I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 188

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 788

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed ปีที่แล้ว +137

    Inta part 1 ila part 188 anay hal xalqad dhaafin like isaar❤❤

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 ปีที่แล้ว +3

      Alla hurdaa ila tagtay waan kasoo dahay galabta thansk abukar mahdi respekt 🫡 full ina adeer

    • @sacdiyacabdi1370
      @sacdiyacabdi1370 ปีที่แล้ว +2

      Inshaa allh 189 ayaan sugaaya anigu

  • @abdullah_Ahmed_Noor60
    @abdullah_Ahmed_Noor60 ปีที่แล้ว +9

    This is the best Somalian Filim ... so Thank U All Gurmad team ❤❤❤

  • @AliMohamed-jh1tl
    @AliMohamed-jh1tl ปีที่แล้ว +11

    Waa xalqadii ugu xamaasada badneed aad iyo aad ayad u mahadsantihin dhamaan xoogda gurmada oo isku duuban masha Allah

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 ปีที่แล้ว +4

    Waaw jilitaan aad u hab sareeya oo wacyigelin dhan walba ku saabsan guul iyo gobonimo kooxda gurmad horumar wanaagsan baan idiin rajeynayaa bravo 😊

  • @munamuuse4608
    @munamuuse4608 ปีที่แล้ว +20

    😂cabsi cabsi wllhi ayaan dareemay run run lee ila noqotahy thanks dhamaantiin kooxda❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xenogoku9618
    @xenogoku9618 ปีที่แล้ว +5

    Salan sare dhaman somali weyn
    Abukar mahdi iyo dhaman koxda wad mahadsantihiin insha allah rabi cimri dheer oo caafimad leh hana wada siiyo inta xanunsan alle ha caafiyo intii dhimatay allah ha u naxariisto
    Intas kadib siqaas ah waxan u salamaa mama faynus ❤

  • @saidaqurux4465
    @saidaqurux4465 ปีที่แล้ว +12

    Oh my Goodness this film is one award films Somali I love it❤🖤

  • @Tosow1
    @Tosow1 ปีที่แล้ว +20

    Mahad celin abukar Mahdi iyo dhamaan team gurmad iyo anoo ka tageenin dawadayaasha musalsalka from 1 to the end qofwalbo guul u rajeynaaa

  • @umudalmar-eg7mz
    @umudalmar-eg7mz ปีที่แล้ว +7

    intaan soodaawanjiray qeebtaan iiguxamaasad banned Cajiibwaaye wlhi markuudhamady ciil iqabtay saaiidhereyo fidiyowga usdhy thanks dhamaantii ilove you idinlehu❤❤❤

  • @asadsimbalove
    @asadsimbalove ปีที่แล้ว +30

    800K insha allah, asxaabey Abukar Mahdi waa uu istaahilaa ee u share-gareeya

    • @fatumaedin
      @fatumaedin ปีที่แล้ว

      Pp

    • @munamohamed3923
      @munamohamed3923 ปีที่แล้ว

      Jio

    • @aboufam3158
      @aboufam3158 ปีที่แล้ว +1

      After this serie 1million directly is deserved! Good job guys kudos!🎉🎉👏👏👏. Just like share and comment !

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 ปีที่แล้ว +3

    Cawa sidy xiso ulahyd waliged uma yelan thanks abukar mahdi❤

  • @amalkaasim8167
    @amalkaasim8167 ปีที่แล้ว +3

    www qeebtaan kamaa dalayo dawa shadeda 1/ 188 waan lasocda m.a thank you abukar mahdi 🎉

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 ปีที่แล้ว +3

    Jecliyaaa jabka baaaruuud
    Thanks abukor mahdi

  • @nasteexocqadir8078
    @nasteexocqadir8078 ปีที่แล้ว +6

    Woow xalqadii ugu xamaasada badneed caawa mhdsnidn dhaman team gurmad🙏

  • @faisaabdullahi6108
    @faisaabdullahi6108 ปีที่แล้ว +2

    We love you my brother 🎉abukar mahdi adiyo hoyo faynus shekh dahir iyo kuli teemka o dhan musalsalka gurmad waxan rajaynaya 188 inu kudhamaday San hore uso shegay faisa Abdullahi from Washington salan kuligin somalay 🎉❤❤❤❤❤

  • @juweyriya8142
    @juweyriya8142 ปีที่แล้ว +2

    Axsan filim walhi m.a teem gurmad Allah idin xafido meel walbo aad jogtaan waa xalqadii ugu xasaasiga badneed run ahantii

