Taliye Abdisalan warkaagu waa saxiix laakiin M xasan sheekh Allaha fahansiiyo Waxaad moodaa in go'aamada dawladu ku salaysan tahay cadho iyo dagaal dulqaadkiina ka yaraaday waxaana dhab ah talaabadii in ay ka leexatay wadadii saxda ahayd
Wan ka quustay wax Soomaaliya government la yiraahdo mana jirto wanad ogan doontan Soomaaliya waxay noqon doonta wadan ay kala qaybsadaan dowladdo kalee weyna soo bixi doonta
Hadii xasan qaldanyahay ma axmad madobe saxan marka wan ogahay in madaxda Somalida iyaga dhan u shaqeyan shisheye rabo dhulkena hooyo marka waxba isma dhaman ee dowlada macal Mamul gobaledka hala WADA dulsho
Hay ada sirfonka kuma mashquusho shacab iyo dadka somali ee waxa loogu talagalay in ay dabo gasho shisheeyaha oo ay dabo socoto dadka shisheeyaha u adeega ee maaha in ay sameysato ciidamo dhacaya shacabkii umada dilaya ciidamo sirdoon xagey joogaan mooryaanyahaw
Maxaan sidan u nahay qaxoontiga meel kasta oo dal walba ka jiro, wax qiimo ah oo aan lahayn ma jirto, maxaa damiirkii ummadda Soomaaliyeed u dhintay؟💔💔☹️
Walaalow xassan dawladlimo waxba kama yaqaane maxaa wadanka loogu fiirsanayaa tan kale niisa ninka loo dhiibay iyo nimanka uu ciidamada u dhiibay itoobiya ayey u shaqeeyaan iyo shabaab dadkii waa la isku diray qabiilqabiil baa loʻ kale xirxiray caasimadii wadankana sidaas baa loo galay
Walaalow,,Warkaaga wa sax Somali illaahey umaqan 9:49 10:16
Mar kle aya lalodi rbaa cidanka waana arrin lga ficanyhy waxana ugu baqa dowldda in ay mamulkas nabad geliso wa mamul jira oo lag heshiyay dhismihisa💯
Thanks my brother somalia guul in a dabadhilifyadu wey bixi doonaan
Mashaal Allaah VIVA Somalieey Guuuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯
Waa runtaa waa xaqiiq Waxaan rajeynaa
Waa todobaadka maalinkii ugu khayrka badnaa
Nabiga kusaliya SCW
Scw Scw Scw ❤❤❤
Guuleyso wall laxjeclo badan aa kaa muqato Somali oo dhan baa kugarabtan hajabin waliga hajabin❤
Somalia ha guulaysati 🇸🇴
Ha joojin wax tarkaada marbaa lagu guuleysan.
Allaahuma aamiin jazakallaahu kheyrul jazaa wll Allah kuxifdio aduun Io aakhiraba insha allh Sharaf Io Karaama
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay Tusaalayaashaada wanaagsan iyo Dhabka hadalkaaga, Ducadaadana Allaha Noo Aqbalo waana kaa la shaqaynaynaa Horuumarinta Dalka, Diinta, iyo Dadka.
Saxiib adiga dhaliil moye waxa kale mahaysid adiga xiliga adiga jogtay xiliga oogu xumaa
Saxwaaye. Taliye Qibradleh
Great report brother
Somalia wey guuleysan doontaa insha alaah
Guuleysta inta Samaha jecel 😊
Mnsha allah bro warbixintaada qiimaha badan aad baan ula socdaa
Ma asagaa awooda.
Expert c/salaan guuleed.
Kkkk jaceyl magaciis baa ba,ay ayaan maqli jiray ( dad soo shaqo tagay ayaa meesha dhooban oo naftooda iyo ajnabi u shaqeynaya)
Somalia 🇸🇴 waxaa hada hugaamiye kooxa calooshood u shaqaystayaal ah
Maxaad ugu baaqaysaa Culimmada, Isimmada iyo shacabka guud, si looga hortago damaca XABASHIDA.
