Magaalo Qadiimi ah ||Dhuudo|| iyo Daartii Boqor Cusmaan iyo Safarkii Bandar-Bayla 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 78

  • @AsadDiaby
    @AsadDiaby  4 ปีที่แล้ว +15

    La soco muqaalo cusub Vlog iyo Riwaayado iyo meelo xiiso leh hadii aad ku cusub tahay subscribe saar Thanks all my fans waan idin jeclahay

    • @naimaahmed8985
      @naimaahmed8985 4 ปีที่แล้ว

      Haye

    • @rashiidrashka5230
      @rashiidrashka5230 4 ปีที่แล้ว

      Midkan funaaanada wayn e u soconaya aad moodo lo.kaajaysa

    • @shuceybmara3674
      @shuceybmara3674 4 ปีที่แล้ว

      Sxp waa keedo fool ee ku dalxiiz dalkaga

    • @motalyaanichannel5043
      @motalyaanichannel5043 4 ปีที่แล้ว

      Asadaow Sxb wlhi xasuus baad bid igu celisay dhuudo 10 sano ka so maqnahy wa meshi aan ku koray wlhi Sxb Wan ku tagera allaha sharfo sxb qiiro igalisay ugaaz asad Abu diyabi

  • @anazkaniaxmad4348
    @anazkaniaxmad4348 4 ปีที่แล้ว +4

    boqolkii dhuudo boqol loowah mansha allh magaladaydi dhuudo manta wad iga farxisay dhalin yara dii aan dugsiga lagigan jiray siciid cisaan bubarig jamac dartaan kuciyari jirnay allh yaa cisag

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 2 ปีที่แล้ว +1

    Asadow dhulkan wa dhulki awoweyashen Ilahay ha jaaneeyo BENDER BAYLA dhul udug.

  • @xajimaxamudsuaal9170
    @xajimaxamudsuaal9170 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan uu kale ba uqalma 1m iyo ka badan guul sxp

  • @iidaanfaaraxxaajo5970
    @iidaanfaaraxxaajo5970 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqor cismaan keena Diid
    Allaha u naxariisto

    • @maxamedqardho9880
      @maxamedqardho9880 4 ปีที่แล้ว

      Boqor yuusuf keenadiid waa hobyo
      Dhuuda iyo baargaal ilaa laasqoray waxaa ka talin jiray boqor cismaan

  • @yuusufcabduwali6409
    @yuusufcabduwali6409 4 ปีที่แล้ว +1

    War asadoo badarbeyla nooo sooo duub magaladaas waa waxkale badeesa meelaksta legend

  • @aduun7194
    @aduun7194 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa wadnkii alloow noo xifdi

  • @suleimanmohamed1359
    @suleimanmohamed1359 4 ปีที่แล้ว +2

    asad diaby magaladeydii aan ku dhashey ee abahay macan qabrigisina ku yaalo ilhy haku naxiirto abbe mcne😭😭😭🤲🤲 xilligii uu noolaa abahy meelkale ma tagi jirin martida timada dhuudo wlhi waan qiiroodey markan arkay vediogan iyo sidey noqoty dhuudo xitaa ceelkii waa nabad guurey waxn ku dabalan jirey iyadoo ay durdur aan cid waliba haweysan ilaa nin dabalyaqana mooye ilhow ha idilin anon sharftii aabo mcn Maxamed xaaji jaamac soo celin iyo sumcadii uu kulaha deegaanka dhuudo
    @Asad Diaby soo dhawow ayaan ku lee yhy inbadan inkastoo aan wadanka kamaqnahy wan rajeynayaa hadeynu noolnahay inaan ku casumad kugu sameyo safar kaan waa nagu gaadey landhere 🙏ku slmy masuul dabasha bada bayla ku soo baro bowe hhhhhh

    • @AsadDiaby
      @AsadDiaby  4 ปีที่แล้ว +2

      Alle ha u naxariisto aabe aamiin thanks sxb

    • @suleimanmohamed1359
      @suleimanmohamed1359 4 ปีที่แล้ว

      Asad Diaby sxp sare u welcome landhere reer xarafo ah inaad thy reer dhuudo kuma yaqanan 🤣🤣🤣🤣kii aad kulahyd maxaa tuurta isugu yeelaysaa aderbaan u ahy ee waa xagada reerka ee hanaga moodin tii libaax kabeye 🤣🤣🤣 inaad libaax kabeye soo kaxeysey ahyd hasoo dal bartee

    • @suleimanmohamed1359
      @suleimanmohamed1359 4 ปีที่แล้ว

      Asad Diaby aamin sxp waa lakala horey🤲

  • @engabdullahimohamoud8196
    @engabdullahimohamoud8196 4 ปีที่แล้ว +1

    caaqow waan ku wataa

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah boqortooyo

  • @aslijama4882
    @aslijama4882 4 ปีที่แล้ว

    No no no BoQorka shaqo kuma legend Xirsi boqor baa dagayaa.

