#farxiyotawakalfamily

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • #farxiyotawakal

ความคิดเห็น • 88

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +19

    Hyeey sheekadeydiii aa imaatay team maseyr waa idin salaamay😂😂😂❤

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 ปีที่แล้ว +4

    Mnshaaalh farxiyo cadeey cawada nuurkaada baxaya ishabaxrka biyaha manyada Mnshaaalh tabrkalh❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 ปีที่แล้ว +4

    Wallah aduunkan waxwalba.lagu.arag.habo
    Habeenwanagsan😘😍💌❣️💟💞💥

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 ปีที่แล้ว +13

    salamad alow na astur dhamaan habeenwanagsan team farxiya❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @MaizoCabdi
      @MaizoCabdi ปีที่แล้ว +3

      Mid lmd ah quruxey ❤❤

  • @sadiaaliomar4260
    @sadiaaliomar4260 ปีที่แล้ว +3

    ALOW Afka iyo gacmha ku barkey xpptiiii❤😊😊😊❤

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +9

    اللهم❤ صل وسلم❤ علي نبينا❤ محمد❤ صلي الله عليه❤ وسلم❤

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir ปีที่แล้ว +4

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah abyo guleso

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +8

    Habo farxiyo qisooyin ka soo gudboso waa cajiib alle ha ku xifdiyo habo qiso yinka magaca tutalka ma kuso qortid ado xumaan ii fahmeen mar ka dha geesaayo hadaa kalaab to oo qisoo yin kii hore mar kaan dha geesayo xoogahay ku war waree raa

    • @fahmo12345
      @fahmo12345 ปีที่แล้ว

      Waqti ey soo dhacday fiiri shekada

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @ZuhayraAhmed
    @ZuhayraAhmed ปีที่แล้ว +2

    Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah faxiyo ❤❤

  • @hudahajii8734
    @hudahajii8734 ปีที่แล้ว +3

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته
    السلام حبيتي فرحيه😘😘💕

  • @Inamuuse-j7r
    @Inamuuse-j7r ปีที่แล้ว +3

    Anaa ugu horeeyo maanta

  • @queenanhaar3484
    @queenanhaar3484 ปีที่แล้ว

    Waa marki igu horese mgacayga an chanalkaga ka maqlo ayantan mashqul aya ku dawan waye habo farxiyo inolow farxad ku nolow

  • @NaciimoCali-qj2cw
    @NaciimoCali-qj2cw ปีที่แล้ว +5

    Qofka uga horeeya Alx❤❤😂😂

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +7

    Sheekadaa maba jecli naagaha nimanka biilaayo

  • @falisahmedhussen5440
    @falisahmedhussen5440 21 วันที่ผ่านมา

    Alla ninaaa amaal malhan wlhi wax asxan lo sameyo ma.istahilo waa waraabo wlhi 😢

  • @shukriinaumumumtaz6857
    @shukriinaumumumtaz6857 ปีที่แล้ว +9

    Maxan ku xiisey farxiyaay ayaantan waan yera mashquuley ❤

  • @casiisyare3216
    @casiisyare3216 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo 🎉🎉🎉

  • @halimaabdi9959
    @halimaabdi9959 ปีที่แล้ว +4

    Allah dartis ayaan kujeclahy

  • @MunaMAhmed-nc1os
    @MunaMAhmed-nc1os ปีที่แล้ว +3

    Hbo farxiyo keep going

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt ปีที่แล้ว +3

    Yaahuu dheh taas walaahi Ayadaa is qayaantay markay ogaatay larabay inay go Aan kaqaadato

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂jaceyl maseir amusiyey wow😊

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt ปีที่แล้ว +3

    Jeceel kulahaa sheekada haday takto naag kale ninka sikas too Aad ujeceshahay waa ma iska hil maamaa

  • @halimaabdi9959
    @halimaabdi9959 ปีที่แล้ว +10

    Abayo lambrkada ayaan raba gariss ayaan joga

    • @abdinooryarow6903
      @abdinooryarow6903 ปีที่แล้ว +2

      Garissa cadey janadii godey halke kajogta mcnto

    • @nadiya078
      @nadiya078 ปีที่แล้ว

      Facebook kala hdl abayo

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044 ปีที่แล้ว +1

    Gabar mise wiil

  • @HindaAhmed-eo1vf
    @HindaAhmed-eo1vf ปีที่แล้ว +1

    wiil mise gabadh

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 ปีที่แล้ว +1

    Wcs farxiyo cadey hppti l love you ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +2

    Afka ku dhufan laha aniga mey ziniyat igu tilmameyan safka ka mari laha

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt ปีที่แล้ว +7

    Dumaroow is Adkeeya maxay tahay jeceelkaan idin waalay bsinka bahdilaada iska daayaa gawadhaan waaba qof weenee Anigoo dhoocil har eh xitaa hadaan jeclaado ma udul qaadanaayo bisinkee😅😮😮

