Somali Museum Awards Part 2 || Khadar Keeyow, Shaadiyo Sharaf & more

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 38

  • @fabfaithfashion
    @fabfaithfashion ปีที่แล้ว +1

    I am so honored to be helping again. I love the culture and the people. This year was the best ive ever seen. I was glued to my seat when the dancers performed. It was amazing. Thank so Somali museum

  • @Tooxcade
    @Tooxcade ปีที่แล้ว +2

    Khadar Keeyoo markii lagu dhawaaqey dadkii dhamaa hurdada ayuu ka kiciyay. Well, Done Somali Museum Team. really enjoyed the show. 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @nimcaanahmed4983
    @nimcaanahmed4983 ปีที่แล้ว +5

    Khadar keeyo io shaadiyo sharaf wad uqalantin bilada congra

  • @Imanjimale
    @Imanjimale ปีที่แล้ว +1

    Bilaal yare is a legend, Saacid deserve the Award 🏅 as Bilal said "Maashaa Allaah, waa wiil niyad fcn og qofka mudan ee uqalma Abaalmarinta, Saacid isna waa Nin karameed, Abaalmarinta saaxibkiis/walaalkiis wuu ku sharfay, una soo celiyay" 🎉

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations somali madxaaf ka Minnesota 💚💚❤️💕💖🥰🌺💓💗♥️

  • @ismailcazka1329
    @ismailcazka1329 ปีที่แล้ว +3

    Mrkan arko somali isku duuban oo wax wada qabsanaYa ama wada faraxsan Ana wan farxa

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 ปีที่แล้ว

      Asc walalo qayr alaah ku siiyo walahi waa runt anigaba markan arko somali meel iskugu timid oi faraxsan waa u duceya inuu qalbigoda iyo quluubtoda ilaahy swt isku furo qabiilka alaah naga madobeyo

  • @nawaalhassam9032
    @nawaalhassam9032 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha shadiyo sharaf wa gabar naga qusisa mar walaba heesah dan jeceel nahaye weey u qalantaha 👑🔥❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALAAH HANBALYO DADKA BILADAHA KU GUULAYSTAY WIILASHA DHALINYARADA GABDHAHA WAAW QURUXDA IYO JACAYLKA SOOMAALIDA EE MEESHA KA SOCDO SHARAFTA INABA CAADI MA AHA GUULAYSTA🌺🌺🌺🌺

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว +1

    SOMALIA WAA HAL DAL CALANKA BALUUGA IYO XIDIGTA CAD LEH QOF LAGA XIGO MA JIRTO SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH SAREEDO HADAY KU WAARTO HADII SILIC IYO DHIB GAARO SAMAANTEEDA IYO XUMAANTEEDA SOOMAALIA SOOMAALI BAA LEH🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว +2

    Khadar keeyow fananka qaranka sanadka muxuuku noqdey indhawba hees cusub masoo saarone fanani sanadkan shidneyd wey jireene may siyaan qayaladii ocad

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

      QADAR KEEYOW WAA WIIL DHALINYARO HEESIHII HORE SOO CUSBOONAYSIIYAY OO COD MACAAN🌺

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว +1

    QADAR KEEYOW WAA FANAAN HEESIHII HORE SOO CUSBOONAYSIIYAY OO COD MACAAN HEESO MURTI LEH QAADO INABA CAADI MA AHA WAAN JECLAHAY HERSIHIISA JIR OO JOOG OO JANADA ALLE HA KU GALIYO AMIIN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    ADEER CISMAAN IYO WIILKIISA WARIYAHA KA HADLO XAFLADA WAAD MAHADSAN TIHIIN HOWSHAAD U HAYSAAN SOMALIA CULTURE DHAQANKEENA QURUXDEENA AAD ADUUNKA TUSAYSAAN DHALINYARADA BARANAYSO INABA CAADI MA AHA GUULAYSTA HANBALYO JIRA OO JOOGA OO JANADA ALLE HA IDIN GALIYO AMIIN🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @arroussa
    @arroussa ปีที่แล้ว

    Love it 😀 #Animator ❤️

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 ปีที่แล้ว

    Well done guys and one love 🥲🥲🇸🇴👑✊

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 ปีที่แล้ว

    Congratulations 🎉🎉🎉 👍👍👍

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    WAAN KA XUNAHAY IN SOOMAALIDA QAAR DHAQAN XUN YAHIIN OO AY SOO QORAAN HADALO XUN WAR ISKU XISHOODA WAXA XUN AAD QORAYSAAN ISKA DAAYA IYO SHAKIGA BADAN MINFADLAK🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 ปีที่แล้ว

    Hambalyo inkastoo shadiyo laga talent iyo cod fiicanyahayba

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว

    Snad guro wcan team somali museum 🎉👏

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 ปีที่แล้ว

    Cabdikariim cali shaah u qalmay fanaanka. Lkn wey qabyaaladeeyeen😂

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    SAGAL MAXAMED IYO BILAAL IYO MARYAN YARIISEEY HANBALYO HADIYADAHA LAYDIN SIIYAY SAAD U GUULAYSATEEN HOO HADIYADA WAA HABEENKII SOMALI MUSEUM HOO HADIYADII HANBALYO🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🙈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Nnnnnnl265
    @Nnnnnnl265 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland singer’s is the best
    💚🤍♥️🎶🎶🎶

  • @faizam523
    @faizam523 ปีที่แล้ว +2

    Maxay la cagasagan yihiin ciyaalka dhaqanka iyo hidaha, soomalidu maba cagaagnaan jirine dhaqan ahaan kabo ayaan lahayn cagba cag la dhihi jirey oo laga tolan jirey kabotolayaasha soomaaliyeed.

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      @theruler411 🤣🤣😅 Okay

  • @Fang722
    @Fang722 ปีที่แล้ว

    💜

  • @AbdifatahMohamed-x4f
    @AbdifatahMohamed-x4f ปีที่แล้ว

    Khaddar keeyow fanaanka sanadkan umaba qalminee mxaa loo siiyey

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

      QADAR KEEYOW HEESIHII HORE BUU SOO CELIYAY HEESO ERAYO ADAG BUU QAADAA INABA CAADI MA AHA BILAD WUU U QALMAA

  • @ayaanlewajiofficial1662
    @ayaanlewajiofficial1662 ปีที่แล้ว +1

    sxb waa been fanaaniinta somaliand ayaa sanadka lahaa haday rag noqoto maxamed maame ayaa lahaa

  • @arroussa
    @arroussa ปีที่แล้ว

    💙💙💙💙💙💙💙💙❤️💡

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 ปีที่แล้ว

    Faananintan umay qalmayn runtii mase ogin

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว

    Somaliyeed kulaha muqdishay okeliyey somali uyaqanan wa abaalgu dhanka raran somlinimada qabyaladeysan marda buluuge lagu qadhaabto somaliya somalibale wabeen

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

      QOF XUN BAAD TAHAY OO AFSOOMAALI XUN CALANKA SOOMAALIA ISKA LEH QOF LAGA XIGO MA JIRTO SANADKAANA QOFKII LA SIIYO IYO MAGAALADII HESHO HA KA XUMAAN U SOO HANBALYEE

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 ปีที่แล้ว

    What khadar keeyow no comment

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mabarikabdi1707
    @mabarikabdi1707 ปีที่แล้ว

    Been badanaa dadkan