Galka Baarista: Walaac laga qabo inay yaraadaan deeqaha Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @engdhuguf
    @engdhuguf ปีที่แล้ว +2

    MADAX DAWARSANAYSAH AYAA SOOMAALIYA HOGAANKA SOOMAALIYA

  • @salamali54
    @salamali54 ปีที่แล้ว +2

    Lacagaha halaga goosto mooryaanta Somalia

  • @mohamedelmi3558
    @mohamedelmi3558 ปีที่แล้ว +1

    Lacagahaan halkee aadaan waaba Yaabtay Somali halka ay ku baxdo waa halkee madaxda lacagtan halkey ku baxdo soo Cadeeya hayadahan waa dad kudhaca umada somaliyeed haleys weydiiyo

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว +1

    👋 Aad&Aad Buu U Mahadsanyahy Weriye Haruun Macruuf.

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin2306 ปีที่แล้ว

    Deeq.bixiyeyaasha Alla Wuxu Afqadhaadhaa
    Niyaw Erayad aad Adeeg.sanaysaan iska
    Hagaajiya
    DHegaha Dadkana ixtiraama

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ayas deeqbixiyaa sunxaanallaah,dawara bixiyayaasha ayay ku haboontahay

  • @mukhtarosman2492
    @mukhtarosman2492 ปีที่แล้ว +1

    DRC waa hey'ada ugu musuqa badan inta sixun loo maamulaa wax kasta waa hagaagi la haayeen

  • @engdhuguf
    @engdhuguf ปีที่แล้ว +1

    DALKU WUXUU UBAAHANYAHAY MADAX BERAHA KUJAHAYSA DADKA SOOMAALIYEED MADAX DAASOO AH KUWO LADIRIRA MUSUQ MAASUQA

  • @adenahmed7051
    @adenahmed7051 ปีที่แล้ว

    Dowlada ku sheega Manta ka jirta Somalia Waa group Hawiye cidna ma aminyso

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 ปีที่แล้ว

    Hagostan because masakinta malagarsiyo ilahodey qaban umadisana wax deqsin kara

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว

    Eraga (wadamada deeqaha bixiya) ayaaba sixid u baahan,soomaaliyana magaceedu wuxuu noqday wax lagu dawarsado,taasina waxay ceeb iyo meelkadhac ku tahay ummadda soomaaliyeed oo khayraad bad iyo birriba buuxa eebbe siiyey, hadaba soo ma haboona dadka madaxda u ah dadkaan iney waxa dhexdooda ah ka heshiiyaan oo dowlad iyo calan qura ku midoobaan si looga gudbo dalaalka caalamiga ah ee magaceenna ka dhigtay mashruuc lacag laga sameeyo.

  • @abdirizakabdullahi904
    @abdirizakabdullahi904 ปีที่แล้ว +2

    dowladda mareykanku waa dadaalay runtii lkn reer yurub soomaliya way hagradeen carabtuna kama daran