5 shaqo oo aad ku shaqeyn kartid $10 ilaa $60 Saacadii Online-ka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 มิ.ย. 2022
  • Salaam
    Na Gaarsii 100K Subscribers - Mahadsanidiin
    👉 Register Binance https: accounts.binance.com/en/regis...
    👉 JOIN THE COURSE gellebashir.com/all-courses/
    👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 Read - this article gellebashir.com/sidee-u-shaqe...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/all-courses/
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video
    Related Videos:
    • WAA MAXEY FBA AMAZON

ความคิดเห็น • 147

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +43

    Kusoo Biir Telegram Group kena t.me/gellebashir

    • @abdikarinabdulahi2991
      @abdikarinabdulahi2991 2 ปีที่แล้ว +2

      Wan kusalamay sxb wan mahad santahay waxan ku weydinaa IT meqa ayaey igu qadanesa inaan Barton ama shaqo ku helo inkasto IT qeyb badan leyihin mida ugu fican

    • @kramovic6771
      @kramovic6771 2 ปีที่แล้ว +3

      Waxano dhan halkee laga helayaa

    • @shaakirfdofficial157
      @shaakirfdofficial157 2 ปีที่แล้ว +3

      Shp haday loga samayntu saa u fududahy maxd adigu 17$ ugu bixisay aar somalidanaa

    • @cabdulhmohamed3518
      @cabdulhmohamed3518 2 ปีที่แล้ว +2

      Sxp comply website mavio hadal

    • @respectedfunny4468
      @respectedfunny4468 2 ปีที่แล้ว +2

      Ustaad suaala ayaan Ku waydiinayaa apple ayaan soonayaa in aan investment gareesyo $50 /Hur 24 miyaa ustaad

  • @kabtan_moh
    @kabtan_moh 2 ปีที่แล้ว +47

    geelloow sxp I garab qabo hadee macquul tahay sbb too ah mashaqeeyo maxaa yeelay lug baan la ahay sxp 😔😔😔

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว +6

    Big respect my brother

  • @aminamuse181
    @aminamuse181 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustadii in liga cawiya ŕaba xifradaha

  • @abdirizakmohamedaliartan4779
    @abdirizakmohamedaliartan4779 2 ปีที่แล้ว

    Great hero.

  • @abdalle252
    @abdalle252 2 ปีที่แล้ว +1

    aniga ayaa ku samenayo walaalka logo ku qancisa, janis isii oo kaliya ila soo hadal kaliya plz

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @sacdiyohassan5107
    @sacdiyohassan5107 ปีที่แล้ว +1

    Walal aniga waxan hada ka hor nin igu dhacay labo boqol iyo konton iga qatay wax bena igu cabay llkn anqiro war jita

  • @yacquubaadan443
    @yacquubaadan443 ปีที่แล้ว +1

    Wll sare aad baad umahadsantahay
    wll aad baan ugu dhibtoonay
    wx yaabaha aad soo gudbiso ee waan ku wareernay siday wx ujiraan adna inaad sameyso anna aan kariwaayo

  • @abdulkadirabdi2729
    @abdulkadirabdi2729 2 ปีที่แล้ว

    Good luck brother

  • @abdirahmanhashi3810
    @abdirahmanhashi3810 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahasantahy ustd geele waxan rabaa inaa su'aal Ku waydiiyo.
    Waxaad sheegtay 5 shaqo oo aad lacaga ka sameyn kartid malin kasta ,marka ustd waxaad ii sheegtaa anoo Ethiopia joogo sidee uga faa'iidaysan karaa shaqooyinkan aad sheegtay.

