Hmc - XOOGA DALKA (Official Lyric Video)
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- Hmc Performing XOOGA DALKA (Official Lyric Video)
Prod by : Dras
Mastering by: Hassan Xidig
#XoogaDalka
#Dalxureeye
Follow Hmc On Social Media:
Instagram - @Cherifhmc1
TikTok - @Cherifhmc
Facebook - @CherifHmc
Snapchat - @Cherifhmc1
All Rights Reserved
© Hmc 2023
#Waaweenka
#SomaliHipHop
Woow Waxaan hees kaliya lama oran karo of fire bro HMC✌️🫡
Respect Walal Soya #WaaWeenka
@@HmcProductionReal rapper bro
Waiting reactionkaga ✌🏾
Sooya
Reaction ka waa sugeynaa❤❤
Waw the best hees
Maanta igu horeyso
Wax walbana wa kuu saaray
Somaliyo,guul
Dalxureeye#Madexwayne Hassan Sh. Maxamud Allah yaxfadkum.
Geesi qaran🎉❤😮
Nabadeeye Qalabeeye Qaabeeye Madax weyne Dr hassan Mr Hage❤on fire waaweynka🥰
Respect 🫡 #WaaWeenka
Geesi qaran❤🎉
Wlhi Real OG hada maqasho waa HMS Keep going bro dalxoreeye
Ad iyo ad legend HMC dhirigalinta walo bahan yahay somalia guul dalxureye 🇸🇴
Wale wa saxday mesha fanka ka fadhiyo hmc is not easy
Sahaydu waa diin iyo duco wooooooooow🔥✔️
Dal xoreeye
Waaweenka empire aad io aad ❤❤
Wxan ahy danab dalka ku xoreyey sanad wow❤️🔥
Real rapper HMC🔥❤️
Waaweenka issa lifesteyle🔥❤️
full respect madaxweyne cali jeyte cismaan ✊🇸🇴
waaw dalxurey song is the best bro Hmc
Dalxooreye HMC WAA KAA HEYNAA SOMALI FORCE
Waa weynka Legend
Gabdhahena garabkoda ku nasana cirka io dhulka bada io bariga wa joogna ✊🙏
Wow another level 🙋🏿♂️ Dalxoreeye Dr Hassan sheeq mohamuud 🇸🇴🦁
Hmc Waxan ka soo salamaaya hoyga fanka 🤚🏻🎹
Salamullah walal Noolow #WaaWeenka
Dhabarka kulenahay indho🤍💙🤍
Ninweyn waaweynka
Hmc sxb kalintada waan ka soo baxday dhalinyaro badan aya ka ganbada oo dalkoda dhiri galin,, 😊
Aad iyo aad Mahadsanid Walal #WaaWeenka
Waajibkaga waa kasoo baxday❤❤
Dadka loo baahnaa waa kan HMC 🎉 keep going
HMC DHALINTA U TAHAY ROLEMODEL👊geesi baa tahay
Sheeesh 🙆🥶
kamatago farad thats one fire zxp waa kabaxsatay
Waawenka awoowe xafiiskeyga adi kee LAGA dhagesta heesaha soo karkari 🐐🎶🔥
Dalxureye xasan shiikh maxmuud ❤
Allaha kula garab kalow
Xilka adak
HMC fanaankeena hore usoco don't look back🔥🔥🔥
Hees iyo bar🎉
Hmc waaweynka empire ❤
Wlhi ninkan wa talented gyz✌️💪
Dalxureeye ❤
Woow❤❤❤💯💯💯👎💯✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🌹🌹🌹🌹🌹🌹✅✅💴💴💵💵💵📚🖊️🗡️🆘🚒🚑🚓🚓🚓🚔🚔🚔,dalka,intaan aya na dhimned
I had never ever seen before som arists like u
Wawenka is life style @HMC
Dal xoreeye qaabaye qalabeeye qiimo badane xasan shiiq❤❤❤
TEAM WAA WEENKA 🤘