    • @sihaambintusaman420
      @sihaambintusaman420 ปีที่แล้ว

      War max isku dawecad nhy madaxa faluuqa a qaba maba qawii dulqaad dhana inte ku nolan donaa😂

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 ปีที่แล้ว +3

    Faxiyo cawa botar ka carurta Miyaa so mar satay mise muufo so cuntay cadan u ka Taye manshalah kkkkkkkk waaaa kaftan

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal ปีที่แล้ว +6

      Maya qaali iftiinka nalka ayaa igu badan qaali😂😂

    • @maryancusman7472
      @maryancusman7472 ปีที่แล้ว +1

      ​@@FarxiyoTawakal farxiyo qalbi safi kujeclahay ❤❤❤❤

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +3

    Waa idin salaamay abaayo farxiyo iyo asxaabteeda

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 ปีที่แล้ว +2

    Allah dartis ayaa ku jaclahay mcnto ❤❤❤❤

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 ปีที่แล้ว

    habayar asaaid ayaa kuujeclhy

  • @AmalCadey-h3p
    @AmalCadey-h3p ปีที่แล้ว +3

    Asc ❤❤❤❤❤

  • @ShamsoHassan-l3y
    @ShamsoHassan-l3y ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abaayo farxiyo

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +1

    Nin dila ah asna wa la dila xasit dheh

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว +1

    Nin reerkeen reerkeen u daranaaa yac😊

  • @ShamsoMaxamed-vh3bu
    @ShamsoMaxamed-vh3bu ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waan kawat😂

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd ปีที่แล้ว +1

    Scw

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +5

    Jacayl beela dhiigay igu kariyaan gabdhaha jecayl ka hadla gabdhow jacayl wax la dhaho ma jiree jileeca iska daaya

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Nin maba aaminaayo

  • @nimcomaxamadcali2548
    @nimcomaxamadcali2548 ปีที่แล้ว +3

    Habo qisadyda inaan kula wadago raba

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว

    Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @qaalidumar1302
    @qaalidumar1302 ปีที่แล้ว +1

    Naa nagahaan maxaa kudhacay jecelka kuwashay iyaga wax jecelaado maleh miyaa

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran

  • @munakayf5502
    @munakayf5502 ปีที่แล้ว +1

    Habo cawa quruxley baa tahy

  • @rayaanjeele4972
    @rayaanjeele4972 ปีที่แล้ว

    Wcs farxiyo hooyo 2qiso isku egaa mxaa dhacay🤔🤔misa anaa qaldan reer farxiyo kawakal 😊

  • @halimaabdi9959
    @halimaabdi9959 ปีที่แล้ว +3

    Abayo

  • @Deqaabdulahi
    @Deqaabdulahi ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢

  • @zamzamcumar2177
    @zamzamcumar2177 ปีที่แล้ว

    Alla ninaaa markee facebok gashay ayaba xanaqay aqas 😢😢😢

  • @cazmiOmer143
    @cazmiOmer143 ปีที่แล้ว +2

    Asc ana uhoreya cawada

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Jecel maxaa kadhahaa

  • @hassanfarey721
    @hassanfarey721 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 ปีที่แล้ว +1

    Wsc

  • @AaminaSaid-k4r
    @AaminaSaid-k4r ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ❤😅😢

  • @umkulthum5677
    @umkulthum5677 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤😮

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว +4

    galada 2 xaas ma ogola dinta islamka iyaga waxba kama galin wabi kula yaabi nin kaliya baa 2 dumara gursan marka ninka marki kanti miyi xaga kabayutarka ku kala tagen yurub waa xarig 2 dumara xabsi waye no

    • @hibamohammed1023
      @hibamohammed1023 ปีที่แล้ว +2

      Sax been mhn laga yaabo inuu dhahy sxbo aa nahy naagtaas Somaliyo joogto waayo gaalada sxbtinimo wey ogoshahy ayagoo naago qabo

  • @halimaabdi9959
    @halimaabdi9959 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @FadnaMohamed-hl5zu
    @FadnaMohamed-hl5zu ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 ปีที่แล้ว +1

    ❤🎉

  • @HayadCali-h9k
    @HayadCali-h9k ปีที่แล้ว +3

    Wcs hbo qliyeyy

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd ปีที่แล้ว +2

    Swc

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +5

    Rowdo nin batninda ma sheqesati maxa nin kudawa dhigay😂😂😂😂😂😂

    • @dekamumin2717
      @dekamumin2717 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @YasminFeysal
      @YasminFeysal ปีที่แล้ว

      Qoooooq is not easy 😂😂😂

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Nag wa maskin

  • @raxmoraxmoraxmoraxmo6387
    @raxmoraxmoraxmoraxmo6387 ปีที่แล้ว +4

    Wcs habo mcn ❤❤

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 ปีที่แล้ว +1

    💔🥲❤️

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Wuu kugu suubiyay

  • @umuayni277
    @umuayni277 ปีที่แล้ว +3

    Wcs w w

  • @halimoabdi5834
    @halimoabdi5834 ปีที่แล้ว +1

    0