  • @user-wn1vj6by5c
    @user-wn1vj6by5c 6 หลายเดือนก่อน

    Wll luqado aqana mcnha lahjado kala duwan wax sideban uga shaqeyssan kara

  • @jamiilojeyte3697
    @jamiilojeyte3697 2 ปีที่แล้ว

    Asc wlllow qadama nimo aa idashaty adigana shaso firii eh aashegee runmeykathy wll

  • @mohamoudabshir4139
    @mohamoudabshir4139 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxad sheegtay shan shaqo grty lkn sidee u bilaabi karaa shaqooyin kas waxan jooga Somalia qasatan puntland bosaso bro

  • @user-ed4op8hu2q
    @user-ed4op8hu2q 9 หลายเดือนก่อน

    Thnx😢 zxp

  • @xasanaadan2128
    @xasanaadan2128 ปีที่แล้ว

    Geele bashiir nio hal xirfad hadaa iisheeg aan ku shaqeesto

  • @feysalmohamedyusuf7
    @feysalmohamedyusuf7 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Legend

  • @abdishakourmohamed785
    @abdishakourmohamed785 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @FatumoadenMohamed-zo7ft
    @FatumoadenMohamed-zo7ft 10 หลายเดือนก่อน

    Walalale shaaqada computer miya walale laga shaaaqeeyna mise talafonka

  • @sahdiyasaeed3952
    @sahdiyasaeed3952 ปีที่แล้ว

    Mshlla ilhy aqonta ha ku siyadiyo

  • @abuukarmaxamed7609
    @abuukarmaxamed7609 2 ปีที่แล้ว

    Wll ad ba ugu bahanay wll ee İntee lagala so xariraa

  • @mkey4k829
    @mkey4k829 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks 😊 ustaad 🥰

  • @aazioazka-si6lm
    @aazioazka-si6lm 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaaad

  • @odowraage7303
    @odowraage7303 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going 💪

  • @habaneofficial2645
    @habaneofficial2645 2 ปีที่แล้ว

    Sxbkay Waxa Aan ka codsanaynaa inaad WhatsApkaaga Halkan noogu reebtid.

  • @fadxiyaapdi3854
    @fadxiyaapdi3854 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll sidee kuula soo xidhiidhaa whats up maleedahay

  • @ezmailchannel9997
    @ezmailchannel9997 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan somalia kushaqeynin ayuunbad wadaa nio

  • @Farxan-ti9tb
    @Farxan-ti9tb ปีที่แล้ว +1

    Waawaan ahay wllxifrad aan laheen bilaaxifaradmaku shaqeeysan karaa wllo

  • @cabdiwahaab791
    @cabdiwahaab791 ปีที่แล้ว

    Zxp logo hddan Barto sideen lacag ugu heli karaa

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going boss

  • @lakiboy45
    @lakiboy45 ปีที่แล้ว

    Computer ayaa loo baahan yahay soomaaha mise mobilka ayaa lagu shaqaysan karaa

  • @ishraaqajama251
    @ishraaqajama251 ปีที่แล้ว

    Logoyin wan aqaana bro macal computer lkn qabka shaqada ubilaba igu adked

  • @OmarMohamed-gk3dk
    @OmarMohamed-gk3dk 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sxp marka hore waad ku mahadsantahay dhaliyarana waad tahay runtuna waa lagama raystan kuma odhan gadho beenale lkn dad aad u faidaisay oo shaqaysta noso duub sxp

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you wll

  • @axmettmoxed232
    @axmettmoxed232 ปีที่แล้ว +1

    Sxip laptop 💻 mahayste Maxan Ka Barta oo an Logo Sàmeya Ama Website Barta Marka waxad noso Badisa Application lacag loga Hela Wll ❤

  • @lingaxofficial2110
    @lingaxofficial2110 2 ปีที่แล้ว

    Sxp waxan u bahnahy
    Website design

  • @user-mp9ce9vn6c
    @user-mp9ce9vn6c หลายเดือนก่อน

    Hal ii garb qabto lacg in aan online ka

  • @xabibmohamad
    @xabibmohamad ปีที่แล้ว

    Asx wan samayn Aqanaa
    Logoyinka

  • @adowali7921
    @adowali7921 ปีที่แล้ว

    Asc wlle sidee loo heli kara credit card

  • @kadraosman4647
    @kadraosman4647 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 2 ปีที่แล้ว

    Wll TH-cam ayan furtay sanad ka hor wlhi idinka iyo coda keliyan idhibaayo pealse ma iga cawinkartA wll

