Best Short Film Zuhayb Zaanjo |Cabdi Cido |Sayidka Barakaysan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @B72_____
    @B72_____ 4 ปีที่แล้ว +154

    From Hargeisa gacanta waa qalfoofe qalbigan idinka salamay team sayidka

  • @ahmedjamac6455
    @ahmedjamac6455 4 ปีที่แล้ว +170

    somalidu waa dad waalan bal ninkaa filianta xigmada ku jirto soo gudbiya ma dawadan .
    dirisle iyo ck oo waxba laga faaidin way dawadan

    • @munaali7623
      @munaali7623 4 ปีที่แล้ว +3

      Haa wa Run wn iska sugynaa lkn ilaa ay ka ogaanayaan iygaba shaly unbaa sidaa loo dawnjirine

    • @rabiicaxmed6244
      @rabiicaxmed6244 4 ปีที่แล้ว

      Haa wllhy waa run

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 4 ปีที่แล้ว +1

      Dadka wanaagsanba kuyaraa marki hore baraha bulshada lkn oo hda radiso xitaaa lguma hayn lkn hada way sooo kordhayaaan marka dadkuna way iska baran donaaan oolayskala qabsan doonaa insha allah

    • @khadargaarisa1977
      @khadargaarisa1977 4 ปีที่แล้ว

      Walee waa run

    • @umumuscab6123
      @umumuscab6123 4 ปีที่แล้ว

      Waa runta wllo

  • @abdalechanel4826
    @abdalechanel4826 4 ปีที่แล้ว +22

    Sayidka barakaysanaw alle hakaa abaal mariyo hawsha aad u hayso . Dadku waxay moodayan in aad madaalaysi kujidho lkin وتلك ايام نداولها بين الناس .
    Maalin ayey is oranayan alla sayidku runbuu kuu sheekayaa. ❤❤

  • @cfataxmohamed8517
    @cfataxmohamed8517 4 ปีที่แล้ว +95

    #team ader raamole is muujiya mnta ilma aderyal halidin arko de 😂😂😂😂

  • @RedwanAHakim
    @RedwanAHakim 4 ปีที่แล้ว +18

    Sayidka barakaysan waa wiil dhalinyaro ah oo runtii majaajiladiisu ay waaqaca ku salaysan tahay waana dadka aynu u baahanahay in ay ummada badalaan

  • @ziciidali7883
    @ziciidali7883 4 ปีที่แล้ว +75

    Af hindi buu ku tuurtay sayidkii😂😂😂😂😂 wallhi wa nin adag ..

  • @weheliyenuur8746
    @weheliyenuur8746 4 ปีที่แล้ว +21

    Sayidka barakaysan wllhi Waxad tahay nin wacyigalintaadu waa top keep going..

  • @highflyer215
    @highflyer215 3 ปีที่แล้ว

    This is the type of TH-camrs we need, somaliba waxa kamaqan waa intaa, thanks bro it was educating, jazakaAllah. from today iam fan, we need more of this,

  • @adanawale6647
    @adanawale6647 4 ปีที่แล้ว +14

    Cibdi cido sayidka baraysan cali oromo korka ayad isaran tuhiin 🥰🥰🥰

    • @apdipazit4499
      @apdipazit4499 4 ปีที่แล้ว

      Bidaar ayaaD leedahaY waY Kaa siibanaYaanE😂😂

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 4 ปีที่แล้ว +39

    Subax Dhoweyd Kuuli Engineer Kii Ay Jiq Isku Noqdeen Anaaba Arkay🤣🤣

  • @asmaothman340
    @asmaothman340 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah brother , Risaalo aad u wayn ayad wadaa lakn lama fahansana😏
    From GAROWE

  • @sadaamxikmaawi8145
    @sadaamxikmaawi8145 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeer sayidka barakeysan Nio hawlo badan ayaad muujisaa oo qarson

  • @cabdirahiim1967
    @cabdirahiim1967 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan zayidka waan ku wataaa

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 4 ปีที่แล้ว +26

    *Welli Ma Joojin Inan Idin Xasuusiyo In Music Ka Reebtan Muuqldiina Qrxoon Si Umada Dambi Ugu Faafin Dhagahooda*

    • @rohosafi7888
      @rohosafi7888 4 ปีที่แล้ว

      Warunta walal wankulaqaba

    • @hoygabulshada9193
      @hoygabulshada9193 4 ปีที่แล้ว

      @@rohosafi7888 Ma Aqaano Waa Shaqaalo Diined Hadna Music Kama Reebin Inay Allaah Diintisa u Adeegayan

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 4 ปีที่แล้ว +27

    Imtixaan ilahay Zayidka Baraksan Maanta Ma Af Hindi Baad Noo Keentay.

