#

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 5 หลายเดือนก่อน +24

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 หลายเดือนก่อน +6

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 หลายเดือนก่อน +3

    ANIGANA HADAAN CABAAYAA AJARKEEDA ALLAH KUSIIYOجزاك الله خيرا 😊

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah kheyr wllo

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 4 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @BintiCumar-on8rp
    @BintiCumar-on8rp 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah

  • @quenzahra6030
    @quenzahra6030 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abyo ❤❤saa noogu faaidaydy Allah ku xifdiyo

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 5 หลายเดือนก่อน

    wcs,ww Wlshy mcn jazakaalhu qeyr,Runti Wax bdn lagu daaweeyaa,Qaranfulka ama Dhaga yaraha,Aniga wn is ticmaala lknse Biyaha Caadiga le ku shubta,Qandaca wan tujaabina waliba Subaxa hore ayu fcn yhy Qandaca la cabbo,Shukran Alboo,X.Buubuurka wan so firina ,Shukran Adiga igu horeyo ma maqlin❤

  • @hazmeptilaahi442hazma9
    @hazmeptilaahi442hazma9 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walashey xawasha kale nosheg ma geedaa

  • @maryanjaamac6312
    @maryanjaamac6312 5 หลายเดือนก่อน

    Aamin barkoow xbbti

  • @maryanjaamac6312
    @maryanjaamac6312 5 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo jawarhi iso ducey dhamantiin

  • @asiyabaariye
    @asiyabaariye 5 หลายเดือนก่อน +2

    Jawaahir abaayo qisooyinkii digriga nosogali waa xiisnay abaayo digrigaa lagugu bartee hanaga dayn jasaagaagana illahah jano haka dhigo

  • @hiboguuled8062
    @hiboguuled8062 5 หลายเดือนก่อน

    Jasakallaah khayr Walalo insha allah waan samaysan wanan kugu soo warcelin

  • @MaxamednuurDheeraad
    @MaxamednuurDheeraad 4 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllh

  • @Cabadinasirmuqtaarcali
    @Cabadinasirmuqtaarcali 5 หลายเดือนก่อน

    Jawaahir sanjabiil Lee kasheegeenesa always الذكر

  • @maryuunanor5275
    @maryuunanor5275 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jawaahir abaayo xitaa waa xanuun babiyo
    Aniga qandho xasaasiyad tacbaan la ah isku caburan cabay inaba caadi maahan
    Maasha Allah

    • @FarhiaMukhtar
      @FarhiaMukhtar 5 หลายเดือนก่อน

      Abayoo malinti hal galas miya la cabi shukrn abayoo

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 5 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah abaayo habeykii maa la dhigtaah

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤

  • @SucdiMaxamuud-io6bm
    @SucdiMaxamuud-io6bm 5 หลายเดือนก่อน

    ❤abayo wan ku wayay wayahan wan ku xisay wlh jawahir cadey

  • @ayaanabdirizak6913
    @ayaanabdirizak6913 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shukran wlashay qali جزاك الله خيرا abyo xage kala soo xirira

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  5 หลายเดือนก่อน

      Facebook qaali sida youtube uqoran yahay igu raadi

  • @Abdirman-hh4ho
    @Abdirman-hh4ho 5 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc jawahirey habaryar aad ayaan kuusalamayaa

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 หลายเดือนก่อน

    JAWAAHIREY KUJECLIYAA DUSHEYDA MAANNKUGU XIRTAA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 5 หลายเดือนก่อน

    Shukran boqpradena alle hku xafido muraadkgo mcsi lhyna alle hku syo hbbty❤❤❤❤

  • @shamisosman8637
    @shamisosman8637 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah wllo ilaahay kheyr hakusiiyo

  • @yaskaali4158
    @yaskaali4158 5 หลายเดือนก่อน

    Asc wr abayo biyaha kulul ee tubada haku darsan ee adi kululesa biyaha.kuwas loma isticmala in lacaba.

