Mashaa Allah @dirisle wa nin dhalin yara oo gacan furan oo dadka wax buu sii siisiinaya ruuntii ninka markuu yiri ii tiri 10 sheey oo uu u tiriyey 100 buu u dhiibay qado dharkagana hayso buu ku yiri aad bu u farxay runtii guulayso sxb wanaag badan banu ka baranay ma tihid ck kaygii faanka badna dadka cid taqan iyo cidaan aqoonba wuu dirisle wa ina tusaya guulayso sxb 🙏
@@malikatulxubi8290 cidna kama dhax shaqayn qof wliba wax uu yahy wa loo jeeda ck intuu muqdisho taģo car garaadkiisu ha siiyo in uu dadkiisa saas u dhex maro oo uu wax saas u siiyo dadka TH-cam so dhex fadhiisto oo iska qaylinaya in uu yahy only waan u jeednaye🙏
Waaaaw dirisle bro inta kuu dhiman fasaxa dhagax buur ma timadid aad bn uga heli lahaaa wlhi adigoo noo yimaado wiilkanagiii aad ayn ku taageeraa🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wlhi Dirislow Muqdisho hadaa imaado si fanaan loo soo dhaweenin ayaa laguu soo dhaweenya waana lagu ilaalin doono madax cml madaxaa noo saaran tahay 🙏🙏🇸🇴🇸🇴
Inta ila aragtay Dirisle inuu Social Media Ka raystay oo uu Jigjiga Kusoo Naaxay
Like-ta Jagac Kasii..Muuqaal Qurux Badan..sxb Waxbadan Baa lagaa sugayaa
Sxb reer jigjiga kuma wada yaqann sabbto ah qad mawada isticmalan inta wawen mahane.. Muqdisho imow maca balashlaha ku yaqano🤣🤣😂
Team dirisle
M
M a heer muqdisho♥️
Oo Hawiye yaa yaqana wr orod nio xabagta cab caawndiyahow
HADAD DIRISLE UXIISTAY LIKE II SAAR
Sxb bilaa caleyk SUBSCRIBE ta iigu qabo channelja ugas
Silver official iso boqo ku boqde
@@beautychannel6359 hye
intaa dirisle uu xiistay like saar
Like mxad kuu Faali
Team dirisle waxa jcelsHaHaY allHa ku ziiYo like izaar♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Liii xuska subscribe isaar abowe
Sxb bilaa caleyk SUBSCRIBE ta i8gu qabo channelka
@@asmadagan9353 abayo qurux kuugu qabtey adna iigu qabo
Ok
Aamiin aamiin
Mashaa Allah @dirisle wa nin dhalin yara oo gacan furan oo dadka wax buu sii siisiinaya ruuntii ninka markuu yiri ii tiri 10 sheey oo uu u tiriyey 100 buu u dhiibay qado dharkagana hayso buu ku yiri aad bu u farxay runtii guulayso sxb wanaag badan banu ka baranay ma tihid ck kaygii faanka badna dadka cid taqan iyo cidaan aqoonba wuu dirisle wa ina tusaya guulayso sxb 🙏
2nin inad ka dhex shaqeyso waakuu caaqnimo
@@malikatulxubi8290 cidna kama dhax shaqayn qof wliba wax uu yahy wa loo jeeda ck intuu muqdisho taģo car garaadkiisu ha siiyo in uu dadkiisa saas u dhex maro oo uu wax saas u siiyo dadka TH-cam so dhex fadhiisto oo iska qaylinaya in uu yahy only waan u jeednaye🙏
Dirisle somaali mxmd way usimmthy
@@rahmaahmed4317 wa runta wll
@@adnaanmohe1290 aniga raginimo uma arkoo 2 wiil isku rufyamidooda isku dirka seed utaqaan inta qof aadan aqoon uleheyn amanto midkalodan waliga la dhaqmina caaydo waxas waa ceeb waa isugu key mid 2dhalinyaro arimo aam ufcneen kashaqaynaya weeye
Inta dirisle u xiistay like
Boqorka youtuberska somaliyeed🦁💝
Abayo qurux bilaa caleyk SUBSCRIBE ta iigu qabo channelka
