PRANK aa culusow ku samiyay uur aya layahy 😳😳😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 203

  • @janaad9933
    @janaad9933 ปีที่แล้ว +23

    Labadaan pranks koda saa ujclhay 😂😂😂😂 allow ubarakee gurigoda iyo awladoda❤❤❤

  • @fatmaabdiosman4297
    @fatmaabdiosman4297 ปีที่แล้ว +33

    Mnsha Allah abuukar nin wanaagsan oo masuuliyadiisa garanaya waaye samiirana sido kale gabar dagan waaye ilaahay nolosha ha idiin qurxiyo oo noqda kuwii isku dhamaysta nolosha insha Allah ❤🎉❤

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkk Runtii faraxyasha caadi mahan ayaga ayaa waxgadaya hadana wexeey leeyhiin waleey gaaday 😂😂

  • @Saciid_fashion
    @Saciid_fashion ปีที่แล้ว +71

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢❤😢

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u ปีที่แล้ว +12

    Masha allha abukar wa nin wangasn oo caafimdaka ka faray m.a mar kale❤❤❤❤❤

  • @IdirisTaajir
    @IdirisTaajir ปีที่แล้ว +16

    Abaayo allah dartiis ayaan ku jeclahay wallhi

  • @nafisaelme8640
    @nafisaelme8640 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa allah Abuukar waa qof wanaagsan runtii allah ha isku kiin xifdiyo walaasheey iyo walaalkey

  • @UmuAfnaan-ct1df
    @UmuAfnaan-ct1df 8 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅 samira wnku xiisay wlhi prankigda wnjclhy wlhi😅😅 walga naxayah waaujedah m.a ilhy haidin xfdo

  • @BostowBostow-ci8ih
    @BostowBostow-ci8ih 11 หลายเดือนก่อน +2

    Samiira qurux waa ku salaamay walaashey mcn 114taana kugu salaamay🤝😊❤❤❤🎉🎉

  • @CabdalaFarax-h1w
    @CabdalaFarax-h1w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqtarada walegu dhunta dhaha kulaha are samira😂 Waleegu dhuuntay lee uga dheh😂😂😂

  • @UbaxAbdihashi
    @UbaxAbdihashi ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhh na ninka maxaa usirtat samiro wlhi wa qoslay 😂😂😂😂😂

    • @iqraudgoon7457
      @iqraudgoon7457 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @MaariaMaxamed-tj9cy
    @MaariaMaxamed-tj9cy ปีที่แล้ว +4

    Samiiro umadena ma tihid😂😂
    Teeda kle maa dhahdid adaa leh sababteeda😂😂

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 ปีที่แล้ว +2

    Kkkķkkkkk hadii laguu naxay xataa wax miyaad sheegeysaa maskiinka waad ka nixisat sina waa farxad sina adiguu kuu naxay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoMaxamed-ox8eb
    @NimcoMaxamed-ox8eb 6 หลายเดือนก่อน

    Qeyr masuul ika dhigte kulahaaaa😂😂😂😂

  • @MaryanAbdirahman-f2b
    @MaryanAbdirahman-f2b ปีที่แล้ว +20

    wlhy qasolka iga dhamaday wa runti aniga kulamida samiiro labo bilood aya idinka waynahy oo qaliin aya ku dhalay xanuun waye lkn waxa ku roonhay wa layga maqanyhay

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhh baby maxa saas kawadaa kulaha kaliged ma kensatay😂

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil ปีที่แล้ว +6

    Samiiroyyy waku salaame qalbiyeyyy🫶😂

  • @sacdiyoxasan6212
    @sacdiyoxasan6212 ปีที่แล้ว +5

    Xaa isdhahoosaa kulahaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin ปีที่แล้ว +4

    Masha alah masha alah masha alah masha alah wow kaafikiraa wan jecelahay nimanka xaasas kooda una xariista alah habarakeeyo waxan umaleynayey ayad leeda ina kufarxey Sid I koolkoolineysid ilmaha iga hey neysid lkn ita haduu dhihilahaa cafimaadkaga kama usan fikirin culusow wuu kubaasay itixaanka 💯 kiba 💯 masha alah

