4 riyo oo ugu halis badan riyooyinka sixirka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @mmahlaan8580
    @mmahlaan8580 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi ani timahaasaa ano hurdo iskaso jiiday dhuunta way igudhagtay inaa dhimanayo çml noqday saa urafaaday way igaso dhacday dhaqtarka istares kuhaayo idhahay maba aadin mardanbo alx alaa iskuxiray hada xanuunki wuu igasii. Yaranayaaa alx alx

  • @BahjoCabdirisaaq-ux4oq
    @BahjoCabdirisaaq-ux4oq 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shik wankusallamay waxan kuriyooda anoo sixir laiga soo saaraya isoosafir sheekh allaha kubarakeeyo

  • @dhuubocabdirishiid8089
    @dhuubocabdirishiid8089 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waxaan ku riyooday aniiga oo lay siixray habeen labad waxaan ku riyooday aniiga oo sixiirkii iiga dhex qayliiyay marka sheikh riyadaayda is sheeg

  • @Sara-bj5tk
    @Sara-bj5tk ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waxan kacabsadaa geerida marwalba anoo sojedo

  • @alyaasharif8479
    @alyaasharif8479 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheq aniga markasto waxan ku riyoda qabri lkn tan dhimshada anigo sojeydo laidhaha nafta weyka baxdy uwac familkda marksa dhaha macayi marku nafta iga boxo ayga iarkyan dad jiifo maso kicinayi waxakalo aad idhiba masas badan iyo danyeero waween aygane subhana aalh

  • @abdulsemedibrahim5555
    @abdulsemedibrahim5555 3 ปีที่แล้ว +2

    Bisad madow oo i cabsi galiniayo haddaan arka kawaran shekhow?

  • @Yasmin12398
    @Yasmin12398 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheikh alle haka ajar siyo waxan ku arkay riyo anigo mataaq riyo ah oo so jiidayo tiin adaag oo xitaa igaa so dhici weyday oo gcnta kuso jidayo

  • @queensaara2481
    @queensaara2481 3 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allaah khiishoow rabbi haku barakeeyo hana ku xafido

  • @LiibaanZead
    @LiibaanZead 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha Ku AxFiiDo shiikh

  • @ziizo-boyofficial2312
    @ziizo-boyofficial2312 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi sheekhaw waan ku riyooday anoo qapri kujira iyo anoo dhimanya waxaad sheegyay oo dhan anaa kiriyooday

  • @abdinasir-px5hc
    @abdinasir-px5hc ปีที่แล้ว

    Seikh waa sidaa aad sheegtay ee waxan kabaqanayaa geeri iyo dhimasho inta badan , markalena waan kuriyooda

    • @Fartun76
      @Fartun76 4 หลายเดือนก่อน

      Ana hada sidha ah side noqotay adhi😢

    • @umusiham6772
      @umusiham6772 หลายเดือนก่อน

      @@Fartun76 abaayo senoqotay 😢

  • @umuyaxyeumuyaxye3011
    @umuyaxyeumuyaxye3011 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani gbr daris naho oyneyso icafi idheheyse iyo 4 nago icersanayo namaxa igarabtana irii waxey idhahen xabsiya nogo jirte eekuso labo subxana allh wan iscilajiye kadibna baqraa bilabe tasbix dadal badan kadiba riyoyinka arkay wana aqrin jire qoranka lkn umusha laigugaday markale inta quranka waday waxan riyo ku arke adkar la ana masexdo niman 2 ah iyo nag ooileh aadileyna marka waxa igacelinayo 2 nin oiwardiyeynayo seey nag wayela jikadeyda ka anmaa iney cadi iguso gashe kute intey iwacday beykukarka gacanta Saratay iskanar waxan waxaside bey 3 ilaa jer cml igutirii

  • @khalidabdirahmanofficial4050
    @khalidabdirahmanofficial4050 24 วันที่ผ่านมา

    Asc sh marwalba waxan ku riyooda mas ladilay oo iqaninaya waxan ahay single fadlan iifasir

  • @fartunomar8451
    @fartunomar8451 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sheekh
    Aniga waxan ku riyooday laba jeer Khabuuro.
    Habeena waxan ku riyooday timo badan oo afkeyga ka soo baxay oo aan maqas ku jarayo
    Habeen kale waxan ku riyooday Nin waayeel ah oo aqaano oo idhahaayo waa lagu sixtay.
    Malaga yaabaa inuu sixir ihayo
    Sheekh mahadsanid

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  3 ปีที่แล้ว

      Ku dadaal inaad is cilaajisid wll

    • @fartunomar8451
      @fartunomar8451 3 ปีที่แล้ว +1

      @@habibabdirahman3747
      Mahadsanid, Suurat Al baqra ma igu filan tahay cilaaj ahaan.
      Ilaah Kheer haku siiyo.