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 2 ปีที่แล้ว +2

    M.allh thanks 🙏

  • @hassanqurow
    @hassanqurow 2 ปีที่แล้ว

    Mhadsnd Bro

  • @xaliimocabdicasiis7071
    @xaliimocabdicasiis7071 ปีที่แล้ว

    Anaa rabah wll inaa barato

  • @drsaidabdikadircadli6493
    @drsaidabdikadircadli6493 2 ปีที่แล้ว

    Bwe xge kaala soo xiriiraa

  • @SadamHusen-
    @SadamHusen- 2 ปีที่แล้ว +2

    Tanks por

  • @user-te9iv6mg4l
    @user-te9iv6mg4l 6 หลายเดือนก่อน

  • @MuscabDesign30000
    @MuscabDesign30000 2 ปีที่แล้ว

    Sxb geele wax aan kugu tilmamo garan maayo wlhi anoo iska niyad jabsan ayaan dib usoo kacay waayo fursado ina anfacayo ayaad inoo shegtay mhdsanid macalinka sanadka

    • @mssbutterfly3890
      @mssbutterfly3890 2 ปีที่แล้ว

      Ina ku wareesto raba halke kala zo xirira

  • @astecxd907
    @astecxd907 2 ปีที่แล้ว +13

    Lagend tahay libaax wlhi aniga ganacsi in aan sameeyo u baahanahay lkn xog aruurin ayaan ku jiraa insha allah guul

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว

      thanks wll

    • @farxaanaxmedali8669
      @farxaanaxmedali8669 2 ปีที่แล้ว +2

      Sxp ninkan yuunan kuwaalin hortaa uu dhalin yaro badan hanka kasoo riday kataxadar

    • @mssbutterfly3890
      @mssbutterfly3890 2 ปีที่แล้ว

      @@farxaanaxmedali8669 oo se ah 🙄

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep getting

  • @asluubweedhsame1945
    @asluubweedhsame1945 2 ปีที่แล้ว

    Horta wll been badanida

  • @mostaphaabdirashiid8982
    @mostaphaabdirashiid8982 ปีที่แล้ว

    fiver Edit iyo Logoba wan sameeya

  • @uxmeydubdelraxman3990
    @uxmeydubdelraxman3990 2 ปีที่แล้ว

    Hanawaalin niyow anaga malinwalba shaqa online unbad leedahay ood views iyo lacag aad kuraadsataye ader qalbada naxanuuntay

  • @josephapdijosephapdi5672
    @josephapdijosephapdi5672 ปีที่แล้ว

    dhibatadu waxa ay ka tagan tahay halkee ayaad fa Ida lacagta ka helaysaa hadii aad joogto somalia

  • @abdirahman4809
    @abdirahman4809 2 ปีที่แล้ว +7

    Ustaad Gellow professional graphic designer & video editor ban ahay, waxan raba in layga caawiyo sida professional profile loga dhisto websiteyada freelancer ka sida fiverr

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว

      nala so xiriir insha allah wll

    • @abdirahman4809
      @abdirahman4809 2 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir OK 👍

  • @axamedadaan5887
    @axamedadaan5887 ปีที่แล้ว

    Waar walaal gabaadh aan waxabaa baraan baan ahaay diidee u gaa shaqeeysata

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 2 ปีที่แล้ว

    Wall iga caawi aniga rabo arintNe

  • @barbariyeofficial
    @barbariyeofficial 2 ปีที่แล้ว

    Sxp wax itus oo itabsii ah dadka la wadaag. Hadii aad kuguleystay adiga inaad online ka shaqaysato waxa jira dad kuhaminaya si lamid sidaa ujecleyd casharadadana si fluently ah maha
    Casharo online oo hdii aad kashaqysto
    Perfect money iyo waxyalaha lagula bixi karo nala wadaag ileyn somalia paypal lagama isticmale.!

  • @xarbiabdishireofficially4386
    @xarbiabdishireofficially4386 2 ปีที่แล้ว

    Sxb hadlkaga ma runbaa mise Venus ayaad ku raadinaysaa

  • @FatumoadenMohamed-zo7ft
    @FatumoadenMohamed-zo7ft 10 หลายเดือนก่อน

    Wan raaaba shaaqado

  • @dr.smunishaliabdi3112
    @dr.smunishaliabdi3112 2 ปีที่แล้ว

    Brother side oga faideysan karaa waxna wa bartay shaqna mahyo plz

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha aallhaa mahadsanid

  • @user-wt7qm2ql1g
    @user-wt7qm2ql1g 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @BreakTime184
    @BreakTime184 ปีที่แล้ว

    WLL WAXAA HUPTO OO AAD ADI LCG KU QAADATO HADAY YHN WY WNGSNTHY

  • @abdiali335
    @abdiali335 3 หลายเดือนก่อน

    Sidee.logalaa.baxaaa.sxp😅😅hana.waalin

  • @aaminanaruuro4767
    @aaminanaruuro4767 ปีที่แล้ว

    Zxp waan sameeyaa aniguba dhanka loogoyinka hadaad rabto iagsoo codso.