  • @fayzabarkhadcisman9937
    @fayzabarkhadcisman9937 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah nolow daa samira ❤❤❤❤

  • @anabali5745
    @anabali5745 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo bambaasa ayaan rabaa inaan kaa waraysto ee xageen kaala xiriiri karaa qaali

  • @muhanadsiciid2728
    @muhanadsiciid2728 ปีที่แล้ว +6

    Naa ninka maxaa usirtay😂😂😂😂😂

  • @Nacima46Hassan
    @Nacima46Hassan 11 หลายเดือนก่อน

    Sheeko maxaa kaa qaldan😂😂😂😂❤❤❤❤mnsha allah

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 ปีที่แล้ว +9

    0:07 😂😂😂😂😂😂 samiira siman waa danbi ku laahaa 😂😂

  • @maxamedcabdiaadan6499
    @maxamedcabdiaadan6499 9 หลายเดือนก่อน

    yawye kulha allh hoyoy😂😂😂

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 ปีที่แล้ว +5

    samiiro aad isu ilalii qaaliin ciyaar mahaa imaha naska ubadi culeyska is iaalii

  • @HodonmaxamedYuusuf-ux8fr
    @HodonmaxamedYuusuf-ux8fr 11 หลายเดือนก่อน

    Samiro adaa cadi wye game ka ciyar dhahdy miyaa😂😂

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 ปีที่แล้ว +3

    Samiro hada nin ka ma adiga doontay muxu u leeyahay wa I khiyantay 😂😂😂😂 ma.adigu kaa fadhin layahay 😂😂😂😅😅 is ilaali

    • @haboonali7455
      @haboonali7455 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅

    • @hafsoomar6323
      @hafsoomar6323 11 หลายเดือนก่อน +1

      Inu ayada kafadhin wayay no shegty 😂😂

    • @drsaishaaliabdi8917
      @drsaishaaliabdi8917 11 หลายเดือนก่อน

      @@hafsoomar6323 😀😀😀😀

    • @AdDt-lu4np
      @AdDt-lu4np 9 หลายเดือนก่อน

      Hh😂😂

  • @Mohaahmed-r5k
    @Mohaahmed-r5k ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkk qosolkaa iga dhamaday maxa isirtay kulahaaa😂😂

  • @nasraali8311
    @nasraali8311 ปีที่แล้ว +7

    Samiira laba week ayaan kaa danbeeyay qaliinanan ku dhalay inta badan qofku hadduu qaliin yahay kiniinku waxsaasa mataro lkn ta ilaahay ayaa wax walba kawayn aniga 2 months ayaa maanta iigu buuxda ilaahay intaan awlaad haysan hasiiyo inteena haysatana how barakeeyo

    • @user-umuAli
      @user-umuAli ปีที่แล้ว

      Kaniiniga wax uutaraa hadii sida loogu tala galay loo isticmaalo laakiin hadiiba hooyada cunuga sifiican unuujiso dhiig kuma dhaco inta badan

    • @ayaanali6557
      @ayaanali6557 ปีที่แล้ว +1

      Kaniniga wax wootra hdii sida saxda ah lo qato oo sacadaa cunuty hdaa daqiqad kaa dib dhacdo amaa kaaa hormarto waa qaaadi kartaa uur

    • @nasraali8311
      @nasraali8311 ปีที่แล้ว

      Aniga hada kahor anoo qaliinku dhalay oo qaata kiniinka oo 5 bilooda ayaan qaaday uur bili aadanbaatay waad yara iloobi waxwalbana way qoran yihiin oo waa qadar ala markaa saasaan u idhi aniga marka lay qalo caano mayeesho waa taa dhibtu waanan ilowsho badnahay laga yaabo inaan qaldanahay dadku isku mid maaha

