FARSHAXAN Maxamed Gacal Xaayow Guurow mpg

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มี.ค. 2011

ความคิดเห็น • 36

  • @abdullahahmedabdi7301
    @abdullahahmedabdi7301 7 ปีที่แล้ว +17

    Waddani weyn ayuu ahaay Maxamed Gacal Xaayoow u fiirsada Guuroowyadiisoo dhan waxeey ahaayeen kuwo canaan, dhiirri gelin, waano iyo dardaaran, weligiisna maamul gaara ama qabiil uma gabyin.
    AUN laashin iyo farshaxan weyn ayuu ahaa xaqiiqdii.

  • @daanwabiinc.1401
    @daanwabiinc.1401 4 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed Gacal Xaayow Alle naxariis jano ha siiyo, Gabaygaan waxaan dhihi karaa waa midki ugu wanaagsan ee nin Soomaali uu ka tiro in dadka wax soo saaraan farsamadane u jeestaan halkii hadal iyo faan cidlo ah la wadi lahaa

  • @maxamedfowzi3720
    @maxamedfowzi3720 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto abwaankeena qaaliga ah.
    Waa qof aad u nasiib badan. Sababtoo ah waligiis qaran mooyee qabiil kuma difaacin hibadiisa. Waana qof nasiib xun hadane waayo dadka uu kadhashe halyeeyada nabada ma xasuustaa. Hagar daamiyaha nabaddee taalooyin iyo tiyataro utaagan. Alow kuu naxariiso

  • @cumarcali1689
    @cumarcali1689 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ala hakunaxaristo

  • @umomar140
    @umomar140 6 ปีที่แล้ว +2

    ilaahayoow unaxariiso soomaaliyeey waxaan idnka codsanayaa halyeegeenii uduceeya in ilaahay janadii geeyo gilfishinka qaranka soomaaliyeed waxaan kacodsanayaa in abwaanka marwalba murtidiisan wanaagsan ee hufan naloo soodaayo anigu waxaan kasoojeedaa gobaldii mirtida soomaaliyeed sool iyo sanaag iyo cayn idhaweed ma arag ninaan sidan murtidiisa ujeclaysto alaah ha unaxariisto adeerkay maxamed gacal xaayoow

  • @saidhajinour2271
    @saidhajinour2271 7 ปีที่แล้ว +6

    AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH ILAHAW U NAXARIIS, WAA ADDUUN, war inteebaan hoos u sii socon doonaa soomaliyey

  • @furanehajiciro6153
    @furanehajiciro6153 6 ปีที่แล้ว +1

    Run ayuu ka hadlay Alle ha u naxariisto qabrigiisana Alle ha u waasiciyo Abwaan Mohamed Gacal Xaayow

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 2 ปีที่แล้ว

    geesi somaaliyeed ilahayow u naxariiso.

  • @adnansharif6804
    @adnansharif6804 9 ปีที่แล้ว +2

    He was of the best somali gabyaa.mise guuroow.allah.yaa.raxma. wuxuu.rabay.in.dadkiisa.horay.u.socoto.lakiin.weey.fahmi.waayeen.alloow.somali.quluubtooda.isku.soo.dun.yaa.rabi.waaxidul.axad.

  • @cartanhashi6801
    @cartanhashi6801 11 ปีที่แล้ว +3

    Nin kani inkastuu dhintay maanta waa nool yahay..........waayo codkii sii ayaa nool........mideeda kale in kastuu wax yaalo badan oo dhaqanka ah hadana wuxuu ahaa dad faro ku tirisa oo rabay in soomaalidu horay u socoto oo ka gudubto qabiilka oo horay u socoto...............viva

    • @wiilhog6788
      @wiilhog6788 7 ปีที่แล้ว

      alaha u naxariisto wa nin wadani ah

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 6 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH ha u Naxariisto Abwaan Gacal

  • @kcabd8889
    @kcabd8889 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah allow u naxariisto wllhay waa Abwaaan cajiiba😍👌

  • @nasimoshiikh3482
    @nasimoshiikh3482 7 ปีที่แล้ว +1

    Murtii Waa Tasi ilahay ku naxaristo

  • @nazeerarale3639
    @nazeerarale3639 ปีที่แล้ว

    meeshaas ka fiigtay iyo ninkii fanaxda daaweyey cajiib

  • @yusufahmedhaji9993
    @yusufahmedhaji9993 6 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH ALLOW KU NAXARIISEY UGU YARAAN 100 SANO AYUU DADKA KA HOREEYEY

  • @FatximahamedGaaboow
    @FatximahamedGaaboow 3 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @ahmedshimales7644
    @ahmedshimales7644 9 ปีที่แล้ว +1

    ALOW UNAXARISO AMIN AMIN

  • @muhammedabdulaahi3628
    @muhammedabdulaahi3628 7 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha'unaxariisto

  • @abdulghanimohamed7669
    @abdulghanimohamed7669 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto abwaanka

  • @anasbared9039
    @anasbared9039 8 ปีที่แล้ว +1

    ilahow ku naxariso a bwan aan Cadi ahayn ayuu ahaa

  • @fareysaladsaid7073
    @fareysaladsaid7073 5 ปีที่แล้ว +1

    Waku heysta

  • @Museali17
    @Museali17 8 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariiso Adeer Maxamed Gacal Xaayoow

  • @mohamedhikam1444
    @mohamedhikam1444 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Mohamed gacal xaayow

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 7 ปีที่แล้ว

    alaha ku naxariisto

  • @lulaabdi8651
    @lulaabdi8651 9 ปีที่แล้ว

    mashallah god bless

  • @lulaabdi8651
    @lulaabdi8651 9 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @saeedali2019
    @saeedali2019 3 ปีที่แล้ว

    Toban sano kadib manta ayan maqlay

  • @luulmohmud2324
    @luulmohmud2324 7 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @yunisdini7969
    @yunisdini7969 7 ปีที่แล้ว

    Farshaxan

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 7 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lulaabdi8651
    @lulaabdi8651 9 ปีที่แล้ว

    mashallah god bless

  • @lulaabdi8651
    @lulaabdi8651 9 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @ahmedshimales7644
    @ahmedshimales7644 9 ปีที่แล้ว

    ALOW UNAXARISO AMIN AMIN