  • @ubaxaxmedclaahi96
    @ubaxaxmedclaahi96 ปีที่แล้ว +3

    War Cawa waga dhaman la ahay qeebtaan Alla hanaga dhamenina filinka keep going my team gurmad ❤❤❤🎉

  • @hibasama3353
    @hibasama3353 ปีที่แล้ว +5

    Aabooboow khatari saana ay ahayd qaybtan. Inaan filimka ku dhex jiray iyo in kale aan garan waayey.
    As usual well done! Thanks as always ❤️

  • @ayaanali-px1jh
    @ayaanali-px1jh ปีที่แล้ว +4

    Yes barud io teamkisa in la qabto mudo wan sugaye😂kaltumey aarsigada wan sugaye ❤❤❤Allah filimka wuu Naga dhaman Raba abukarow walalow filimka inu Naga dhamado ma anaga rabno😢wan ku haysana hal igama tagin 1ila 188 ima dhafin keep going guys❤

  • @ibrokhan7399
    @ibrokhan7399 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi cabsi cabsi ayaan dareee mooyaa walaahi markii kaltuun baruuud khabtay waan naxay 😢 walaahi filimka caadi maaha lkn dalmar socod badanaa asgaa ciidanka jabinaayo walaahi cabsi caadi ah ayaan dareemay thanks kooxda gurmad ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanali8324
    @ayaanali8324 ปีที่แล้ว +9

    Wow film ka manta cadi ma aheen lkin ahmed qalad ayaa ka amin Sana well done guys 👌😍

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว +3

    Bariiska saynab waa macaan badan yahay malaga dhargaayo maashaa allaah ❤

  • @asmacartan6051
    @asmacartan6051 ปีที่แล้ว +28

    This film keeps going my team gurmad and thank you director abokar mahdi❤

    • @nimcomohamed7426
      @nimcomohamed7426 ปีที่แล้ว +1

      1❤¹

    • @nasteexomaxamuud
      @nasteexomaxamuud ปีที่แล้ว +2

      Dhamaan inta wada filim kan waxaan idin leeyahay ramadaan mubaarak marka xigta ruun tii aadbuu uxasaasi ahaa beebtaa taawaan qiirooday waad ku mahad santihiin qaabka wacan aad noogu soojisheen waxaan idin leeyahay kib going

    • @nasteexomaxamuud
      @nasteexomaxamuud ปีที่แล้ว +1

      Keeps going

  • @hamdahaji9371
    @hamdahaji9371 ปีที่แล้ว +2

    Waaw amazing wllhi thanks group gurmad manta cadawgi sa donaynay ba kudhacy 💪

  • @kingcimraan4062
    @kingcimraan4062 ปีที่แล้ว +4

    Ayad iyo aad ayaad umahantahey abukar mahdi thanks ❤❤❤❤❤

  • @omaryareofficial1408
    @omaryareofficial1408 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Mubarak dhamaan team Gurmad mel kasta aad aduunka ka joogtaan we love you all ❤❤❤❤

  • @farxiyogafaay408
    @farxiyogafaay408 ปีที่แล้ว +1

    kooxda gurmad iyo walaalkeen abuukar mahdi dhamaan salaan sare waadkumahadsan tihiin sidaad filimka ujisheen oo aan ugaga maaranay aflaanta shisheeye thanks walaalaheen

  • @osman.b.b
    @osman.b.b ปีที่แล้ว +3

    Wad mahadsantihin dhamantiinba kooxda Gurmad Guul inasha allah part 1 into 188 wuxu ahaa film qisooyin badan xambaarsan❤🎉🎉❤

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 ปีที่แล้ว +2

    Maanta caadi mahan wiilkaga siduu u ooyay awal ma ooyijirin 😢😢
    Thanks 🎉

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL ปีที่แล้ว +4

    This episode was hilarious
    The filim is very good I liked thanks 👍 abwaan

  • @raliyaraliyaahmed1486
    @raliyaraliyaahmed1486 ปีที่แล้ว +4

    Film somali num 1 Wan ku hambalyo ku diraya horey usoco da team gourmad ❤❤❤

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว +9

    Www Another level wlhi ❤❤❤ thank you Walaalayal❤😂😂 Ax waan iska qiirooday Inuu dhamaado Run Run Ina la isku galay ayaad moodaa😂😅❤❤❤ mashaAllah Top weeye

