SACAD MUSE IYO RERAHA LA YAALA AYAA KA DABA QAYLINAYA IN MOOGE KUWAASOO KU HAYSTA TAAGEERADII WADANI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 74

  • @adancaalim1153
    @adancaalim1153 2 วันที่ผ่านมา +5

    CALI DUULDUULOW INDR SOLTEKO WAAD QARISAY WAXQABADKIISII , TUSAALE , WARSHADA DAAMURKA , GAADIIDKA KALA DUWAN EE WADOOYINKA LOO ISTICMAALO IYO DABDAMISKABA ISAGAA SOO IIBIYEY OO KU SUNTAN EE HA KA XAASIDIN LIBITIISA . INA MOOGE MUXUU WADOOYINKA KU DHISI LAHAA HADAANAY INTAASIBA JIRIN ?

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xishood yaan lagu maqline qoraalkana inaga masax kkkkk

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 วันที่ผ่านมา +7

    Caliyaw nabad gali sacad muuse iyo subeeriyadda waad arkaysaa sida uu ina mooge uu hadlay markuu ka ololaynaayey boorama qabyaalada fool xun ayuu ku hadlay

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ caliyaw markaa ninkan xamarje
    Ma,kildhi istijada lagu shubtaa sida ayaan u,arky anigu

  • @caashacali2132
    @caashacali2132 2 วันที่ผ่านมา

    Xamarje qof maaha caadiya waa qof cunsiriya
    Isku qabiilbaanu nahay
    Laakiin waanka soo horjeeda qabiilku raacimaayo

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 วันที่ผ่านมา +4

    Caliyoow raali galin haba bixine balse ogoow cashuur bixiye matihid dadba cashuurtodii waxba aan.loogu qaban hadul mumin tuugaas hadifaacin cidna hadulmin raali galintii ileyn caybad ka dhigtee

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 วันที่ผ่านมา +3

    Maayirku hargeysa wuu qaybiyay isagana ka markhaati kacay shalay

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 2 วันที่ผ่านมา

    Xamarje ciidamaduu meelkaga dhacay xabadina hargaysa way kadhex dhici

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 2 วันที่ผ่านมา

    Allah haw u naxariistee maxamed Xashi miyaad wadanka ka maqnayd ayadoo zeroya Hargeysa dhulka ka soo qaaday ee plan townka dhigsy next 100 years soo socda
    Mooge miyuuna odhan cadawga gudaha qolo ah

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 วันที่ผ่านมา +8

    SACAD MUUSE CALIYOOW XAAFADAHA GARXAJIS EE LA DHISAYO AYAY LAMID YIHIIN XUQUUQDOODII AYAY DOONAYAAN. CASHUURTA NA INTA UGU BADAN IYAGAA BIXIYA

    • @MohamedabdiMohamed-dg7xk
      @MohamedabdiMohamed-dg7xk 2 วันที่ผ่านมา

      May maahan xaafad ha na loo dhiso ee waa maxaa muuse loo riday maxay ugu muuqan wayday waxa aan loo qaban markii muuse joogay

    • @abdullahiahmed3774
      @abdullahiahmed3774 2 วันที่ผ่านมา

      Gari Alley Taqaana Aliyoow

    • @CabdiraxmaanAadan-l6m
      @CabdiraxmaanAadan-l6m 2 วันที่ผ่านมา

      Waad caqli xuntay mise waad is yeelyeelaysa wax qabadka uu qabtay mayarku waa daanta 3 sadexdaa dagmo ee qaylyaya kazoo jeedaan iyadoo ay dad badan oo sharaf iyo karaamo lihi xaafadaa buuxaan hadana waxaa jira kuwo si khaldan wax uwada oo loo wada jeedo

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 วันที่ผ่านมา

      muuse kursiga malaha hanaga been sheegin xaqayaganu ka rabnaa

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@MohamedabdiMohamed-dg7xkannaga muuse waxba nagama gelin ee waxaannu rabnaa cashuurtayadii xiaabteedii illaa uu naqanciyo kama aammusayno

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maxarje waa tuugtii bariiska masaakiinta ka cunay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 2 วันที่ผ่านมา +2

    Siyaasi Khamraji waa sakhraan aan waxba kala garanaynine halayska ilaawo hataataciisa..

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wax badan waan kigu raacsanay lkn Caliyow dadka afka ha wada qaban xuriyad yar sii dadka. SSB iyo ina Mooge toona maaha muqadas ee waa laga hadli karaa oo nin waloo wadanka u dhashay fikir ayuu ka dhiiban karaa. Budkan wayn ee dadka la hor taagantay iska daa.

