MA DHABBAA IN SIRAA'IIL QORSHAYNAYSO IN AY IQABSATO MIN SACUUDIGA ILAA TURKI?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Allaah subxaanahu watacaalaa ayaa quraanka kariimkaa kusheegay yuhuud ineey tahay kuwa ugu sharta badan intuu abuuray laakiin ilaamku wuu hurdaa subxaanalaah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    yuhuud waa riyootay dhulkaa dadkii lahaay ma dhamaadeen iyagaa la ciribtiri ilahey baa noogu sheegay quraankiisa karimka qof walbo oo muslim ah waa ka dharagsan yahay arinkaa sabarka hala badiyo nasriga waa imaanaa inshaaallaha

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Riwaayad kasta in la daawado qasab maaha ,Israa'iil oo tabar iyo taag u weyday la Dagaalanka Xamaas iyo Xisbulaah xagee ka keeneysaa awooda ay isku balaarin karto

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa riyo aan dhaboobeynin

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxda carbeed waxeey moodaan in yuhuudu aay rabto palestine bas laakiin guryahooda ayaa loogutagaa waayo ilaaheeybaa quraankiisa kusheegay yuhuud ineeytahay shar

  • @mahatabdiabdullahi5527
    @mahatabdiabdullahi5527 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhimasho mise dhulbalaarsi ? Israaiil keebey ku socotaa ?

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilahey hana hor dhaafiyo wejigisa natanyahuu waa fercoon ama abujahal sannadaan

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah baab sugeynaa❤❤

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madaxdii carbeed ayaa tartiib-tartiib u soo noolaanaya ka dib markay arkeen dabaca yuhuuda iyo xulufadeeda

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma fahmin

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    israa.iil waxba ma samayn karto lkn waa qorshe ay wadaan wadamada maraykanka sacuudiga iyo emaraatka waana qorshe laga shaqaynaayay 100 kii sano ee la soo dhaafay waxaase is waydiin leh ma u hirgalaysaa mise uma hirgalayso hadaan anigu ka jawaabo waa maya

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC hadii markii horeba xuduudaha iyagu sameeyeen hadana waa Durkin karaan dhibmalaha

  • @HousseinGeule
    @HousseinGeule 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subah wanagsan mawlid haji

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaa babul mandab baa u qorshaysan tukrigu been ma sheegayo
    Damacaasi afrika uu gaadhsiisan yahay
    Jaaniska carabta u banaani waa in falastiin guuleysato oo keliya
    وما تشااون إلا أن يشاء الله رب العالمين

  • @AbdiqadirAhmed-b7i
    @AbdiqadirAhmed-b7i 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Arintaan dhul balaarsiga ah waxa wax kaog sida usaldhigtey maraykanka suriya iyo ciraaq way is ogyihiin

  • @BollandOr-wx4vt
    @BollandOr-wx4vt 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nidaamka aduunka hada kajiraa sida lafilayo waa kaguurayaa state ama doladaha waxaa loonoqondonaa empire ama boqotoyadii aan xuudada layaqana lahayn ninwalba iyo awoodisa

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhabmahan

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Carabta way iska hurdaan al carabaa

  • @MohamedTaani-b9i
    @MohamedTaani-b9i 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Súuragal ma noqonkartaa was Maya. Waxaa soon dhowaadey xiligii. LAga tirteri lahaa khreedhada dunida.((Horta gaaza ma soo dhaafi Martaa?!

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    RIYO AYEYBA KU JIRTAA YAHUUDA WALIKEED RIYADAS HELI MEYSO WALAHI

  • @LovelyJackrabbit-vk8oc
    @LovelyJackrabbit-vk8oc 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israel award malahan

  • @AbdikaniKhalif-ys6if
    @AbdikaniKhalif-ys6if 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa socon weeynaye aan orodno miyaa 😂😂😂😂

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed maxamuud cade sidu u waramayey ayuu gaboobay.isagoo b.b.cda ka warama Ayaan xasuusta.isaga iyo craxman koronto.iyo farxiya cali qaajo.

  • @cabdixakimmaxamed
    @cabdixakimmaxamed 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HBN WAXAAN CODSANAYAA INAAD NOO SHEEGTAAN MEESHUU KUDENBEEYAY TALIYEHII CIDANKA ISRAIL HIRZI HALIFI MARKII LADHAHAY WU DHINTAY ILAA HADA WAR RASMIYA LAGAMA HAAYO

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haa the great Israel wali lama gaadhina way say qorshaynyso

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa israel weyne ah gaza ayey ka dabaalan Kari waayeen.

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Israil waqtigeedu waa gabagabo iaga munaafiqiinta caalamu islaam madaxda uah bi idni allaahi tacaalaa

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caraabtu hadanay halganka falaastin is barbar tagun wa hubal in caraabta dhamantood la bara kicun dono

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israil awoodas malahan
    Lkn marekan aya kolhore ba haaysti wadamada carabta

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israiisha weyn Waa hadal ay Israeli ku dooneyso boobka dhulka falastiin

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadawga gumeystaha Hami weyn aakujiro balse mausuurto galeyso insha Alaah Israel kabtay gishantahau xamaas iyo inti taageroso aa gadaal agatagan meel eeyudhaqaaqi karto maleh dhulbalaarsi waa Riyo maalincadey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa been warkaan somaliye mashruuca khaniisinta ayaa layiraada waayo dagaalki sadaxaad ee aduunka waa ow dhamaaday wax dagaal eh majiraan aduunku waa nabad. qofka saas lehne waa libaaxa laloodin waa yey

  • @sharmakoabbas9069
    @sharmakoabbas9069 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    i don't lake this man