    • @user-umuAli
      @user-umuAli ปีที่แล้ว

      @@nasraali8311 sax xabiibti waxwalbo waa qoraar laakiin alarm ayaa lagu xirtaa walashay ayaa isticmasho aniga weligayga ma isticmalin waayo intaan cunuga nuujinaayo xeedka iguma dhaco alx xabiibti caanaha dadka caruurta lagu qalo inta badan caano ma yeshaan waa sax aniga waxaan bartaa qaliimada guud ee haweynka fikradada ka hadashay mana qaldanid qofka asagaa xur u ah fikirkiisa xabiibti

    • @QueenEeza
      @QueenEeza 11 หลายเดือนก่อน

      @@ayaanali6557Yaa rabbi awoodada noogu kla dheeree aniga iyo inta Ila midka ah 😢

  • @ayaanitapbe7660
    @ayaanitapbe7660 ปีที่แล้ว +2

    Anoona dhamaysan wlhi like sara❤love my fv family

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 ปีที่แล้ว +10

    Routine noso duub abyo dadka hdlkoda wxba hka so qaadine ❤

  • @kherdoncabdi2288
    @kherdoncabdi2288 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ugu yaraan sadex sano iska ilaali ilmo hadad caf mad kaga rabto

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 ปีที่แล้ว +8

    Ani anoo sadex bilod qalan nin uma dhawan adho laba bilod ah hada prank uur sameyneysid taas wxeey cadeeyn uthy inaa is cunteen😂😂😂 ee is ilalii abayo qaliin cayar ma ahane😢

    • @rumaanmacalin
      @rumaanmacalin ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 astaqfirulah 😂😂😂😂😂😂😂

    • @janaad9933
      @janaad9933 ปีที่แล้ว

      Ninka naag kale muu kula qabaa mise wa duq 😂😂😂 ilen faarax 3 bilod wax la.aan yelimaye😂😂😂sorry sxbey lkn runtaa ka hadlay

    • @hamdimohamed-to5gi
      @hamdimohamed-to5gi ปีที่แล้ว +2

      Huno aniga asagoo kaligey i qabo wax uu qarsaday ma ogiye balse lii qalay ayan sanad gurigeena joogay jimco jimco ayu ina soobooqanaayey juqne iskuma dhaheyn 3bil maaba weyn sanad kadib ayan gurigeyga uso wareegay 4sano ano dhalin cirbad iyo kanini waxne aan isticmaalin ayuu alle isiiyey cunuga labad kadibna caadi ayan u dhalay alx qalinkale ma arag m.a alx

    • @Umonan
      @Umonan ปีที่แล้ว

      ​@@janaad9933faraxe ku raba wuuu ku qasban yhy Kaan ku rabine Kuma naxayo

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 ปีที่แล้ว

      😂 see waxyeeshay

  • @SahroCabdi-tl3ze
    @SahroCabdi-tl3ze 8 หลายเดือนก่อน

    masha allah dad is fahmay ❤️💯

  • @suadalucky5792
    @suadalucky5792 ปีที่แล้ว +5

    Samirooy ninkan Iskafogee hadii kale prankigan dhab ayey noqoneysaa..ar joog..

    • @naimagullet
      @naimagullet ปีที่แล้ว

      2 bilood ayba ku qaadaye see uga fogaane 😂

  • @idman-p8x
    @idman-p8x ปีที่แล้ว

    Prank ayadow ah ani waba xanaqi lahaa wlhi anow idhahaa miyaa waa iqiyanaty 😂 kulah isaa mesha ilamaha ku shubay markas idhahaa waa iqiyanty 😂

  • @XamdaQueen-u1d
    @XamdaQueen-u1d ปีที่แล้ว +4

    7bil ayaan qalnaa markan uurka qaadaye alhamdullilaah 🤲 hada 11bil ayuu jiraa nugeyga uurna wan leyahay naskana wan siiya ka warama hee masha Allah afar bil uur ano leh wali cunuga waa inuugaa

    • @MarianAbdikadir
      @MarianAbdikadir ปีที่แล้ว

      Wll iska daah caafimadka uma ficnah ee iska daah

    • @sumeyaabdi9176
      @sumeyaabdi9176 ปีที่แล้ว

      o qof urleh manujinkara??