Zax wllhi ninka ugu jcelhaY🤣
Dirisle wlhi waa daacad ck haduu ahaan Lahaa inta Taqana Un buu soo saari Lahaa Saa Wuxuu dhihi Lahaa Dadkoo dhan iwada Yaqaan Dirisle Keep going pro
Xaqiiqadad ka hadashay
Daacad waye maskinka lkni cadaw badan ayuu qawaa
@@rahmaahmed4317 fadlan isoobooqada
ck Afka Kala bax hoyadaa wasee maxaad u xamaneysaa maad hortiisa ka dhahdid wecel canugaan xumoo luqada xun lehna waa lawasaa
@@TH-camSacad1 ada lagu wasa Hooyada Hawiyaha kawase
Hadaa dirisle u xiistay like hala dhaafin commantigayga👍
Mohas iso boqo ku boqde
Dirisle somaliland noogu kalay ku jecelnhy❤❤❤
Hhhhhhhh inta wiil waal iyo secendry soo dhiga tay farta soo taaga jigjiga wlaahi u xiisay maan sha allah dirisle abdi niyow soo laabo abti duco Qabe
king hindi holish anigu u xiisay wiil waal 🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️❤️❤️😭
me🙈❤
🖐
Walal ma college ba missa wa jamacad ?? Scholkani
Jijiga high school kabaxay balse hada wxn joga canada dalki wn u xisay nio
Wlahi ytuber ka qalbi fican majiro❤️huuno hore usooco
Dirisle is back😢😢 we miss you dirislow hno qli wlhida😭
Pharthuz Diamond subscribe isar mcnto
@@asmadagan9353 wnkuu saaray wlshy
Inta legend dirisle usoo carartay uxiistay sida anoo kale liketa kumuuji sirisle&dirisle team guul
Dirisle, Waa The Honest Person In The World 🌍
Dirisle bro xoog kuugu xiisnay hdaa nahy reer jigjiga bro we love u wlhi❤❤👌🏾👌🏾
Wlhy nio waa nin Deeqsiya MsHa allH hore usoco wllky
No one:
Dirisle: bunkaagu waa bilaash
Dirisle Abdi intii u xiisty like Wlhi qof loo xiisy Welcome Back pro
dirisle good
Wllhi wllkey intuu maqnaa TH-cam ma galin. Time is up well come back wll dirisle
Inta Dirisle Uxistay like🙏😢😢
ApdraHman QanciYe subscribe isaar abowe
Mansha Allah walalo sifiican ayaad dadka u salaantay big respect dont forget we all human.
DiRiSLooW aPaaRSaDaY DhaaYiHiHii Ku eeGaN JiRee 😢😢😢❤💯💙💙💙💯
jigjig dad nasab aa
Un peuple remarquable 😘😘form 🇩🇯
Jigjiga caday🙏🏾💙🔥wan uxiizay mnsha allah
❤❤🥺🥺
Manshallah ilahy haa idaayo wadankeyga jigjiga cadey ceshkii wardheer 💚🇸🇴💖🌺💥🌹
Intaa diriisle ilaaa taaabtey
Like isaaraaa please ❤️❤️❤️
fartuney ❤
Mansh allh tabarakallh darisle wall wadankagi hooyo yaka quruxu badan waaad dhexbudasa jigjiga cadey ilahy hakugu nabd galiyo wall qaali
Dadka qofka ugu wanaagsan ayaa tahay aan aan uran lahaa TH-camrska shaqsiyan horay usoco dadaal
Garaad Boy subscribe isaar abowe
Waan kuu saaray wlsheyda
M.a dirisle qof qlbi wangsan tahy bro ilhy nolashada farxad waarta haku siiyo keep going my bro dirisle taagero buuxa ku ahy
Wlhi waan farxay markan arkay muqaalka dirisle cabdi waad na cidlaysay❤💋😍🙏
Waxan ahay qofkii ugu horeyy eee dawado vediogan mrka wll dirisle magaceyga soo qaadoh🙏🙏
OMG Shuunbuuro I missed wlhi Wan Uu Xisaye 😭😭😭 Only Form jiigjiiga And Jabuti ayaa fahmi karo😭😭 dirsle xooga ii so qaad shuunbuurada😭😰😭😰
Ilwad plz Soo booqo subscribe plz
th-cam.com/video/k2AwXegzT50/w-d-xo.html
