1:12 Run Ahaanti Kaliga mad Lumin Ee Shaqsi Walba wadanki kaso Tagay ba Lumay. BEENA Lesu Sheega 100-Kiiba Hal- ba Dib ugu Laabta wadandki Halkaasina:-Waa dad waa-wayn oo xamili wayey ama dad waa waa-wayn oo inbadan ka shaqeysanayay xoogi iyo madkaxdiba Qurbaha Oga so Tagay. Dalki waa Sheegana se Dad Lumay Ma'nihin se Dad Say walahi ah banu nahay waxbanu ku dhalayna say walahigi ba guurdoon dhafay somali 69 sana Qurbaha loo so socday.
Maxaa marka wax looga sheegaaa Kac kac hurdada ka kac ninkii oran jiray Iyo catoosh iyo ii sheega kii xamar joogay waa ilaawaye Waxaan maxay ku heesayaan waa aduun macaankii ka dhamaaday Awalba iyagoo wax play back ah ku heesi jiray tana waa 2024 nooc kale kkkk
Dirisle zxp sodii hore igu solabatey zxp❤
تحيا فلسطين 🇵🇸
La Palestine ❤❤❤
Sana ka raba sxb dirisle lihiii la yaqanay arkaa cawa sana kugu baranay nio
Heesaha makudhirigaline❤😢
A.rizaq plz kamantigayga soqado
Wll shafto isodir kobo salax an ku gadto😢😢😢
Waa igu socotaa heesta laakiin xaliimo gobad maxay marko cadey ka qataana😂where i from aniga ku dhashay❤
Hit waye heesta😂
Hahahaha dirisle madawado wuxuu shegana ma ogeyn 😂lakin this killed me hahahaha gabdhaha wax unbey isku bufiyan bu yiri 😅😂wa ruuntis Alab gadow unba kujirna
Waan lumey kulahaa 😂 dirsle
Kkkkkkk wlhi tu m'a fait rire dirislow😂😂😂😂
Iɴᴀɴ ɪʟʟᴀʜ ᴡᴀxᴀɴ ʜᴇᴇs ᴍɪʏᴀʜ...💔😭
😂😂😂😂😂HEES MAJEERTEENLEEY WAAR REERAHA QAAR NAAAAACDAY KUSOO BAXAAN DAA WAY KUSOO BAXDEE MACAAAC BAY HEES KA DHIGTAY 😅😅🤔
Hhh isla markii lasoodhigay aan arkay lkn soomaali nimo ma aha saan 😮
Kkkkkkkkkkk wayab wlh inallilah vraiment elle est habillée sans pudeur ainsi la chanson c'est du n'importe quoi 😭
Poweh dirisle ilahay kabaq heesaha reaction kabixinosid da mid kle social media waa wax kaharaa Ana iney xuman kaharto marawi iskade😢
Indr waxan heesmaha waa hadal music la saaray weeyan
First comment
Alloow hana lumin
Wlhi Wan ba yaaabnayy sanaa😂😂😂
darisle waxan hees lamadhihi karee dadka haku mashquulinin
The song is still playing.
Kolay , waa wax Dhimaty
Oo bila family
Madaxa reaction ka ninki reaction somali baray😂
😂😂😊
🎉🎉
Dirisle daren makicisid miya 😂😂😂 iyaa warbaa kaso fakteey intad reaction bixi isleheed
50 jir markaad ku Asaasaqdo waa sidaan Allow Dumarka no Hadey😢
Hada hadli kartid waa heesi kartaa😂😂
Xalima Gobood maha qofkan 😂
Hadi ay tahay wey is badashay
Waaa H ee hees maaha 😂
Xalay ayaan arkay sheekadan heesta laynooga dhigay saacadban qoslayay waziir😂😂😂
KhaLaas khaLaas
Somalidi waxay wada noqdeen habarti dameerkeeda jarka ka tuurtay ee awrka cirka doontay ...intay gaala ku dayanayaan bay jar ka dhaceen akhas
Dirisle ur funny sxb
Hadaad Orphanage Tahay
Waxad Doonto Samee😂😂
Ninka wa good xalima qasosa😂😂😂
Waa runtiis waxa boorsadeyda kabuuxa waad yabee walalkey baba igayaabey kulahaa dukaanka shopping wixii yalaba waa soo guratey😂😂😂
Somali R&B wa ka heli.
