Jigjiga iyo adis ababa wa dhul Ethopia ah. Mihimadu wa in wefti adis ka timi lala kulmo meelna wax laysla soo dhigo. Waana marki ugu horeysay ee somaliland jirtay aan dadka hawd degan sheganay.
Ciro wasarkii bar lama ka ayuu ismoday wasidi sidan waa nooc aan wali la arag ciray halka ka wad ma qacan ha taagan ama luge sharciga wada O ogalaysi kuna xisaabtam washaqdooda
Madax wayne waxaan kuu sheegaya wadanka waa lagu soo duulay markaa wadanka xalada lagu jiro waxkadheh dadka dagaal hala galiyo sharciga gacanta kawacan oo nabada lagu keeni karaa
Asc anigu siyaasada somaliland waan la yaabaa sababtoo ah ma wasiir ayaa codaynta diidi kara saw la eryi maayo ma waxaad moodaysaan dawlada BAARLAMAAN TEERI
Yaab caqliga halgu daro meeshu ma meel ay ka talinayso somaliland mise waa dad kiliga shanaad horimda ma maha caqligii xaaldanoo kale dagaal intaa la'eeg shacbkaa masaakiinta ah lagaliyo ee dadkii dhintay ilaahay ha u naxariisto inta noolna siduu xsuuqii banaa u dhincin caqli halagu daro oo xamaasad iyo cadifad ka hadalka halyska daayo iyagii baad dhexdagnahay awood cidan kuma haysano oo marka sida inaga danteena ku jirta hala sameeyo Allhu aclaam
ALLAHAYAW NA DIL OO HANA DOORIN AAMIN WELI TAN OO KALE WAAR GOOBTU MA GOLIHII SHARCI-DEJENTAA? MISE WAA GOLIHII FULINTA? NINKUNA MA GODOMIYIHII GOLAHA SHARCI-DEJINTAA? MISE WAA MADAXWAYNE? DAWLADDII DHIMATAY HAYBADDII HALAWDAYE BAL DAYAAY NIDAAMKEENAN DOORSAMAY DAYAAY
adeer nabad ha i maqashiin waanwaanna hadal keedbadaa madaxwayne ku sheega mustafe cagjar iyo daaroodkiisu cirka haday ku soo dumin karaan dawacalay ha ku soo dumiyaan dagaal waa ina daanwayne wlhi
Madaxweyne cirro maxaad uu dirtay weftigii cusla jigjiga maad uu dirted addis abba meesha fashil baa kaa dhacay
Maamu baa lahadla dowlad waliba federala sey kanoqotay 😅
Labada mamul ee hargaysa iyo jigjigaa hadlayay boowe
Nidaamku hakuu danbeeye maye sharaftii dalku ilaahay ku dooriye
Anagu maanaan arag wasiiro shaqo ku maqane kuwo jigjiga lagu bahdilayo ayaanu arkaynay Alle ha madhiyee
Odaygu ma parlamentet inu joogu is moodaya
Hadalka qalbigeega kujiray ayaat tiri
Asc fariid sax baad tahay BAARLAMAAN TEERI AYUU IS MOODAY wasiirka diica amarkiisa waala eryayaa
Madaxweyne ceebta jigjiga ina maydh oo wefti u diri addisababa. Cagdheer ceebteeda inaga maydh.
Jigjiga iyo adis ababa wa dhul Ethopia ah. Mihimadu wa in wefti adis ka timi lala kulmo meelna wax laysla soo dhigo. Waana marki ugu horeysay ee somaliland jirtay aan dadka hawd degan sheganay.
Waxa fadhiya 43mudane+marwo =44 😂😂😂😂
Waxa codeeyay 43 musane cid diiday ma jirto iyo cid ka aamustaytoona
Madaxwayne ciro
MA BARLAMANKIIBA TOLOW
Iran ba suudhyada bila tie ku gashata ma Shiicoo 😂😂😂😂 qalfoof baan arka wlhi lasoo bahdiley yusra keep going bahdilka
Wa maxaay sudhadhkan blue ga wada ahi???? Yab
maxaad kudiidaysa? Ma sudhadh cagaar ama cas bay xidhaan? wa cajiib tazkiya baynu ubahaannahay!
Shimbirayohow Heesa. Tii Xassan dalxarasha meesha ka socota
Allow Noosahl Dalwd Huruda😢
Tani waa Dawladii Hargaha iyo saamo. Qayerkeed ka baqato caruurteeda ka Adag waaye. Allah yaa shacabka u maqan😭
kuwaan waxba fahmin… tani waa cadeys in ay Ciro mamulkisu dib ugu noqdey MoU. Abiy wuxuu ku soo diray eygiisa cagjar.
