DOOD ADAG OO DHEXMARTAY REER SOMALILAND, ISAAQ IYO GADABUURSI HALKANGII SNM IYO SOMALILANDTA MAANTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 12 วันที่ผ่านมา +3

    SNM AFKA HA LAGA DAAYO SNM GUUUUUL SNM FOR EVER ❤❤❤❤❤

  • @abdikadirabdi7427
    @abdikadirabdi7427 11 วันที่ผ่านมา

    Awdal state of Somalia 🇸🇴 waa iin ay kaa sifeya snmta gurmiska ah.

  • @shounadan4101
    @shounadan4101 11 วันที่ผ่านมา +1

    Waarya inina taariidiisa maqariyo yes abib mahan asnam aa madi iina cadeeya😊

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 12 วันที่ผ่านมา +2

    TAARIIKH MADOW EE SNM LAGAMA SHEEKAYN KARO.

  • @GuuleedGacmodheere
    @GuuleedGacmodheere 12 วันที่ผ่านมา +1

    Faqashta iyaaga ka xumaa oo noo joojinayay la socday oo na laynayay oo na mirayay

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 11 วันที่ผ่านมา +1

    Waalida ooyaaye iyo cida uu usocoda cudur snm ka diidaya ha jabo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 12 วันที่ผ่านมา +1

    SHEEKADAAN SNM SNM WAX KALE AYAA KU LAMMAAN SNM HA LA,DHIGO

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 11 วันที่ผ่านมา +1

    Sacad muuse xitaa samaroon waa naga dhicin waayeen😅😅😅😅

  • @qalanjoxasan4209
    @qalanjoxasan4209 11 วันที่ผ่านมา +1

    Faqashtii miyadaan soocaacin
    Image oo cidwalba iskaxigna
    Mel walaydiku yeelayna majirto
    Idinka ayaa wax laayay
    boorama lamabur buried hadaad caqli leedihiin
    taariikh da dib ueega

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p 12 วันที่ผ่านมา +1

    Cressida yaashayadii aad soo kaxaysateen waa kuwa ilaa yoowma haadaa Jigjiga dhexdeeda ka shaqeeya Huusheeeey.

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 12 วันที่ผ่านมา +1

    why are people worried about SNM.

  • @AhmedAli-cv1yt
    @AhmedAli-cv1yt 11 วันที่ผ่านมา +1

    Qaranka qaranka kkkkkkkkk isaqoow xishodoo dadka idiinla daga wax u ogalada saan waa ceeb walahi hawiyaha waa nasab. siyad bare iyo dowladisa kama hadlaan usc mashegaan waa dagalameen usc jabhadina mesheey ugu dhaqaqeen dadkii ladagayna waxeey u ogoladeen waxaa kuu marqati ah farmajaa madax weyne kanoqday oo siyaad bare kureer ah marka waxbaa lalayay iyo waxaa waa laga tagay qofkii qofmuslim ah dilana aseey utalaa marka masajidka cayarta kadaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 somali waa islaysay

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 12 วันที่ผ่านมา

    Smm for ever

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p 12 วันที่ผ่านมา +2

    1988 magaalada Dilla miyaaanay ku naaxin oo bilic ku yeelan bililiqadii Hargeisa laga soo gurtay? Ilmaadeerayaal waxba yaynaan isu khuurin waynu is ogayne, ma Hindi iyo Carab baa loo sheekaynayaa sxb?

  • @qalanjoxasan4209
    @qalanjoxasan4209 11 วันที่ผ่านมา +1

    Ina abiib maxaa loo doortay waxaan shaqadiisa
    ahayn ayuu ku daalay

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 12 วันที่ผ่านมา +2

    SNM GUUL GUUL CAAWA IYO BARIBA DIDZAYOOW DILAAC .