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalah sixiroole iyo kuwa adaa ilaahay cadaabkiisa ayaa sugaya

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga sheekh habeen kii waa la ceejiya lkn riyada dhexdeeda waxa lagu yidha akhri suratul ikhlaas markaan akhriyo ayaa la sii daaya .

    • @leilaleila679
      @leilaleila679 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry abayo rahima isku mid baan nahay kaliya waxaan kaaga duwanahay wax aqri la ima dhaho

  • @yaasmiincabdulaahi5128
    @yaasmiincabdulaahi5128 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxan u riyoday ani o lii sixrayo ama dhimanayo marar badan

  • @6aaaaaaario4
    @6aaaaaaario4 3 ปีที่แล้ว +2

    Riyooyinkan 17sano ayey iguso noqnoqoney say. walaahi isbuuciiba 3 ilaa afar mar wa arkaa.wixii uroon hoosnosodhig please

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  3 ปีที่แล้ว

      Deg Deg isku cilaaji wll

    • @6aaaaaaario4
      @6aaaaaaario4 3 ปีที่แล้ว

      @@habibabdirahman3747 haye jzakalahu kheyran wixi tala waxagaga

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri aan garanayn oo dal kale ku yaal meelo kala duwan guryo kala duwan. Riyadaasa la I dabo dhigay.

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh xagee kaala soo xiriirnaa

  • @shukrimohamed5342
    @shukrimohamed5342 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga libaax ayaan 6 sano kuriyoda Oo igusoonoqnoqda sida cadiga ahna guurka layga hortaganyahay

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 3 ปีที่แล้ว

    Asc,sheekh waan ku salaamey,waxan ku riyoodaa anigoo marna timo jilicsan leh,marna timo yara adag,waxan ahey nin bidaar leh.sheekhow ii soo fasir,jazaka Allah kheyr.

    • @samiraomar1080
      @samiraomar1080 2 ปีที่แล้ว

      Is ka jir tuugwaaye ninkan anigoo i dhacay I sent money from America $270 he never send anything for me when he got the money he started hiding from the WhatsApp

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran my sheekh

  • @ayaanahmed1417
    @ayaanahmed1417 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheekh illahay haku xiftiyo aniga wan arka riyoyinkas inbadan maxalagu daweya

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 2 ปีที่แล้ว

    Walahi bilaahi waxaan ku dhibanahay in markasta geerida ligu cabsiiyo aan hurdada ka soo haado ama markaan soo jeedo aan dareemo inta cabsi sa.ida ligu furo wadnaha i garaacmo aan u maleynaayo inaa manta dhaafeyn eeyahana waan ku riyodaaa ilaaheyow na xafid

    • @abukarmuxumed6011
      @abukarmuxumed6011 ปีที่แล้ว

      Abyo anaa saas ahaaa hda se noqaty abyo

    • @Nadarey
      @Nadarey 4 หลายเดือนก่อน

      Adi seetahy hada😢​@@abukarmuxumed6011

  • @hamdafarah2684
    @hamdafarah2684 2 ปีที่แล้ว

    xalay waxa kuriyooday anigo gabar aan aqaan ay isixirtay oo ay iga soobaxaya cunaha burooyin waa wayn waxay igu ledahay lacag 500 oo telo ah isii marka siyana waan ficnanaya wana kacararayaa😢😢

  • @filsanwarsame1544
    @filsanwarsame1544 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekha asc waxaan arkaya anoo hurdoo ayaaa laycijinayaa magaranayo wax iga qaldan anigoo naftu ihyso unbaan oo qalyay uunbaa soo kacaya 2 malinbaan isku arkaya

    • @barlinali1057
      @barlinali1057 ปีที่แล้ว

      Macanto sidee tahay hada,aniga kulimiid ah.

  • @fatumaadan7498
    @fatumaadan7498 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh

  • @hanihasan5069
    @hanihasan5069 ปีที่แล้ว

    Shiqo waxa kuriyide walagu sixre ledhahay xarig dug ah madow lugta legaga xeran shiqo isheg

  • @cadeeybajuneey2286
    @cadeeybajuneey2286 2 ปีที่แล้ว

    Ilhow cafimad tama isii hurdada dhib ku qawaa inta sheqaa uu shegyo wn isku arkaaa 😢😢

  • @calicumar7384
    @calicumar7384 2 ปีที่แล้ว

    Wuu jiraa sixirku lkn wuxuu rabaa Bi idni laah mid aan laguugu talo galin adi ayaa ku asiibi Kara Kan laguugu talo galeyna kuma asiibayo waa shey ku shaqeeya bi qudrati laah ilaahey kacabso sixir jin iyo insi toona ka ka baqin waxba kuma yeeli karaan waxna kaama celin karaa

  • @haboondeeqa3959
    @haboondeeqa3959 3 ปีที่แล้ว +3

    Shukran sheekh mar walba riyada wax la igu tusa haday sixir tahay iyo haday xasad tahayba sidii riyada la igu tusayna wn arka iyadoo live .wnan dikri badanahay salaadana wn ku dadaala mar walba suratul baqrana guriga ku shida ayaad kurdigana salaad walba markan tukado ayaad Kurdish akhrista.

