"Dawllad-Yahay Fashilantay ee Jilicsani, Ma Maantay Gaadhay In Dadkeenii....?"Sh.Adam-Siira

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 95

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 6 ปีที่แล้ว

    Jisakallhu khair sh adam alle adoo kale hyga dhigo alle janada haku geeyo

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage 7 ปีที่แล้ว +2

    ALLAAHU AKBAR SHEEKH ADAN SIIRO. ILLAAHAY HA KU XAFIDO.

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung5815 7 ปีที่แล้ว +1

    mcha allh sh Aadan
    siiro xaqu ka hadlaya
    ilahay u noolow

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 7 ปีที่แล้ว +6

    Alla jeceliyaa sheekh Aadan Siiro... illaahay ha ku xafido

  • @siciidabdiomar2665
    @siciidabdiomar2665 7 ปีที่แล้ว +2

    sheekhu waa runtii alle ha barakeeyo waa sheekh qarinmada somaliland iyo diintaba ku adag waa sheekh ah hormoodka umada alle caafimaadka ha kuu siyaadiyo

  • @saadomuna3991
    @saadomuna3991 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaa rabi allow u naxariisto 😭😭😭

  • @shideyare4834
    @shideyare4834 6 ปีที่แล้ว +1

    aadan ma siyaasibaa mise waa sheekh

  • @xl5888
    @xl5888 7 ปีที่แล้ว +1

    sheesh aadam waad mahadsatahay ka hortag qurfaadka laakiin qudhaadu isa sax oo qabyaalada iskadaa oo umada somaaliyee midnimedeeda kashqee midnimada diintaa ina amartay

  • @ahmedmusa3158
    @ahmedmusa3158 7 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Rabi yaxfidak yaa sheekh walal by researcher bataan

  • @ahmedmusa3158
    @ahmedmusa3158 7 ปีที่แล้ว

    Culimada Allah ha u sahlo walal ma fuleynimaa heeysa ma aqoondaraa heeysa ma sheydaanbaa igana ka adkaadey oo u diidey ineey ka hadlaan qaladaadka laga gelaayo umada iyo diinta lagu gabanaayo subxaanallah iyo umadoodii oo LA haligay iyadoonu Allah haligin hadaba culimo aanu idinla shaqeeyno oo wax wada saxno insha Allah and Ramadan kariim

  • @kidstoytoychannel3289
    @kidstoytoychannel3289 7 ปีที่แล้ว +1

    alaahu yaclam ki saxan ilaahow towfiiqda na wafaaji

  • @MohamedIbrahim-rz3vd
    @MohamedIbrahim-rz3vd 7 ปีที่แล้ว

    alla ya cizak sheikh waa run hadaad bahdilka iyo dulaynta aad aragto uu umada ku hayo waa damqanaysaa

  • @AliAli-ve3bp
    @AliAli-ve3bp 7 ปีที่แล้ว

    Sheikh ka qeer Allah siiya

  • @namiin3034
    @namiin3034 7 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi so true mass Hysteria,

  • @ayanmahamud1404
    @ayanmahamud1404 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 7 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh Adan ka hadal tacadiga lagu hayo dadka muslimiinta ah ee walaalaheen ah (gabooye). Dadku Allah ha ka baqaan oo dulmiga ha iska daayaan.

  • @wadaanidaacad1867
    @wadaanidaacad1867 7 ปีที่แล้ว +18

    Sheikh Aden Siira waad saxsantahay lakin Sheikh adiguna qabyaalada iska daa iyo xumaanta aad uu hayso umada soomaaliyeed.