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 12 วันที่ผ่านมา +1

    SNM DAD BADAN OO BEESHA ISAAQA AYEY LAAYEEN.RAYSAL WASAARIHII SIYAAD BARE ISAAQ BUU AHAA

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 12 วันที่ผ่านมา +1

    INA ABIIB MA WAXAA LOO DOORTAY IN UU SNM KA HADLO MISE IN UU HOWSHII LOO DOORATAY

  • @farahabdulahhashim5244
    @farahabdulahhashim5244 11 วันที่ผ่านมา +1

    Gadabuursiga lalalayay wa askartii afwayne ee kumankum shacab kii isaaq layay .snm diid wa somaliland diid

  • @ruunmahdi442
    @ruunmahdi442 12 วันที่ผ่านมา +1

    War dad wllo ah ayeynu nahay snm
    Way dhamatay imika samron iyo isaq wa wlllo shydanka iska naara

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 11 วันที่ผ่านมา

    SNM waa in laga gudbaa oo ummadda wax loo qabtaa waana in la ogaadaa dad aanay khuseyn ayaa wadanka degan

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 11 วันที่ผ่านมา

    Naa hooyada siil warming Ka wase snm maxaa naga galay anagay abahay disheye doonimayo xaaranta xarantu dhashay

  • @ikramahmad8404
    @ikramahmad8404 11 วันที่ผ่านมา

    Anaguna hadan iska qadayna dulmiga.isaaq.

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waar nimankan leh snm majirtow anagaa idiin sheegaynee way jirtaa waanay jiri doontaa ilaa iyo inta ay xuduuduhu inoosoo dhamaystirmayso oo lagu wada qanac sanaanayo j.somaliland oo cida maxamed abiib dabada kasoo riixaysaa waa reerahan hartiga oo ka shaqaynaya in dib loo dagaalamo sababtoo ah reerkan dhulbahante wali kuma qanacsana in wixii hore ee dhacay inta oo layska wada iloobo aynu ku wada dhaqanno j.somaliland ee lawada dhistay 1991kii oo xuduudkana sidaa lagu soo dhameeyo markaa cidii ka sheekaysa ama ku dhaqanta lagu yidhaahdo joojiya waxan aad ku dhaqmaysaan waatii waxaa laga soo gudbaye?markaa reerkan samaroon hadii aanay jeclaysanayn in la xuso ama laga hadlo dadkii xuquuqdoodii u soo halgamayay ee ilaa imika u halgamaya ee ay wali xuquuq doodii ictiraaf ugu halgamaya ee ay samaroon iyo dhulbahantena ay ka midka yihiin snm nimada ee raba inay aqoonsigooda xaqiijiyaan meel walba u maraya weeyaan snm ta la sheegayaa Hadiise aanay labadan reer ee samaroon iyo dhulbahante aanay ka dhab ahayn ama aany aqoonsigan aynu raadinayno ay labadan reer ee snm ta ka cabanay aanay kaba go'nayn inaynu aqoosigeena ka midho dhalino kaba soo horjeeda sidee ayaa wax loo wada siman yahay loo helayaa?markaa hadii ay samaroon iyo dhulbahante ay rabaan inaan laba soo hadal qaadin snm tan hanala baadi doonaan oo ha u hagar baxaan waxan aynu wada doonayno ee ah aqoonsiga hadii kale waxaan sheekadaa u arkaa idinkuna ha hadlina anaguna waxaanu doono aanu samayno ee qaata waxaanu anagu doono oo marka laydinla hadlana hanagu odhanina anagaad noo jeedaan oo imika waxa noo cadaatay in cidan naguba cadawga ahiba ay tahay cidan nala degan ee heshiiska beenta ah nala galay ee ilaa imikana aanu dhibanaha u nahay hadii aanu nahay reerkan reer sh.isaxaaq?Hadaba waxaan u sheegayaa reerkan reer sh.isaxaaq ha joojinina halgankan snm oo wali muu dhamaane cidii afka idinla soo gashana ama halgankiina wax ka sheegta afka jabiya isaga iyo hooyadiiba markaasaa xaqeenu imanayaaye oo labadan reer ee darifyadu ama wax inala wada dooni ama ay waxeena soo goosan inagoon cidna baryine waxa kaliya oo aqoonsigeena inoo haya inagoo qasab xuduudkaa bariga kusoo xidhnee hawsheena inoo wada?