Asc walal waa sax hadalkaas waad mahadsanid walal
Taliye Abdisalan warkaagu waa saxiix laakiin M xasan sheekh Allaha fahansiiyo
Waxaad moodaa in go'aamada dawladu ku salaysan tahay cadho iyo dagaal dulqaadkiina ka yaraaday waxaana dhab ah talaabadii in ay ka leexatay wadadii saxda ahayd
Mudane Abdi-salaam waxaa jira hadala Aad Horya noogu soo gudbisay oo si,weyn Saameyn xun noogu yeeshay lkn marki Dambe Noqday wax aan sax aheen waa Hadalkaagi ahaa ciidankii Eritrea 🇪🇷 jiray waa la,laayey taasoo aan aad ugu naxnay Dowladii markaa jirtayna aan kula Dagaalanay maadaama Aad nin masuul tahay wax cudur daar ah kama aadan bixin Hada waxaan is,weydiina mar walba waxa uu sheegaya Abdi,salaan ma,sax baa mise waa Hadlkii hore Camal
Haday HG hadlaysa markii rugtii Dowladu lahayd laga baro kiciyey oo dad laga iibsaday.
Iska iloow ina adeer😢
Iska iloow ina adeeer😢
Walaakeyoow cabdi salanoow umaddaii niyadaay ka dhinteen
Diyaaar walaqora
madax weyne xassan shiikh waxaa lataliyal uah dad neceb jiridanka muqdisho iyo dowlad nimada somaliy iyo dasdurka somaliya iyo jiridanka jland
Waa runtaa waa xaqiiq HSM waa foreign Agent
qof walbo madaxtinimo raadiyo aaqiro su,aalo ayaalan horta xasan maba kujiro allah iyo asi is arkayan🥺🥺💔💔
C/salaan shp nio adoo raaliya waxaa kasoo hadashaa arinta qul-qulka Ethiopianka .
Wan ka quustay wax Soomaaliya government la yiraahdo mana jirto wanad ogan doontan Soomaaliya waxay noqon doonta wadan ay kala qaybsadaan dowladdo kalee weyna soo bixi doonta
Mar walbo waxaa jiro dad damiirkooda nool yahay
Republic of somaliland
Xasan dhiiqo all ceebadana war xasanow is aas
From Abdijaliil show
Waxay ku qaldan tahay ayaan shegayaa Allah ya baaralk fiik xagee lagaala Soo xariirayaa
Garguurte siyaasat mayaqaano waxuu yaqaanaa xawaalo qodoow iyo dhul boob cabdisalaanoow somalia alle ayaa u maqan
SOMALIA ILLAHEY BAA U MAQAN
Sanbalooshe wuxuu isku darsaday jaahilnimo iyo aqoin sirdoon oo uusan lahayn,waaba haduuba dugsi dhexe ba dhamaystay ,noocaas oo kale waa qalad inuu Nisa maamulo ,waa dhab inuu qabill ku yimid lkn xawaadle nin sanbalooshe dhaamo ma waayeen
Gedo ka soo warran.
Ciidanka militaryigu waa inuu yeeshaa ( military intelligence)
Hadii xasan qaldanyahay ma axmad madobe saxan marka wan ogahay in madaxda Somalida iyaga dhan u shaqeyan shisheye rabo dhulkena hooyo marka waxba isma dhaman ee dowlada macal Mamul gobaledka hala WADA dulsho
Sir Don fahad yasin kama danben
Xasan dampiirlaawe
Haduu kalug bixin waayo nacaladas madax kushega ah wlhi hadey naso weraran cidankas lasoqaldayo wey dhamani donan Hal qofoo lacafin dono majiri donto
Allah kuula garb galo
Inta xasan dhiiqo madaxawane yahay nisa iyo ciidan midna meel gaari mayN
Nisa markaa taliskeeda ka mid ahayd ka warran
ciil uu uqabo axmed madoowe ayu itoobiya ula heshiiye baddana usaxiixay miidas wuu ku qaldanayhy madaxweynaha 😢
Aan is dhahno waa ogeed oo waaka warqabtay in ciidan lagu soo daabulaayey raaskaambooni maxeey aheyd waxa aay tahay inaay sameeyn lahaayeen?