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 ปีที่แล้ว +3

    Asc wrwbtu mashalaaah tabarakalaah keep going Brother abukar mahdi best filimka

  • @hassenxiddig7008
    @hassenxiddig7008 ปีที่แล้ว +2

    Axsan filim guuleysta team gurmad waana idiin xiisi doonna intaa inaga maqantihiin waxaan sugnaaba waa filin kaloo xiisihiisa wata insha Allah Ramadan kariim

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaaaw we love this filimka best

  • @kooreebe
    @kooreebe ปีที่แล้ว +1

    Innaba caadi maahan kooxda GURMAD xiisaha filimka oo sii batay iyo atariisho Kaltuun oo soo rogaal celisay thank you dhamaanba kooxda Gurmad

  • @sacdiyoabdalla2491
    @sacdiyoabdalla2491 ปีที่แล้ว +2

    Taxanihii ugu qatarsanaa abid eey soomaali jishay mahadsanidiin team gurmad iyo khaasatan abukar mahdi
    Codsi musalsalka soo socdo kaltuun laadariinta ka mi🙏

  • @Layla6793
    @Layla6793 ปีที่แล้ว +4

    I can Not stop crying. The scene ay ku matalayeen Ciyaalka Somali deenu. That scene broke my heart! Rabiyoow waa bil Ramadaan Rabiyoow Awlaada noo ilaali meel walboy joogaan ya Allah. Awlaadeenii meel walba way ku dhiban yihiin.

  • @Zahroceynte
    @Zahroceynte ปีที่แล้ว +1

    5 mar kuceshtay caawa xiiso gooni lahaay thank asxaabta Dhan abuukar mahadi thanks 190

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 ปีที่แล้ว +2

    Abukar mahdi ilahey ha ku barakeyo well done 👏🏾

  • @yasminadaud3858
    @yasminadaud3858 ปีที่แล้ว +1

    Guul wcn koxda gurmad bilaw ilad hada xalqa ima dhafin ❤❤❤ filim tas so sartan ba xiiso la,an manoqto jiro joga

  • @nasra1576
    @nasra1576 ปีที่แล้ว +5

    Inta aanay dhaafin part 1 ilaa part 188 waa mahadsantihiin dhaman team thanks

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว +2

    ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 ปีที่แล้ว +3

    Thanks abubaker mahdi and all team gurmad Ramadan MUBARAK ❤

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam ปีที่แล้ว +5

    Ax Musasalka Waa dhamaad 😢😢team kii aan ku hestay oo edila waba dhinteena 💔💔🥲190 buu ku dhamaan donaah msrkeey kaltuuna boskolada ku adisay Kamila waxaan dhahay kadaah waa cunugada aabihiseha 😂😂😂 congrats ahmed deeq & bogsiiya 👍👏👏👏❤️Mubarak well done gurmada team& Director abukar mahdi 🎉👏👏👏

  • @dekaayaan758
    @dekaayaan758 ปีที่แล้ว +8

    Love you reer gurmad 🎉🎉🎉🎉

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +2

    Filmku meel mcn ayu maraya thank you abukar mahdi❤

  • @zeinababdi5419
    @zeinababdi5419 ปีที่แล้ว +3

    What a episode wow wonderful 💯 director abukar congratulations keep it up ❤

  • @zakariaadan143
    @zakariaadan143 ปีที่แล้ว +10

    Allah wlhi baryihan Dan Ayan sugay haday iso dacdi thanks yqy papa abukar mahdi Respect 🎉❤❤❤❤

  • @Neyma573
    @Neyma573 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanidin abuukar mahdi iuyo dhaman team gurmad dhamantin allaha idin barakeyo ramadan mubarak

  • @qalbifuran8586
    @qalbifuran8586 ปีที่แล้ว +7

    Kaltuun raag raga iga dheh team gurmad keep going maanta cabsi cabsi kaltuun cunugaaga aabo laan haka dhigin

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah wll qaali Abukar ❤❤❤😱😱😱😱😱🤲🤲🤲🤲🤲🙏👍💞💞💞👌🤝💕💖😭😭😭😭😭😭😭😱💖💖💖🤲🙏👍👍

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi waaa filmkaan kayaabay sidaaa loo semeyey Mashallaha guuuleysta kooxda gurmad❤❤❤❤❤❤❤ tuugadiii waa lasoo af jaray miyaaa baaruuud