Haraw socoo iraderkayy
Hana nabin gabdho fiican ayaa nugu jiree aniga lacag qofna kuma raacayo eedabecad ayaan
Kuraacaa lkn dabecad lagugu raaco malihid wayoo dumarka maxush meyesid waa caayee qurux iyo lacag wax bamataran ee naxaris ayaa wax tarta daganan iyo xasiloni
wow,is that's a song by the way
🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wxan xes maha ee walooekesiye😮😮😮
My wa sosocdaa😂
Xalimo xariifka jm u dir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 edo xalimp😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
teebaad baadhay shandadeeda ma samiixakhaliil😂😂😂
😂😂😂😂😂 bbe beenta jooji
Hadaadbo heeseesid saan oo kale ahow haddi kale school aad
Ala Kanaa 😂😂😂
Yaaarabi dib hanoo celin subxanalh akhirya iyo adunba dibay uga hadhay tan😢
Dhaadhan caadi tahy wllhi adi
Kwrn wali heesta ma dawan ama dheg3ysan 😅😊😊
Hogàa saan miyaa u danbeysay 🤣🤣🤣🤣
Bisinka mixi la qawantahay
Habartan wax qabsada miya laa waayay 😮
😳😳😳😳😳😳🥺🥹😲😯😮☹️
Dad baa idhaha heesa Somali dhageyso maxaan dhageystaa waaba caac😂😂😂
Maxaa naga soo dhex doontay hadadan somali aheen irsaq xataa somalida uu kaa soo galay
Cod maba lahee sxb sidaan ma ku ogtahay
Halimo runte cood malaha lakin wiil ku waa top
1:12 Run Ahaanti Kaliga mad Lumin Ee Shaqsi Walba wadanki kaso Tagay ba Lumay. BEENA Lesu Sheega 100-Kiiba Hal- ba Dib ugu Laabta wadandki Halkaasina:-Waa dad waa-wayn oo xamili wayey ama dad waa waa-wayn oo inbadan ka shaqeysanayay xoogi iyo madkaxdiba Qurbaha Oga so Tagay.
Dalki waa Sheegana se Dad Lumay Ma'nihin se Dad Say walahi ah banu nahay waxbanu ku dhalayna say walahigi ba guurdoon dhafay somali 69 sana Qurbaha loo so socday.
Silid waye sxp waxa cagaha umarsan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
maxaad u xasuusinaysaa inan ka nimid soomaali gabarta riyootay
😂😂😂❤
Dirisle aqontowaykugoyartaa waxan jiclan lahaa inad dib waxbarsho obilwdo wayo akhristi ayaba kugo adag
😂😂😂😂😂😂😂
Ninka ku leh
ههههه ههههه ههههه ههههه ههههه ههههه ههههه ههههه 😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waadaashay adiga miyaa isdhageesanayo anaga kumamaqalnee
Gobaad maxa ka khaldamy😂😂😂
Kasongo miyaaa😅
Wa.wali.hees.tani
Maxaa marka wax looga sheegaaa
Kac kac hurdada ka kac ninkii oran jiray
Iyo catoosh iyo ii sheega kii xamar joogay waa ilaawaye
Waxaan maxay ku heesayaan waa aduun macaankii ka dhamaaday
Awalba iyagoo wax play back ah ku heesi jiray tana waa 2024 nooc kale kkkk
Aad ayaa u qaldantahey sxb heestan dadkii loogu talo Gales ku celi group ka say walahi loogu talogaley
ههههه أيش هده أغني 😂😂😂
هههههههههه😅😅😂😂
Waxan waa fuusto ee maaxa hees
isilaali waa in aad shaqaysataan
Waxan edebdarna
Kkkkkkk
bulshaawi
Waxaa weyn karaam saliida waa yaab weyn
ههههههههههههههههههه😂
Markq cadey ma maqly
Waxaan sheeko malayacniya weeye.
Reer xaamarkan jiljilicsanaa o malayaacnaysana
Cod xumo foolxumo ayey isku darsatay way halagantay😂
Way marku sii jedeey futan modayey iga rali noqo fanan
Waxani hees maaha wa shuban
😅😅😅😅
Waa qaawan tahay beladu
Aduu miyaad badhey mxaa ku tusay
waxn umaLeeyaa waxad badhey bo0rsoyinkii smixa iyo habo0n iy0
Cawa inaad salda Mada ka hadlin
Reer koraad ayaa ka tahay arintaan, Oromo yahay
Oromo aa tahay aeoogaa baa soo lumay kkkkkkkkkk
Heesta beenta kaday
Qaniiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiis maa tahay hee hadadan Darren nageed kucin karin
Oil
Hees maahan tan
🦧🦧🦧🦧🦧👎👎👎🏼😱😱😱😱
😅😅😅😅😅