  • @rashiidgaballaax.777
    @rashiidgaballaax.777 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan idiin ku xidhanay wllo
    Si wacan ayaad wax uwadaan wallahi hadaan idinla joogo waan idinku soo biiri lahaa wllo
    Wada wada wada qalbigaa idinla jiree

  • @محمدالامين-ح5ت6د
    @محمدالامين-ح5ت6د 4 ปีที่แล้ว +1

    Saxibayal hadaladina samayn aye leyihin wana sax diintana waad fahamsantihiin balse dhaqankina hagaajiya saxibayal ❤❤❤

  • @abdifitahhashi9933
    @abdifitahhashi9933 4 ปีที่แล้ว

    Dhabtii waan ku taageeraa waxaana kuu sheegaa waano oo ah timahaada si wanaagsan u jaro waxaad sheegee quraan xadiis iyo dad qaldan walaal adoo raali ah oo mahadsan waanada iga qaado iina soo jawaab alle haku xafido insha allah

  • @jousofozman9456
    @jousofozman9456 4 ปีที่แล้ว +4

    LEGEND ALWAYS LEGEND ABWAAN ZAYIDKA💯

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 4 ปีที่แล้ว +7

    Adeer Ramaale Musalsalka Hindiga ayuu Badsadey 💞♥️♥️Tagera mudan ayaan kuahay Manshaallah ♥️♥️Keep Going ♥️♥️Dadka Habitiro Doonta Inshaallah ♥️

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 3 ปีที่แล้ว

    *Mazha AllH Laakin Af somaligadi. Waan fahmi wayay lakiin Hindigii waan Fahmey*
    #SayudkBarakeysanow

  • @maryanmohamud3443
    @maryanmohamud3443 4 ปีที่แล้ว +1

    Wacyi gilin tan ugu wacanoo ugu wanagsanbaad wadaane wllo illaahay garabkiina hagalo my team wadada xaqa from jowhar Somalia waanu idin salaamayaa walaaladeey....

  • @nimcohani4662
    @nimcohani4662 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wacyi galinta kuwi fahma ujeedadeda bulshadeena Allaha ha ka dhigo Amin
    Alle ha idinka ajar siiyo baraarujintina

  • @deeq4253
    @deeq4253 4 ปีที่แล้ว

    Msha allah run aahaanti wn ku farxey saydka barakysan murtidada

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 3 ปีที่แล้ว

    Team sayidka barakaysan...are onother level walaahi....

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 4 ปีที่แล้ว +2

    Mzha allh wllky Magcaygiii iyo Dhamaaanba Teamka
    Alleh ha idin sharfo wlladay
    Iyo kalmad Habooon✍✍✔✅☑

  • @jibriilabdala8406
    @jibriilabdala8406 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin aan si niyada u tageero zayidka kal iyo laab ku salaamey

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 4 ปีที่แล้ว +1

    wallahi wll waxyaabo run ah ayaad ka hadashaa

  • @inacumeeyr178
    @inacumeeyr178 4 ปีที่แล้ว

    Scwasalam, War ninkaan ciyaal hindi waa dhaafay af hindi uba ku wacdiyay waa nin cilmi badan masha Allah, " 100sano uma bahnin si aad u subiso wax boqol sano lagugu xasusto lkn waxa u bahan tahe hal Malin un"

  • @nimcanofficial4897
    @nimcanofficial4897 3 ปีที่แล้ว

    Am ur first fan bro

  • @moussemahamoud859
    @moussemahamoud859 4 ปีที่แล้ว

    Barraa la odhan Allah sayidku ruunbu sheegay

  • @zacdamaxamed4641
    @zacdamaxamed4641 4 ปีที่แล้ว

    Saydka barakaysan alle ha ku xafido wllqali💓💓

  • @salmadaudhabane3196
    @salmadaudhabane3196 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wacyi galiye dahsoon😊

  • @bilcanmedia1548
    @bilcanmedia1548 4 ปีที่แล้ว +1

    Taas ayaan been ahayn team wadad xaqa hore usocda waa wacyi galin buuxda walee

  • @mazkaxdacusub5825
    @mazkaxdacusub5825 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan idin wataa gar iyo gardaraba team wadada xaqa uu kusoo biray suhayb sanjo

  • @abdifahmohamedkadiye9347
    @abdifahmohamedkadiye9347 3 ปีที่แล้ว

    Sayidka barakesan aad ba u mahadsantahy ugu horentii shaqa fiican ba heyda hore u soco. hadda mid iyo laba ka idhahdo clipkan wa sax oo wa qeyb kamida qaladadaadka ka jidha bulshadeena xaqiiqdii tan dhismaha wa mid in badan igu dhacday waxa arkay nashqado aan dhismo usoo diyariye / dhisma aan joogo in odayaasha xaafada inta ku yimadan ku leyihiin sidan iyo sidaan be eheyd isagoo shaqadiisa aheyn ama uusan waxba ka aqoon cajiibal cajiib bulshadeena ........

