Horumarka magaalada burco & Hotelada ugu casrisan | burco somaliland 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 75

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 2 ปีที่แล้ว +17

    I love burco from ceerigaabo Warsangali

    • @rodahussien1993
      @rodahussien1993 2 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid ana reer burcaan ahay waa jeclahay reerkaa aad tahay

  • @tanitv7529
    @tanitv7529 2 ปีที่แล้ว +10

    MashaAllah beautiful Burco. I can’t wait to visit my city In Sha Allah. Thanks AK Vlogs ♥️♥️

  • @sjjamac9897
    @sjjamac9897 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah wad mahadsan tahay walal, wan u xiisay burco caday Allah ha nadab keeno.. aad uhu farxay muqaalkan

  • @somaliboyofficial6735
    @somaliboyofficial6735 2 ปีที่แล้ว +7

    Alla Macaan u xiisay Burco iyo xaafadaydii Qasabka.

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      qasabka macalin baan ka ahaan jiray. waayo waayo. kkk laga yaabaa in aabaha macalin u ahaa

    • @zaedismacil5684
      @zaedismacil5684 2 ปีที่แล้ว

      Isku xaafad nahay zhp gorma kuugu danbaysay me 2015 kii

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      @@zaedismacil5684 1986,LKN WAAN KU NOQDAY DHOWR JEER HOOYADAY MACAAN BAA WALI DEGAN, SCHOOLKA KHASABKA MACALIN BAAN KA AHAA 1984/1985. MAALINTII BURCO LAGU TOOGTAY 45 REER BURCOA AHAA, WAXAY AHAYD 20/12/1984 MAALIN KHAMIIS AH. WAXAN DHIGAYAY XIISAD AF CARABI AH OO CINWAANKEEDU AHAA IXTIRAAMUL MUCALIMIIN. WAXAN SABUURADA KU QORAY XADIIS : QUM LIL MUCALIMI WAFIH TABJIILA KAADA MUCALIMU AN YAKUUNA RASUULA.
      WAXAN KA MID AHAY GENARATION LA YIDHAAHDO ALLE HA NAXARIISTO OO AAN CID BADANI KA NOOLAYN, NAFTOODA U HIBEEYAY XORIYADA SOMALILAND. MARKAAN TAGO BURCO EE AAN MIDHADHKA NOOL LA SHEEKAYSTO EE AAN WEYDIIYO ASXAABTAYDII HEBELO KA MID AHAA WAXAY IIGU JAWAABAAN ALLE HA U NAXARIISTO. WAAN KU SALAAMAYAA ADEER

  • @geesahaye
    @geesahaye 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah sxb halkaa kasii wad siyasada iska ilaali quruxda wadanka Soo bandhig waliba togdheer iyo saraar iyo sanaag

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabaarakalaah my sweet home Burco 👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 2 ปีที่แล้ว +3

    thnks Ak vloggs runtii qaybo xiisa leh baad naga tusteen magaalada oo aanay dad badani ku bararaagsanayn.

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha'allah

  • @MrBOSSMAN2342
    @MrBOSSMAN2342 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah My Favourite channel Magaaladaydi Burco Horumar Weyn Aya Ka Muuqda

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, hore u socda ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +4

    reer burco isu soo noqda inta hargaysa wada degaysan burco xagee ku ilowden burco marki saraar iyo oodwayne ka goeen dadkeediina dhooofay ayay tebaysa dadkeedii sanag sarar oodwayne dhaman dadkii hargysa u sii qaxayaan wayo lacagti wadanka hargysa dib u gashaa

  • @rahmahassan2439
    @rahmahassan2439 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allah I miss burco 👏🎉🎊

  • @mdirye4764
    @mdirye4764 4 หลายเดือนก่อน

    Burco waa my magaalo meel strategic ku taal

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allh Ak zxb Horey usoco

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH

  • @nooraliade8996
    @nooraliade8996 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah AK vloggs mahadsanid wll. Waa markii labaad aad Burco noosoo duubto.Burco bartaan ku dhashay♥️♥️♥️

  • @ohsaragfii137
    @ohsaragfii137 2 ปีที่แล้ว

    Dhalintani wa qaar aad u dadalaya. Horumar iyo mustaqbal wacan ba laydin rajaynay.

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah guul somaliland

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 2 ปีที่แล้ว +3

    Maalin baan kaqadaynay wuxuunasiiyay cunto khudrad hilibgeelroosa waxay igureebtay xusuus aad bay umacaanayd waxay ahayd sanad major.