    • @abuabdulah1668
      @abuabdulah1668 7 ปีที่แล้ว +3

      magcaga ayaa cadayin ah inaad qaabiilsate Tahy sheikh afaka xaarmaajo ka joojii . sheikh illlahy khiyer ha kaa siiyo waa sheikh ugo cilmi badan xagga siirda nabigga csw

    • @nuuraaxmed9371
      @nuuraaxmed9371 7 ปีที่แล้ว

      PURE LANDER ilahay haku barkito adiga iyo umad muslimenta ahaba ninkane sheekhi maha e waajinole rage iyo dumarki isku ag xeriyay waa shaydan einaga qabata idnaka culimade dadka ahi

    • @wadaanidaacad1867
      @wadaanidaacad1867 7 ปีที่แล้ว +3

      Pure Lander hadaad mooday qabiil jano lagu galo waad lunsantahay Sheikh Adan Siiro saw maaha shaqsigii xiligii abaarti 2011 lacagtii loo ururiyay umada soomaaliyeed ee konfureed kaxanaaqay ee qudbadii jimcahaa ku sooqaatay see masakiinta joogta xamar lacag loogu geeyay. umada soomaaliyeed waytaqaan sheikh aadan adiguna waxaad tahay mujrim umada soomaaliyeed ee konfureed niceeb ee bisha barakaysan toobad keen:

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 7 ปีที่แล้ว +1

      wadaani daacad
      Nin waliba wuxu yahay ALLAAH baa garanayee adiga laftaadu ILAAHAY U toobad keen .

    • @wadaanidaacad1867
      @wadaanidaacad1867 7 ปีที่แล้ว +2

      Amina Ahmed masha allah mahadsanid walaal kalmad fiican baad ii sheegtay.

  • @MohamedAli-yw9eu
    @MohamedAli-yw9eu 7 ปีที่แล้ว

    sh. Jasaaka Allah

  • @abniali9594
    @abniali9594 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah wa runtii

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 7 ปีที่แล้ว

    masha allah xaqbuu ka hadlay alle cimriga iyo caqliba ha ubarakeeyo

  • @jentlemanafrica8275
    @jentlemanafrica8275 7 ปีที่แล้ว +4

    WAX KALE KUMA HAYSTO
    SH C ALQAX ,WUXUU KU HAYSTAA REER SOMALILAND
    MA AHA CUNSURYAD YAA KA
    BUUXDA IYO REER KONFUR
    NACAYB, WALINGIIN WAA
    LA IDINKA SARAYN DAD IYO
    DHULBA WAA LA IDINKA
    BADAN YAHAY

    • @fatumahassan8382
      @fatumahassan8382 7 ปีที่แล้ว +2

      jentleman Africa. WAA runtaa WAA iska cadahay

    • @abdisalamamin4416
      @abdisalamamin4416 7 ปีที่แล้ว +1

      jentleman Africa kkk

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 7 ปีที่แล้ว +1

      jentleman Africa kkkkk Badnidaada futada iska geli. Quantati iyo quality ba adunyada kala jira. Anaka quality noo daa. kkkkkk

  • @quruxdumar7157
    @quruxdumar7157 7 ปีที่แล้ว

    mashallah sheikh ilaahy ha ku dhawro intaan adigoo kale somaliland dusha ka ilaalinaysa inshallah way guulaysanaysaa ilahy ha ku barakaykeeyo somalinlander dhaba ayaad tahy

  • @nasra9836
    @nasra9836 7 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa ila qurux badneed sheekha in uu marka hore lahadlo asago oon weerarin oo uusan afka ku dhufanin wax aruursi ayuu ku jiraa qofka qalad waa kadhacaa laakiin hota waa lawaaniyaa

  • @muntaazissa152
    @muntaazissa152 7 ปีที่แล้ว +7

    horta waxan ka yabay culimada iyaga ma mamsajidka qudha loo diray maxay iyaga dalka uga war hayn wayeen intya dowlaada cayaay adba waaad jilicsantahay sheekh waayo qof walaba wa masuul qado masuuliyada

