MUUSE CALANKA TAWXIIDKA EE SOMALILAND U DHAXEEYA DIFAACEYY EE DHULBAHTEY U DHAARTEY LAKIIN BALANTII BADANKOODIO KA BAXEY WALAAHI OO WALAAHI MUUSE WAA U NAXEY DHULBAHTEY CIIDAMDII BUU XERO KU XAREEYEY OO YADHI MA WEERARO KARTAAM.HA LA IDIN SOO WEERARO
Hadad ka soo jeedo oo ad necebtahay meeshad ka soojedo waa caqli xumo iyo nacasnimo tii ugu xumad mid bad tahay mid hatay ka qadhaadhay hooyaday macan meeshay ka soo jeedo afku uma quudho qofka wagaasan ee hooyadi jeceli abtigina waa jecelaya yaasmin haday reer abtigeeday jeclato waa kuwi ku dhaeanayay inay dhaleen abuhu kuma dharan karo
Nafsad lEE wax ta iraah nololshsydaba lEE dumaar waan uwataa dumaar Ragba.taladuwan talacayn talajaad yartayarta dumaar doqomo buux dhul, in yar a laga yaabaa inay jiraan
Mashalaah waanu ku jecelnahy habo guulayso❤ from hargeisa
Muuse waa geesi geesi dhalay 💪
Keep going hooyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Muusaa hargaysa iska leh Indr hargaysaan imanaya iyo muuse ayaan caayayaa nama deeqdo ma iman kartid hargaysa hadad muuse dayn waydo😂
DLIO DLIO DLIO😂😂😂😂😂😂😂😂
YUSRA HARTI
Mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy princseseseses Runrun.Yarta radiya yariiseey sarasqiimobadan cadayyareey
Alla ma adiga leh qabyalad ma aqaani subxanalah 😂
Asc waxan umalanaya in abti lagu yahay hadii abti lagu yahay cidi kama xigte difaac dalkaga iyo dadkagaba
Marwo Sagal Mustafe Xasan Xaaji Nuur Waa Qof Mudakar Ah Marwo Sahra Halgan Na Waa Qof Muraaradilaac Ah............................................Wa Laahu Aclam.
Anaiga hortay labaduba waa ilmaadeera day laakiin sagal waa ciyaalo suuq ,sahra halgan qalbagay nagaga taal qofxunuun baa caaya
Mamo ciidi kama laaha hargeysa waa maaga laadadi ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxa ka galaay ee ku dhexdhiigay muunafaqad ee ka galaay
Wadajir muqtishooy. As.qaatimowanaagsan jano galab wanaagsan.
Adigu dhiigii aad cabtay ee aad dad walaalo ah isku disheen oo yaadaaroodaay aad malayin dhalin yaro ah ku halaagtay yaa kaa cafin.
INAN IYO EDaded hakala dhex galin doqon yahay
AF DHILOY MUUSE AFKA KA JEEDI
Waxba kaama galin sagal iyo sahra Maxaa ku soo dhex galiyay aayar aamus oo jooji muusana afka ka jeedi
MUUSE CALANKA TAWXIIDKA EE SOMALILAND U DHAXEEYA DIFAACEYY EE DHULBAHTEY U DHAARTEY LAKIIN BALANTII BADANKOODIO KA BAXEY
WALAAHI OO WALAAHI MUUSE WAA U NAXEY DHULBAHTEY CIIDAMDII BUU XERO KU XAREEYEY OO YADHI MA WEERARO KARTAAM.HA LA IDIN SOO WEERARO
Ma Muusaa dhulbahante unaxay wllo anagaa laascanod joogney wixii dhacyna waan ogayn markasta isagaa werarka soo qadayey aaan kahayn maalinkii in canbaashe laga sarayey magaalada maalinkaas jamaahiirta ayaa wererka qaaday. Oo abeesadaas aya la iska saarayey. Haduu muuse laascanod unaxay idinkana siyaad bare aad intaa ku haysaan wuu naxasuuqy malaha wuu idiin naxay waayo halka siyaad bare idinka joogo ayuu muusena naga jogaa
Markuu ciidankiinii xaqdarada ku dagaalmayey jabay ayaad isugu shekayseen ciidanku tudhaalu ahaa
Wllo dhulbahante awoodiisa ayuu adeegsady tolna wuu ka dhashy muusana haduu awood lahaa bishii 3 ayaa awoodiisa la baabiyey oosarakiishiisi la dilay markaa goojacade gaajo ayay isugu uruuriyeen hadana haduu dagaal soo qaado burco ayaa lagu kulmi donaa
