SUBAX: Xaalada farahay kabaxday, Masjidka Al-aqsa oo lagubay Iiraan oo dharbaaxo kale kudhacday iyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • SUBAX: Xaalada farahay kabaxday, Masjidka Al-aqsa oo lagubay, Iiraan oo dharbaaxo kale ku dhacday iyo warar kale.

ความคิดเห็น • 259

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 5 วันที่ผ่านมา +4

    Alle ha ugargaaro masjid aqsaa aamiin Aamiin yarabi

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 5 วันที่ผ่านมา +32

    Allow Ugargaar walaalaheyan Falastiin Allow Ugargaar masjidul aqsaa

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 5 วันที่ผ่านมา +2

      Amiin amiin amiin yaa rabi 🤲 😢😢😢

    • @AbdulahiAhmed-ob1rr
      @AbdulahiAhmed-ob1rr 5 วันที่ผ่านมา

      Illaahay u gargaar ummadda Falastiin iyo masijidul aqsaa

    • @user-ie8fl8kp9q
      @user-ie8fl8kp9q 5 วันที่ผ่านมา +2

      aamiin yarabi

    • @abadirabdulkadir645
      @abadirabdulkadir645 5 วันที่ผ่านมา +2

      Amiin 🤲 Amiin🤲 Amiin🤲

  • @CumarbarreAbdi
    @CumarbarreAbdi 5 วันที่ผ่านมา +3

    اللهم انصر المسجد الأقصى

  • @muscabcabdulahi79126
    @muscabcabdulahi79126 5 วันที่ผ่านมา +20

    Ilaahow muslimiin damiirkooda nooleey

  • @xaliimocalinuur2169
    @xaliimocalinuur2169 5 วันที่ผ่านมา +30

    Rabiyoow beed kaaga badbaadi rabiyoow junuudaada usoo dir yuhuudaan

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 5 วันที่ผ่านมา +6

    yaaa allaah allow bad baadi misjidul aqsaa🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @suwansiofficial5049
    @suwansiofficial5049 5 วันที่ผ่านมา +3

    Allow u gargaar walalaheena falestiin iyo masjidul aqsaa

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 5 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @user-ed4uj2of8h
    @user-ed4uj2of8h 5 วันที่ผ่านมา +8

    Ya allah masjid al aqsa o lagu aaaa subhanallah 😢😢😢

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow noo Ilaali Masaajidkeena Al Qudus InshaAllah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 5 วันที่ผ่านมา +12

    carabta ayaa ka masuulah siiba sucuudiga weyna dayaceen illaahow badbaadi m.akhsa iyo reer falastiin aamiin illaahow burburiy mareykan yahuud yurub aamiin

    • @haa8793
      @haa8793 5 วันที่ผ่านมา

      وأعدوا لهم ما استطعتم من قوة ومن رباط الخيل ترهبون به عدو الله وعدوكم sacudi kulahaa carbal arag hasan sheikh o leh culeyska rer gaza Alaha kadulqaado

  • @LadanSiyad-j3t
    @LadanSiyad-j3t 5 วันที่ผ่านมา +12

    Allahayow musliminta gul sii

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y 5 วันที่ผ่านมา +5

    Ilaahayaw badbaadi gurigaaga Yaa alaah ilaahayaw xagaaga kabadbaadi masjid Al aqsa iyo umadisaba muslinka ah

  • @muscabcabdulahi79126
    @muscabcabdulahi79126 5 วันที่ผ่านมา +6

    Ilaahow u gargaar falastiin

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 5 วันที่ผ่านมา +9

    alle ha yawo musliminta ugargaara

  • @XalimoSahal
    @XalimoSahal 5 วันที่ผ่านมา +3

    Amiiiiiiiiiiiiiin

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 5 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 5 วันที่ผ่านมา +10

    Asc Nadaara illaaheey ha Xafido Masaajid ka Alaqsa hadaan islaam ku ka jawaabin waxaa ku Xiga in Cagaf lamariyo kaniisad na laga dhiso illaaheey ha Jabiyo Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Amiin Shacab ka Reer Falastiin Allaha guuleeyo Aamiin Aamin