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 7 ปีที่แล้ว +2

    bismillaah horta dadka somaliland culimada maqiimeeyaan miyaa sh aadan siiro waan kuraacsanahay ninkaas waxbaan daaweynaa dhahaayo caqiidaduu umada kadhuminaa iyo kalsoonida ilaahay biyo dadka lugu rusheeyo wax sugan mo oho ee sheeqa dhagaysta culimada ilaahay faray wixii khalad,saxaan

  • @abdiyasin5079
    @abdiyasin5079 7 ปีที่แล้ว

    ASSALLAMAU CALLYKUM .....salaan ka dib SHEEKHUL BALADKA HARGEISA ILAAHAY HA BARAKEEYO SHEEKH ADEN SIRO wuu mahadsan yahay ilaahay ajar iyo xasanaadbadan ha ka siiyo sida uu bulshada ula barbar taagan yahay KHEYRKA iyo INUU UGA DIGO WAX KASTA OO DHIB KU KEENAYA UMMADA ........sheek waan kugu taageer sanahy in hadii ay dawladu wax ka qaban waydo in aynu hadii aynu nahay ummada wadanka ku nool in aynu gacanta ula tagno SHAYDAANKA INAGU SOO DUULAY...OO AYNU KA MASTAAFURINO WADANKEENA .....wa bilaahi towfiiq wscm

  • @abdirahmanshiine7988
    @abdirahmanshiine7988 7 ปีที่แล้ว +2

    wlhi adan siro xaq ayu ku hadlaya asiga aye anfaceysa waxa ola jedo lkn xaq ayuu kahadlayaa wadadkas waxu kenay waa bidco soo ma arkeysen lagamaso garin asxaabta iyo nabigena scw scw lkn inta shegay odaygas waka qaldanyhin cilaaaj seda ma ahan ciaaaj waxa aqinay in ladaaro quraan ama canjalad ama qof ha aqriyo sedas ayaa u aqanaa lkn wadaadkan ayad kasta kaso qadanyo haaaf walhi Aniga se fcn uma fahmin cilaaaaj waxa ladhaha quraan dhamestirin lkn haff to haff masjidka taka quranka ilahey xaku yaalo lkn xiro lasamestay kajog bidco yana latagerin qofkasta كلا سنكتب مايقول alah aya kaqurayo aniga labaduba maqan lkn marka arkay wadad xomahas mar hore arkay

  • @hindahaha3753
    @hindahaha3753 7 ปีที่แล้ว

    maanta igu horeysa an dhaqeysto Sheikh aden siro waxa u so galay axan moodeye in ninka dumarka biyaha ku shubeya inu ka hadleyo...

    • @alinurhassan7291
      @alinurhassan7291 7 ปีที่แล้ว +1

      maa sha aalah Shiiq siira sifiican ayuu usheegay ninka harageesa Ku soo kordhay oo jjinka Ku qaraabta kaas mafiic na halaha daaro magaalaga

    • @faisalabdi9717
      @faisalabdi9717 7 ปีที่แล้ว

      illahey kacaabso

    • @anisaduale8126
      @anisaduale8126 7 ปีที่แล้ว

      Shiiq aadan siiro Alle haku xafido Adeer inshaallaa Waxaa tahay halyay jecel Dalkiisa iyo Dadkiisa Runta sheega laakiin dadka Hada joogaa waa Moryaan ma rabaan Runta Ilaahay baa ku xafidaya inshaallaa Iyo Culimada Shanta Soomalidu Tegto

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 7 ปีที่แล้ว +1

    wadaadka runta shegay alaha ajir kasiiyo qadiyada mindeentana waa halkeeda iyo kalagoitaanka

  • @fatumahassan8382
    @fatumahassan8382 7 ปีที่แล้ว +2

    waxaa laga yaaba shiiqa mahadlaaye amuu jinku jiraa

  • @Hallaasin
    @Hallaasin 7 ปีที่แล้ว +3

    Waxaas oo xisaab ah xaggee buu ka keeneysa 48000 oo xaaafid baa ku nool Hargeysa? 1000 oo ka mid ah ay ka yar yihiin 15 sano? isagu waxaas oo been ah muxuu ku falayaa? xisaabtaas intaas le'eg saxnaanteeda xaggee ka soo xigtay? ma sheegin!

