dadka maka fakaraan waxa soo socda lkn culayska markaa haysta ayaan ku dadaalaan siday isaga qaadi lahaayeen reer galbeed iyo Ruush midna dan uma hayo Qaarada Madoow
ولن ترضي عنك اليهود ولن النصري حتي تتبع متلهم alle sheegy wxas shegyso mel ku qoranthy mjro alle wxa u dhahy yahuud nasaaro wa cadow muslimnta raalina kama ahn in dad muslimn hor maraaan
Guulsyso maracade hadaad awoodo waan jeclaan lahaa inaad warbixinta kusoo darto khataraha somalia 🇸🇴 ku hareeraysan,,,,
Mahadsanid walaal warka aad noo soo gudbisid
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
Thank you for sharing
Wali wa qaldan tahay 100 kiiba wa 80%musliminta afrika
Subax wanagsan sxb. Maxmad ciise maracadde show
Good morning everyone ❤
❤asc masha’allah waad Mahadsantay
Guul sxb warbixinadaada waan xiiseeyaa
Warja sodaa maxaa cussub horey u soco nabad galyo
Haa wlh blh waa runtaa sxb shalay waan yabay markad dhahday 35%
Subax wanagsan maracade
Ayy yaa iga horeyy🎉
Mahad sanid wll ❤❤❤❤
insha Allah islaamka ilaahay haw gargaaro dhulkoodii wuxuu noqday wax aanan lakala lahayn
Malaa baryahan wax ka baxsan wararka calamka kamaad hadal. Sida hubka,sirdoonka ama wax kale oo faa'ido leh.
Kasoo hadal fadlan. Siibahaan hubka😊
Maracadde show wll Somalia maxaad uga soo warami wayday dalkeena ayaa hada inooga baahan caawin xogtiisa soo gudbi
Arimaha dibada ayuu diirada saaraa goorba
Somalia wax laga hadlo maha umad sidi xeywanada u dhaqmayo qabyalad iyo qurun iyo 4.5 ku mashqul san qof ka hadleso maleh
Sxb xagee laga qorayaa runti safka hore ayaan ka qoranayaa
Meesha waa inaanu u shaqo tagnaa
Africa xabashisa xitaa laga qodi mayo eygaas aduun ka isi siyay kolba ilama aha Somalia inu haweysankaro
Madexda mamul gobolada dalka Iyo xiriirka Ethiopia ka dhexeyo Walaal banaanka Soo dhig
dadka maka fakaraan waxa soo socda lkn culayska markaa haysta ayaan ku dadaalaan siday isaga qaadi lahaayeen reer galbeed iyo Ruush midna dan uma hayo Qaarada Madoow
Suwax wanaagsan walla
160,000,000M ayaa ku kaceyso hdii lgu dhufto😮
Afrika khayraadkeedu waa Timir xabaal taan.
Xaalku waa wanka macasha ii qabo dhiigana an muudsado adiguna mindida hay
Gumaysi saar OO mid kale keen.
Lkn Xalkaan KaGa Biiraa 🤔
First viewer💯
Walaalkey kuwii srael isfeeri rabay ayaga oo isfeeray noo soo sheeg waliba isdilay insha allah mahadsanid
Xagee Bay Ku Danbeeyeen Wagner
subax wanaksan
Dhulkii oow horay udayacay ruushku ayuu hada kusoonoqday.
Maracade manta ma xanuusaty😒
Magaranayo waxan kuugu abaal gudo maadama aad nooga warantay qaabka uu u shaqeeyo hub badan.sida alyasiin 105,qoriga alghoul, m99, taangiga Gepard, diyaarado nidaam difaaceedyo iyo kuwo kaloo badan. Qofka hal xaraf ku bara waligaa lama ilaawo.😮
Kooxda wagner ma ciidan dhul baa mise waa ciidan badeed
Asww
Markaa yay la dagaalamayaan dadkan la qorayo?
Wadanada islamka miya la kala qeybsaday
Halkee leyska qoroyaa
Maisqori lahed😅
adi su. aal xukida jooji hhhhhhhhh @@nurdinabdikadir3518
Sidee loogu biirikaraa
Dadka madow ma marba qolyuubaa isku bedbedeli goormay isku filaanayaan
Free african people 😢
Cadawgag 🇺🇸 cawgisa 🇷🇺 waa saxibka 🇸🇴 wakhti Kooban
Haana ilobin wararka dalkena 🇸🇴
Iyo tarikhaha
ولن ترضي عنك اليهود ولن النصري حتي تتبع متلهم
alle sheegy wxas shegyso mel ku qoranthy mjro alle wxa u dhahy yahuud nasaaro wa cadow muslimnta raalina kama ahn in dad muslimn hor maraaan
Maracadde show wll Somalia maxaad uga soo warami wayday dalkeena ayaa hada inooga baahan caawin xogtiisa soo gudbi
Dalkeenu koox mucarada ayuu ubaahan yay si ay u afgambiyaan safiiradan reer galbbeedka ujooga
@@ubahdhool8158dal dadka dhan qori wadda heystan miyaa afganbi ka dhci karaa heer qanis caqli yari idn heysa gaalki afweyne xlgisa dadka qori ma heysan indhaha fura hadii nabad la helo wxi darood ah gaalo ah & qaniis ah Yurub noga so labanaya nabad maba rabno