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 5 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😢
    Allaah swt wuu u jeedaa ee rabaw noo hiili oo masjidkaada u gargaar😢😢😢😢😢
    Yaa Rabbi yaa waduud yaa Axadun axad yaa jabbaar illaahoow Guusha gacantooda ku sug Reer falastiin 😢😢😢

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 5 วันที่ผ่านมา

    Allhu Akbar ilahayoow masjidka barakaysan ka qabo

  • @nimacanabdirahman5120
    @nimacanabdirahman5120 5 วันที่ผ่านมา +5

    Rabbi Muslimiinta ha u gargaaro

  • @user-be5rg7pg4b
    @user-be5rg7pg4b 5 วันที่ผ่านมา

    subxaanallh allow masjidka nobadbaadi iyo muslimiinta falasteen muslim shamaanti allow nogargaaar

  • @ZaynabSugulle67
    @ZaynabSugulle67 5 วันที่ผ่านมา

    اللهم احفظ مسجد الأقصى وغزة يارب العالمين

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 5 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs wrxm nadaara ducada aamiin amiin masjidka allaha kaqabto yahuda

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 5 วันที่ผ่านมา +5

    Waxaba laga yaaba warkan la sheegayo ee ah in yuhuudu dawlada Iran dhexda u galeen oo wax ka maamulayan in ay run tahay, wax walba ka yaab
    Illahay shayaadiintan Muslimiinta ha uga hiiliyo amin

  • @AbdirahmanAliAdan-k3e
    @AbdirahmanAliAdan-k3e 5 วันที่ผ่านมา

    Ya Allah protect masjid al aqsa

  • @manizaomar7385
    @manizaomar7385 5 วันที่ผ่านมา +19

    Subxana Allah la gubay aaaa 🥲😭😭😭yaa Allah hurdada ka kici Musliminta oo awododa fahansi😢😢

    • @SadiahasassanKasim
      @SadiahasassanKasim 5 วันที่ผ่านมา +1

      Subxaanallaah illaahow noo badbaadi bey kaada barakeysan

    • @ZaynabSugulle67
      @ZaynabSugulle67 5 วันที่ผ่านมา

      ameeen muslimka awoododa ayaaa ka qarsoon 😢😢😢😢😢

  • @SamsamMohamed-z7m
    @SamsamMohamed-z7m 5 วันที่ผ่านมา +1

    Amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 5 วันที่ผ่านมา +5

    اللهم أنقذ المسجد الأقصى من دنس اليهود الغاصبين

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 5 วันที่ผ่านมา

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahy awooda awoooda awoooddamucjisooyinkaga tus way qooqeene yaa allah ❤❤

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 5 วันที่ผ่านมา +4

    Allow ugar ugar walaalaheena reer Palestine yarabi yahuuda ka qabo dhibta ay masjidka al aqsaa ku hayaan

  • @ibrahimsheikh8898
    @ibrahimsheikh8898 5 วันที่ผ่านมา

    InshAllah A.S.W ayaa badbaadinayaa

  • @qalixusen
    @qalixusen 4 วันที่ผ่านมา

    Allaha badbaadiyo masjidul aqsa iyo wlalaha falastiin😢

  • @mustafNune
    @mustafNune 5 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrachide2275
    @zahrachide2275 5 วันที่ผ่านมา

    LACALAHUU KHAYR
    INSHA ALLAAH
    KHAYRBAA SOO IFAYA ❤❤❤

  • @alinur3626
    @alinur3626 5 วันที่ผ่านมา

    ILLAHAYoow MASJIDKADA ILLALI

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 5 วันที่ผ่านมา

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @aliguha199
    @aliguha199 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahow badbaadi

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allow kufaarta ka qabo beytkaaga barakeysan ee masjidul aqsa
    Ilaahow musliiminta midee qalbigoodana soo noole❤❤❤

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 5 วันที่ผ่านมา +4

    Illaahaw masaajidka al aqsa badbaadi 😢😢

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ayaa Masjidkiisa badbaadsanaaya innal Masaajida lillaahi.

