Maxaa tahay adigu ma Xassan sh ayaa ku soo dirsaday Oo ku yiri reer puntland soo qabiil qabiil inta xun Oo neceb puntland ayaa markii Oo wuxuu sheeg I waaye dhahayo reer Hebel waa ka dharay kuwaas Nacala ka ku dhacdo
War caacda dadka kalatag waxas baa soomali ku jira shirqolku muxu aha ader dhulkoda bay u shihiden meesha bariis loo ma doonan midkasta in uu ama dhiman ama guleysan bu ku dagal galay rer putland bay kawada dhinten wana mu jaahiin khawarish baana dishay cadow baa tahay raba in uu shacabka putland iyo cashabkoda iska horkeeno
Ilaahay haw naxariisto shirqol. Mahee wiilasha miinaa lakacday naxariistii janno allaha siiyo
Duli shirqool ma jiro ee waa wakhti Allaa qoray
Kuwan Wax shirqool layiraahdo ma jirto waa rag geesiyaal ah oo shihiiday janey Adeen imisa muqdisho iyagoo Hoteo iska hurda qarax lagu dilay Guuul Puntland ❤️
Amiinyarabi🤲
Allah unaxariito dhamantoot kuwa dhawaca ah na Allah uboogadhayo shirqool ma ahañ ee toodii bagashay
beeloow 😮baraka maleeh yaa huu
Allaha u naxaristo
Wariyayaasha soomaalidu saxaafada dib ha usoo bartaan
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Beelowo wa raga maino lakacadaya10 haaqaldin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa shahiidiin dadkooda iyo dalkooda u dhintay
allow unaxariisto intidhimatay
Alaha u naxariisto waqtigooda ayaa intake ku ekaa
Willsha cidna maashrqolin minalakacday owaa shiihiden ee ananuducaino in allaah unaxaaristo
Alahu akbar guushu wa punt land ugu danbeyn
Alahaunaxariisto❤
Dawlada Puntland Waa inay Soo qabtaan
Guul iyo gabanimo buntilan things bro
Waa wariye Daacish ah
Asc kadib aragtideeda waa daacish oo rabta in ay cidanka kalafurfurta ee yaan la qalbi jibinin ciidanka
Adeer beenaale dhimashada waan Ku talagalnay oo waana dhiman doonaa ilaa intaan ka guulaysanayno
War dadka haysku dirin ciidanka puntland waa walaalo
Beenaale cadowga puntland baad tahay doqon
Hoyadaaa u sheeeg
War Maxaad beynt u sheegeysa 6 qof baa ku dhimatey isku beelna ma aheee
cabdrashiid dahab shiil qaraxyadia iyo miinadii uu ka keenay yaman
Ragaa waxaa minada udhigay cadàwga yaanlala aadin meelkale cadawga meelwalba wujooga siyaaba badan buu udagaalama
warxumada iyo iskudirka jooji malagoodaa galay wiilal aan cid laga jeclayn ayaa dhintay
Afka beel allah idanki
Waxa Jira wariya-yaal uu
Xasan munaafaq uu lacag ku
siiyay inay tashwiish kufuran
dagaalka buuraleyda iyo
Puntland ,Oona ugu guuleysanin Saciid Dani oo
Xasan madherge ishayaan.
Wariyahaana wuxu kamid
yahay kuwaas lacagta kuqaatay, ee Reer puntland
ciidamo shacabka fiiriya gaar
ah, u yeesha daalimkan.
Waa waxay reerka aad sheegaysid inan gumeedyohow hayshaleh
Reerka aad sheegayso muxuu tahay.wiilashaasi allah u naxariisto ciidan dawladeed ayey ahaayeen miinaana lakacday iyagoo shaqadooda gudanaaya
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Caaac cawaa iyo calaacal ma dagaalamaan iyo hal meel ayey ku dileen ilaa iyo hada nin putland ah mooyee ninkale maydkiis ma yaal baraha bulshada
Waxaad tahay fidna abuur alle UGA cabso shaqada aad hayso
Beenta iyo buunbuuninta jooji waxaasi waa dacaayad
Allah mel adan filayn laga qabay
Kadib ben law ah
Ala xumaa marka qof walba siduu rabo u hadlo
Shirqool maxaad kawadaa dhulkooda ayeey udhinteen
Minana lakacday war xishood
Tuugbaatahey ee dadka ha iskudirin munaafaqyahow
Adeer mxaa kaagalay adiga cali jibraahiil ka fadhiiso ciidanka sxb mafur furi katide neef foow
Kanoo kale lama dhagaysto
Maxaa tahay adigu ma Xassan sh ayaa ku soo dirsaday Oo ku yiri reer puntland soo qabiil qabiil inta xun Oo neceb puntland ayaa markii Oo wuxuu sheeg I waaye dhahayo reer Hebel waa ka dharay kuwaas Nacala ka ku dhacdo
BEENLOOW ILAAHAY KA DAACISH IYO NIMANKU WAYS HELEEN WAYS XABADEEYEEN NIMANKANI IYAGOO XABADA RIGAYA BAA MIINO HORE MEESHA LOOGU AASAY LAKACDAY TOBAN ISKU QOYSAA HAL MEEL KU DHINTAY WAA SHIHIIDEEN IYAGOO XABADA RIDAYA EE BEENTA UMADA KADAA JANEY UHOYANAYAAN BI IDMILLAAH WAA SHIHIID
maxu ninkan ku hadlaya ya miino dhiga o an dacish
War caacda dadka kalatag waxas baa soomali ku jira shirqolku muxu aha ader dhulkoda bay u shihiden meesha bariis loo ma doonan midkasta in uu ama dhiman ama guleysan bu ku dagal galay rer putland bay kawada dhinten wana mu jaahiin khawarish baana dishay cadow baa tahay raba in uu shacabka putland iyo cashabkoda iska horkeeno
Daacish yahaw been lawga ah daacish maxay dilikarta waa in Lagu baara meeshaad joogto khawaarijtii ayaad lashaqaysaa xaaranyahaw ciidamada puntland waaku tala galeen ineybdhintaan laakiin dhulkooda xoraystaan barasho wanaagsan haladoono ninkaan.
Beenlow warkga xuriwayah
Siciid deni ayaa ka danbeeyey Dowlada putland 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Warya dhilada kudhashay was kala tag umada beenta waradka was
Shirqool maxaad kawadaa dhulkooda ayeey udhinteen
Minana lakacday
Beenaale guulbutlan
Beenaale beenaale dhaley