    • @xamdixaashixasan6558
      @xamdixaashixasan6558 ปีที่แล้ว

      Xpptii waa siinkarta hadaad nafaqo kugu filan haysato adiga iyo labada canugba
      Waa siin kartaa wax dhiba naas nuujinta kaaga imaan maayan
      Lkn haday nafaqada kugu yartahy ama aad xanuun ku dareemaysid iska dhaaf

    • @NastehoNalka-dt7hh
      @NastehoNalka-dt7hh ปีที่แล้ว

      No, waa qalad ilmaha uurka ku jiro baa xaq uleh naas ma nuujin kartid ilmahan markaad uurka isku aragtidba waad ka joojineysaa sheekhyada weydii sharciyan

    • @MushataqMohammad-zr2eu
      @MushataqMohammad-zr2eu 11 หลายเดือนก่อน

      Agaa oo aduu uur leh sii naas ilmo usiisaa waaba ish. Naaskuye😂😂😂

  • @sahroabdilahi8340
    @sahroabdilahi8340 9 หลายเดือนก่อน

    I love you family glory❤❤❤❤

  • @nacimagulled
    @nacimagulled 11 หลายเดือนก่อน

    Qof qalan labo bil xanuun waaye waa sax

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah waa masuul allah haku barakeeyo reerka

  • @faaymaxamed5982
    @faaymaxamed5982 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waafani Sabira❤❤❤❤

  • @shukriabdinor808
    @shukriabdinor808 ปีที่แล้ว +1

    Ileen waxa lafuuraye uur waaye yaah 😂😂😂😂

  • @halimaabdimohamed5910
    @halimaabdimohamed5910 ปีที่แล้ว +1

    Ooo walalyaloow gawada markey qalin kudasho ila 6 bil lomatago soo lamadihi jirin mise wa veen😮❤

    • @Umonan
      @Umonan ปีที่แล้ว +1

      Qalin hadey lu dhhsy hoos may ka dhashy😂😂

    • @halimaabdimohamed5910
      @halimaabdimohamed5910 ปีที่แล้ว

      @@Umonan 🤣🤣🤣🤣

    • @halimaabdimohamed5910
      @halimaabdimohamed5910 ปีที่แล้ว

      @@Umonan walaley somalii leee warkasi kamaqlee hhhh

    • @Umonan
      @Umonan ปีที่แล้ว

      @@halimaabdimohamed5910 hhhhhh

  • @shaybaaristehabiba2029
    @shaybaaristehabiba2029 11 หลายเดือนก่อน

    Ala xishood dhamaa 😂😂😂

  • @NuurShuwaaye
    @NuurShuwaaye ปีที่แล้ว

    Waa oynoyaa sug ku lahaa 😂😂

  • @kifaayosuleymaan9157
    @kifaayosuleymaan9157 ปีที่แล้ว

    Madaminaa haa😂😂😂😂culusow iyo samiiro isn't easy

  • @رقققلبكبالوعظ
    @رقققلبكبالوعظ ปีที่แล้ว

    😂😂😂 waa i qiyaantay adiga qaainka 1sano ka fagow lagu dhahy Maxaa 2 bil so raadisay culusow

  • @MeryamMohamed-d5e
    @MeryamMohamed-d5e 11 หลายเดือนก่อน

    Hal saac iyo bar aa mushqusha ku ooynayay 😂

  • @NimcoHussein-o5c
    @NimcoHussein-o5c ปีที่แล้ว +3

    Rer Nairobi sarir 5/6 jodarigeda fadih 7seta oqfki rabo isoqawo qima macqul 🥰🥺

    • @maryamabdi625
      @maryamabdi625 ปีที่แล้ว

      Intee lagaala soo xiriir

    • @NimcoHussein-o5c
      @NimcoHussein-o5c 11 หลายเดือนก่อน

      @@maryamabdi625sorry waleyga gatay abayo

  • @KADARBA_______GAMER
    @KADARBA_______GAMER 11 หลายเดือนก่อน

    Asxabta isoo dhamn tin ad uma had sn tihiii leak shere

  • @zuhuura
    @zuhuura ปีที่แล้ว +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @ibtisaam6223
    @ibtisaam6223 ปีที่แล้ว