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 12 วันที่ผ่านมา +1

    Beenale s n m wax soo qaada amaka hadlee caya waa wadani s n m adeer waakii ku xoraysay wada maanta waxka dhigtee ciiro faqashta u basaas ah u suuq hargaysa ku dhax caayo adeer s n m sharaf iyo martabayku leedahay umada somaliland waana tarikh umadu wada leedahay kuwaa dabadhilifkah ee afwayne ubasasi jiray ciro iyo koxdooda ay s n m wad wada aflagadeeya adeer umada reer somaliland waa uruur xaq udiirir ah umadeedana xoreeyay cidkastana abaalkule reer awdala hogaankii usareeyay ayay ahayu ah c raxmaan aw cali farax marka adeer hadal xumada haladayo

  • @CaliCabdi-v9v
    @CaliCabdi-v9v 10 วันที่ผ่านมา

    Ina Abiib Madiidana Snm Eewaa Isaaq Diid

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l 12 วันที่ผ่านมา +1

    MAWAXAAN DHAGAYSANAA. DAD. XUMAANI. KABUUXSANTAY. OO. CUDUR. ISAAQ. QABA. BAL. DALKII S.N.M. UXORAYSAY. BAY. CAAYAYAAN. MAANTA. MASIDANAAD. UHADLILAHAYDEEN. AYAYAHAY. AYDU. DHASHAY. EEQADHMUUNI. IDINKU. FAQASHBAAD. SOORAACI. JIRTEEN. FAQASHNA. WAADLA. SOCOTEEN. S.N.M NA. ANAGAALEH. EE. ADIGA. KUMA. QUSAYSO. SABAB. AAD. AFKA. UGU. BALAADHISAANA. MEESHA. MATAALIO. MARKUU. DADKA. KULIGIIN. GARACBASD. TIHIINE. ADEER. QADHMUUNKIINA. NAGA. DAYSTA. PRDA. OOXAMAR. QABTA. GUDAAFADYAHAY. AABIHIIN. DZBA. DHILIFKA. KAWASEE

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 12 วันที่ผ่านมา

      ALA. MAXAA. WAXMAGARATO. MEESHAN. HADLAYSA. WAAR. AAMUS. SAQAJAANKAN. ISAAQFAQASHTA. AH. HUS. BAASTAR. OROD. S.N.M. WAATII. FUTADAADA. XORAYSAYE KHniisyohow. Kuwii. Lagaa. Xoreeyay. Utag. Futada. Hakaa. Maraane. Lagaroonayohow. Waxaasaa. Isaaq. Sheeganaya. Duli. Duli. Dhalay

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 12 วันที่ผ่านมา

    Zeylac & Lughaya ciise ayaa leh

    • @IbrahimFarah-gh5cf
      @IbrahimFarah-gh5cf 11 วันที่ผ่านมา

      Ciisihii bakhtiga hiigi jiray iyo haqay midgaan baa leh.seyid maxamed cabdula xasan.😅😅😅😅

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 10 วันที่ผ่านมา

    Aniga dadkayagii bay laayeen seed markaa iigu diidi

  • @mohammedroble9437
    @mohammedroble9437 12 วันที่ผ่านมา +2

    Snm meel ay xoraysay ma jiro war siyaad bare marku cararay ayaad soo gasheen

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 11 วันที่ผ่านมา

      Sidaasi bay ahayd, snm Hal taako oo dhul ah ma AY Haysan. markii Usc ay qabsatay madaxtooyada ayuun bay dalka soo galeen, lkn markii hore way dagaalameen

  • @abdikadirabdi7427
    @abdikadirabdi7427 11 วันที่ผ่านมา

    Wax somaliland ladhoho majirto

  • @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
    @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa 11 วันที่ผ่านมา

    Nsm🟥🟥🤍🤍🤍🟩🟩

  • @ahmedosman6344
    @ahmedosman6344 10 วันที่ผ่านมา

    البلد اسمها صوماليلاند يمرون اسم قبيله وليس وطن الوطن للجميع انتم تتمشكلوا على انفسكم كنتم موالين زياد برى