  • @caliismacil6855
    @caliismacil6855 7 ปีที่แล้ว +2

    shekh isag gala sare wandank ee adigu waxa ma u taraysa oo dadka buka ma dawenaysa maxa marki horeba aad u arki weyday dadka buka waxad u jeeda Amiga hargaysa ana leh

  • @abdiqaniqoranehassan4146
    @abdiqaniqoranehassan4146 7 ปีที่แล้ว

    jinku waa wax jira sheekan jinka iyo ishuu sheegtay inuu saarayo aadan siiro ha iska daayo qabyaaladda iyo xumaanta iyo maasajidku uu ka dhex akhriyayo reerkoda sheekhana hala hubiyo oo haddu qaldan yahay umaadda ha laga qabto

  • @muntaazissa152
    @muntaazissa152 7 ปีที่แล้ว +2

    aniga waxna la yabay odaygaas dadka biyaha ku qubayaay wuxu yidhi dadkii debada ka yimi 1500 kun bay keeneen oo khaas baan ugu akhriyaa mida kale wan dhegaysatya maba fahim wuxu akhriyay ma jirto magaca ilahay mooyee

    • @maxamedfaarax8545
      @maxamedfaarax8545 7 ปีที่แล้ว +1

      Muntaaz Issa shiikhu wuxuu. kufiicanyahay siiradiisu in la dhageysto balse howl ilaah nin adoomadiisa kamida udiray oo guryahooda inuu ugu tagay hablahooda iyo caruurtooda quraan usaaray fadliga quraan ka iyo awooda ale dadkaas cafimaad ku heleen sheekh cabdul xaqa sabab ala ogu dhigay inuu hol ow asaga gabay shiikh cabdul xaq qabtay inuu maseyroo cunsiriyad nimo u hadlo waa wax laga xumaado qabsada kan waa wadaad qabiil ku wa xaqa ku adaamo hadaayo ala haka baqo

    • @muntaazissa152
      @muntaazissa152 7 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed Farah ninkan quranba ma akhriyin magacayada ilahay uun buu waxku baryaay qofka isba intaas waku bari kara ninkan wa lacag doon waxna yabay marku yidhi dadki debada ka yimi 15000 kun bay keeneen sigaara quranka ugu akhrinaya war ninkan umada ha laga qabto dadka cilaajka sameeya inay idin sumaeeyan laga yabee inay idin sirxan laga yaabee orod ilahay la idinkama xigo walalayaal sidi badariga hada qof is tidhado wuu ku bugsiin ama wuuku samaxi waa wali

  • @caliismacil6855
    @caliismacil6855 7 ปีที่แล้ว +1

    shekh ADAN siro HADI aad wax garanay sid maad Ku akhrid dadka xanusay ee hargaysa joga adigo had jer Ku hadla qabyaalad Ku hadla deer ilahayba masakita xanusanaysa ee ha ka xasid karaamo ayu ilahay siyay shekhan

  • @faysahasan9803
    @faysahasan9803 7 ปีที่แล้ว

    Sh,Adan ,waa mahad santahay ilaahayna ha kaa xafido cadoga adiga iyobulshada reer somaliland. ninkaana hala soo qabto

  • @faysahasan9803
    @faysahasan9803 7 ปีที่แล้ว

    SH, ADAN SIIRO, WAAA HAIKH AAD IYO AAD U MUXTIRIM AH OOO CILMI DHEER IYO AQOON ULEH DINTA IYO KU DHAQANKEEDA. MARKAA WAA WAAJIB INUU DADKA IYO DAWLADABA BARARUJIYO OO DADKA KA WACDIYO WAX YAABAHA DHIBAATADA U KEENAYA BULSHADA NOLOSHEEDA IYO CAAFIMAAD OODA.