  • @SamiraAbdullahi-nd5lk
    @SamiraAbdullahi-nd5lk 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh ana isku arkay arintas😢😢😭

  • @amiraabdisalaam7133
    @amiraabdisalaam7133 2 ปีที่แล้ว

    Riyada dhimashada waa ka baqaa hdaa jifa hda so jeda waa isku keey mid mxaa dabo u ah shiikhow ilaaa muda 2sano saan ahy

  • @amaalcandi
    @amaalcandi 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi sheqow Aniga marwalaba waan dareemaa

    • @amaalcandi
      @amaalcandi 3 ปีที่แล้ว

      Geerida hadan soo jeedo iyo haddaan jiifto marmar ayaa waxaa igu dhaco inaan dareemo Geerida ama inuu malakulmod isoo horistaago mararka qaarna anigoo salad kujirto ayaa leygu dhahaa shucuur inaan hadda dhiman rabtaa salad dhexdeed madhameyneysida ayaa siniid ah ayaa leygu dhahaa

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you 🙏

  • @sahracabdule1059
    @sahracabdule1059 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheq ilaheyhaku haku xafido

    • @sabariincadeysabariin8435
      @sabariincadeysabariin8435 3 ปีที่แล้ว

      Sheekh waxa ku Ryo
      Shekh waxa ku riyon jiray ano eey I eryana marka habeen habenada kamida a su I eryanayay ainta qabta jalmad kuriday a dabka saray asago karkarA katagay kadib wakA restY riyadaas

  • @abdoulrazackabdillahidjama4795
    @abdoulrazackabdillahidjama4795 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @samiiracraxmaan
    @samiiracraxmaan 9 หลายเดือนก่อน

    Ayda lugaha wlhi ana isku arkay

  • @umuyaxyeumuyaxye3011
    @umuyaxyeumuyaxye3011 3 ปีที่แล้ว

    Wadhimaneysa ayaan baaa igu dhahaa alx wakafcnade lkn qabab kalaa laihayaa

  • @KhadroAbdullahi-hg5up
    @KhadroAbdullahi-hg5up 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 ya Allah ya rabi walalo ani ma iga shekeyn

  • @sumayosaciid4632
    @sumayosaciid4632 2 ปีที่แล้ว

    2 calaamado waan arky tan 1aad aan daremayo inaan dhimanayo badana wxn isku arkaa casarkii wxaba darema inaan dhiman rabo walwal zaaid ayaan darema, tan 2aad na wxn arkay marar bdn cunto aan so gurty oo tin ku dhex jirto marna ilkaha ayaa ii xeran iyado ilkaha iiga dhagan

    • @kunkaroon8399
      @kunkaroon8399 2 ปีที่แล้ว

      Seetahay xapiipti illahay haku cafiyo 🤲

  • @saynabmaxamed809
    @saynabmaxamed809 2 ปีที่แล้ว

    Asm shiikh

  • @dosinaabdifardowso9136
    @dosinaabdifardowso9136 2 ปีที่แล้ว

    Adiga mar waliba waxa qalbiga laaga so galiya dimasho laa mar marka qar xitaa maaka hurdi rabo ina lugaha nafta laga so bixinayo ayan umalaya iyo cabsi fara badan ilowow cafimad isi

  • @KhadroAbdullahi-hg5up
    @KhadroAbdullahi-hg5up 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢 wlhi ani habeenk kasto riyooda waxa i dheer cabsi wa dhiman la i dhahha ma sexan karo

    • @Nadarey
      @Nadarey 4 หลายเดือนก่อน

      Illhay haku caafiyo abayo hada see noqotay 😢

  • @ifrahadan1601
    @ifrahadan1601 3 ปีที่แล้ว

    Sheek riyada libaxa kugu so noqonoqota wa maxay wan ka dhunta

  • @samiraomar1080
    @samiraomar1080 2 ปีที่แล้ว

    Nin tuug waaye dadka woo dhacaa ninkan anigoo i dhacay he got my money and never send me anything $270

    • @najmaahmed1440
      @najmaahmed1440 ปีที่แล้ว

      you right me too

    • @abdinasir-px5hc
      @abdinasir-px5hc ปีที่แล้ว

      ​@@najmaahmed1440 walal miyay kugu dhacday inuu kaa xado lacag walal ??

  • @SomaliRuqiyah22
    @SomaliRuqiyah22 ปีที่แล้ว

    kaalay is Dawee walal 🖐❤www.youtube.com/@SomaliRuqiyah22/videos

  • @anfacgaashaan3013
    @anfacgaashaan3013 3 ปีที่แล้ว +2

    Shekhow khyr alh ku siyo wn ku bhnahy plz WhatsApp ha iga qbo