Goormaa kuugu danbeysay Daartii Boqor Cismaan ee Baargaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Daartan oo dhisin mudo ka badan Qarni, ayaa waxaa ka muuqda bur bur xoogan, sidoo kalena waxay u baahan tahay in laga war hayo si wax loogu qabto oo loo xafido taariikhda ku duugan.
    www.Puntlandtoday.com
    Cali Cabdi Ducale

ความคิดเห็น • 63

  • @ismailmohamed1380
    @ismailmohamed1380 6 ปีที่แล้ว +13

    mashallaah boqortooyada barakaysan majeertenia noolada sxb adna waad Ku mahad santahy taariikhda waa in LA xusaa sxb somalia guul

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah waa taariikh boqortooyada.daarood majeerteenia

  • @daalnuurshe4046
    @daalnuurshe4046 8 ปีที่แล้ว +13

    Baargaal is beautiful Mashaal Allah

    • @mohamedhrisi9071
      @mohamedhrisi9071 3 ปีที่แล้ว

      Anigoo Donaya tarikhda Boqor Cisman Maxamuud,gormu boqrtoyada Qabtay? iyo Gora Talyanigu qabtay,

  • @abshirhaajiahmed1218
    @abshirhaajiahmed1218 8 ปีที่แล้ว +8

    masha allaah waa wax lagu farxo in dhulkeena guud ahaan aan barano iyo taariikhda dadkii soohalgamey

  • @mohamedgrat9286
    @mohamedgrat9286 7 ปีที่แล้ว +6

    wow this has to be preserve it's historical

  • @zakp8687
    @zakp8687 7 ปีที่แล้ว +21

    Majerteen have the richest history in Somalia. So many kings and fortresses and beautiful buildings built many centuries ago when other clans were running around naked

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 6 ปีที่แล้ว

      Prince of Greater Somalia Faan badna

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 5 ปีที่แล้ว +1

      Asha Guled dhilo dhilo dashay

    • @beproud5447
      @beproud5447 3 ปีที่แล้ว +3

      it is Somali history not only mj,. Masha Allah.

    • @P.Y.L1998
      @P.Y.L1998 3 ปีที่แล้ว

      Somali History

    • @socdaal
      @socdaal ปีที่แล้ว

      Waxaas waa been muqdisho marka barawaawe tag inta puntland ku taalo ka badan ayaa ku yaala marka iska daa naceybka iyo qabiilkada oo aad dadka ka hormariso…somali waa somali.

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc guul boqor cusmaan maxamuud allaah idiin xafiido guuuuuuuul all majeerteenya 🇸🇴❤️🦁💓💜👑💕💛💗💜💯♥️👌🥰🙏💪🤍😍🤲👍💙🧡🤔🔵⚪️🔵🇸🇴🇸🇴👑👑💕❤️💓💪

  • @xamdikaifyusuf2887
    @xamdikaifyusuf2887 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa wax mudan in laga hadlo

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadzanid sooo badi taarikhda

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 7 ปีที่แล้ว +4

    mashallah this has to be preserved

  • @asadsaid3743
    @asadsaid3743 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah baargaal

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Boqortooyo all majeerteenya

  • @socdaal
    @socdaal ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey waxaad aragtaan ha dhihina carab aa sameysay iyo talyaani aa sameyay dadkeena waxaad ka dhigeysaan kuwa aan aqoon u laheyn dhismaha waxaan hubaa in ay yihiin somali waxa dhisay ilaahay ha barakeyo iska daaya qab yarida iyi shisheeyaha oo aad wax uusan aheyn moodan adinkaa somaliyay dadka ugu horeyay aduunka aqoon iyo kartine alle idin siiyay horay u socda.

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 ปีที่แล้ว +1

    awoowgey janadii firdous allah geeyo amiin 💙🤍💚

  • @fatumahassan8382
    @fatumahassan8382 8 ปีที่แล้ว +4

    mashaa allah waa meel qurux badan

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 4 ปีที่แล้ว +5

    Baargaal Mageceedii hore wuxuu ahaa Baargeel Marka geela lasoo hojiyo uu Baatkoodu simo ayaa La oran jiray.