    • @shaakirhamud740
      @shaakirhamud740 7 ปีที่แล้ว

      waaar wadaada yaanlaysku eegin

    • @shaakirhamud740
      @shaakirhamud740 7 ปีที่แล้ว

      shiikhN qaabk uu wax udaawaynayaa waa qaab qaldN taasuunbaa sheegYa

  • @abdullahiayoubdaha296
    @abdullahiayoubdaha296 7 ปีที่แล้ว

    Adeer suuqii ayow inga saaray si toos ah u dheh iska dhaaf gidaaro marowgee

  • @jamadaaci-3605
    @jamadaaci-3605 7 ปีที่แล้ว

    waa shiikh jaahila. dadka xadiis laakiin iska daa siyaasada munaafaqbaad noqotay. adigiibaa dadka kucunaqabateeya. macmacaalayaashaada. iyo kirooyinka guryahaaga oo aad dadka kuqaaliyeyso. beenaalayahow ma adaan taajirnimo raadin.

  • @mohamedabdi4108
    @mohamedabdi4108 7 ปีที่แล้ว +1

    wuxaan filayaa Sheikh adan inaanu u kuur galin ninkan uu ka hadlaayo waayo ninkani ma laha anaa waxdawynaaya iyo cidbaan adeegsanaya Toona jinn iyo insi ta kale
    maaha nin lacag doonna waayo 5dolar ayu ku bilaabay imikana wuu ka daayay markaa waa nin illaahay umadda usodiray
    ta kale aadan siiro adiguba cilaajyo ayaad furatay bishina waa 200 dollar waxna uma qabatan
    aniguu aad u ixtiraamaya sh adan haddana qofko wuxu ka hadlaayo waa inuu soo hubiyaa o soo badhaa
    markaa adigu illahay ka baq sheikh

    • @bbyK898
      @bbyK898 7 ปีที่แล้ว

      mohamed abdi waa runtaa hno alle caqlig haku daayo horta maba banaan inaad ku dhiirato cayda culimada sheekh al xaaq ilahy ayaan shaqaale u ahay isaga ayaana idin daaweenayaa ayuu yiraahda

  • @kabtanmohammad9456
    @kabtanmohammad9456 7 ปีที่แล้ว

    ha ka nixin sheekhani waa sheekh karaamaysan alleh dadka karaamaysan ayaa uu wax ka aqbalaa aadan siiro oo qab yaaladu biyo dhigtay ayaa leh anaga maxaa wax nalooga aqbali laayahay

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 7 ปีที่แล้ว

    Aaad baan uga xumahay wax uu ka hadalayo Sheekhu bal aan isku eegno labad Sheekh walib maha hayo sheekh Aadan siiro oo quraanka wax ku daweynayo kaliya wuxuu ka hadalaa qabyaalad iyo siyaasad waa yaaba .Sheekh Abdulxaq wuxuu qabtaa waa sax 100/98 wuxuu ku daweynaayaa quraanka alle dadka xanuusanay bal eega wax uu umad ku daweyay quraan lama soo koobikaro .haddii sheekh Aadan siiro caafimaad qabto dadbaaa xanuundanayo oo caafimaad raadinay sidaad adiguba ugaga baxday kalidii ilantaad si aad caafimaad u heshid taasi muu bay la midtahay wax uu qabanayo sheekh Abdiluxaq .Haaa reer hargeysa waad ku dirkartaa si ayay iska eryaan qaab waxaad u dulmareysaa qabyaaladeysan oo aad leedahay gabadhii quruxada badanaa ee aaan guryahay ku heysan ayuuu biyo ku rusheynayaa😃😃sheekh abdiluxaq caafimaad ma hayo alle ayaa caafimaad hay lkn issagu quraanka ayuu ku daweynayaa taasina qalda maha .Abdul xaq wuu ka tagikaraa hargeysa ayaa ka qabsada markuu ka tago iyayan uga daba tagin puntland .

