NINKAAGA DARTIIS GABAR WALAASHAA AH SAAN MA'UGALI LAHAYD MAXAASE KARAACAY QISO AAN LAYABAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waa dhibato walidka ilmahoda kala jeclada dhibkaa ayaa ubadkoda ku dhaca

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 2 ปีที่แล้ว +8

    Aamuuney Se wax ujiran farxiyo tawakal ma iso gudbisay adneh maku so gudbisay abayo amuuney asxabyada iyo asxabtan wa isku asxabti lee iney idin oo miso Loma bahna Marka dhib malahan

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayaaan quruxeeey😍✋
    qiso kale noo bilawday shukran amiiradayda😋👏
    ar aduunka waxa ugu xun in ay cidadu ku dhibaan.😢😭😭😭😭😭😭

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว +1

    Asckm eebow nabad iyo naxariis badan eebow nasii yaarabi

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +1

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid 🥰🥰🥰🥰

  • @safiyaibrahim3525
    @safiyaibrahim3525 2 ปีที่แล้ว +3

    Markaad tiri walasheed marwalba way ku dhaga hadashaa waxan soo xasuustay gabadh sidasoo kale walasheed ku ahayd
    Markeey dhib aragto waxay iskaga catawi jirtay
    Nabsibaa adegee waxad nabad hurudaba nabar lama filaniyo naxdin Daris manoqoteen nasibaakaa ma kulanteen ana ma iska nolahay inantaay😭😭😭

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 2 ปีที่แล้ว +4

    Wcs ayaaney setahay qisadan aad so deysay farxiyo tawakal Aya ka so dhagesatay xita gabadhan weytahribeysaa duqa wey kala tagayan ilmahan hada la yasaa aaqir walsheda kiburia badan Soo hoos fadhisan donto maraksa waxe dhaheysaa wa habar yar ee dhaqaleya gaabdhe weyn AYANA heyn doonto

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alha ayan xale wan ka maqna qadke hadan so dhacaye rabi haku xfdo xbbt

  • @queenfatuush4379
    @queenfatuush4379 2 ปีที่แล้ว +4

    Abayo nuso ducey intixaanki aya sodhawaaday

  • @cuudadam8535
    @cuudadam8535 2 ปีที่แล้ว +8

    Aabe walbo Somaliyed guul iyo farxada urajena 😭🎉

  • @nafisaguhadabdirahman6795
    @nafisaguhadabdirahman6795 2 ปีที่แล้ว +1

    Adigoo harsan waaye malaguu soo hooydi ✌😂

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว +2

    ax yaa allaah yaarabi allow adaa weeyno waaxida hooyo waa hooyo allaw ku gar gaar rabiyow raxmaanow hooyo beergeedii lagu dayacay wall wall iyo wallbahaar badanaa ax yaa allaah 🥺🥺🥺🥺☝️

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney shalay waxan daawanaayay labadii qayb ee sheekadii abyo zaado waxan la joogay ardada jaamacada wiil i ag fadhiyay ayaa wuxu waryaaa muuqalka like ma saartay intuu soo booday ayuu yiri ma anigaa ley heystaaaa subscribna waa kuu saaray

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 2 ปีที่แล้ว +18

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد مجيد في العالمين اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد مجيد

    • @maxamuudcabdi6690
      @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

  • @najmomohamed9291
    @najmomohamed9291 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi nolosha wey jidad badan thy illah mel qeyr qabo hanogu dhameyo

  • @maryamamohamedcabdimaryama4616
    @maryamamohamedcabdimaryama4616 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayy cawada anaa ugu horeyo wanku salamay walashay 😍❤️

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanta anaa u horeeya dadka asxaabey xaa idinku dhacay maanta soo aruura kooranka buuxiya like iyo share waa xagiina

  • @nastehohusein7283
    @nastehohusein7283 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan dhalo
    Ayan ubax sanaa
    Ileen adiga kuma arki karee

  • @ayanmohamed502
    @ayanmohamed502 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaney abayo.ilaheyi dartiis bankujeclahai allah haku xafido

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ayaaney illahey dartiisa Ayan ku jeclahey 🥰🥰

  • @rumaancabdiraxmaan8356
    @rumaancabdiraxmaan8356 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo mcn qeybta kale laso dhaqso 🙏🥰🥰mcnto

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 2 ปีที่แล้ว +1

    Yes maanta dadka ugu horeeyo kamid ahy wankusalamey ayaney abyo mcn 🥰❤👸💞

  • @han47722
    @han47722 2 ปีที่แล้ว +1

    Like tii ugu horaysay waad iga haysaa ayaaney waligay like kulama dhaafin 🥰🥰🥰🥰🥰wanku tagera guulayso

  • @sofiaabdi9744
    @sofiaabdi9744 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayena wax ku jeclh inahe daritis ❤️❤️abyo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +2