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 11 วันที่ผ่านมา

    Twitter spacekan isoo sheega

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l 12 วันที่ผ่านมา

    MEEshan. Ninkan. Bednta. Cad. Sheegaya. Eele. Saylzcbaa. Lanagu. Laayay. Tiiyoo. Itoobiyaan. Wata. Waar. Maxaad. Udhagaysanaysaan. Mawaydaan. Waxba. Garanayn. Saylac. Magadabuursibaale. Ciisaa. Joogayoole. Jabhadan. Xunuu. Sheegayaa. Mid. Itoobiya dhexjoogta. Ayay. Zhayde. Soomaalilanba. Mayjoogin. S.n.m na inay. Maalintii. Idin. Xasuuqday. Ahayde. Dayntay. Idindaysay. Idinkoo. Faqash. Kaxumaa. Iyo. Wanaagay. Idiin. Samaysay ayaa. Maanta. Idinka. Hadlinayee. Garacyahay. Hiimadu. Ka. Da. Aysaa. Hadaad. Edeb. Yeelsn. Waydaan. Waalaydin. Karbaashi. Doonaa. Xaaraanyahay. Waad. Kabadbadiseene

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 12 วันที่ผ่านมา +1

      goojacade maad ilawday 15 minutes waxbaa baalahayga yaacay iidoor Ethopia dabada ku wadateen samaroon waxba ka ma qaadeen

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 12 วันที่ผ่านมา

      Naktan ifraax waa oromo waye

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 11 วันที่ผ่านมา

      KKKKKKKK. FAQASHOO. DHAN. IYO. DABADHILIF. TOODII. BAA. IGU. SOO. RAWAXAY. WAXAAN. IDIIN SHEEGAYAA. HADABA. OROMADU. WAADAD. DHULKOODII. KUNOOL. OO. KAA. SHARAF BADANE. ADIGU. MAXAAD. TAHAY. WAXBA. HADAAD. TAHAY. FAQASH. INTA. AY. OROMO. GUMASATAAD. KUJIRTAA. HADAAD. TAHAY. GADABUURSI. SIDOOKALE. ITOOBIYAY. KUGU. GUMAYSTAAN. HADAAD. TAHAY. QADAADWSYN. XAMARBAY. KUGU. GUMAYSTAAN. MAXAAD. KUHADLI. MAADAA. WAXJIRABA. AH WAAD. DULOWDEEN. CAY. IYO. BEEN. IYO. QUDHUN. WAXAAN. AHAYN. MSHAYSAZN. KABACDI. WAXAAD. RABTAA. INAAD. AFKAY. BANAAN. UHADASHO. MARKA. RUNTA. LAGUU. SHEEGANA. WAAOROMO. AYAAD. ISKASOO. QORAYSAA. WAAYO. SIFIICAN. DADKA. AY. UGUMAYSATAAD. KAMID. TAHAY. FAQASH. INBA MEEL. BAA. LAGU. GUMAYSTAA. KIINIYA. ITOOBIYA. QADAADWAYNA. CAQLI. MALE. WAADAMEERO. MAFKAA. AAMUSA. WAXAAD. TIHIIN. DUUL. KHASAARAY

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 11 วันที่ผ่านมา

      Dolka oromo ma laha wxaa leh somalida adiga oromo tahay baqyar

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 11 วันที่ผ่านมา

      Waxasd. Doonaysa inaan. Kucaayo. Laakiin. Wasnka. Sharaf. Badanahaye. Adeer. Naacda. Iga. Jooji. Hadiikale. Waad. Yaabi

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waar dad kiin an mash ka dacalay qofka aan NSM ogalani waa qof aan ogalay Somaliland faqash ayaad tihiin inabiib waxa walaaly waa Garxajis oo ka saray hawad marka ma gaadhaan muuse biixi iyo inkaahin so joojiya burushka xarant ha guul SNM guul Somaliland