    • @alinuur6586
      @alinuur6586 3 ปีที่แล้ว +1

      Taariikhda uu KU tagay baargaal boqor cusmaan ma heysa

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ileyn daroodku maaha sidii hawiyaha anago mar horaa fiiqan laheyn daarta iyo sawirada qoriga iskaba dayee

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 7 ปีที่แล้ว +6

    somali history

    • @zakp8687
      @zakp8687 7 ปีที่แล้ว +4

      MJ history

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว

      Mj Somali maha miyaa kkk

  • @xamdikaifyusuf2887
    @xamdikaifyusuf2887 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta xanun San oo qabilka kahad laysa ilahay ha caafiyo

  • @beproud5447
    @beproud5447 3 ปีที่แล้ว

    masha alllah!!!!

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 7 ปีที่แล้ว +4

    13 sano waa in lahagajaa dhaqso tariikhdu waa muhiim

  • @ahmedyusuf547
    @ahmedyusuf547 3 ปีที่แล้ว +3

    Siwaaqroon qabiilka u Dhulka wayn uguna staratigisab majeerten

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Waa walaalkey

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Boqorka hadeer aah boqorka qofna ma aamino

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 ปีที่แล้ว

    Abtiyaashay meeshan waa dayaceen. Waxay ahayd inay dayactiraan iyagoo aan waxba ka beddelayn dhismihii hore.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Castle boqor awash

  • @salmanabdi6091
    @salmanabdi6091 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll, sida qiimaha badan xilkasnimadu ka muuqato oo aad noola wadaagtay, Eldoret kenya ayaan ka daawanhaya

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Baargaal boqor cusub aa imaan

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 9 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan reer putlandow ha laga warhaayo mida kale War adigu maxa ka qaldan gabadha qareyso si aan xog uga helno adigu tariikgda War kama haysidee

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 5 ปีที่แล้ว

    Baargaal waa dhuul boqortooyo

  • @waciyebosaso4253
    @waciyebosaso4253 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeer ma lanadifin wayay daarta. 🥵

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 5 ปีที่แล้ว

    Boqor cismaan uu kunoqdo dhulkii aabahihiis iyo ayeeyadiis waa xaaq

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 5 ปีที่แล้ว

    Bargaal waa meesha kaliya daarood marry doonbiro dir

  • @kimjongun2458
    @kimjongun2458 8 ปีที่แล้ว

    cali cabdicasiisvducaale tayo

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Boqorka cismaan maxamuud 5 luuqad uu kuhadlaa qardho castle uu kadhisi boqor cismaan castle ladhaho

  • @barkhadmahammed1569
    @barkhadmahammed1569 7 ปีที่แล้ว

    sxp waagaa malaha sawir majirin ayan umalaynaya boqorka sawirkisa mahaysid

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Dagaal reer bahdir nama dhexmaraayo boqorka hadeer iskuma keeno dadka

  • @abdihassan4780
    @abdihassan4780 7 ปีที่แล้ว +1

    aamina boqor cismaan iyo major douglas collins ayaad ka tagtay

    • @zakp8687
      @zakp8687 7 ปีที่แล้ว +2

      Majerteen have the richest history in Somalia. So many kings and fortresses and beautiful buildings built many centuries ago when other clans were running around naked

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan u dhashay boqortooyo

    • @beproud5447
      @beproud5447 3 ปีที่แล้ว

      me to ina adeer🤴🏾🤴🏾🤴🏾

  • @ahmedyusuf547
    @ahmedyusuf547 3 ปีที่แล้ว

    Boqorka awal ciidanka ugu badan waxay ahayeen siwakhron lkn berigii dambe way soo cayriyeen.

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      taarikhda soo baaro maa boqorkooda aye ceyrinayan

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Qardho boqor baan u noqon

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 4 ปีที่แล้ว

    Baargaal hadaan boqor noqdo waa gurigeyga

  • @igudulqaadowaxaanahay3601
    @igudulqaadowaxaanahay3601 5 ปีที่แล้ว

    Yap rer waqooyi iyo reer bariga boqortooyo iyo ugaas iyo waxii la mid ah baa ilaaheey ku saliday yap muqdisho waxaas ma jiraan

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว +2

      Mya muhiim weeye taariikhda in la xafido reer migdisho taariikh waa leedhiin ku faana oo fara adag Ku hysta