  • @SaedCade
    @SaedCade 5 วันที่ผ่านมา

    Aamiin ilaahay ha ka badbaadsho yuhuuda alle iyagana dab ha ku salado

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs.nadaara show .Guul.shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤

  • @Nuur107
    @Nuur107 5 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaah ya Allah ya rabi ada xaqsoore ah ee umadada dhibka lagu haayo SI deg deg ah uga dulqaad dhibka yahuuda jab iyo hoog halaag gu rid ya Allah ya rabi ilaahow ada umadada umaqan ya Allah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 5 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah ❤❤yuhuuda Allah ha jibiyo guul Palestine masjid aqse ❤❤❤ insha Allah

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 5 วันที่ผ่านมา

    Allah ha u gargaaro masjid Aqsa iyo reer falastiin aamiin

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre 5 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 5 วันที่ผ่านมา

    Aamiin.
    Allow muslimiinta ugargaar melwalba oo ayjoogaan.

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha xureeyo masjid al aqsaa

  • @habibaali7788
    @habibaali7788 2 วันที่ผ่านมา

    Amiin yarabi

  • @leylayibrahim9877
    @leylayibrahim9877 5 วันที่ผ่านมา

    اللهم انقذ المسجد الأقصى الي رحاب المسلمين

  • @FerehAbdi
    @FerehAbdi 3 วันที่ผ่านมา

    Qalbi xanuun way dhaftay tan yaarabi u gar gaar falastiin al aqsa

  • @KhadraKhadramaxamed
    @KhadraKhadramaxamed 5 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaha bad baadiyo

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 5 วันที่ผ่านมา +1

    Intaan ka badan ma daawan karo hal sano ayaan dawanayaa dhibato iyo dhaga xumo aan wax ka qaban karin Muslim na aan arkayn 😢😢

    • @Xaajcali2
      @Xaajcali2 5 วันที่ผ่านมา +1

      Walahi ani xita xanaq Lee kaqadaa markasto dhageysto barnamijka nadaara

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m 5 วันที่ผ่านมา

    Allow guule reer gasa Falastiin iyo dhamaan dunida Islamka cadawgu dulmay oo dhan Rabbiyow noxafid Al Aqsa Amiin

  • @dowlaymohamed8579
    @dowlaymohamed8579 5 วันที่ผ่านมา

    Aamiin yaa rabbi Aamiin

  • @Wholecarpet
    @Wholecarpet 5 วันที่ผ่านมา

    Hasbuna Allah wanicmal wakeel

  • @CqadirAxmedtiiffow
    @CqadirAxmedtiiffow 5 วันที่ผ่านมา +2

    illaahey waxanka baryaa deg deg in Israel dhulka allel lajaro

  • @Ateyeh-q6i
    @Ateyeh-q6i 5 วันที่ผ่านมา

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun waanka xumahay galitaanka asqa
    10:17

  • @MaryanIsmaaciil-tj7gj
    @MaryanIsmaaciil-tj7gj 4 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey.habadbaadiyo.all.aqsa.asaga.iyo.agagaarahiisa

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow..reefalastiin
    Iyo..majidul..aqsa..ilaahoow
    Ugargaar

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 4 วันที่ผ่านมา

    Aamiin allha 🤲 🤲🤲

  • @somalimedia2916
    @somalimedia2916 5 วันที่ผ่านมา

    Ilahoow muslimiinta cududooda, qalbiyadooda, qadiyadooda intawa midee oona quwadooda sareeysii rabiyoow adga maalik ehee 😢

  • @AmranAbdi-e1w
    @AmranAbdi-e1w 5 วันที่ผ่านมา

    😢❤ya rabi musliminta Dhibatoyinka lagu haayo allaha kadulqaado aamin allow masaajidkaga badbaadso😢😢😢ya Allah help them

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤waacaleykum salam waa rahmatulahi waa barakat nadaraa❤