  • @ladanladan8461
    @ladanladan8461 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle hakaa abaal mariyo wacyi galintaada laakin wllo intaad nagau wacyi galisayba heesta naga sii masaxday ee bal intaana dib u eeg

  • @AbdullahiMElmi
    @AbdullahiMElmi 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan sayidka barakesan 🙌

  • @mohamedshire193
    @mohamedshire193 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xigmad badan baa alle ku siiyay ee wanaaga kaga faa iidayso

  • @عبدالكريميوسفالصوماليّ
    @عبدالكريميوسفالصوماليّ 4 ปีที่แล้ว

    Shukran Jazakallahul kheyrul Jazaa

  • @cabdilaahimohamud7254
    @cabdilaahimohamud7254 4 ปีที่แล้ว +1

    cabdi cido kulayhy qolamaata 😅😅😃😃😃😆😆😁😀

  • @xikmaawixuseen2688
    @xikmaawixuseen2688 4 ปีที่แล้ว +7

    Sxp maskaxbaa ku saaran alle haku sharfo sxp

  • @apdirahmanmawlit6243
    @apdirahmanmawlit6243 4 ปีที่แล้ว +2

    dhiiri galiyal wan wangsan alle haydin sharfo wllhy gulaystaaa❤

  • @mohamedyaazein3179
    @mohamedyaazein3179 4 ปีที่แล้ว +17

    Maantuu ugu darnaayoo wax aanan garanayn noogula hadlayaa😂

  • @naimashawo8937
    @naimashawo8937 4 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi sayidku runta ayuu ka hadalka ku taageeraa😅😅😅😅😅😅😅

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 ปีที่แล้ว +6

    The best short film
    Which I watch

  • @cxakiimxiisjabaaqe5802
    @cxakiimxiisjabaaqe5802 4 ปีที่แล้ว +1

    El Bulga del phenomenal del mondo sayidka barakeysan

  • @zaami1434
    @zaami1434 4 ปีที่แล้ว +5

    Fast comment like dhackusiiya

  • @MccIAlove
    @MccIAlove 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa run dhaqanka ugu badan ee Somali haysata

  • @qaniitocazeye4202
    @qaniitocazeye4202 4 ปีที่แล้ว +2

    SayIdka BarAKaYsan Hore u soco Pr0ther qalpiGan Ka zoo zalamaY from GapILey❤🥀

  • @mohamedsiciid5591
    @mohamedsiciid5591 4 ปีที่แล้ว +4

    Seyidka barkaysan anigaa igu horeeya

  • @abdillahiabdirahman5837
    @abdillahiabdirahman5837 4 ปีที่แล้ว

    Manshaa'Allaah waxad kamid tahayTH-camrada dadka wax an facaya usugudbiya hore usoco

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaligii ayay fahmi waayeen , ma hindi ayay fahmi😂😂😂😂😂 walalo Afhindiga halkaas ka baratay walahy si wanagsan ayad u baratay. I am impressed. I lived India 3years and i can understand Hindi. Well done brother keep it up

    • @mohamedaden8637
      @mohamedaden8637 4 ปีที่แล้ว

      Aab bilkul thik hai , tumhara bohat atja hai. Maine abka shukiriya do

  • @yahyegardheere2384
    @yahyegardheere2384 4 ปีที่แล้ว +3

    Sayidkaw sxb love lagaamhyo

  • @nimcoshapeel649
    @nimcoshapeel649 4 ปีที่แล้ว +3

    Alleh maskaxda hakuu barakeeyo wllky

  • @hodanabdillahi2046
    @hodanabdillahi2046 4 ปีที่แล้ว +5

    Sayid dacad Runta kugu jecelahy Brother ❤

  • @sahrahassen7174
    @sahrahassen7174 4 ปีที่แล้ว +3

    Sayidka barkaysan naagtu illaahey u qoray naago wey dhaafaysaa wlahi

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 ปีที่แล้ว +9

    Hhhh waxyalaha aad guryaha ha sheegyey wale iyo bile wa wax runa 😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @Amir_medic
    @Amir_medic 4 ปีที่แล้ว