  • @shukriabshirsiciid9552
    @shukriabshirsiciid9552 2 ปีที่แล้ว

    Good

  • @user-te9iv6mg4l
    @user-te9iv6mg4l 6 หลายเดือนก่อน

    Walll

  • @Ruuxiquruxofficial9321
    @Ruuxiquruxofficial9321 ปีที่แล้ว

    Loga farii mala helayo

  • @jaamacomaribraahim6164
    @jaamacomaribraahim6164 2 ปีที่แล้ว

    Tuugi soomaliya

  • @saadaqsaylac2741
    @saadaqsaylac2741 ปีที่แล้ว +3

    Walaal waxa aan ahay wiil 18 waxa aan jeclahay inaa ku shaqeesto xirfadahaan marka wll i garab qabo wll qaali fadlan

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว

    Libaax baad tay noolow wlo

  • @c_m_c3800
    @c_m_c3800 2 ปีที่แล้ว +1

    Application logo lagu sameeyo magaceeda igu caawi pro

    • @xafsa3
      @xafsa3 2 ปีที่แล้ว

      canva

  • @amiirreacts25
    @amiirreacts25 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro maanta anaa uhoreeyay pin 📌

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว

      thanks wll

    • @OLD_JINAC
      @OLD_JINAC 2 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir wll lanbarkaga rsba

  • @khadroahmed696
    @khadroahmed696 2 ปีที่แล้ว

    geele melan kala so xiriirno no reeb

  • @Mohamedmohamoud-dc9fl
    @Mohamedmohamoud-dc9fl 6 หลายเดือนก่อน +1

    No so. Fa iidee

  • @keivdahir2706
    @keivdahir2706 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio email iga lo may sidee u so ceshtaaa wllky

    • @Dr.Qalinle
      @Dr.Qalinle 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa fudeed wll waan kacawinayaa

  • @user-wt7qm2ql1g
    @user-wt7qm2ql1g 8 หลายเดือนก่อน

    Anigaa wiilkaas idin haayo

  • @hindiafsomalimovies3464
    @hindiafsomalimovies3464 2 ปีที่แล้ว

    WAR MACALIN CRYPTO MAAD KAHADASHID BITCOIN DHULKA GASHEEE

  • @bestmen5542
    @bestmen5542 2 ปีที่แล้ว

    ZHP ANI SOMALILAND AYAAN JOOGAA SHAQO FUDUD OO AAN 10$ LABTOON MAHAYSTI MOBIL AYAAN HAYSTAA ZHP II SHEEG SHAQO FUDUD

  • @abdulnasir.23
    @abdulnasir.23 2 ปีที่แล้ว +1

    Hal sual ayan idin wadinaya dhaman ita Chanel ka kuxiran gaar ahaan kuwa Somalia joga...
    1.majira qof Somalia joga oo lacag kasameyay websites yada walalken inoo so gudbiyo malinkasta ...??
    Iga so jawaba ana wax walba isku dayay lkn wali shilin kama dhadhamin cilada igu wayn wa inan kala bixi karin

    • @mssbutterfly3890
      @mssbutterfly3890 2 ปีที่แล้ว

      Mee too xal noo keen walalow/walaley🙄

  • @mssbutterfly3890
    @mssbutterfly3890 2 ปีที่แล้ว

    Beenlow wxs hde run ka yihin ada hormar gaari lahaay views raadis soco naga tag🙄

  • @muniiraosman1842
    @muniiraosman1842 2 ปีที่แล้ว

    Walalkay contactigaaga aa ubaahanahay

  • @bukhariarts3307
    @bukhariarts3307 2 ปีที่แล้ว

    Ustaaad waxanahay ardey waxan ka shaqeesto oo waxbarashada iskaga dhiibo online ah Iso Caaawi Pls 👵