Hay ada sirfonka kuma mashquusho shacab iyo dadka somali ee waxa loogu talagalay in ay dabo gasho shisheeyaha oo ay dabo socoto dadka shisheeyaha u adeega ee maaha in ay sameysato ciidamo dhacaya shacabkii umada dilaya ciidamo sirdoon xagey joogaan mooryaanyahaw
Hassan sheekh faragelin itopian uu ka hadlaba daayee Hassan sheekh waxaa lagu qasbay inuu amaano ciidanka itopia, oo aan ognahay xasuuqii itopia ay muqdisho ka gaysatay
Maxaan sidan u nahay qaxoontiga meel kasta oo dal walba ka jiro, wax qiimo ah oo aan lahayn ma jirto, maxaa damiirkii ummadda Soomaaliyeed u dhintay؟💔💔☹️
HSN waa qain wadan hogaan
Wll, waxaa ayaan daro ah.in Wadankeena ay madax kayihiin Rag danahooda ooqura meesha u jooga? Sharaftiina naga qaadaya? Maxaysan u soobixi karin Rag damiirleh oo dadka iyo dalkaba badbaadiyo?
Marqaati baan ka nahay inaad wax u sheegty
I.n way iskasoodhamaandoontaa dhaartii beenta aheed ay ilaahay hortiisa ugu dhaarteen aakhirana waxa sugaya aduuna waan ujeedna inay been cad ay noo sheegeen marka waxyar ayaan ukaadinaynaa haday kafakadaan dambegay naga galeen kan ilaahay baysan kaga fakaneen aduun iyo aakhiro
Basaas ayaad tahay
GARGURTE KURSIGA HALAGA TUURO KULLI FITNO INDA JEEL ASAGA WEEYE
❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Kuligiin daba dhilif Baad tihiin ee nadhaaf
Wax sirdoon ladhaho ka majiro Somalia. Their CV intelligent level is Qabil. That’s why they can’t fulfill their duties.
Soo wax dhici kara maaha ayagoo 90 jira inaan maxkamad saarno aana waydiino waxay umadda ugeesteen halhal aan uwaydiino
Sidii ikhwaanul mislimiinti masar culimadoodi ayagoo curyaama ah loo soosaaray maxkamadii masar inkastay khalad aheed
Walaalow xassan dawladlimo waxba kama yaqaane maxaa wadanka loogu fiirsanayaa tan kale niisa ninka loo dhiibay iyo nimanka uu ciidamada u dhiibay itoobiya ayey u shaqeeyaan iyo shabaab dadkii waa la isku diray qabiilqabiil baa loʻ kale xirxiray caasimadii wadankana sidaas baa loo galay
Somalia waa dal madaxbanaan cidna waxba umayeedhinkarto marka yaadismaqashiinaysaa waalagagudbay xiligii uuuuuaaaaaa xasan ayaa sheegay inaan cidina waxba uyeedhinkarin ingirisna isaga godkabiyo ugugaleen oo maanta reeryari badbaadiyay warniyow axmad madobe iyo waxanad kashekaynayso kabax meshan qurbaha oo aad qaaqda kasoohayso iska iskajoog muqdisho abgaal ayaaleh goofwalba ninbaaleh dawladnimadaadsheegaysidna adiguqaado khalaas
Way ogeed dowlada somaliya inay jubalnd cidan geysay burgab xita shacabka ogaay
IYO AQOON LA ALAN
Xasan muxuu noo sheegi doonaah somaaliyeey hadii uumasjidkii uu been nooga sheegey
Somalia malahan nabad sugid sax ah
Somalia malahan madaxweene sax ah
Xasan wuxuu U shaqeeyaaa Ethiopia
Sanbaloolshe wuxuu U shaqeeyaa Ethiopia
Marka Hala yaabina
Nin dadkiisii la coloobey weligii ma guuleysanayo ciill buna ku noolaanayaa iyo dad naceeyib 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
Somaali xageed kasoo gashaa mooryaan waxaad tahay xoolaha dadka dhaca dila hoyada yaayada gadeysa mooryaanyahaw waxaad ucaqlicelisaa kuwa aad kasoojeedo oo dabada iska gubaayo oo iskudhameynayo gobolkadkasojedo beenta iyo istustuska adiga iyo adeerkaa aad iska dhaadhiciseen habartin ushega jupaland waxbo kamagelin sheegshegeda khawarij iyo waxii xun aday kugu abtirsataa moryanyahay