  • @balgisaahmed7167
    @balgisaahmed7167 7 ปีที่แล้ว +1

    Adan Siiro qabyaalada u yaqaano cid taqaanaa ma jirto dadka reer Hargiesa way og yihiin . iska hadle ayaad tahay Sheekhani Quraan ka Alleh swt ayaa yidhi isku daweeya waxan Quraan ahayn meesha lamuu imaan e iska daa Xumaanta iyo Xaasidnimada kolba meel qof badba dhigataaye

  • @doogdhodkon7291
    @doogdhodkon7291 7 ปีที่แล้ว

    waar ninkani waa tuug hotel baar ubax ayuu donayaa inuu agoontii lahayd kaqaado muslimiinta waxan Kaniyaal codsanaynaa In laga gaaro agoonta ninkan tuugada iyo xaqdarada caadaystay ee agoonta markasta dhaca

  • @xajaxuja822
    @xajaxuja822 7 ปีที่แล้ว +3

    somaliyey ninkaan aad abdul xaq lee dihiin wlh bilahi talahi waxaa ahay ruux muslim ah oo alle dartiis u sooman waxaa isla daganeen xafad ku taal celasha biyaha akteeda garasbaaley ama baar xaraf ama tareedisho qofba see u taqaan magaca wuu manta shegana Iyo deganka uu waa ka soo jeedaa wuu lee yahay ma aheen barigaas aaan dariska aheen magaciisa maslax ayaa la dhahayay waxuuna shegan jiray gobolka hiran Qabiilka cawadle ayuuu shegan jiray waxa aan ku aqiin waxa ka mid aha qoray ayuuu wadan jiray boshaash marba wax ayuuu qaban jiray alshabab mar kuwa isbaro sar kuus u tal ayuuu la shaqeen jiray marna dadka talaalka keeno ayuuu ka qadan jiray lacag baad ah waxuu ahaa nin kala hadal badan dadka degankaaa daganaa waxey ku dhajiyeen magaca ku jire cali marka somaliyey codsi waxaa iga ah halagu xujeeyo sida wuu sheikh ku naqday war allh aamina mida kale quraanka waa daawo cid kasta oo muslin ah ayaaaa og dadka aad quraanka aad u doneysaan iska hubiya ninkasta sheikh waaye ha iska dhihina sheikh aadan siiro sida wuu shegayo wlh lacag ayaa ku kaliftay ninkaas sheikhnimo Iyo asi kale dheer ma aqaan inta aan wadanka ka soo maqnaa hadii wuu sheikh naqday wuu wax bartay taas allhu waclam

    • @beeloroga1919
      @beeloroga1919 7 ปีที่แล้ว

      Xaja Xuja hadad bern ka sheegsyso ilahay baa kaa xisaaabin aakhiro😕

  • @yasinjama3986
    @yasinjama3986 7 ปีที่แล้ว +1

    shiiq waxna waad ku saxan tahay wAxna

    • @mustaphehassan5934
      @mustaphehassan5934 7 ปีที่แล้ว +1

      waxa ĺayidhi qiyaamaha waxa soobixi doona dajaalayar yar oo kasoo horyndoona dajaalkii waynaa markaa waxabad moodaa inu arinkani kamidyahay sidaa lasheegay ilaahay ha inaga nabadgaliyo Aamiino

  • @doogdhodkon7291
    @doogdhodkon7291 7 ปีที่แล้ว

    shiijhu Maba necba reer xamarka ee reer bariga somaliland ayuu adiinka u necebyahay markasta oo uu xadiisku dhuumanayona diinta koley waa inuu Bariga burco kusodaraa habaar yara u raacshaa

  • @samirahuzzain6089
    @samirahuzzain6089 7 ปีที่แล้ว

    shiikhan wuxuu kala garan la yahay in uu masajidku badkii ilahay yahay iyo in uu khayriyad ka qudbadaynayo