  • @AbdiHassan-b1g
    @AbdiHassan-b1g 5 วันที่ผ่านมา

    Alahayow masjikaga barkaysan ugurmo

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 3 วันที่ผ่านมา

    Thank you for sharing ❤

  • @MahamedclahiAadan-cm9uw
    @MahamedclahiAadan-cm9uw 5 วันที่ผ่านมา

    illaahaw kaqabo masajidka barakaysan illaahow uhiili amiin amiin

  • @turbshit
    @turbshit 5 วันที่ผ่านมา

    insha allaah kaniisad kama dhigi karaan allaah baa ilaalinaya yuhuudna allaah baa tirtiri doona nasrulaahi qariib

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 5 วันที่ผ่านมา +2

    Yaarabi Yaarabi yaaraxmaan muslimiinta ugargaar

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow u gargaar Masaajidkeena InshaAllah

  • @AxmedSalmen
    @AxmedSalmen 5 วันที่ผ่านมา +3

    Alow u gargaar muslimita alow u gargaar masjidka al aqsa

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 5 วันที่ผ่านมา

    Islamka hortoda ayay kugubayan misajidka oo dhaman dawladaha islmku way dulysan yihin yuhuda ayay amin san yihin inay nafta gadan oo kaliya ali hawo gargaro falstin iyo xuuti amiin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow badbaadi masjid al asqa

  • @DeeqCali-uw8yn
    @DeeqCali-uw8yn 5 วันที่ผ่านมา

    Haa rabi cida kaaga udir

  • @osmano68
    @osmano68 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha u naxaristo Iran

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 5 วันที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 5 วันที่ผ่านมา

    Asc Sxb Nadaara Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @AbdiIberahim-q8x
    @AbdiIberahim-q8x 5 วันที่ผ่านมา

    Amiiiiin

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 5 วันที่ผ่านมา

    A s c w w, ma xanuunsantahs? Allaahu ha ku caafiyo nadaarow, aamiin aamiin.

  • @leylayibrahim9877
    @leylayibrahim9877 5 วันที่ผ่านมา

    اللهم انقذ المسجد الأقصى من دنس اليهو د الغاصبين

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 5 วันที่ผ่านมา

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @libanhassan6574
    @libanhassan6574 4 วันที่ผ่านมา

    Allah ba jira falastin

  • @MowlidAfey
    @MowlidAfey 5 วันที่ผ่านมา +1

    Falasti iyo masjid Al aqsa ilahey Aya umaqan walal alla huyelo

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha guuleyo falasatina

  • @CarabeyMuxumud
    @CarabeyMuxumud 5 วันที่ผ่านมา

    Alaha ha isku dira yuhuuda

  • @IlyasShafeec
    @IlyasShafeec 5 วันที่ผ่านมา +1

    Nadaara sxp wararka galapta so dhig kuwa subixi waqtigoda so dhig abahy aya kugu xiran thanks

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 5 วันที่ผ่านมา

    Yaa. Rabi. Yaa. Rabi. Yaa. Rabi. Masajjidkaaga. Xifdi. Oo. Garsoorkaga. Kuso. Qaabo. Kuwa. Falka. Geestay

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 5 วันที่ผ่านมา

    Machaallah

  • @user-tl8jw8yb7g
    @user-tl8jw8yb7g 5 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahayow.masaajidkaaga.badbaadi.

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha jabiyo yahuuda

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 5 วันที่ผ่านมา

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @AbdiazizJimale-vk2bw
    @AbdiazizJimale-vk2bw 5 วันที่ผ่านมา

    Allow ugaargaaara musliminta flastiin

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 5 วันที่ผ่านมา

    Muslim ma jiree ilaahay swt ha nadbaadiyo masjidal aqsa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ amiin

  • @Cabdiqadirhasan-v8m
    @Cabdiqadirhasan-v8m 5 วันที่ผ่านมา

    illaha xaqa uu tagan ee quwadaleh aya baytkisa ilaashanaya insha allah

  • @ibnuilyasahmed4470
    @ibnuilyasahmed4470 5 วันที่ผ่านมา

    Allah Ayaa Ka Agood Badan Mana Moogana

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha masajidaka kabadabadi