    Maxa iisirty kula culusow qosol igu dilay😂😂😂😂

  • @King_tyga1973
    @King_tyga1973 11 หลายเดือนก่อน

    M.a walaashey halka ka wad

  • @shukriabdinor808
    @shukriabdinor808 ปีที่แล้ว +4

    Samiiro siman ma dhihi kari kulahaa 😂😂😂

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 ปีที่แล้ว +1

    Ninka nefsanaa hee laxa kaa qaldan kulahaa mu le kafaristo gabadha marka hore
    Tankale imisan arkay ayagoo kanini daye cirbad garabka labo sano ugu jirto qaden uur laba bil adiga maxaa ku geyay😂😂😂😂

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q ปีที่แล้ว +4

    Abukar umadeena maha waad iqiyaantay kkķkkkk samiro walagaa dacwooday

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂 aduu Dow maad soodoonan gabadha😅😅

  • @gorgorplus6913
    @gorgorplus6913 ปีที่แล้ว

    Masha allah family qurux badan allaha idin barakeyo ❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanAbdirahman-f2b
    @MaryanAbdirahman-f2b ปีที่แล้ว +6

    qalin ma sahlana aniga na daadii sadaxaad aya laygu qalay

  • @muniramohamed4265
    @muniramohamed4265 ปีที่แล้ว +4

    ma fiirsanin wali first fan of you❤❤❤

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 Allah culusow umadeena maahan silsilada luguaha kaaga xiraa Kuma lahoo waa ii jiifee😂😂😂😂

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 ปีที่แล้ว

    CULusow gabadh adaa inaad udhawaato ahayn
    Sababto ah qaliin cusub weye daawo iyo daawo la’aan

    • @nasriinakayf942
      @nasriinakayf942 ปีที่แล้ว

      nin naaktisa lajiifto madaynayo😅😅

  • @Mindcoldchannel
    @Mindcoldchannel ปีที่แล้ว +6

    Silsild hoosta uga xir😂

  • @muuminabuukar7777
    @muuminabuukar7777 ปีที่แล้ว

    Waa ligu dhuuntay dhaha kulha samiroy umad ma tihid 😂😂😂

  • @Umumicraj-gf2bz
    @Umumicraj-gf2bz ปีที่แล้ว

    Isug aan ooyee😂😂😂😂 ar samiiraa😂😂😂😂😂😂😂

  • @ramlanuura5339
    @ramlanuura5339 ปีที่แล้ว

    Shaqo uu asi qabtey bu gabarta ku canaanayaa 😂😂

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 ปีที่แล้ว +1

    Hooyoyinka soomaliyed hool dile iska naso walaaley calooshaada kanax

  • @kamilamire1020
    @kamilamire1020 ปีที่แล้ว

    Wlhi wukaaanaxaa nin ragwaaye culusow

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 ปีที่แล้ว +1

    Isku kulha waoooynaa

  • @XawoCali-f8w
    @XawoCali-f8w ปีที่แล้ว

    samiiro maxa kaweD😢😢😢😢

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 kan prank wu dhaafay ❤

  • @dekaseid3203
    @dekaseid3203 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk sqmiiro waad iga qoslisay abyo kaniiin iyo irbad ha isticmaalin waad ku siii ceylin culusooow condom xiro dheh kkkkj

  • @raaqiabdi2241
    @raaqiabdi2241 ปีที่แล้ว

    Inaad udhawaatid maxumo lkn waad boobsisay

  • @Ikraan2020Tifoow
    @Ikraan2020Tifoow 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 ปีที่แล้ว +5

    lkn samiroy umushii inaa ka baxday anaga maxaa no ogeysiisay😂😂😂

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂 uur baan leeyahay xaajiga ku dhahaa macnaheeda waa hee ceeb ma sheegi kari

