga dhabine runta uma sheegta maan gaabkiisa
Kayuu waa lagu wada jiray ciidankuna waa na dhex marayay cidna iskama xidhayn ee maxaad samaysay
Gaadhigaagayaafasaxay
Waynu guulaysanay mamo madax wayne c/raxmaan aya dalka iyo dadkaba simaye
waalahiy. 5 sano uu kaley oo siidana dhiimasho ayaanu kaaxina
Waxba 🎉maysamayn ee waa wan jalay