  • @mmimadar4216
    @mmimadar4216 7 ปีที่แล้ว +1

    _War sheekha iska dhaaf isagu awood muu sheegane quraanka ilaahay ayuu dadka kaga saara jinka iyo sixirke markas ma wxd na leedahy quraanka ilaaahay ma saaro mana daweeyo "" mise de wxd doonaysa in dadka lgu hayo uun cilaajkaga aan lga dhaaman qofka aad kusoo dabiibtana lgugu soo celeliyo marar bdn_

    • @mosheeg5067
      @mosheeg5067 7 ปีที่แล้ว +1

      MMi Madar mmi ilaahay baq adigu wadaadada kadhex bax

  • @hagirunsheeg1369
    @hagirunsheeg1369 7 ปีที่แล้ว

    sheeq aadan siiro waaan ixtiraamayaa laakiin waa nin isku qasa diinta iyo arimaha kajira s/land , waa nin ku goracan tolkiisa sax iyo qalad
    muxuu oga hadli waayay gabadha loo cadaabay maxaad Gabooye u Guursatay sidoo kale muxuu oga hadli waayay hablaha isaaq ooay Gaaladu ku qabto Hargaysa Ubax Oo badashay magaca aabaheed kuna badashay magaca BOYFriendi geeda oo ah Matt Braden , waxay labaxday UBax Bradden./maxaad oga hadliwayday Gaalkii Gunter oo hablaha kaduubay filim pornography ah Muse Gaalada Citiraaf bay keenayaan ? taasi waa sual utaal aadanSiiro.
    ta lababaad kawaran AADanSiiRow Hadii ninkan sixirka quraanka ku aqriya uu Ahaan lahaa Isaaq ? maxaad Odhan layd?

  • @abdirahmandonkal3965
    @abdirahmandonkal3965 7 ปีที่แล้ว +6

    ninkani horata wadaad maha wayo diin ma yqaan quraankan mayaqaan inyar mahee sixir sixir sixir ayuu yidhaahda mark as waa nin soo shaqo tahay waa in laga masaafuriyaa Somaliland

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 7 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Donkal
      Haddaa ma adigaa wax yaqaan ? sheekhu isagaa meesha ka talinaya , adigaa lagu musaafurin .

    • @abdiaziz.2326
      @abdiaziz.2326 7 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Donkal alle ka baqa oo wax u yaqaano u daa wll

  • @hagirunsheeg1369
    @hagirunsheeg1369 7 ปีที่แล้ว

    sheeq aadan siiro waaan ixtiraamayaa laakiin waa nin isku qasa diinta iyo arimaha kajira s/land , waa nin ku gowracan tolkiisa sax iyo qalad
    muxuu oga hadli waayay gabadha loo cadaabay maxaad Gabooye u Guursatay sidoo kale muxuu oga hadli waayay hablaha isaaq oo ay Gaaladu ku qabto Hargaysa sida Ubax Oo badashay magaca aabaheed kuna badashay magaca BOYFriendi geeda oo ah Matt Braden , waxay labaxday UBax Bradden./maxaad oga hadliwayday Gaalkii Gunter oo hablaha kaduubay filim pornography ah Mise Gaalada Citiraaf bay keenayaan ? taasi waa sual utaal aadanSiiro.
    ta lababaad kawaran AADanSiiRow Hadii ninkan sixirka quraanka ku aqriya uu Ahaan lahaa Isaaq ? maxaad Odhan layd?

    • @sadam8268
      @sadam8268 7 ปีที่แล้ว +1

      hagi runsheeg kawaran kuwii daaroodka ahaa ee diinta islaamka caydeeda films ka matelay meeye kuwii daaroodka ahaa ee siilkooda buugaagta ka qoray gaaladana ku faana kenyatigii baa khashaafay daaroodkii oo gidar walba lataagan

    • @abdisalamamin4416
      @abdisalamamin4416 7 ปีที่แล้ว

      hagi runsheeg mmmmmmm