Shuunburo😂😂😂
Wlal Subscribe igu cawi plz th-cam.com/video/dKsk3F_33Ug/w-d-xo.html
Yes shuunburo wa nice
Dhuuso ayaad ku waalan ilwadeeey hhhh hargeysana waa laga cunaa😂😂
Jig jiga cadey wan iman dona one day insha Allaha
Masha'Allah Faxal baa tahay Deeqsi ah Dirisle Abdi
Aga !!Habaryar dirisloow ileen reerkaad ahayd, !!! halkaa iyo Qalafo tag, ilahay ha ku xafido 👍👍👍💪🏾💪🏾 Viva jigjiga ogaadeeen❤️🌺🌹
Dirisle inta uxiistay liketa❤❤
Lost Gang subscribe isaar abowe
1 Islama wayna
2 istutus maaha
3 caqli bdan
4 arday ah
5 daacad ah
Father of youtubers baan kuu qiray
Dirisle abdi🤴❤
Wxn ahay ninkii ugu horeeyey eedawada videoga hhh
Hore usoco clrisaaq
Aminsa'eed Xasan subscribe isar abowe
JiG jig ka shidantahay
Sxp wlh aadba uga helay vedio gan msha Allah jigjiga wan xisay meelahas odhan wan xasuusta
Thank you magaaladeenii aad noo soo duubtey dhagaxbuurna noosoo duub bro
Jigjiga wa magalo shidan hadda ka hor ban tagaye😓😥😰☹️🤛
Jigjiga cadey uxise thanks for your shares bro ❤️😍🦋👑
Dirsle Abdi wlhi Aftahan Baadty dadka Afsomali buu kaga baxay dadka 😂😂❤
Manshalah dirisle wuxu ku qurux badanyahay inuu lugeyo lugtu waa cafimad
My home town miss you jigjiga cadey 😭❤️
Mansha allha wll hore u soco
Oo sadaqada bixiso alle ha ka abaal mariye
Nio soo laabasho wcn vedioda noo soo badi team dirisle 🙏♥️👍
idirisle walalo wlhi deeqsi baathy m.a dadka wad ka farxisay❤❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻 jigjigo jano
Ma sha alhh dirsle walgu xisa walhi welcm back😢♥️♥️👍
masha allah dirisle. waan uxiisnay video gaaga. jigjiga.iyo suuqii
Welcome back hnno we miss you wlhi #Dirisleteam❤️
Idman Ilman subscribe isaar mcnto
Abayo qurux bilaa caleyk SUBSCRIBE ta iigu qabo channelka
#diresle team
@@caashocadeey5585 Subscribe isaar wll fadlan
Masha alh walhi idirisle wiilfcn ayaa tahay maana hargaysa imanayn wllo
Mansha Allah dirisle waa lagu waayaye welcome back 👏👏😘😘
Amira Diamond subscribe isaar mcnto
@@asmadagan9353 haye wllo
Wllhi waa deeqsi islamana wayna istus maaha laysma xaqiro somaliyey
Run wllahi
Waaw Dirisle Deeqsi Deeqsi Keep Moving Forword
Dirisle abdi wlhi wan kuu xiisnay wllo masha allah qof qalbi wangsn oo dad jecel aya tahay
Welcome back Legend Dirisle 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Reyyan sadoglu subscribe isaar mcnto
Masha alah dadka see u farax san yihin masha Alah tabaraka raxman wadankaga unba wadankaga ah ilahey umada somaliyed haino xafido
War Dirisle Malaaigta hakusalaanto sxb. Jigjiga Shan sano ma arag... Inshallah anigana Summer Ka Ayan kusoo mirqaami🤗
Your Daily funny Dose 😂😂😂
Waaw m.a dirisle cabdi alle ajir haka siyo wlhi waan ku xisnay
Derisle lajeclow welcome back my qaali huuno
Waaan sugeyney in badan in aad wax noo soo duubto dirisle
Saliga nabiga yaana la ilaawin scw
Scw
Masha Allah wll qali waa ku xisnay hori u soco wll qali
Masha allaah idirsle magaaladeni jigjiga ayaad ku dhex raxeeysaneysa
DiriSle zxp Qof QaLbi wnGzan Baa Tahy allaha kuzharFoH zxp💪🥰