    • @ebyanmusa
      @ebyanmusa ปีที่แล้ว

      Tugada ini lasoqawanayo waba iskaogaa i.a 190 ayu kudamani san jeclexe

  • @ayanitaabdilahi22
    @ayanitaabdilahi22 ปีที่แล้ว +9

    Abukar 🎉🎉🎉🎉 congratulations best director

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaaw filmkeygii kooxdeena mahadsanidiin guuleysta goor walba Abukar Mahdi iyo teamka gurmad

    • @anasahmed2619
      @anasahmed2619 ปีที่แล้ว

      Wow khatar waa film aad u fiican horay usocda halhabayn ima dhaafin maasha Alaah. ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ciisewayneallahdayo6111
    @ciisewayneallahdayo6111 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwwwww mashallah illahay ha idinxafido dhamantin waxan rajaynaya inu kudhamado sidan horay ushegay 189 inshllah dhamantin Ramadan mubarak

  • @roukyadajiya-gz4ou
    @roukyadajiya-gz4ou ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Moubarak dhamaantiin hambalyo hambalyo from the director to the actress especially Gessey iyo kaltoun MashaAllah i totally admire it

  • @biiwayecb4896
    @biiwayecb4896 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلي وسلم وزد وبا رك على سيد نا محمد وعلي اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 ปีที่แล้ว +8

    Wowww wax baa kadhacay ❤

  • @hamdihassan1083
    @hamdihassan1083 ปีที่แล้ว +1

    Thanks team Gurmad 🎈🌹🥀🌹🌹💐

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 ปีที่แล้ว +3

    Ayyy wan qiirooday best episode 🎉🎉

  • @osman.b.b
    @osman.b.b ปีที่แล้ว +3

    Thanks again mahdi Abukar✌️💯🫶

  • @apollo-rn2mu
    @apollo-rn2mu ปีที่แล้ว +1

    waaaw masha allaah wa musalsal aan caadi ahayn ,,IFURTAYE MAXAAD FAIDAY,,

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +2

    Walahi kaltum cil waa deye barud wey ka arsatey mahad sanadin ❤❤❤

  • @cadomedia
    @cadomedia ปีที่แล้ว +2

    Asc dhamaan bahda Gurmad Team waxaan idin leeyhy RAMADAN MUBARAK waxaan idinka mahad celinayaa sidaad nooga haqab tirteen ee aad wakhtigiina qaliga u galisee wuxuu ahaa best film aan daawada ee somali samayso misana matasho waxaan si gaara u salaamaya Eng Abukar Mahdi oo tacab badan galiyey dhamaan kan iyo kuwii horay ee dhamaan waxaanan ka tagayn Mama faynuus waxaan idin leeyhy alle ha idin barakeyo dhamaantin farxad ku nolada meel kasta oo aad aduunka ka joogtiin fiiro gaara waxaan ahaa dadkii sadaliyey xalqada ugu danbeysa inay thy 189 insha Allah kheyr ayaan rajeynayaa RAMADAN MUBARAK

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah waa wacyi gelin wanaagsan. Good job❤

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 ปีที่แล้ว +2

    190 Ayaa Ku dhamaanaa 👏👏👏 Guul ayan idin rajeynaya

  • @KalsuumMahamud-qz6lm
    @KalsuumMahamud-qz6lm ปีที่แล้ว +1

    1 ila 188 dawnayay ad ban idinkua mahadcelinayaa farimahad gudbinaysen mashallaha kooxad gurmada wan idin boqay ku dhameeya 190 guula wacan 🎉🎉🎉🎉❤

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah guul iyo gobanimo abuukar mahdi

  • @sihamomer8408
    @sihamomer8408 ปีที่แล้ว +2

    Filimka manta xiiso garaa bu leyahahy wooow caadi maahaan thanks all kaltun waa fariid kamil hadilin blz

  • @qadijaquruxsan
    @qadijaquruxsan ปีที่แล้ว +1

    Mnshlh keep going abukar mahdi🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanidiin teamka gurmad filmka 1 ilaaa 188 waan la socday

  • @albertorenelletti2751
    @albertorenelletti2751 ปีที่แล้ว +1

    Todobaadkii ugu xisaha badnaay waaye kan. Kaltuun waxaay ka arsatay malmihii godka lugu haystay iyo Fu'ad Horror dilkiisa✌🏾

  • @naimoabdullahi8157
    @naimoabdullahi8157 ปีที่แล้ว +1

    Wooow the besti atariisho ankuun

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 ปีที่แล้ว +2

    #somali flim to the world
    #kooxda gurmad horumar baladhan never give up

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah brother abukar Hore usoco keep going