Wawainka🎉 ciyaal bdn oo buranburo wa bahdishay tlye🎉❤
Wow waxana oo kale aa hees ladhihe kara legend hmc 😂😂❤🎉🎉
Waka hayaa lan dhere❤
MAMA DON,T WORRY
UR SON IS SURVIER
SOMALIA 🇸🇴 SOLDUER 🪖
AMA PROUD FIGTHER 🥷
GEESI BA I DHALAY
AMA BULLET 🚅 WISER
🇸🇴DALKAN DIFAACNA
QARANKA ILAALINA
#DALXUUREEYE
Waan kaa hayaa the best song
Halyeey fanaaniinta somaliyeed wax ee garan wayeen ayaad garaty gulyso waawenka
Birmade xasan sheekh ilaah noo keenay 💯💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dalxoreeye xasan sheikh iyo wiilashiisa rapperada👌👌👌
Ey ey dhaley wlhi wan kaa haaye ugaas ugaas horey usoco
Guuleyso ❤❤❤❤waligaa
Wow the best song waweynka dalxureye❤
Boss hmc kulasoconaa sxp . Keep up 🔥🫠
Dalxoreeye #Drhassan 💪💪💪🔥
Gut man,,,, Dalxureeye CXD,,,,Noo soo duub ayadoo muuqaal ah ugaas❤,,Guul wacan CXD👍
Diyaar Waa WaaWeenka Family
x.d.s dal xuraya illa ijira xunta dalka aniga udhimana❤❤ x.d.somalia hanolato❤❤
Waaweynka mr dhiirigaliye keep going bro
Waaweynka empire 🔥😎
Saas waye kusoco dalxoreye ❤❤
Ciidan X.D.S Guuul 🇸🇴
Dr xasan mr hage ❤❤❤
Maska madow 🐍🖤🎶
l am from cumar binu qadab xds guul ❤❤
Hmc talented ♂️
Guul brother HMC❤❤❤
Waaw keep going bro next level
Dal xuureye ✌🏾
Mashalah ❤❤❤❤❤
WaWeenka empire 🙏💞
GeesiGa Cali jeyte ku soo xiji ; Legendary
Wooow 🔥 😍
Wow best song 🎵 Dalxureeye💪🦁❤
XOGA DALXUREYA ILA JIRA
WAAW BEST SONG TAN HEES
WAA DHAFTAY 🎙️🎵💯🔥🔥🔥
Dalxureeye
Hees Iga Dheh Best Rapper HMC Hormar Wacan Legend 🎉 1:39 1:42
Talented🐐
Asxbtuu weey kuu waataan😮😮
Thanks ebow wankuwadanaa
Waaweenka Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud & King of Rapper Hamze cade HMC👑🎙🔥💯
Thanks bro you right ❤❤❤❤❤❤❤
You welcome 🙏🏽 #WaaWeenka
Wooow hmc
Wow Dal xureeye
Video holac ah kaaga fadhinaa #WAAWEEYNKA💙🇸🇴💯
Hmc legend 🙌
Guul dalkaanu jaarka nahay from SLAND💚🤍❤
Vient nous voir à Djibouti ville bro ❤
Respect Walaal 🫡 🇩🇯 #WaaWeenka
Waaweenka Geesi Codkaada ayaad ugu hiilisay Qarankaada.
Fire 🔥 dal xoreye dr Hassan sheikh ❤️
Waaweynka
Wan kahaaya ugaas horey usoco❤❤❤
# HMC CÉLÈBRE EVERY DAY FUADOO 🇸🇴❤❤ SOMALIE RAMBO
Waaaaaaaaaaaàw❤❤❤❤❤❤
Dalxureeye xurmadle birmade xasan sheikh
Waqti xadirkan ninka tagero dhnka rapka 🫡🔥❤
Legend hmc
Kulel waye 🎉🔥✌🏿❤️🔥
Absolutely wllkeno 🫡🇸🇴
Masha allaah madaxwayne xassan sheekh dalxoreye guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gull wacaan libaax hmc 🔥
Waaweynka with another banger 🔥🎧🫶
You already know #WaaWeenka
Please keep them coming boqorka rap ka 🔥🎧
legend Hamza wankula soconaa