    • @farxaanaxmedali8669
      @farxaanaxmedali8669 2 ปีที่แล้ว +2

      Hasugin taas waanin daawashadada raba in uu kamacaasho pro

    • @bukhariarts3307
      @bukhariarts3307 2 ปีที่แล้ว +1

      @@farxaanaxmedali8669 Absoloutly sxp beenTa MaaHan Ugu Yaran 10sano baan kadaba wareegya waxyabaha Online ka waa been viweskaaga lee

    • @Mohamett22
      @Mohamett22 11 หลายเดือนก่อน

      Pawwww😂

  • @user-te9iv6mg4l
    @user-te9iv6mg4l 6 หลายเดือนก่อน

    Ifhnsi

  • @sakisaleeban3608
    @sakisaleeban3608 2 ปีที่แล้ว

    Benaale

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 2 ปีที่แล้ว

    Zxp gelle bashiirow waxaan doonayaa inaad iga caawiso sida upwork master card premiera bank somaliya aan ugu xidhanlahaa mhdznid wll

  • @xabibmohamad
    @xabibmohamad ปีที่แล้ว

    wll logoyin ka wan samay Aqanaa
    mida seen ku suqgeyaa

  • @hafsaowfaarax9967
    @hafsaowfaarax9967 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlo dhibta jirta waxa weeye dadka sifiican uguma sharaxdaan xoogaa ayaad dulmartaa sxb si toosa noogu soogudbi

    • @farxaanaxmedali8669
      @farxaanaxmedali8669 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa nin dawasho karabo asigaba masameyo lacagta ushegayo howlahanna waa kuwo adag suu wax ushegayo uma sahlana

    • @mssbutterfly3890
      @mssbutterfly3890 2 ปีที่แล้ว

      @@farxaanaxmedali8669 adi ma isku dayde waliga

  • @kidschannels4536
    @kidschannels4536 2 ปีที่แล้ว +1

    ZXP ANIGA AYAA AQAANA LOGO DESING

  • @zayd2892
    @zayd2892 2 ปีที่แล้ว

    Waar kan dislike maa ku hoobtaan dhalinyarooy warkiisa waad haysaane

  • @farxaanaxmedali8669
    @farxaanaxmedali8669 2 ปีที่แล้ว

    Mawaxaad intaas oo bena usheegee in aad daawasho badan hesho ! Dhalinyaroy nin been ushegaya in aad daawatan yowsan barwaqo uu asaguba heysan idin tusin dadka nocana cousrse ka benta iyo vedio yada ey lacag kasameyan èe kataxadara fadlan

    • @lakiin
      @lakiin 2 ปีที่แล้ว

      waa runtaa zxp wllhi

    • @lakiin
      @lakiin 2 ปีที่แล้ว

      ninkan been ayuu aqriyaaa

    • @lakiin
      @lakiin 2 ปีที่แล้ว

      imika bal eeg 1000 system ayui noo sheegay xabadna ka shaqayn mayso

    • @lakiin
      @lakiin 2 ปีที่แล้ว

      ta kle waxbuu sheegaya halkii buu ku ilaa waya ayadoo qabya ah

  • @Farxan-ti9tb
    @Farxan-ti9tb ปีที่แล้ว

    Farxaancabdulaahi

  • @safacabdiraxman6594
    @safacabdiraxman6594 ปีที่แล้ว

    Number kada noreeb plz

  • @Dr.Qalinle
    @Dr.Qalinle 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll qali kuraaxayso Qurànka eebe
    th-cam.com/video/oWudK2rrto0/w-d-xo.html

  • @abdulnasir.23
    @abdulnasir.23 2 ปีที่แล้ว

    Hal sual ayan idin wadinaya dhaman ita Chanel ka kuxiran gaar ahaan kuwa Somalia joga...
    1.majira qof Somalia joga oo lacag kasameyay websites yada walalken inoo so gudbiyo malinkasta ...??
    Iga so jawaba ana wax walba isku dayay lkn wali shilin kama dhadhamin cilada igu wayn wa inan kala bixi karin