  • @safamahdi2045
    @safamahdi2045 ปีที่แล้ว +2

    Thank you Abukar mahdi ❤❤❤❤❤❤

  • @mumtasbashir5378
    @mumtasbashir5378 ปีที่แล้ว +19

    From EP 1 to 188 😭❤️ tbh I never watched a Somali series before but this was such a unique special thanks team gurmad and the director abukar mahdi I wish if guys made another season ❤ and forgot to mention THANKS abt all the good advices it really such a honor to benefit it full interesting the upcoming episode maybe the final episode but we really enjoyed it me,my friends and entire family ❤️❤️❤️

  • @hanniali5219
    @hanniali5219 ปีที่แล้ว +3

    Best Somali series from start to finish . Mashallah

  • @Aminaadan720
    @Aminaadan720 ปีที่แล้ว +2

    Kaltum Janis ka ka faa.ideyso abaayo dil kaaamil waji malaha aniga meshaada hadaan joogi lahaa waan dili lahaa abukar Mahdi mahadsanid good job 👏 ❤

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 ปีที่แล้ว +13

    I couldn't control my tears when I watched this part especially the flashback between barood and kaltun

  • @riisocabdifitaax4981
    @riisocabdifitaax4981 ปีที่แล้ว +4

    Wow m.a mahadsaidiin dhaman kooxda Gurmad io paapa Abukar mahdi😍😍😍

  • @issackdiis9452
    @issackdiis9452 ปีที่แล้ว +1

    Quick answer wht an interesting

  • @hasnawais424
    @hasnawais424 ปีที่แล้ว

    Aburkar mahdi thank you so much merci

  • @mahdisaidguirreh2009
    @mahdisaidguirreh2009 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Moubarak team gurmad iyo my bro Abukar Mahdi director hors u soco🇸🇴🇩🇯🇸🇴🌍🥰

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw I love it this Episode

  • @mohamedalitawane6667
    @mohamedalitawane6667 ปีที่แล้ว +1

    Inuu 200 kudaman yaa ila haysta asxabta .....team gurmad ❤❤❤big love

  • @hasnawais424
    @hasnawais424 ปีที่แล้ว +1

    Wawwww waa film wangsn dhamatiba Ramadan Moubarek ♥️💯
    koxad guuram keep going ❤❤❤

  • @fadumofaduma4182
    @fadumofaduma4182 ปีที่แล้ว +1

    M alaah waxan baa ciidan lagaa dhahaa guul iyo gobanimo viva

  • @sharmaakemohamed3889
    @sharmaakemohamed3889 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mubarak❤ all muslim

  • @daganugaas9028
    @daganugaas9028 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi ciyaarta waa adkaate manta thanks team abukar mahdi all

  • @hawohadafow9554
    @hawohadafow9554 ปีที่แล้ว +1

    M.a abukar mahdi best director walal film kale aya idinka sugeyna i.a iyo mamo feynuus shactaradeda inaad nogu so dhaqsatid i.a wanka xumahay inuu filmkan naga dhamaadan wan idin xiisi doona ❤❤❤❤

  • @Blue_Ocean_003
    @Blue_Ocean_003 ปีที่แล้ว +12

    The most important influence on a child is the character of its parents, rather than this or that single event.

  • @HodonSalah-xw2fh
    @HodonSalah-xw2fh ปีที่แล้ว +1

    Thnks abwan abuukar mahdi nin culus

  • @jamiilaali2929
    @jamiilaali2929 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah teamkeyga 192 ayu ku dhamana nasib wcn

  • @sucdifunny7807
    @sucdifunny7807 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi siduu ugu xiisa badna iyo sidaa Nola soo dhaqsateen aada ugu mahadsan tihiin baldoos hada ma dhintay iyo baaruud lkn fartuun waa aarsatay

  • @halimomohammed4663
    @halimomohammed4663 ปีที่แล้ว +2

    Part 1 ila hadhaa lasocodhaa film kamacan waligey markin hal malin igamatagin Alx ❤❤thanks Abubakar mahdiyow 190 nogudameya I.a waan uxisidonaa filmkaa😢😢

  • @siradmuse2138
    @siradmuse2138 ปีที่แล้ว +1

    Wooow wooooow thanks guys

  • @fatumahassan2670
    @fatumahassan2670 ปีที่แล้ว +8

    Ciyarta barejo waye manta One love my Team❤