    Hadalkada wlhi sax wyey waa WX marwalab dhacay wlhi benteda mahin abwaan ☝️wn ku tagersan ahay wlhi

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 ปีที่แล้ว

    Kalmadaas waan kaa qornay qof kastaa waxa uu maamulayaa shaqo aanu lahayn

  • @ikraanxarago8017
    @ikraanxarago8017 3 ปีที่แล้ว

    Waaa iga qosliyey abwaanka ayeeyo labo sano aan kicin dariskay kalaqabaneee

  • @feisalgorod8642
    @feisalgorod8642 4 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah Allah haka barakeyo wllo wlhi fikirkagu waa muhim

  • @mustafemowliid3803
    @mustafemowliid3803 4 ปีที่แล้ว +1

    Markaad shayga hibo u leedahay misana aad raaciso hawl qabasho wanaagsan waxaad hawsha uga so baxaysaa 💯% waxaad ka hadasheena waa wax wax jira *cv* ga nool* oo ah xildhibaan ama ba dhinac qabyaalada hadba sidad u taqaan wacyi galin jilid intaba waad haysaan *team wadad xaqa* _hore u socda_

  • @casharoxirsi5505
    @casharoxirsi5505 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilhy haku barakeyo❤❤❤

  • @4d63
    @4d63 4 ปีที่แล้ว +2

    TEAM WADADA XAQA 💯😎

  • @mustaphashaybe4335
    @mustaphashaybe4335 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshalaah 😘😘😘😘😘😍😍

  • @moktarahmedaden1830
    @moktarahmedaden1830 ปีที่แล้ว

    Keep going of All légendes 🎉

  • @Mohamed-uw1if
    @Mohamed-uw1if 4 ปีที่แล้ว +1

    Inuu afhindigashatay sayidku inta ila atagty like saar

  • @saaqoibrahim9626
    @saaqoibrahim9626 4 ปีที่แล้ว +14

    Zaanjo waa uu naxayaye 😂

  • @tiktokmuuqaalaugufcn2928
    @tiktokmuuqaalaugufcn2928 4 ปีที่แล้ว

    Heesta muusiga leh waa xaaraan wllyaal inaga daa allah ka baqoo mhdsnidiin

    • @BashirAhmed-ne4kk
      @BashirAhmed-ne4kk 4 ปีที่แล้ว

      Waar music lahayne heesta eryadeeda dhagayso xayawaanow

  • @sacadkaabe7179
    @sacadkaabe7179 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going azxpta wadada xaqa❣🙏

  • @caazhqkiin3625
    @caazhqkiin3625 3 ปีที่แล้ว

    xE Laga Faa idaaa wll LayaaL 😅😅😅 wa wakhti Lumuz mmmmmmkkkkkkkkhhhhhh

  • @raad-san-raac5492
    @raad-san-raac5492 3 ปีที่แล้ว

    Sayid ka waxan rajaynayaa inaynu kulano insha Allah

  • @Wehliye-tv
    @Wehliye-tv 4 ปีที่แล้ว +2

    Waligay ma arag adiga ka hor nin inta ku waaniya hadana Hees kuugu khatima 💔💔💔💔💔💔💔💔💔
    Adigaaba waano u baahane!!!!!!

    • @ladanladan8461
      @ladanladan8461 4 ปีที่แล้ว

      Aduunka qof dhamaysa ma jiro qofwalba waxbuu ku imtixaananyahay

    • @Wehliye-tv
      @Wehliye-tv 4 ปีที่แล้ว

      @@ladanladan8461 Allow na hanuuni

    • @xigmadiyotariq9128
      @xigmadiyotariq9128 4 ปีที่แล้ว

      Walal heesta dadka aya lagu dumiya ninkana sirta Ayu fahmey isaganaa iyada ayu ogu daxduntey wayo mAnta dadka waxu lagudumiya filim iyo hees wilkana iyaga ayu wax ogu sheegaya wax walba wa niyada Walal. Qali

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 4 ปีที่แล้ว

      Adiga inti ku khuseysa uun ka qaado dadka uu ka hadlayo ayabad ka mid tahaye

    • @Wehliye-tv
      @Wehliye-tv 4 ปีที่แล้ว

      @@karimhasan8967 yaa ku amra Alle mise Aadane aniga Allaa i amray aqriso hade وامر بالمعروف وانه عن المنكر

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalow qaxad nososheegta meeshaad urdduga kubaratay

