ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Meesha bilowgu soo geedi haan agtiisa maaha?
Maxaan maray meeshan
Wadadani waxa lagu safrijirey ilaa Ingriiskii. Waxay u adeegtaa Ilaa 20 degmo, Burco ilaa Saaxdheer. Waxa degan dad gaadhaya 2 malyuun iyo badh. Waxa lagu dhaqaa xoolo geel iyo adhi aan tiro lahayn. Waxa su'aal ah maxaa wadadaa intaas oo dawladood oo kala dambeeyey u dhisi waayeen. Waqtiyada roobka, waqtiga Xajka shilalka dhaca dad iyo xoolo ayaa ku dhinta.
@@januarySl2024 waynaan Hadlayn.
Waw