  • @mrkl9165
    @mrkl9165 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah my home burco lkn maansor xafade ku yaal nio

  • @Naciimanuura6060
    @Naciimanuura6060 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alah burco

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Hambalyo

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Brco needs international airport similar to Hargesia and Barbara as that easy for tourists to visit Brco city Mashallah good progress for the Ishaqland

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 2 ปีที่แล้ว

    I missed alot wllahi home town Burao I will be back insha Allaah

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 ปีที่แล้ว

    HORU MAR WANAAGSAN BOGAADIN!

  • @baalgoraymedia4282
    @baalgoraymedia4282 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha wow burco

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah burco way baladhatey

  • @nimohussein7123
    @nimohussein7123 2 ปีที่แล้ว

    Mnshlh hormarku ha waaaro

  • @MOALI886
    @MOALI886 2 ปีที่แล้ว +1

    my home town

  • @manalkeise2951
    @manalkeise2951 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaas ladhahaa raganimo gobolkii raga
    Waan idin salamay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Burco magaaladaydii

  • @ahmedmagan9734
    @ahmedmagan9734 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan u xiisay burco xaafaada jarmalka

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 ปีที่แล้ว +2

    Burco waan udhashay laakiin ciil baa igahaya waayo burco malaha wado , malaha deked, malaha madaar, miyaanay ahayn curyaamin asal ah 20 sano ayaan qurbe joogay markastana waxaan is iraahdaa tag wadankaagii hooyo balse waxaa i hortaagan su,aal ah burco mayadaa meel loo holoo baba ah ,male wado , male madaar, male deked ,sayladiina waa laga qaaday arkaas waa meel laga taqalusay ,oo hargeisa iyo ber beri kataqaluseen , dadkeeduna , waa yaab!!!!!!!!!!!!!?

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 ปีที่แล้ว +2

      maxaad ku birinkartaa?

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว +1

      (waxaan is iraahdaa) reer burco haddii aad tahay asal ah waxad qori lahayd (waxan is idhaahdaa) magaalada ciyaarta ka daa.

    • @hodanyusuf8397
      @hodanyusuf8397 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa runta wale

    • @umaaisha9876
      @umaaisha9876 2 ปีที่แล้ว +2

      Ma waxasaad shirka latimi. Hadad reer Burco asal ah tahay sa umaaad hadasheen . Burco wa magaalo qurux iyo qiimaba leh dadkeeduna wa dad aad uqalbi wacan ficilna la leh. Hasugi waayin iney Burco noqoto the best city in Somaliland soon inshaa Allah hadaba dabyar shidi mayso, biyuhuna wa durdur. Ma Hargaisa wadooyin leh? Wadooyin iyo dekedtoona malaha Hargaisa wax yaalana majiraan haraadba logu bakhtiyeey, Airport ka yar bayku ciririqaysa anaan lideyn Hargeisa oo aytahay casimadeeni oo ixtiraan mudantahay hadana that is the reality.

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว +1

      @@umaaisha9876 well said my girl

  • @anabsaid378
    @anabsaid378 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 2 ปีที่แล้ว

    Adeer ma aha biriishkii gugu horeyey magalada burco waxa jiray mid dumay aya ka horeeye ka aad shegeyso sida ula soco ok

  • @abdirahenmohamed1255
    @abdirahenmohamed1255 2 ปีที่แล้ว +1

    Burco waa meel loo xiiso hadaad week ka maqnaato haddii labo cisho aad joogtidna aad ka xiiso jabeyso waarya ila arkey arrinkaas wa cajaaibee

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Dalkaygu was dhaxal ma guuraan siday inantii qaaliga ahayd ay ugu heestay

  • @Naciimanuura6060
    @Naciimanuura6060 2 ปีที่แล้ว

    Walal 👏🏿👏🏿👏🏿

  • @cabdixakiimmuwaadin
    @cabdixakiimmuwaadin 2 ปีที่แล้ว

    hudheelka al khaliji ee balaaza laga dhisiyey miyaa la furay?

  • @busharasaidu2030
    @busharasaidu2030 2 ปีที่แล้ว

    if there any chance tile work in sbi company.i did tilework for sbi company in 2017

  • @fs292
    @fs292 2 ปีที่แล้ว

    Clankan dhulka iyo wadada yaalla uun waa maxay.?

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 ปีที่แล้ว

    Saldhig maaha meesha aad ku sheegaysaa ee waa jeelka weyn

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 2 ปีที่แล้ว

    Burco is a small town too hotels not bad, every body wants to build a hotel , the publictions are too small and they don't have any money. Ca these people think other investment like farming so the country can feed itself especially the food.