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxayagii buu ciidagale ugudhisaa

  • @cabdicalidahir8451
    @cabdicalidahir8451 2 วันที่ผ่านมา

    Cali ismaaciil nambarkahgii muxuu ahaa sxb

  • @abdullahiahmed3774
    @abdullahiahmed3774 2 วันที่ผ่านมา

    Sabankasta Rageedu Leeyahay Ee Ha Lala Socodo

  • @JamaalXuseen-k4i
    @JamaalXuseen-k4i 2 วันที่ผ่านมา

    War odaygan Cali micro 🎤 hagagsan miyad udhiibto
    Fadlan ka hagaji sameecada

  • @cabdicalidahir8451
    @cabdicalidahir8451 2 วันที่ผ่านมา

    Se qolada buurta eed shagaysaa ma anagaa sxb

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 วันที่ผ่านมา +1

    CORJIIDHO. SABABTU. U SUDHAN YAHAY SACAD MUUSE WAA MAXAY. UGA BADSADEEN H/JECLO DHANKA. XUKUUMADA !!
    TA LABAAD, WAA BEENAALE ODEYGANI.
    INA MOOGE LAGUMA HAYSTO WAXBA. MUU QABAN, WAXA LAGH HAYSTAA. DAANTAADA AYAAD U BADISET, LACAGTA U BADANNA. ANAGAA BICINEY EE INA XISAABI.
    MARKAA. INA. ISMAACIILOW. SI DAACAD AH. U HADAL OO RUNTA ARRIMAHA. KA SHEEG !!!

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 2 วันที่ผ่านมา

    Aliyow Ssmalilamders Kama saaysideh dadkunba Lasimantahay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 วันที่ผ่านมา +1

    HABARJECLO IYADU CASHUUR NA MA BIXISO WAAYO WAA SOOGUURTO QOXOOTI IYO DAD KA SHAQAYSTA CASHUURNA MA BIXIYAAN, OO GURYO DHUL IYO HANTI LA SHEEGO KUMA LAHA WAA INTAA DADKA GANACSATADA AH.
    HABARJECLO JAAMAC SIYAAD NA DHULKAAGII UGA SOO QAX SACAD MUUSE NA HARGAYSA UGU BOOTEE WALAAHI WAX KALAAD ISU SHEEGTEEN

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mooge burco noogu soo badala haday sediyashii dayn waayeen

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 วันที่ผ่านมา +1

    HABARJECLO JAAMAC SIYAAD NA KASOO QAX, SACAD MUUSE NA KUSOO CARAR. BUURMADOW BAA BEEN KUU SHEEGAY. MUUSE BIIXI WUU TAGAY SACAD MUUSE WAXAY YIHIIN BAY RAADSANAYAAN

    • @ShaaficiMaxamuud-ux8ds
      @ShaaficiMaxamuud-ux8ds 2 วันที่ผ่านมา

      Jamac siiyad wa neef aanulenahaye adiigu maxad ahaayd

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 วันที่ผ่านมา +1

    “Qabyaaladu waa xanuun aan muuqaan balse lalaa noolado sida xanuunada dhimirka oo kale oo mararka Qaar kugu soo kacaya!.”
    Bal dadkaan maayirka haysta maxay ku haystaan kii isaga ka horeyeyba midh uma qabanin oo waa kii la ogaaye!.
    Xishoodku marku hallaabo damiirku ma hagaago.

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 2 วันที่ผ่านมา +1

      Dhilo dadku cashuurtoodii aanu waxba ugu qaban ee uu xaafadahoodii ku dhistay ayay raafinayaan. Afku xoogle aan cashuur bixin adigaan xishood iyo damiir midna lahayn ,waayo dad mayor koodii haysta bilaa xishood kumaad sheegteen dibjir

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 2 วันที่ผ่านมา

      @aamohamed5102 SHACABKA HARGEISA WAA INAY LA XISAABTAMAN MAREEYAHA BIYAHA EE CASHUURTOODII GURYO KU DHISTAY WALIBANA TAAJIRKA KU NOQDAY HARGEISA CADAALAD AYAY RABTAA