Mashallah mutawaadic baa tahay way vicntay qufku inuu dadka wanaajiyo 😊dirisle abdi 👌👌
Dirisle welcome back huno qaali♥️♥️♥️♥️
Bro dhabti ani badanaa kuma xirni vlog kaaga blse wax fcn baad qabaty bro keep going dirisle abdi
Miss schoolkaygii wiilwaal❤️❤️jigjigadayda maxaan ku xiisay💉💉
Waaaaw dirisle bro inta kuu dhiman fasaxa dhagax buur ma timadid aad bn uga heli lahaaa wlhi adigoo noo yimaado wiilkanagiii aad ayn ku taageeraa🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Hudheydh weeyi hadad tqno like igu soo kici😂💓
cayto lyrics subscribe isaar mcnto
@@asmadagan9353
Isoqapo# subs
Asma hno hwlwcnbad hysaaye wkusrey
@@aidrousabdirahman4303 subscribe ii saar zhp
idersle wan ku xiisany
Maasha allha waaw maantiyo dhulki hooyo naabad kuu joog wall
No soo dub Jigjiga Cadey parti 2 insha Allah
M.a dirislow hda isbadel fcn smesy awal subscribe ka wa kala labty 😅 lkn isbedelkaga kadib wan so lpty hor usocod wngsn sxp waxa ugnaba news kaga
MACHALLAH i am Djiboutienne and I love jijiga inchallah I want to go one day
Mashallah dirisle qof wacn thy horey usoco wlky 👏👏
PRO HOREY USOCO
LEGEND WEYN THY❤
Darisle waa wiil qalbi ficn mana aha qof isla wayn bulshado saa u dhex socdaa wnaa qof Caana hadana dadka isma dhexsaaro wa bulshaawi Bro go forward
Manana Garan inad idrislow aad tahy Reer jiigjiiga♥️jiigjiga jano
maashaa allaah waa barnaamij aad u wanaagsan
We miss your dialy videos jigjigah is beautiful and their people re very honest
Allah hada muqdisho iman lahed wad yabi lahed tagerahaga ugu badn muqdisho ay jogan
Dirisle Wan Ku Xisnaye wlhi😭😰🙌
Welcome Back Huno🙌🙏
Masha allah tirisle waa teqsi masha allah wll allah ha kubarakeyo
Dirisle nin qalbi fcn hore usoco shp qaali 😍😍
Mnsha allaa dalkeenii ayaad jogtaa iyo dadkeenii soomaaliyeed soo samee su aalo habaysan oo faaiido le hore u soco
OnLy VedioYashada U xisay lakin aragtidada malin walba🥰❤❤FROM JIJGA
Sxb bilaa caleyk SUBSCRIBE ta iigu qabo chqnnelka ugaas
Kadhe iso boqo ku boqde
Ok
Alla dirisle nasiin bdnaa jijigu jooga
Wlhi jigjiga waan uxiisay 😫 secondary and wiilwaal
Wlhi Dirislow Muqdisho hadaa imaado si fanaan loo soo dhaweenin ayaa laguu soo dhaweenya waana lagu ilaalin doono madax cml madaxaa noo saaran tahay 🙏🙏🇸🇴🇸🇴
🙂🙂🙂 miss my hometown jijiga schoolkaas 1-12 ayaan ku qaatay haye saw jijiga LiJ ma ihi reejijiga aad ayaan idiin salaamayaa dirisloow igu sallaan ciidii iyo daadkiiba
Waan kaa qaadnay huuno alaha ku ilaaliyo meel walba oo aad joogto
@@mahiigaanproducts3370 😂😂😂
Came back Darisle Apdi Legged TH-camr
Ar Shp Dirisle O Wad ispada she Markad timid Africa
Waa run sxb markad dalki tagto inad familka iyo asxabta la qadataa waa muhiim wakhtina siisaa lkn dadka aad madadaalisana inad kawada mashqusho maaha usbuci inad mar naso salanto ayey ahayd
Dirisle Keep Going ❤👏
Dirisle nolow sxb nin qalbi fiican ayaad tahay wlhy hore u soco
Jigjig iyo Dirslab waan uxiisy 😭😭💯💯
jigjiga ku soo dhawoow