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 ปีที่แล้ว

      Dadka laqalo 40tanka maba sugaan kahor bay umusha kabaxaan

    • @fardowsahassan7059
      @fardowsahassan7059 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhh wlhi waa ceeb waa isjafnay cml anoo cadi udhalay ayaa 3dax bil boojeeyaa iga tag dheh

    • @nasriinakayf942
      @nasriinakayf942 ปีที่แล้ว

      ​@@fardowsahassan7059😂😂😂

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 ปีที่แล้ว

      @@fardowsahassan7059 waa la I dab saaray oo cad weeye aaway xishoodkii walee xishood ma jiro

  • @XafsoSaciid-g4r
    @XafsoSaciid-g4r ปีที่แล้ว

    Culisow maxaa waxaa adi sameysay wyee 😂😂😂😂😂😂

  • @drsnoolixaaji6946
    @drsnoolixaaji6946 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh xaa iisirtay aaa 😂

  • @SumayoMohamed-vx5gl
    @SumayoMohamed-vx5gl ปีที่แล้ว

    Wllh samiro you are too funny 😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂

  • @safiyoahmed9428
    @safiyoahmed9428 ปีที่แล้ว +1

    Aniga malinta uur isku ogaday ninka wa kafogaday madambi ba mida kle Alle marku ikala keeno ils lix bilod laimasodawanayo i.A nafteyda yar wan jeclahay

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 ปีที่แล้ว

      Ilmihi kugu horeyay miya abyo ninkada xaq u kugu leyahay hadeysan jirin xalad cafimad daro

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 ปีที่แล้ว +1

      Abyo ilaa intas ninka halke uga maqned ma naag kalu qaba intas nin naag la.an ma jogi kare

    • @maqsuudchannel4888
      @maqsuudchannel4888 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Khadro8796wuuu joogi kraa qali siyabo kle ayaa kagu xaliyaa😂😂😂

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 ปีที่แล้ว

      @@maqsuudchannel4888 o cada bal uga faide

    • @xabiibomacalin7350
      @xabiibomacalin7350 ปีที่แล้ว +1

      ​osiyaabaha kale markaa kuxalinesid adi naf malihid miyaa walaley 😂😂😂mise anaa xanuusan😮

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 ปีที่แล้ว

    Ala qosolka hdn dhamesan rba 😂😂

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @ayaan2964
    @ayaan2964 ปีที่แล้ว

    Wan jifaleee😂😂

  • @manaalmahiir9238
    @manaalmahiir9238 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @saynabmusse8568
    @saynabmusse8568 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂maxa isirti kulaha😂

  • @umuibrahim7883
    @umuibrahim7883 ปีที่แล้ว +1

    Samiiro intee kala soo xariira

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 ปีที่แล้ว

    somalida galmo mayane cali kale maleh

  • @fivefamily5
    @fivefamily5 ปีที่แล้ว

    Sameeroy ninka maxaa usirtay😂😂😂

  • @sacdiyoxasan6212
    @sacdiyoxasan6212 ปีที่แล้ว

    Ala tanaa😂😂

  • @khatromahamed2863
    @khatromahamed2863 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂masha allah ❤❤❤ nin wanagsan

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 ปีที่แล้ว +1

    Samiira isma lura baa ku baxshay naa daawada dhameyso culees ha qaadin qaliin is not easy naftaada ilaasho

  • @zeinabaanoyali9125
    @zeinabaanoyali9125 ปีที่แล้ว

    Silsildaa lugaha kaga xiraa kulaahaa qosolka iga dhameyseen my couple guuleysta

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 ปีที่แล้ว

    Maxakaqaldan maxaladaha Abukar?

  • @XamdaxasanJamac-ji7wc
    @XamdaxasanJamac-ji7wc ปีที่แล้ว

    azcm wallashay samiira wadka yaabsatay abokor

  • @MinhalOmar
    @MinhalOmar ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @fatimaahmedsaid4555
    @fatimaahmedsaid4555 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂 wan fuuury

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

    second qofkii 2aad cml

  • @CayniCabdi-s3g
    @CayniCabdi-s3g ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku xafiido abyo samiiro cadey guuleyso inbadan abyo

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