    Soo dee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed5678 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney waxaan la yaabay qof dhahaayo hooyaday caruurteeda kle iga jecel horta mxaa kalifa hooyo inay ilmaheeda kala faquuqdo

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah mahadsanid wllo

  • @cawocabdi2788
    @cawocabdi2788 2 ปีที่แล้ว +1

    Ama qisoo yinka si taxane ah noogu sooda ama iskaba da waxn ad habena soo daynayso habena ad naga dhaydaynayso

  • @ikranabdille7203
    @ikranabdille7203 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan waa ku salamy

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel22 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan horumar wacan ayaan ku Rejeynayaa

  • @fardowsasalaad9427
    @fardowsasalaad9427 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash alllh walshy mcn ayn qaliyey mcnto welcom

  • @queenfatuush4379
    @queenfatuush4379 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abayo ayan wllh alley tarti ayan kujeclhy xppti

  • @Jannahawkhalif
    @Jannahawkhalif 2 ปีที่แล้ว +2

    We love you ayaan qurux i love your stories 😘😘

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 ปีที่แล้ว +1

    Haye la so dhakhsoh

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah waa qiso cajiib ah

  • @lakiabdi4679
    @lakiabdi4679 2 ปีที่แล้ว +1

    Naayaa ayaaneey qisadu waamacnthy meelxun baad noogujarty e caawa noogusoodar waa ujeedaa waadiyaarsantehee iskasoodaa maxaa nooga reeban xbbti kujecliyaa

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo mashllh Allha kuxfdo

  • @malabsaninasalad1072
    @malabsaninasalad1072 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayan neey maxkugudhacay kumahayno

  • @sacdiyakuuloow4370
    @sacdiyakuuloow4370 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc allaha ku barakeeyo lasoo dhaqso qeybta labaad abayo

  • @salmamuhidin4847
    @salmamuhidin4847 2 ปีที่แล้ว +2

    haye wakulikegarena❤😂🎉

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaan allaah laaa xawla walaa kuwata illaa billah maxaytahay waalid ilmihiisa kala faquuqaya iyo hooyo gabdheheeda kala fadilaysa illahayoow hooyo noocaas ah hooyo hanooga dhigin anagana waalid noocaas ah hanaga dhigin

  • @nimcomaxamed3035
    @nimcomaxamed3035 2 ปีที่แล้ว +1

    AYAAN WAAN KU JECLHY NOLOW CDY

  • @hamdaahmed6444
    @hamdaahmed6444 2 ปีที่แล้ว +2

    maxan u masayri mar hadan ilmahayga korsanayo wlhi meser dhan waa ilawi laha

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo ayaney waa kusalmy asc

  • @happylovehappylove5776
    @happylovehappylove5776 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xabiibti 🥰

  • @amuunmohamed6438
    @amuunmohamed6438 2 ปีที่แล้ว +1

    Jah inantaa isku magac nee.😅🥰💔

  • @baarliin7685
    @baarliin7685 2 ปีที่แล้ว +1

    Www mash allah abaayo ayaaneey

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka carruurta lama kalajeclaado

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo macan

  • @caishoahmed9928
    @caishoahmed9928 2 ปีที่แล้ว +1

    magaca, hadii logu wco maxa ka galy waalanaa🤔

  • @bushraqodhab3504
    @bushraqodhab3504 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo gabadha hooyadiid Soo maahan

  • @maqsuudahmed7797
    @maqsuudahmed7797 2 ปีที่แล้ว +2

    🤗🤗🤗🤗

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 ปีที่แล้ว +1

    Cafimda kusolaabo abyo😍😍

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow🥰

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว +1

    Sub xanalaah

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 ปีที่แล้ว +1

    Nayaaaaa kkkkkkkkk

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰 welcome qali

  • @iimaanmaxamed8602
    @iimaanmaxamed8602 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️♥️♥️💞💞💞🌹🌹🌹💐💐💐👸👸👸👸👸👸

  • @shamsabdi9345
    @shamsabdi9345 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abayo qali ❤️

  • @raxmazhide464
    @raxmazhide464 2 ปีที่แล้ว +1

    💯

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcl abaayo 🥰

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @umulqalid3548
    @umulqalid3548 2 ปีที่แล้ว +1

    💝💙💖💛💐💓👍

  • @naciimonalka0221
    @naciimonalka0221 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰👍👌⚘🌹⚘🖤💚❤🤍wwwww🎉❤❤

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 2 ปีที่แล้ว +1

    🥀♥️

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 2 ปีที่แล้ว +1

    𝚇𝚙𝚙𝚙𝚝𝚒 𝚠𝚊𝚊 𝚔𝚞𝚜𝚊𝚕𝚊𝚊𝚖𝚎𝚢🖇️

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo amiin yaa Allah subscribe iisar ❤ ✌