Waa kaa isbadelkii… wax ku fala!
Is casil somaliland husbad udhigtay qaranki 32year ladhisayay waadiga. Ismamulkadhigay adiyo huwanta dii af hayenkushegi maxa kaqaday dhigi habarawal uhus eyow
Wata la ba ay Ethiopia
Ayynu dhex dabalanayna
Ceeb aya jirta
Alle ha sahlo Wllyaal
Madaxwayne dalka tacsiba u taal mahan reer qudha maanta wax lagu soo duulay waa s/land oo dhan mise adiga badhbaa majeerten ku ah waa sidee xaaladude
Ababa Ciro labadiii wiiig ayuu isku badalay kkk kursigiii Muuse
Madaxweyne aniga iidir abiya axmed ana wlhi ilkaha kadaadinaye
Somaliland Guul
Muxuu. Cod galiyete
Madaxweyne.waxani hakuu. Dambeeyaane. Wafdi udir Addis. Ababa alla ku dooriye. Hurdadii lagugu sheegayry ayaad seexatee
Ciro wasarkii bar lama ka ayuu ismoday wasidi sidan waa nooc aan wali la arag ciray halka ka wad ma qacan ha taagan ama luge sharciga wada O ogalaysi kuna xisaabtam washaqdooda
❤❤❤
Muxu yay qofkan tahaya badal laftisa
Madax wayne waxaan kuu sheegaya wadanka waa lagu soo duulay markaa wadanka xalada lagu jiro waxkadheh dadka dagaal hala galiyo sharciga gacanta kawacan oo nabada lagu keeni karaa
Nio dagaal hayskala so boodinee wax hubsada oo caqliga Ka shaqaysiiya nio
Madaxweynuhu isagu ha niyaadhdee aduu ka banee uu yidhi uunbaad leedahaye
Walhi ceb intan ka waynbu noso wada cirro
Asc anigu siyaasada somaliland waan la yaabaa sababtoo ah ma wasiir ayaa codaynta diidi kara saw la eryi maayo ma waxaad moodaysaan dawlada BAARLAMAAN TEERI
Waar madaxwayne aniga idir plz abiye anaa ilkaha kaqubaye wxn haystaa diploma caribaya
Arrin xumo Abaar ka daran ismaamul goboleedka Ciro ee marin habowsan Tana ma dambaysay Liitiga ahi
Isagu maanu hadlikarin
Yaab caqliga halgu daro meeshu ma meel ay ka talinayso somaliland mise waa dad kiliga shanaad horimda ma maha caqligii xaaldanoo kale dagaal intaa la'eeg shacbkaa masaakiinta ah lagaliyo ee dadkii dhintay ilaahay ha u naxariisto inta noolna siduu xsuuqii banaa u dhincin caqli halagu daro oo xamaasad iyo cadifad ka hadalka halyska daayo iyagii baad dhexdagnahay awood cidan kuma haysano oo marka sida inaga danteena ku jirta hala sameeyo Allhu aclaam
Nio kani waxba garan mye ya ka qabta madxwayne iskuma hystoba wxba gatanmayo
Isbadal 😂😂😂😂😂😂😂
ALLAHAYAW NA DIL
OO HANA DOORIN
AAMIN
WELI TAN OO KALE
WAAR GOOBTU MA GOLIHII SHARCI-DEJENTAA?
MISE WAA GOLIHII FULINTA?
NINKUNA MA GODOMIYIHII GOLAHA SHARCI-DEJINTAA?
MISE WAA MADAXWAYNE?
DAWLADDII DHIMATAY
HAYBADDII HALAWDAYE
BAL DAYAAY NIDAAMKEENAN DOORSAMAY DAYAAY
Kkkkk waxaad moodaa berigii uu golaha wakiilada gudoomiyaha ka ahaa
adeer nabad ha i maqashiin waanwaanna hadal keedbadaa madaxwayne ku sheega mustafe cagjar iyo daaroodkiisu cirka haday ku soo dumin karaan dawacalay ha ku soo dumiyaan dagaal waa ina daanwayne wlhi
Xoolo Dareeray meesha soo dhaafa WIXII Laga xishoon jirey baa ku xaragootaane muxuu ka kulmi gole w ma jirtaanbe
Subxana llah dalku xalad dagalbu kujiraye bal uso yara jesta ciro sidan simaha hurdada katos gola lahayne
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Rubbish
Kulaa gargaar baanu fidinay naag ilaa naag waar midinkaa wax na taray Beenaale
adeer xishood inan baatahay