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 2 วันที่ผ่านมา

      @aamohamed5102 😀😀😀BEENAHA FAAFAY WAXA KA MIDA HARGEISA DAAN KALIYAATA CASHUUR BIXISA...WAQTIGA LA MARAYAA WAA 2025 XILIGII BEENTA LA QUUDAN JIRAY WAA LA DHAAFAY QARANKA QAYBTA DACAAMKA AYAAD FADHIDAAN WAA MADAXWAYNE CIRO DACAAMKA IDINKA QAADA😀😀😀

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xamar jii waa cadawgaa somaliland waa nin aflagaada badan

    • @SamaDeri
      @SamaDeri 2 วันที่ผ่านมา

      Waa sarkhaan anaa garanaya. Balwad baa daashatey

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 2 วันที่ผ่านมา

    Libaax waa sidaa nin hadal xaqa xaal ka bixiya matihid

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 วันที่ผ่านมา

    0:06

  • @abdillahiiriir4318
    @abdillahiiriir4318 2 วันที่ผ่านมา

    Maxamed xashi cilmi ka waran mise bariga hawd bad jogtay sxb ninku wadanka wada baneyay ee sariibadaha saldhigyada suqyada ila wheen dhisay yu aha

  • @MalyunIsmael
    @MalyunIsmael 2 วันที่ผ่านมา

    Ali duul duul waan kula jara anîgu halkaa ka siiwad warka aad Ku dhaafday beenala yaash

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl 2 วันที่ผ่านมา +1

    Caliyo xaq ayay u leyihiin in ay cashuurtooda wax loogu qabto

  • @Rahhh1045
    @Rahhh1045 2 วันที่ผ่านมา

    Burco fahmi mayso maxy maayarka iyo dadkiisii isu haystaan wax kale daaye shacab ayaa 75 boqolkiiba gacantooda ka bixiyay dee way waydiinayaan siday wax u socdaan

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 2 วันที่ผ่านมา

    Hahahahahaha lacagtaasi waxaan filaya inaanad helay oo ay kaa noqonayso sidii Muxsin markuu Madaxtooyada ka galay islaanti jaadlayda ahayd ee Faadumo Aadan ee Madaxwayne Cigaal yidhi dayntu waa madani Fadumo Aadanay

  • @Mohamedabdiosman-dj3mn
    @Mohamedabdiosman-dj3mn 2 วันที่ผ่านมา

    Cali sida wax laysugu sheegaa ama laysu fahansiiyaa waa in laysu yimaado oo maayirku soo fadhiisto oo laysla eego waxa ka maqan ee ay tabanayaa iyadoo itus oo itaabsii ah ee maaha in lakala meeraysto ,wanna xaq la aasayo ee beri markay cabaadaan ha ugaraabin ayaan kuleeyahay ninba waa mare

  • @mohamedyusuf50
    @mohamedyusuf50 2 วันที่ผ่านมา

    Cali sheekadaa ka noqo
    Iskuma raacsanin ee inyar
    Ayaa mucaard ku ah arinta
    Reerka kadaa haisku waxyar
    Ayaa mayarka dabaqaylinaysa

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 วันที่ผ่านมา

    Caliyow ma tihiid ka bixiya 1400 oo dolar sanad kast oo ay xafadoodii aanay lahay wado,20 oo xashiishka ah ay dheerad ah ,ma xirsi ayaa ku soo laaluush, dowladii siiranyo ,wax jirtay maqaaxi la yidhahdo xirsi igu qor ,miyaad is qortay

  • @sacadismacil1834
    @sacadismacil1834 2 วันที่ผ่านมา

    Caloow ma saldhigyadaa la isku waraystaa haduu saacad ka yahay

  • @nasirdalmar3772
    @nasirdalmar3772 2 วันที่ผ่านมา

    CIRO WUU KU MAHADSAN YAHAY KALA FOGAYNTA INANKAAS IYO MEEL BARIIS YAALO WAXBAA INANKAA LOO SAARAY DACAAMKA

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 วันที่ผ่านมา

    Xamar ku waa sakhraan saaqid ah kalb

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl 2 วันที่ผ่านมา

    Wax ka so qaad malaha Xamarji iyo Jaamac shabeel habeen o dhan ayay so jeedaan

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waka wadani

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 วันที่ผ่านมา

    ASAASAQ CASHUURTA ANÀGAA BIXINA ,UU XAAFADAHOODA KU DHISTAY. YEELIMAYNO.
    CASHUURTA BIXIN MAYNO BIXI ADIGU HADAAD CASHUUR BIXISO.

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekadan waxa ka danbeeya maareeyaha biyaha oo hantida uu dhacay umada ka qarinaya...