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqor cismaan halyeey naga dhifaacay inlala dabar jaro 😎

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 ปีที่แล้ว

    dhuubo wa mesha seyddka gali wayey uu ku yiri 100 nin u waayey dhuubo

  • @saki092
    @saki092 4 ปีที่แล้ว +1

    Asad muuqaalada soo badi masul

  • @bomaye14
    @bomaye14 4 ปีที่แล้ว

    Nin culus 👌soobadi muqaalka libaax

  • @OmarAhmed-re7gw
    @OmarAhmed-re7gw 4 ปีที่แล้ว +1

    Wadankan cidla waye waa la iska gurtee diamond keena. Alla noo maqan Lakiin sxb bulshda waji ku leedahay syl noo biloow. Sxb

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde6691 4 ปีที่แล้ว

    No so badi sxb vlog yadan oo kle wa ku mahadsan tahy 100%

  • @abdikarimalihussein4369
    @abdikarimalihussein4369 4 ปีที่แล้ว

    Gabay ga isoqor Abwaan

  • @abdirizakaburaaz7629
    @abdirizakaburaaz7629 4 ปีที่แล้ว +2

    Boqortooyo

  • @shuceybmara3674
    @shuceybmara3674 4 ปีที่แล้ว

    Ku dalxiiz dalkaga sxp aniba waa rabi lahaay sxp

  • @Royalty95z
    @Royalty95z 4 ปีที่แล้ว +1

    Hawl wcn bd haysaa Asadow ❤️
    I.a anaguna wn Kula soconaynaa 🥰

  • @fatimaabdi7050
    @fatimaabdi7050 4 ปีที่แล้ว

    Asad horumar wanaaagsan brother

  • @nastehaxareed970
    @nastehaxareed970 4 ปีที่แล้ว

    Asad diaby keep going huno

  • @elossmania
    @elossmania 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxpw BayLa Miyuu Jogaa Caqaas Socodka Noocaasa Leh 😁😁

  • @NasserGunner
    @NasserGunner 4 ปีที่แล้ว

    Keep going libaax

  • @nafisahassan454
    @nafisahassan454 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkii uduga😍

  • @maxamedjaarles6588
    @maxamedjaarles6588 4 ปีที่แล้ว +1

    Landhere maxamed cumar ah
    Awle maxamed awle..✅

  • @mosaalim9996
    @mosaalim9996 4 ปีที่แล้ว +2

    Vediogi adoo na waduu dhamaaday 🤣🤣

  • @M73ss
    @M73ss 3 ปีที่แล้ว

    3:18 Mubarakow huunno qurxoonida meeshan joogo intaan kaso tago dhuur aan cid ka aqoonin makugu imaada😂😂

  • @qadiijomaxamed4925
    @qadiijomaxamed4925 4 ปีที่แล้ว

    M.a asad sxb wan jeclahay ina barto dhulkeena sxb. Madsanid

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Eyl Taariikhbaad Noogu Reebtay Insha allaah Waankusugaynaa Sxb Markale Asadow

  • @macalinabdi6814
    @macalinabdi6814 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 Qeylo ayey ku so dumeysaa kulahaa ar asadaa

  • @SAACIDMEDIABGOOB
    @SAACIDMEDIABGOOB 4 ปีที่แล้ว

    Dhulkenu wa qurux 🥰❤

  • @anazkaniaxmad4348
    @anazkaniaxmad4348 4 ปีที่แล้ว

    afarta wiil bah whli waxan ahayn asxaab waxa islasobarta manta magaladoodi bay jogan anah Nairobi way iga nasiib badan yihin salan date zxb

