Warbixin Taariikhda Gaashaamo , bilicda deegaanada iyo adeegyada arimaha bulshada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @GuushaDhabtaah
    @GuushaDhabtaah 3 หลายเดือนก่อน

    Gashaamo masha allah

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkan banka waxaan soo jeedin in laga sameeyo dhul beered laga soo saaro Cunadda maanta Adunka gababsiga ku ah sida Masagada digirta iyo dhirta miraha lacuna bixisa iyadoo xoolahana loo samenayo Geymo oo eey daaqan.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalidu wa bulsho walalo ah isku dhaqan heyb wadag ah hal diin hal luqaad ah,Djibouti Somali Galbeed,Waqoyi illa Waqoyi bari kenya,waa dal hodan ah hadii loo helo dad malgashi kusaneya,Talxis iyo degano kheiratku Badda Dhulka iyo Cirkaba iskufilan.

  • @CraxmaanIndho
    @CraxmaanIndho 7 หลายเดือนก่อน

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +1

    Baligani waa in labariyo hoos loo qodaa si biyo xireyn waxsoosarka loo isticmaalo.

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s ปีที่แล้ว

    Ilaa iyo 77 Miinooyinkaas saas ayaa looga Cabanaayay. Soo gaadhay intii ugu Danbeysay.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว

    wariye Feisal fadkan Akhri Commenti geyga Mamulka waxgaradka iyo Somalida leh dhaqalaha sida Dahabshil iyo kuwa lanidka ah waa in Gashamo loo badalo Goobo waxsoo saar leh qudaarta iyo cunada daruriga ah, Somalidu Alle waxa uu siiyay dal weyn wackastana kujira balse Maskaxdoodi ayaa qabil iyo in wax dibadda laga so dhofshay kutirsadan noqotay,Imisa dal eeysan laheyn malgalisa laguna dhiba sida africa Carapta oo ah Cunsuri Immaradka reer galbeed oo ahaa kuwi dalka 5 meel u kska qeybiyay,inti yareydna sii dumiyay.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadada oo ladhiso iyo degmada loo badalo Gobol.