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 วันที่ผ่านมา

    Raali haada cidamada Kala duwanee qaranka waa kugafee wxba garanayo xamarji waa nin Lagu qaasaray Nin xil lodhiba ma ahyn dee

  • @mahmoudabdialiabdiali3256
    @mahmoudabdialiabdiali3256 2 วันที่ผ่านมา

    Caliyow intadi xumed ba socota cadaladi wad didey warkagu wa gaar hexoo iyo tuuga gargar ina mooge wana Ku cancel gareney cirjidtv down

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 วันที่ผ่านมา +1

    MOOGE HABARJECLADII BAAHNAYD AYUU LAALUUSHAY IYO DIBJIRIINTII BURCO KASOO GUURTAY ,KUWAAS AYAA MEDIA KA FIFAACA

    • @cilmiyool8241
      @cilmiyool8241 2 วันที่ผ่านมา

      Waxaad is weydiisaa waxa uu hbr jeclo siinayo maxay qoladiina ilko dheer ee duqsigu indhaha kala soo baxay uu u siin waayey hhh

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 2 วันที่ผ่านมา

    XAMARJE. MA NACAS BAA??? MA. BADOWBAA??? MA BLAA TACLIINBAA??? MIYUU. SAKHRAANSANAA??? MUXUU. UJEEDAA?? ???? BAL ADBA. GARO?????? WAA. YAAB. IYO. AF KALA. QAAD??????

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 2 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka qaranka ayuu kusheegaayaa macawislay

  • @ShaaficiMaxamuud-ux8ds
    @ShaaficiMaxamuud-ux8ds 2 วันที่ผ่านมา

    War lacagaha hala biixiyo

  • @sacadismacil1834
    @sacadismacil1834 2 วันที่ผ่านมา

    Maayir qiiro waa buuq siraate

  • @OmAbdikarim
    @OmAbdikarim 2 วันที่ผ่านมา

    Xamarji miyaanu ahayn tuugii bariiskii masaakiinta xaday ee maxakaada lagu soo taagey ee jeelka loo taxaabay

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 2 วันที่ผ่านมา

    Cali yaraw hargeisa ayaad joogta bal soo ateerooyinka ka qodan wadooyinka magalada waqooyigeeda.
    Mise ma dhaaftid dhamal Area.

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 2 วันที่ผ่านมา

    Xamarji saca afka satiya leh iyo laxda dharan ee aynu dooranay iitidhi wadanku waanab warkoodu waa kuwiirsi dadka dagaalku meel walba kuhaysto

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 วันที่ผ่านมา

    Waar caloow ninka arinka ina mooge wadaa ee ka danbeeyaa waa khadar dhukur kaasa u arka inuu khatar ku yahay

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 2 วันที่ผ่านมา

    Waar sidii hartiga hebel ammaan walaalkiina cay waa isku dir habar
    Magaadle waa mid caliyoow naga munaafaqadda

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en 2 วันที่ผ่านมา

    Beenbaad ka sheegtay in lagu haysto ina mooge inuu reerkii dar raacay taasi waa been.

  • @midigle
    @midigle 2 วันที่ผ่านมา

    Xamarji waa Beenaale

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 วันที่ผ่านมา

    Sacad muuse kuwii soo koriyey miyanay ahay ,mooge,sacad muuse kuwii uu shalay xafadahoodu u garacayey oo uu laha cid ma haysto ilmamtiyaal miyanay ahay ,ila xisaabtanku maaha ceeb ,cida gale ,shayal ayay ahayd markii cadegude uu caytamay iyo kuwa kale ee la mid ah ,xaarka isku xijiya ,anagu waxanu doono aan sameyno ee cid yanay hadli socon maayso ,7sano ayaad caytameyseen ,3 bilood ayaydun xamil kari waydeen ,waa bilow ,

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 วันที่ผ่านมา

    oday caliyow hanaga been sheegin ina mooge awalba wadanibuu ahaaye xaqna waanu uleenahay inuu wadooyinka naga hagaajiyo

    • @CaliAwmaxamuud-c4g
      @CaliAwmaxamuud-c4g 2 วันที่ผ่านมา

      Boorame muxuu kayidhi ina mooge masaxbay ahad mise khalad caliyaw kawaran

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 2 วันที่ผ่านมา

    xamarji waa tuugi qamadida xaday qaxoontiga lo waday
    tuug xil lo diibo waa khalad