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 3 ปีที่แล้ว

      Ismail mahamed dholkoda wee in ee dhistaan maxaa cidlada

  • @dinixmedia8649
    @dinixmedia8649 4 ปีที่แล้ว

    Diaabkaa yare🥰

  • @bashahaaji7177
    @bashahaaji7177 4 ปีที่แล้ว

    Dadka meshan ku nol dhagaxda miyay cunan

  • @shaakircaalcad9046
    @shaakircaalcad9046 4 ปีที่แล้ว

    Wax laaandhere thy Horay usoco 32jir banankisa kudhacay

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 4 ปีที่แล้ว

    Magaalada magac ku foolxumaa

  • @faatimadhool1476
    @faatimadhool1476 4 ปีที่แล้ว

    Keep up

  • @sacdiyasakariye9814
    @sacdiyasakariye9814 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi sxb dalxiis waakugu dhamaaday wadankiiba waad nabartye war waa ku mahdsnthy ninyhw wax cimaamadiisa lhysn kro matihide

  • @ayuubabdi2074
    @ayuubabdi2074 4 ปีที่แล้ว +1

    Beyla Hadaa gaadhy wadanka Adaa iskaleh ..beyla kama paariis...Kaluun kugu soo reyna

  • @abdirizakaburaaz7629
    @abdirizakaburaaz7629 4 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @khaliilabdirizak1530
    @khaliilabdirizak1530 4 ปีที่แล้ว

    AUN sayid m.cabdile .xasan manta cid walbo isaga ka sharaf badan sharaftu wa in aad dadka udhaxaysa dalkana aad udagalamta waxba qabiil sheegi mayo

  • @hiiradofficial1765
    @hiiradofficial1765 4 ปีที่แล้ว

    Legend beyla hada tagtay bari mid neeef kaluun ah kugu soora an kuguso xiro hhhhhh

  • @godobreebchannel7902
    @godobreebchannel7902 4 ปีที่แล้ว

    Dalxiisaa Nafta kaa jaray Asadow 😁

  • @ismahandaahirnur3651
    @ismahandaahirnur3651 4 ปีที่แล้ว

    Sxb sodhamestir videyowga

  • @capitanocunaye5411
    @capitanocunaye5411 4 ปีที่แล้ว

    Vidiega mesha ugu danbaysa ninka se usocon xoog faniinkaa

  • @abdirahmanliiban
    @abdirahmanliiban 4 ปีที่แล้ว

    Ruwaayaddaaan kaa sugaynaa sxb
    Magaaaladu magac ku foolxumaa

  • @ahmedahmednur3847
    @ahmedahmednur3847 4 ปีที่แล้ว

    War axadka kula socda Camera 🎥 kuma haboone. Adi umbuu bahasha kula daba socdaa

  • @hirsifarah3725
    @hirsifarah3725 4 ปีที่แล้ว

    musqusha qofku ka finiinaya

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 4 ปีที่แล้ว +1

    Magaalo ma arakno bro 🤣

  • @ustaaddiishbihi7852
    @ustaaddiishbihi7852 4 ปีที่แล้ว

    Asad Diaby Hala Iimaansado

  • @abdullahiesse9711
    @abdullahiesse9711 4 ปีที่แล้ว

    hhh Diaby xariifka kula socda lugaha maka dhawacba waxay su usocnayaa😂

  • @naimaahmed8985
    @naimaahmed8985 4 ปีที่แล้ว

    Asadow meelkaasta wad martay marka waa ina mayle na taagtaa yaaqeey

  • @hassanugass9561
    @hassanugass9561 4 ปีที่แล้ว

    Abwanka cadhi maha

  • @BidhaanFx
    @BidhaanFx 4 ปีที่แล้ว +3

    wll kaqaybqaado faafinta diinta islaamka oo nagu taageer subscribe plse

  • @omarrboyy8516
    @omarrboyy8516 4 ปีที่แล้ว

    Sandaqada mlmhn wa kacsanthy hala iimansado

  • @nasruuahimad7894
    @nasruuahimad7894 4 ปีที่แล้ว

    Boqr soo dhowaan fcn ngu imow

  • @bintooodaahir5319
    @bintooodaahir5319 4 ปีที่แล้ว

    Asad wanku tagera wall

  • @goldgang5793
    @goldgang5793 4 ปีที่แล้ว

    Asad nolow

  • @manka0968
    @manka0968 4 ปีที่แล้ว +1

    Asad 1 malyin buu uqalma subscribe haloo saaro