Hushh dhagdheer
ILOWSHO DHOWAA MA UMULBAA?? MAYDADKII RAGOODA AYAA QOYAN!! DHAAWACYADII IIDOOR LAAYEY AYAA DHAKHTARADA WADHAN!! AGOONTII💓♥️💕Iyo RAJOOYI KII🥰💓💓🎊ayaa WELI OOYAYA!! SHICIBKII AY KAAYEEN, 💕EE CARUURTA 💕♥️IYO WAAYEELKA💞♥️ahaa!! BILAA DHIIGEEY !! XAGAAD DADKIINII KU ILOWDAY?? DUMARKA IIDOOR, WEYKAA CAQLI BADAN YIHIIN!! IFKAY KUUGU NECEB YIHIIN !! MARKASAD ISU DAAD RAACIN!! SAHRA HANGAL BAA SIDAN TIDHI ! INAY KUSOO DHOWEYSAAD FILI MIYAA?? NAGTAADI WAA FARIID!! DHIIG BADAN!! ADIGUNA CIIC IYO IIDOOR , YEY KAAGA DHEGTAY!! RUUX WEYN BAAD TAHAYE CAQLI ISU YEEL!! EESH!! IIDOORKAN, AAD LEDAHAY CIDI IGAMA XIGTO!! CID REER SOOL💓ah, OOAANAY DHALIN MALEH?? KUNJEER BAANU KASOO JEEDNAA!! MANA DABA CARARNO!! QADIYADA AYAANU AAMIN SANAHAY!! KUWA HOOS CARARA EE ISKU DHEJIYA, AYEY IIDOORKU NECEB YIHIIN!! HELLO 😂INTAAD LEEDAHAY !! IIDOOR ISKU XOQ LAHAYNE!!
yaa caruur kaa laayay rag hubaysan ayaa islaayay ,Cudur lama yaboohsado adoo caafimaad qaba ,e belaayol ooma yeedho
Hadad ka soo jeedo oo ad necebtahay meeshad ka soojedo waa caqli xumo iyo nacasnimo tii ugu xumad mid bad tahay mid hatay ka qadhaadhay hooyaday macan meeshay ka soo jeedo afku uma quudho qofka wagaasan ee hooyadi jeceli abtigina waa jecelaya yaasmin haday reer abtigeeday jeclato waa kuwi ku dhaeanayay inay dhaleen abuhu kuma dharan karo
Naa edeeb yeelo ha soo qaadiin hargaysa ka sheeke lascaanod ka sheeke firdhiiye muuse iyo naga iilmadeera maxa ku dheexdhiigay
Nafsad lEE wax ta iraah nololshsydaba lEE dumaar waan uwataa dumaar Ragba.taladuwan talacayn talajaad yartayarta dumaar doqomo buux dhul, in yar a laga yaabaa inay jiraan
Cidna isma qariso ee dadka qaar baa neceb caamradaha lkn mawqafkeedu cadyahay cidna aan dulmin lkn qofna isagoo la cunayo ma aamuso waayo somaalidi waxay tiraahdaa jiirkiisa la haye jariid kama qoslo
I dr adiga guri miyad ka dhax hadleysa mise Deriska kacaya codka xooga kor uyara qaad 😂😂😂😂sorry
Wadajir muqtishoooy .As, nacam As sooo dhawoow qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy samsamEey
Waan ku soo dhawayinaya wall Yasmin anoo jooga hargeisa adaa leh dadka iska hadlaya hadhagayisan
halkay leedahay karkaran dee laas caanood kkkkkkkk
Ma u naagayntii iidoorkaad dib u bilowday!
YawayE.iyaaa sooo dhawoow inbadan QatraaayqaranEEy cadayyareey yartayarta sEEn istaahilaaba murwodumaroo Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo offcourseee offcourseee
Biche stop chatting
Sagal indho kala jeed gebigaagaba haragii indhahaa kugu soo dumay sidaad dawo isku marinaysid Sahra halgana inaad kawayn tahay mooyee kama yarid sagal sanwaa waa isimanti hiin adiga iyo sahri qabiil ahaan laakiin qof ahaan ima sinidin sahra abaalkeeda gudimayno sahra halgan ilaa haday wadankeeda jecsha hay ,hudheel keedana waa u xor ciday doontay siinaysaa qasab maaha jacaylku
Xaguu wadanka yaalaa ma qarankii ay qalasyo yar yar ah oo daraawiish ah qaawiyeen baa kkkkkk maxbuusland
@@AbdimalikAdan-c7w kastuumo land miyad taqaanaa oo gumaysi 15 years ah ka soo baxday hadana lagu celin doono
@@baismail7521 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sidaa weeye
in dhilo muuse Afka ka daa