Dr Cabdiwaaxid Aadan - Digniin cusub waxaa nagu badan Kansarka Hunguriga !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 23

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah dr Abdiwaxid waa shaqsi cajiìb ah oo talooyin wanagsan bixiyay cilmi dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal ❤❤❤

  • @Authority-n1l
    @Authority-n1l 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dr abdiwahid waxa ku jira hami aad u wayn oo ay garan wayeen wadanka dadka madaxda u ah iyo kuwa ganacsatada ah runtii waxaan dhihi laha talo maanta ayeynu u baahanahay e aan si wadajir ah uqabsano taladaa wllkn keenay waad ku mahadsantahay dr

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 วันที่ผ่านมา +3

    Interview gan waa kii guu fiicnaa ee an daawado wakhti dheer. Waxan u baahanahay Dr.Cabdiwaaxid oo badan inaan dalkeena meel walba gayno, waa inaan yeelano a network of doctors all over Somalia, waa inaan wazaaradaha caafimaadka heer federal iyo heer state ba aan gayno dad aqoontooda leh.

  • @saammoha1023
    @saammoha1023 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah great interview mahadsanid Ayanle iyo Dr Abdiwahid

  • @Joker54353
    @Joker54353 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay dhakhaatiirta dr.Abdiwaahid Aadan oo kale ah ha noo badiyo.

  • @AbdiKaden
    @AbdiKaden 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    aaadan ugu farxanhy ina interviewga daawado baba.❤

  • @abdikarimalidirie5167
    @abdikarimalidirie5167 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dr abdiwahid jazaakalaah qeran allaah waaxidkaa ayaa og qeybka laakiin daahotkaaga aad iyo aad ayuu uwanaagsan yahay 50 dr adigoo kale ah somaliya oodhan waa kufilan tahay aduun iyo aaqiraba wey faaiidayaan allaah ha ku guuleeyo guuleeso dr inyii wareesiga aan dhagaysanayay runtii aad iyo aad ayaan ugu qiirooday

  • @jabartiinadabshid2044
    @jabartiinadabshid2044 วันที่ผ่านมา +2

    waxaan kamid ah team hanoolaato runtii meshaan docounment muhimaha bixisaah.

  • @fnw8688
    @fnw8688 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hanoolaato ❤

  • @duniamuse9675
    @duniamuse9675 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha allah wadani nimada maha in at siyasi noqoto ee waa in at qawata shaqada lo bahan yahay ❤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 วันที่ผ่านมา +2

    Dhaqtarka lafaha ii sheega oo laysku halyn karo hooyaday baan u rabaaye

  • @omaralbato4159
    @omaralbato4159 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @DisobedientGoy
    @DisobedientGoy วันที่ผ่านมา

    *Ayaanle, people want some REAL interviews:*
    1. Abu Mansur Robow
    2. sheikh Hasan Dahir Aweys
    3. Ma3alin Hashi (hizbul islam, before that Shabab)
    4. Ibrahim Mahamud Suuley
    5. Dr Umar Iman Abubakar
    6. Ahmed Madobe (Jubbaland)
    7. Ismail Arale (1st leader of Shabab)
    8. Yasin Beynah (would like to hear about his arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam)

  • @CabaasCali-v1s
    @CabaasCali-v1s 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Videogan india hyderabad ka fiirsanayaa allow caafimad ka tuugnay

  • @MUSTAFEMOHAMED-w2x
    @MUSTAFEMOHAMED-w2x ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dr xaqiiq buu ka hadlay dadka Soomaliyeed wacayi galin bay ubaahanhin

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS วันที่ผ่านมา

    Ale baan Ka magan galney cudurada socda

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ayaanlow dhakhtarkan in aad xalqado kale nooga qabato ayaa fiicnaan lahayd.

  • @naxariis
    @naxariis 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhaqaatiirta qurba joogta ah weey ka daacad San yihiin kuwa qorax joogta ah .. Soo badi wareeysiyadan oo kale.

  • @SahroCilmi-u2r
    @SahroCilmi-u2r ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a dalka dadkaas buu u bahanyahay.

  • @MohamudElmi-j9p
    @MohamudElmi-j9p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fiican badan

  • @qajafweyn
    @qajafweyn 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hunguriga maxaa laga wadaa

    • @raytanxo609
      @raytanxo609 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wa dhuunta.