  • @mohamedkiiko3836
    @mohamedkiiko3836 2 ปีที่แล้ว

    Burco daalo ayaa ugu number one san maansoo cidiba matagto

    • @yaazirdejon1570
      @yaazirdejon1570 2 ปีที่แล้ว

      Hotelkan ayaa ayaa quruxbadan waayo Dhul aad u weynbu hayta

  • @ikhtmm
    @ikhtmm 2 ปีที่แล้ว

    Manssor hotel habeenkii waa imsa for labo qof?

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 2 ปีที่แล้ว

    Jailkii weeye maaha saldhiga

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 ปีที่แล้ว

    Waxa aad u wanaagsanaan lahayd isagoo Inan ka warbixintan soo duubay uu Burco wada maro oo kasoo duubo warbixin isu dheeli Tiran Lakin
    Burco intuu ka bilaabay Zero ga u Ku Xardhanyay Sawirkii M/W u horeeyay AHUN oo ku joojiyay Mansor ayu ku sheegay Burco
    Taasina madhama Magaalada Nuskeed oo dadka inta badan ka maqnaa ama aan arag Burco waxay ula muuqanaysaa Tuulo Saddex hotel laga dhistay
    Waana sawir aad u khaldan ..

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  ปีที่แล้ว

      Wall wad kumahadsantahay taladada burco marar hore ayaan duubay hotelada iyo qaybaha kaleba waqtiga igu yaraa waan jeclaa ina wada maro Mahadsanid

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 2 ปีที่แล้ว

    Ma dhanbaa ka raarintiin

  • @ayaancabdidaahir6573
    @ayaancabdidaahir6573 2 ปีที่แล้ว

    Hutlakas burco intar nashala
    Waxa soconyey
    2018maraksa form4 kulayey iskuulka
    Danbyey sh. Bashiir whi wuuragyey
    5shasno.soconayey
    Hadan shqo kasocotaaa

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 2 ปีที่แล้ว +1

    waxaa fiicnan lahaa sida xamar hotel looqurxiyo fadlad meelaha cowska ee banaanka dhiga rooga cagaaran mudul dhinacyada kafiran usameeya dhalinyarada caanka ah ufasaxa si aay sawiro ugu galaan kana qaada dadka lacag somalidu waxeey jecel yihiin wuxii loxayeeysiiyo fadlan dhalinta caanka ah lasaaxiiba si ganac sigiina si uu horay ugu koco qofkii kob shax ah shubtaa 30 qad firii siiya si bari asagana macaamiil cusub ukeeno

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      la bax sheeko niicda, ha noo xayaysiin sheeko reer xamar.

    • @mohamedkiiko3836
      @mohamedkiiko3836 2 ปีที่แล้ว

      Rooga waxa ka wanaagsan cawskaa dabiiciga ah eed hawada iyo carafta ka helayso

    • @abdulkadirismailismail9591
      @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

      @@burcaawidb5170 geesiyad our hero is axmed mire you don't like him pissoff

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 ปีที่แล้ว

    1991, 92, ilaa iyo 93-kii waxa uu Muuse Biixi Cabdi uu ahaa madaxii hogaaminayay Shirarkii dib u heshiisiinta iyo dhawaaqistii Somaliland ee ka dhacay Magaalooyinka Berbera iyo Burco, waxaana uu sanadkii 1993-kii uu ka mid noqday ka qayb galayaashii Shirkii Boorame.
    nabadaa ayuu ka shaqeeyaa.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 ปีที่แล้ว

    ax ax ax Burco waxay u bahan tahay jidka Hargeisa Burco Uma baahna Madaar ..Aduunka ma Jiro Laba Airport Caalami ah oo isu Jira 150 KM... Jidka barri iyo Galbeed 150 KM...Saacad ayaa Loo Soconayaa....Hargeisa Burco.

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 ปีที่แล้ว

      HHHHHHH IBNU FAQASH JIDKA BARI IYO GALBEED XAGUU KU YALA MAGALO XAASIDKII MAAHA HALKANI DHAGAXA ISKA EEG

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah very impressive how the Ishaq tribes progressed and liberated it land therefore it is very sensible to call its self Ishaqland instead of using the status that the Colonialism British used to use as British somaliland therefore as tribes as dhulbanta and warsangale does not want to be part of Ishaq administration because when the regime of Mohamed Said Bare collapse every tribes of Somali people had created it own state Ishaq tribes and Daarod tribes had form their own administration therefore putland daarod tribes including dhulbanta and warsangale had formed their own state competition with the Ishaq tribes which both tribes Ishaq tribes and daarod tribes putland had made a great progress after the collapse of Mohamed Said Bare regime

  • @ahmedfareh1720
    @ahmedfareh1720 2 ปีที่แล้ว

    Rapkayga ila eega ❤❤🔥🔥🔥 m.th-cam.com/video/z1LuQB87q-o/w-d-xo.html&start_radio=1