  • @malyuunmaanka5645
    @malyuunmaanka5645 4 ปีที่แล้ว

    War zayidka hindiga haLaga barT000🤩😘😎

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 4 ปีที่แล้ว

    Keep going sayidka wacyigalinbaa wadaa wll

  • @MubarakAli-hi9tx
    @MubarakAli-hi9tx 4 ปีที่แล้ว

    Sxp maanta khudbad wacan baa ku jirtay
    Waw
    Lkn afkaa iga daba gee yaaaaaaa

  • @deeqasaleban346
    @deeqasaleban346 4 ปีที่แล้ว +1

    Walhi xaqiiqduu sheegaa ninkani alla yacizzak akhi

  • @apdirizaknouh8057
    @apdirizaknouh8057 4 ปีที่แล้ว

    Go forward pro sayidka barakYzan and team wadada xaqa

  • @gangabande7560
    @gangabande7560 4 ปีที่แล้ว +1

    الله يا عزك يا أخي الكريم

  • @FuelYourFire-mp
    @FuelYourFire-mp 4 ปีที่แล้ว +1

    Sayidoow nio haka dhigan jees jees hada lada asxaabta nio🤕🤕

  • @omerabdulaziz6207
    @omerabdulaziz6207 4 ปีที่แล้ว +1

    1 MILION SUBSCRIBE BUU IS TAHILA HADAN AWOODI LAH KU GEENI LAH WLKEI MCN 💗

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahi ninkani waan taageeraa
    Dadka coment yada soo qora
    Ma ihi lkn waad uqalantaa bro
    Waxad ka hadashaa shaqoyinka
    Dhiig miirayaasha umada ee
    Layidhaa ganacsatada hore usoco bro

  • @TALL_MAAN
    @TALL_MAAN 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi wax Jiraa kadashaY allaHa KusharFoH❤👋

  • @yahye7395
    @yahye7395 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadal waa guud mar🤠🤠

  • @nimcoxuzeen9308
    @nimcoxuzeen9308 4 ปีที่แล้ว

    masha alaah wllky sayidka narakaysa good nice

  • @mimimarwa53
    @mimimarwa53 4 ปีที่แล้ว

    Du base j'adore son drôle et mtn il est devenu conseiller se oufff

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah Allaha ku barakeyo

  • @abdifatahosman4099
    @abdifatahosman4099 4 ปีที่แล้ว

    Wllhy waa runtii abwaan sayidka barakaysan

  • @maftouhofficial5867
    @maftouhofficial5867 4 ปีที่แล้ว +2

    Mudane iyo marwo adinkoo mahadzan ii sara subscribe alle adigiYo walidkaa janada ha idinku kulmiYo 🤲🤲🤲💯.

  • @xikmadaysane6927
    @xikmadaysane6927 4 ปีที่แล้ว

    qalbi wadajir ayuu
    wax kugooyaa hormar
    zayidka

  • @cumarsomane9738
    @cumarsomane9738 4 ปีที่แล้ว

    Team sayodka all muqdisho idinka soo salaamayaa

  • @yaasiinhawle3679
    @yaasiinhawle3679 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxp hal talan kugu darsanaya madama wacyi galin wanaagsan aad siiso bulshada somaliyeed waxa mudooyinkii ugu danbeeyay soo baxay dhalinyaro gabdho iyo inamaba ah oo si xun u raadsanaya views inay helaan walow qaarkood ay ku dhacaan waxyaabo lid ku ah diinteena islaamka ah waxana tusaale kugu ah laba gabdhood oo yidhi waan is qabnaa wXanan ku noolnahay magaladeena muqdisho adigo kaga faiidaysanaya hab tusaaleedka aad bixi aad ugu sheegto in ay diinta islaamka ogalayn waxyabaha iyo wax la mid jazakalaah team wadad xaqa

  • @umaymamoh1667
    @umaymamoh1667 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadaaaala walalayaaal’ ha isku ilaawina majaajilada e cilmiga badsada !
    Raga loo baahanyahay wa idinkeee ogooooda !

  • @mohameddeeqsimcnofficial4872
    @mohameddeeqsimcnofficial4872 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sayidka barakysan keep going bro

  • @cumarsomane9738
    @cumarsomane9738 4 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu siyaadiyo abwaan garaadkaaga

  • @gabrielagrest9739
    @gabrielagrest9739 4 ปีที่แล้ว +1

    Sayidkow af hindi intee ku baratey 😁😁

  • @khadarmahmuud9370
    @khadarmahmuud9370 4 ปีที่แล้ว

    Wllo xikmad baa kugu dhamatey💚💚💚💚💛💛💛💛💛

  • @yahyeabdi1528
    @yahyeabdi1528 4 ปีที่แล้ว +2

    wlahi saxib runtaad ka hadashaa zayidka barkaysan