  • @UbaxHusein
    @UbaxHusein 5 หลายเดือนก่อน

    Alla jawaahireey laab jeex anigu idhibay illaahey ha kaa abaal mariyo❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 หลายเดือนก่อน

    Waa Thermos inaba caadi maahan JAWAAJIR XUSEEN BIYAHA QANDACA EE TUBADA MAFIICNA DABKA SAAR AMA KATALE KA KU QANDICI

  • @AaminoCilmi-wb7yv
    @AaminoCilmi-wb7yv 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abayo aamin yaarabi

  • @nyg1162
    @nyg1162 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @WarsanAbdullahi-mh7tu
    @WarsanAbdullahi-mh7tu 5 หลายเดือนก่อน

    M.a jawahirey abyo daar alle ayn ku jeclhy❤❤

  • @niciimaali4149
    @niciimaali4149 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walalo jawahir

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah ❤❤ abaayo

  • @Carfoonxuseen164
    @Carfoonxuseen164 5 หลายเดือนก่อน

    Shukrn abyo

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 5 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu digrig wan joogteyn la ahay maxaansameeyaa

    • @Sahruush
      @Sahruush 5 หลายเดือนก่อน

      Maalin walba intad awoodid aqri 10ba Allah ka dhige ha isku mashquulin wax badan aqri

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaa xalay waan la liitay waan isticmaali jiray dhaga yaraha caafimaad baan ku heli jiray lkn biyo qabow baan la dhigi jiray hadaan soo iibsanayaa

  • @sulekhanuur4946
    @sulekhanuur4946 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fardiiris la waa layidhaahda

  • @LoulaAhmed-vl9ez
    @LoulaAhmed-vl9ez 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allah yascadak

  • @Ckw-f9d
    @Ckw-f9d หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @faafumodiidii3851
    @faafumodiidii3851 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh❤❤❤❤

  • @hananXasan
    @hananXasan 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @ruunmohamed218
    @ruunmohamed218 5 หลายเดือนก่อน

    Waliba habeen kii biyo la dhib si ficn ugu dhiimo

  • @رحمهمهدي-ف1ض
    @رحمهمهدي-ف1ض 5 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo maalin kasto maa lacabaa

  • @amranito25
    @amranito25 5 หลายเดือนก่อน

    Jawahir ilove you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 5 หลายเดือนก่อน

    Tankiyuu❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga xiliga asbuuca ayaan isticmalaa si fiican buu kuu anfacaya awal wlhy irbad ayaa la igu duri jiray 3 sano baan hada isticmalaa

    • @inaismail4860
      @inaismail4860 5 หลายเดือนก่อน

      Hno seed u isticmashaa Ana waan ku xanuunsadaye

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 5 หลายเดือนก่อน

      @@inaismail4860 abayo habeynkii ilaa 10 xabo oo dhago yare ah biyo qandac ah ama yara kulul ku dhig hadad tabto tarmuuska ama falaaska shaaha ayaad ku ridaysaa kadibna biyaha kulul ku shub subaxdiina meesha aad shaaha ka cabi lahayd asaga cab malintaas oo dhan hana iska badin waayo wax walba oo xadkooda dhaafa dhib ayey keenaan anigu waan ku fiicnaadey waagii hore kalyaha ayaa aad la iiga qaban jiray mar mar wlhy miyirka ayaa iga tagi jiray hada ilahay asaguu caafimaad ii galiyey oo aan ku fiicnaadey

  • @NastehaKiiman
    @NastehaKiiman 5 หลายเดือนก่อน

    Abyo arin ban kula wadaagi rabaa ee nambar kaaga whatsapka iso qor plz

  • @MamoBasra-k4d
    @MamoBasra-k4d 5 หลายเดือนก่อน

    QLI CADIDAHA AYAAAN LAYAHAY HADA IMIKA BILABO MA WAXA BUU I YELO SOO JAWAAB PLEASE QLI

  • @qadroxussen9414
    @qadroxussen9414 5 หลายเดือนก่อน

    Shugran ❤❤

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 5 หลายเดือนก่อน

    M a❤❤

  • @Deqoliban2023-xe1yj
    @Deqoliban2023-xe1yj 5 หลายเดือนก่อน

    Ascww abayo masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha

  • @UmaRayaan146-rf2mq
    @UmaRayaan146-rf2mq 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jawahirey hooyo xamila ahay oo sagalki ku jirta marka qufac ba idhibay oo aan ka sexan wayay tolow mayga cawinaya dhagayarahu

    • @nastehaabdi920
      @nastehaabdi920 5 หลายเดือนก่อน +1

      My ha qaadan huno uur hadaa ledahy

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 หลายเดือนก่อน

    Hooyadey igu waa niso lkn is ugly ballba hada

  • @MaxamednuurDheeraad
    @MaxamednuurDheeraad 4 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllh