Wareyi 3/3 - Nin Soomaali ah oo iibiyo ciyaartooyda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 110

  • @hassanalijama7565
    @hassanalijama7565 ปีที่แล้ว +14

    Ilahow wa awoda riyadeyda banuuniga Ka leyhy I rumey wa soone🤲😭

  • @sharmayowyow7046
    @sharmayowyow7046 ปีที่แล้ว +8

    Talented football ⚽️ ban ahay inteen kala soo xariiraa from. Kenya ✅

  • @mohanzahassan
    @mohanzahassan ปีที่แล้ว +6

    Meeqa jirto xirfad leh kuwaas oo caqabad hor istaagtay saasna ku burburtay riyada ey lahaayen
    Ee dadaal kaas yaala joojin sida loo soo sari lahaa dhalintaas xirfada leh❤

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 ปีที่แล้ว +6

    Maa sha allaah waaya ustaad ayaanle waad kumadsantahay codsi wllkeen waa waaya arak isboortu wareesiga illaa qeeb tobaan kasameey si aan uga faaiideysano araktidiisa fok waxan leeyahy hornarkaaga allaaha kuu barakeeyyo

  • @AxmedCirro
    @AxmedCirro ปีที่แล้ว +18

    I have seen how many players have lost their talent over the years in Somalia. If I knew this man, I would have shown him anyway Well done Abdifatah

  • @Abdallaasad8
    @Abdallaasad8 ปีที่แล้ว +4

    Ku sali nabigena Muhammad (SCW) The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad(SCW) 😢🕌❤

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah hoormar ayan u rajeynaya dalanyerda somaliyed abdixafid mustaqbalka weyn ayuu leeyahay asxan laciib ❤️☪️🙏

  • @shafibarber4514
    @shafibarber4514 ปีที่แล้ว +6

    Banini hami badan ayan kalehen lakin xiligeni manan helin wax nagarab qabta nomana soragalin waxan rabnay dhalinyarada naga danbesa inay chances helan ayan rajenaaa ❤

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว +13

    Walaal Cabdi Xafiid fursad fiican ayuu heeystaa uga faaiday si tusaale ugu noqoto future generations soo socda hadii Alle idmo, anaga fursadan oo kale ma’aanaan helin Soomaaliyeey wiilkaan Caruurta suuq geesi plus training u sameeyo halaga faaidaysto insha Allah.

  • @ccadnanfaarax-kj2fn
    @ccadnanfaarax-kj2fn ปีที่แล้ว +4

    Ayanle barnamijkada waa ku tixanahay sharaf korkada ha ahato sxb sre wan ku tagera❤

  • @cazka9992
    @cazka9992 ปีที่แล้ว +7

    Asc walal aniga waxaan ahahy ciyaaryahan waxaa ka u ciyaaraa dsc 99 acadamy waxaan joogaa germany wxaan rabaa in player profitional noqdo marka allah ka sokoo inaa garab igu siiso rapaa intee kaala soo xariiraa walal

  • @yahyinhoadaawe3610
    @yahyinhoadaawe3610 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi fitaax kenya ayaan jooga kubada waan jeclhy hami waanka leyahy kubada hadaa iwaacin karto waan jeclaan lahaa
    Islii gorme imaane

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 ปีที่แล้ว +2

    Thanks hanoolaato ❤

  • @ugbadhassan1856
    @ugbadhassan1856 ปีที่แล้ว +3

    masha allah guul ayaan kuu rajeyn c/fitaax waxaad tahay nin niyad fiican

  • @shaka214
    @shaka214 ปีที่แล้ว +3

    Very good interview go forward abdifatah

  • @Hassanleftty
    @Hassanleftty ปีที่แล้ว +5

    Aniga wxaa ahay left kadheelo qadka dhaxee aragtii dheer leh maclimoo ❤

    • @aydidmaxamed4105
      @aydidmaxamed4105 ปีที่แล้ว

      Halkee rabtaa in lagu geeyo marka real madrid mise

  • @alimusemohamed4429
    @alimusemohamed4429 ปีที่แล้ว +6

    Asc ayaanle walaalow video aad u duubtay qoloyinka maalin group comayaa waxaa lagu dhacay dad hadaadan ka warheyn fadlan arintaas dabo gal dadkaas anigaa ka mid ah cadeyn ayaan haayaa dhameys tiran ku saabsan qolooyiin maalin group of company walaalow arintaa waan dareemaa ee iska bari yeel war moog baad tahay

  • @zuhaibyare6636
    @zuhaibyare6636 ปีที่แล้ว +2

    Waa qaabka kaliya oo aan kumidoobi karno❤

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah, waxaan aad ugu mahadcelinaa walaalka weyn c/fataax sida geeysinmada leh ee ugu go’antahy inuu ushaqeeyo, u hormariyo sports-ka dalka, waan wax lagu farxo in qof soomaliyeed uu jaceyl intaas la eg uu qabo dalkiisa inuu hormariyo waqti galiyo waxaan leeyahy sharaf iyo karaamo 🙏🙏🙏🙏
    Sidoo kale waxan aad ugu mahadcelinaa wariye #Ayaanle oo aan si gaar ah tageero ugu ahay aan jeclahay barnaamijyada uu soo gudbiyo bulshada soomaliyeed, hadey ahaan lehyd taaariiqda, suugaanta, hormarka dalka , ganacsiga 🙏🙏🙏
    Mahadsanid masuul 🙏🙏❤️❤️

  • @eidbudin9062
    @eidbudin9062 ปีที่แล้ว +5

    Manta le wereysi sax ah qaday masha allh

  • @leylahussein9758
    @leylahussein9758 ปีที่แล้ว +2

    Abdi fitax Somaliyey halacawiyo fursata fican ayu hestaa halqufa halagu halenin plz waa will yer oo fursada hesto waye 🇸🇴❤️

  • @khadarxaajiyuusuf8454
    @khadarxaajiyuusuf8454 ปีที่แล้ว

    Maasha'Allaah.
    Hambalyo walaal.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

    Well done mr AYAANLE HUSSAIN ABDI.MASH ALLAAH

  • @mohamedbishar9401
    @mohamedbishar9401 ปีที่แล้ว

    Waa Mahadsanyahay Abdifitah waxbadan ayaan ka faaidey allaha ubarakeeyo Shaqadiisa

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah

  • @MustafaAli-bf4he
    @MustafaAli-bf4he ปีที่แล้ว +3

    Wan sugaayay qeybtaan aad ayan ugu faraxsanahay inan helno qof aan waxkaran karno oo somali kuhadlaayo

  • @queenliza596
    @queenliza596 ปีที่แล้ว +1

    Instagram uu leyahay maxa ku qoran

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 ปีที่แล้ว +1

    Kubada Cagta Discipline Ayaa la isku dhaafay that is really true.

  • @mahiryare6738
    @mahiryare6738 ปีที่แล้ว

    Pro ayaanle yarkaan waan ubaaha nahay waaxana kaacot san lahaa in aat igu soo xerto plz🙏🙏

  • @inaxasanjaaki3834
    @inaxasanjaaki3834 ปีที่แล้ว +1

    Cbdi xafiid waa messiga somlida wlhi talent socdo kaliya wuxu raba grab istaag

  • @efootballtube
    @efootballtube ปีที่แล้ว +1

    Keep going yow

  • @Abdirahman-jz1xd
    @Abdirahman-jz1xd ปีที่แล้ว

    Ninkaan intee kala so xareeraa waa ubahanahay ninkaan nambarkiisa waa ii muhiim thnks

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH; WAAN KU FARAXSANAHAY IN CABDI XAFIID CIILKI AHMED MADOOWE UU KU SAMEEYAY CABDI XAFIID?

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว +5

    Yarantay waan jeclaa inaan academy ku biiro lkn wakhtiga imasamixin durufa dalka jira. I.s waxan rabaa inaan ku biiro qolayah scouts si aan usoo saaro dhilinyro badan oo xirfad leh.

    • @Faadumo455
      @Faadumo455 ปีที่แล้ว

      Ha niyad jabin wad gaari karta wllo

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 ปีที่แล้ว +3

    Qeebta 3 xaad ayaa ayan u sugaaye masha Allah

  • @osmanabdi4704
    @osmanabdi4704 ปีที่แล้ว

    Waxaa soo diyaaray macalin nuur amiin kooshkiisa allaha u naxariistee waxa uu ahaa giftin

  • @kingh.h4530
    @kingh.h4530 ปีที่แล้ว

    M.a waxan rijayneyna dhalinta somaliyed inaa saacidayso

  • @abdulkanimohammed3239
    @abdulkanimohammed3239 ปีที่แล้ว +2

    How can I help you with passport for him? I from Ethiopia plz!

  • @nurdinbuyu-ow8el
    @nurdinbuyu-ow8el ปีที่แล้ว +1

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 ปีที่แล้ว

    part 4 noo soo sameee zxp wlhi ataatzo were contacting

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 ปีที่แล้ว

    Love malis who love malis

  • @jamalnazer1654
    @jamalnazer1654 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan wax badan buu ka hadlay, aad bay muhiim u tahay in lahelo sporting academy yaryarka lagu soo saaro. Waxbadan baa iska badali lahaa sportga soomaaliya.

  • @yaquubciise8770
    @yaquubciise8770 ปีที่แล้ว

    Nio sxp aniga xirfad ayaaan lee yahay nio lakin koox ka dhisan puntland aaan ka ciyaaara ee lph ma la i aqbali karaaana 😢😢😢

  • @xasanadan8352
    @xasanadan8352 ปีที่แล้ว

    Baraawe maad ukala kicisid sxpow

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว

    Ayaanle iyo Hanoolaato thanks

  • @jamalabdulle2402
    @jamalabdulle2402 ปีที่แล้ว

    Hej

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    3 dexaad wan gartey sodaa

  • @moustaphahoussein3650
    @moustaphahoussein3650 ปีที่แล้ว

    Xafiiska igu xer abw hadey surto gal thy

  • @husseinmoalim9889
    @husseinmoalim9889 ปีที่แล้ว

    Aad umahadsanhaya wllka somaliyeeed sida waqti u galisey dalkaada somaliyeeed aad u sameysey adigan ayaanle adigna

  • @AminaAhmed-gl5mo
    @AminaAhmed-gl5mo ปีที่แล้ว +1

    Caato aney riyadeyda tahay ciyar yahan inan noqdo ee aniga icawi wakaso muuqandona melkasto aad igeyso i.a garab istaag kasuga iyo jawab i.a

  • @abdifatahsaga5846
    @abdifatahsaga5846 ปีที่แล้ว +2

    super agent

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 ปีที่แล้ว

    Please give a chance Abdixafiid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴player cuz his own Government unfortunately, didn’t congratulated him.

  • @abdiwahabibrahim2118
    @abdiwahabibrahim2118 ปีที่แล้ว +2

    Germany joga farta ka xeranahay 23jira fadlan ila so xariir

    • @fnw8688
      @fnw8688 ปีที่แล้ว

      Jarmal hada jogta oo kubada fican taqano laa xariir academy,yasha Gobalka jogta iyo Bundeslige 2 teams kaa

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว +1

      Sxb Germany academy badan ledahy mesha ka bilow

  • @jamachilowle2061
    @jamachilowle2061 ปีที่แล้ว

    Aniga isoo qabo

  • @nurdinbuyu-ow8el
    @nurdinbuyu-ow8el ปีที่แล้ว

    Hi

  • @mohameddukow933
    @mohameddukow933 ปีที่แล้ว +2

    Marka o kale wa laga sameyn kara garoon

  • @abdulkanimohammed3239
    @abdulkanimohammed3239 ปีที่แล้ว +1

    How can I contact Atotos sport

  • @Efootballgamer1234
    @Efootballgamer1234 ปีที่แล้ว

    Ninkan halyeey waye wlhi

  • @Shardiid
    @Shardiid ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan hadalkiisa Faan badan ayaa ka muuqda

    • @moalijac
      @moalijac ปีที่แล้ว +1

      wuu u dadaalay faanka sxb

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว

      Qof walaalkaa ah oo guul gaaray maxaa faankiisa ku tusiyay you are disgusting wake-up bro.

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 ปีที่แล้ว +1

      Waa nin hawl adag haya company kasta oo dadaala waa ku faana wax tatkiisa

  • @siciidmaxmuud7544
    @siciidmaxmuud7544 ปีที่แล้ว +1

    Asalka kubada waa harag neefsan oo la laadaayo muran kama jiro

  • @shavieqajifyare6409
    @shavieqajifyare6409 ปีที่แล้ว

    65k waye

  • @kingabdihariir2000
    @kingabdihariir2000 ปีที่แล้ว +4

    Niiyow hanoilato qwoloma tahay nin ficanbd tahye

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว

    Somalia dhiibka heesto wa Nabada laanta iyo qabiil oo wax kaste lagu qeeymeeyo. Dalka hadow nabada yahay oo system kaa aduunka ka jiro kuu dhaqano markas aya aduunka laa taartami karan lkn sida hada nahay Aduunka 100 sano aya ka dhanbeyna

  • @Abdirahman-jz1xd
    @Abdirahman-jz1xd ปีที่แล้ว

    Mafahmin ninkaan wuu awoodaa insurance Visaha kenya usameeyo waliba baasipoorka ee cabdi xafiid ha caawiyo ninkaan

  • @osmanabdi4704
    @osmanabdi4704 ปีที่แล้ว

    Marka waa in aad ogaata nuur sida macalin soo saaray ma aqoon qabiil qibrad buu ku soo xulan jiray cayaar tooda 17 jirka waxaa keenay macalin qibrad leh

  • @AminaAhmed-gl5mo
    @AminaAhmed-gl5mo ปีที่แล้ว

    Wil ahay ogaw

  • @cumarxasancumar1976
    @cumarxasancumar1976 ปีที่แล้ว

    Umadda in la gaalaysiiyo ayaad ka sheejaynasaan caruurta islaameed inaad gaalayso ilaahay kusoo qabey

  • @YacquubYama
    @YacquubYama ปีที่แล้ว

    Anigu kubada wan jeclaa alx imnkana anoo wax yar joga koox yuruba baa i aqbashay

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว

    Cabdi xafiid wax u qabo wa will yar oo lacib weyn o mustaqbal leh asaga iyo kuwa kaleba, passport is not big deal

  • @cabdifitaaxcabduqadir7318
    @cabdifitaaxcabduqadir7318 ปีที่แล้ว +2

    run ahanti caqabado badan somalia wey ka jiran lakin waxan aminsanahay somalia wexey heysata ciyartoyda ugu tayada badan africa kaliya janis ayey ubahanyihin
    agent somalia ahna wa wax lagu farxo shaqo fcn ayad uheysa bulshadada sidokale sxb ajir ilahey ha ka siyo sxb

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 ปีที่แล้ว

      Wlh janis aanan jirin mahne 2005 waxaa xasuustaa suuqa xoolaha jiilkii oogu fiicnaa ayaa kasoo baxay xamar dhan lkn janis ma helin wlh

    • @fnw8688
      @fnw8688 ปีที่แล้ว

      Nabada markii laa heelo oo qabiilka meel leeska dhiigo aya aduunka wax laa qeebsan karan

  • @xaajidiibka8290
    @xaajidiibka8290 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya dhulbadan oo nabada oo diyar uu ah baa jiira hadi wax loo qabanayo runti

  • @siciidmaxmuud7544
    @siciidmaxmuud7544 ปีที่แล้ว

    Asal kubada wax faada gaara maleh
    lkn dadka la isu keenaayo iyo caalamkan aadka u buun baaninaaya waa kala gaar

  • @ProfileMogdisho
    @ProfileMogdisho ปีที่แล้ว

    somaliyey iska ilaaliya labadan wa labo jaajuus waxan aad maqlaysa run maha walahi ee wa show ay sharaf ku radsanayan nin kan ayanleh u firsada wajiigiisa wa nin madaxa ka hanunsanaaya kan kaale u firsada wajiigiisa wa big alkolist darbi jiif

    • @mohaak2266
      @mohaak2266 ปีที่แล้ว

      Wxaa ogthy maleh iska aaamus duli thy adigoo sooman quf wxuu aheen haga shegin

    • @ProfileMogdisho
      @ProfileMogdisho ปีที่แล้ว

      @@mohaak2266 jow kow now bow adna ma big alkolist baa tahay wamaxay caydu

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 ปีที่แล้ว

      ​@@ProfileMogdisho xolo Aya tahay magaca inta noso badalo faaq la.imow meshan fuk of

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 ปีที่แล้ว

    Qofkii yaqan ayaa yaqaano xmar suuqa xoolaha gaar ahaan warshada dhiiga 2005 jiilkii xamar dhan oogu fiicnaa ayaa kasoo baxay waliba talent pure eh lahaa lkn Nasiib xumo ma helin janis

    • @ahmeddahir6224
      @ahmeddahir6224 ปีที่แล้ว

      Shabaab Aa ka soo baxay halkaas sxb

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 ปีที่แล้ว

    Waar nooloow

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 ปีที่แล้ว

    war niyahow kan maxaa usoo fadhiisay dhqan islaam maba yaqaano wxa uu rabaa in caruurta dhaga fasahaadsho. soomali waxa ee rabto waa sida nuclear loosamayyo eee kala tag doqonimadaan umada somaliyeed. waxaa thy qof tiisi gaby rbana inuu caruurta dhaga sallaafto.

  • @daacaddood3740
    @daacaddood3740 ปีที่แล้ว

    Cadixafiid waa jareer waxba hau qaban mana kaaga baahna

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 ปีที่แล้ว +2

      Subuxaanlaahi ilaahay ka cabaso anigoo aan jaree ahayan waa kula yaabay

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 ปีที่แล้ว +1

      Shame on you

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว

      Stop recisim pls

    • @abdirizackamin5799
      @abdirizackamin5799 ปีที่แล้ว

      Lacala ku dhashay daameer dameer dhalay

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 ปีที่แล้ว

      Edeb darada jooji jareer waa Somali nin Somali ah oo Somali wax dheeri ma jirto

  • @JabiirAbbas
    @JabiirAbbas ปีที่แล้ว

    Walal ani talent aya leyahay waxana jooga Kenya ee watsup numberka iso dir abti ❤

  • @boqaradarerbukeofficial
    @boqaradarerbukeofficial ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @JabiirAbbas
    @JabiirAbbas ปีที่แล้ว

    Walal ani talent aya leyahay waxana jooga Kenya ee watsup numberka iso dir abti ❤