War hala tageero taram 🇺🇸 wala soo banan.baxao is muujiya reer somalilaanow Aqoonsiga Aad sugayseen in badan ka hadala oo moojiya dareen kiina guul somalilaan Allow dhawr ✊✊✊❤❤💚💚❤🤍💚❤👏❤❤
ADOON LA FIIRSAN WAADIGII INDHA LA'AAN KU TAAGEEREY IS-BEDEL AANAD HUBSAN WUXUU KU QOTOMO ! MAAD FAHMINE MA AHA SAMIRSIISE. WAXA LOO ABUUREY BURBURINTA CIIDANKA MADANIGA AH, WAXAANA DISTUUR JABIN MAGA GALEY WASAARADA ARRIMAHA GUDAHA OO MAGAC U YAAL LAGA DHIGEY, MARKII AWOODAHEEDII MAGA RIFFEY EE LAGA QAADEY AMMAANKII GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE EE DISTUURKU U IGMADEY....
Waar Tuuga. Ciro ha laga qabto wadanka hadii kale hadal wax ma taraayo aduu waataad Ciro Qadan jirtay wan ku daa wan jiray Baan ku nacay maanta Ayaan ku arkay Ciro ayaa fiican Ciro ayaan rabnaa ka xab xabiya
Waa been reerihii ui dhacay Ciro sida ARAP oo ui xaqoodii ui duudsiiyay ayuu reer kaa xaqoodiii ku qarinaayaa waa been Nacas ayaaa ilahay inoo soo gacan galiyay kan Uma maleenaayo inui meeha sii koogi karo
War hala tageero taram 🇺🇸 wala soo banan.baxao is muujiya reer somalilaanow Aqoonsiga Aad sugayseen in badan ka hadala oo moojiya dareen kiina guul somalilaan Allow dhawr ✊✊✊❤❤💚💚❤🤍💚❤👏❤❤
Aduu halkeed ka dhacday Xaaji basar
Gaahgaahgaah laascaanood iyo dawacslay ma ciraa xukuma
Xaji basar war facebook maxaa kaa heley
Inta raqska laga dhergiyay baga baga😂😂😂😂😂
Xukumada Ciro siyaasadeedu ma fadhido Wle
Halkaa kahay
VGudidu hadii at tahay sidaa uu sheegay wariyuhu was qalad
Waar huwantu haiscuneen faraha kaqadda Belo hamartee
Bal ka waran sida aad u eeday fartaadii ???
Gudilama magacaabin ee waa dadmushahar loo sameeyay
O ma ciid an isaaq ha han ba u bahan
Lasacanod markay xoola dhaqatada gaadaan bay wax baa qarxay wax baa is khilaafay mid baa kufay beenahooda lagama sheekeeyo
Cirro iyo isaaq midna nabadu gacantooda kuma jirto dadkaa nabada laalay bay gacantooda ku jirtaa
ADOON LA FIIRSAN WAADIGII INDHA LA'AAN KU TAAGEEREY IS-BEDEL AANAD HUBSAN WUXUU KU QOTOMO !
MAAD FAHMINE MA AHA SAMIRSIISE. WAXA LOO ABUUREY BURBURINTA CIIDANKA MADANIGA AH, WAXAANA DISTUUR JABIN MAGA GALEY WASAARADA ARRIMAHA GUDAHA OO MAGAC U YAAL LAGA DHIGEY, MARKII AWOODAHEEDII MAGA RIFFEY EE LAGA QAADEY AMMAANKII GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE EE DISTUURKU U IGMADEY....
Kkk adigu ma ciro ayaad talo fiican ka sugeysey
Waar Tuuga. Ciro ha laga qabto wadanka hadii kale hadal wax ma taraayo aduu waataad Ciro Qadan jirtay wan ku daa wan jiray Baan ku nacay maanta Ayaan ku arkay Ciro ayaa fiican Ciro ayaan rabnaa ka xab xabiya
Intaad beenaha lasacanod tooshka ku ifinayso maad ka sheekaysid xoolo dhaqataday tiknikada ku xasuuqeen
Waa been reerihii ui dhacay Ciro sida ARAP oo ui xaqoodii ui duudsiiyay ayuu reer kaa xaqoodiii ku qarinaayaa waa been Nacas ayaaa ilahay inoo soo gacan galiyay kan Uma maleenaayo inui meeha sii koogi karo
Diyaargarow maahee waa ka tamar la aan, sidoo kale waxaa looga jeedaa uu aanay odayaashu ku kicin oon la mucaaridin maadaama ay odayaashu dhiseen ciro
😂😂😂😂😂. Laasa caanood ilhy ha gubo
Miyaadan ogayn wixii ku dhacay suldaankii Arab. Ee dhahay lasanod hala gubo. In dhulkiisii dacawalay laga gubay.
Nabad haba isku mashquuline difaac baa loo baahan yahay