NIN MASEYR BADAN WUXUU IGU kHASBAY in GUURKIISA Inkiro😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #QisooyinkaSomalidaQurbaha

ความคิดเห็น • 174

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah gawar aqli badan bay eheed siwalbo ninka u fiican yahay haduuba gacan qaad yaqaano faaido maleh thank you sis 👍👍👍👍

    • @kahagure3075
      @kahagure3075 ปีที่แล้ว +4

      Gabar dheh gawar maha Allaha ku barakeyo

    • @meymunaali7850
      @meymunaali7850 ปีที่แล้ว

      Runtaa

    • @DakaneKassim
      @DakaneKassim ปีที่แล้ว +1

      numbarga aya ubahayahy abayo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว

      Mashs allaah caliyo qurux sobarbar abayo viva guul

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว

      OK TAHAY CALIYO QURUX DHAMEYS TIRAN DAR ILLAHEY AYSN KUJECLAHAY QURUXEY GUUL VIVA

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 ปีที่แล้ว +6

    Abaayo noo dedeji anigu waxaan jecelahay inaad hore noogu dhiibto.
    You are my favourite 💕

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 ปีที่แล้ว +5

    Iskumid benu nahay hadalka inlay dedejo ban jecelahay Caaliya cadaey 🤟😍❤️👍

  • @laylajama2775
    @laylajama2775 ปีที่แล้ว +6

    Her story reminds me with the movie that call sleeping with enemy 😔

    • @mariza101_
      @mariza101_ ปีที่แล้ว

      That film was horrible 😢

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah waxay ahayd gabar aqlibadan ilkaheeda waa quruxdeeda. Ilahay baa kabadbaadiyey jinkaas waalan subxanallah.

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla ปีที่แล้ว +5

    Subxaana allaah ilaahow gabdhaha kaas oo kale noo ilaali waxba yuu i siin waa nin jiran buu ahaa

  • @raysiyoxareed5553
    @raysiyoxareed5553 ปีที่แล้ว +15

    Asc caaliyooy abaayo waan ku jeclahaye codka kor noogu qaad hooyoyin iyago shaqada guriga haya kundhagaysta baan u badanahaye codka xoog noogu dheeree ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  ปีที่แล้ว +4

      Xbbti guriga markii aad joogtid Speaker yar baa lagu xirtaa codka meesha ugu sareysa ayuu joogaa dhinaceyga xbbti

    • @raysiyoxareed5553
      @raysiyoxareed5553 ปีที่แล้ว

      @@Caaliyasharif haa Haye abaayo caruur yar yar baa ii joogta shekoyinkaagana waan jeclahay iyago yara hadlaya inaan dhagaysto baan iska jeclahay 🥰🥰😘😘

  • @jaasminmahamed8383
    @jaasminmahamed8383 ปีที่แล้ว +4

    Alaha. Kan Waa Midkii. Ii qabay walaahi ilkaha qurxoon ayaan kaa jabinaa ayuu ii dhihi jiray Marka. Waa iska. Nafteeda ayaan o baqay mindhaa Waa walaalo Bisinka

  • @amiirmohamedmaki5704
    @amiirmohamedmaki5704 ปีที่แล้ว +5

    Caliya waxad naga daba gaysaa sheekadii hodan online ❤

  • @fatimaesse1303
    @fatimaesse1303 ปีที่แล้ว +6

    Wixii ku ciila waa la iloobaa, waa la qabaa inantaas❤❤

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh quruxeey sheekadaada waa hala muudsado macnaha wey macaan tahay.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allaah wll guulayso shariifada arinkaasi waa kalsooni daro qofku wuxuu yahay inuu ka been sheego ma fiicna alle ha ugargaaro gabadhaas dhibka kusoo dhacay waa aduunyo oo waa dhib ma waydo inagana alle ha ina xafido dhamaanteen

  • @hudaibrahim1304
    @hudaibrahim1304 ปีที่แล้ว +1

    Caaliya quruxey san ujeclahay shekadada iyo like ta sara markad ledahay mansha Allah tabarakalah Allah Allahuma barik habibty I can’t wait❤

  • @sahraluul5339
    @sahraluul5339 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah quruxeey allaha ku xafid aad iyo aad ayaan u jeclahay sidaad qisooyinka u soo gudbisid masha allaah❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 ปีที่แล้ว +4

    Maashaallaah gaber aqlibadan beey aheed go aan fiicana xili hore qaadatay waayo hadeey siijoogilaheeyd waxaa dhicilaheeyd in uu nafta kajaro amo caruurteeda hortooda lagu garaacilahaay

  • @beelakariina3986
    @beelakariina3986 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaashey quruxey, waat mahad san tahay, sheekada mcn noo soo badi

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, she did the right thing. Thank you for telling us.

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 ปีที่แล้ว +3

    Saaxiibteey ku jecliyaa dar Alle ayaa kuu jecelahay Alle hana xafido.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 ปีที่แล้ว +1

    Subaxanalah ilahow nabadbadi dadkana oo kale sharakoda waa dhibato

  • @caishaibrahimadam8273
    @caishaibrahimadam8273 ปีที่แล้ว +4

    Khiyaanada mafiicna iyada oo soo gursatey iney tirahdo gabar ban ahay side ninka ay guursatay loogu meheriyey.diinta islamku waa xaram gabar soo gursatay inay dhahdo bikro ayan ahay .xita hadii u qariso alle sow ma oga waxas diinta ma ogola .raga waxa dumarka logu meheriya garoob gursomartay ama bikro an wali guur so marin.subxanalalah danbi weyn weye .

    • @zuuzbaari7908
      @zuuzbaari7908 ปีที่แล้ว

      Xanunki bay is leedahay is ilowsii somaha

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      Subxaanallaah waa runtaa waa dambi waa khiyaamo gabadh garoob ah oo bikro sheeganaysa waa kalsooni daro

    • @caishaibrahimadam8273
      @caishaibrahimadam8273 ปีที่แล้ว

      @@zuuzbaari7908 waa khalad in ey been sheegto.oo lagu guursado bikro ahaan .subxanallah.

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว +1

      Garoob iyo bikro maxaa isku xeray.?
      Gabar ayadoo aqal galin ninkii kala tageen ayaa jirto Magacii garoob ayaa ku dhacay.

    • @caishaibrahimadam8273
      @caishaibrahimadam8273 ปีที่แล้ว

      @@hayaathabiib9608 gabar iyo garoob isku mid mahan gabar guur somartey isla markana nin is arkeen iyo gabar waligeed soo gursan nin aan waligeed arkin isku mid mahan.

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow sharifa you always have beautiful ❤️ and beneficial story.

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว +1

    Waayo sheekadaada waan jeclahay.

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah allow na amaanso qaali gulayso waligaa 😳😳😳😳

  • @shukriahirsi2649
    @shukriahirsi2649 ปีที่แล้ว +3

    Waa iga qoslisey caaliya ilaahey Haku xafido anoo si iska ah Ayaan sheekadaadaan ku fahmeystey allaahyaxfadik I hope in aan lambarkaaga Heyn lahaa ilaahey Haku xafido hawadaan kaagasooduceyn. Dhibmaleh. Janada allha nagukuliyo waa walaashaa hadadaas kaa baratey

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  ปีที่แล้ว +1

      Shukri Alla ha ku caafiyo xbbti😍 ma hargab baa ku haya 😍😍

    • @shukriahirsi2649
      @shukriahirsi2649 ปีที่แล้ว +1

      @@Caaliyasharif Maya qaali madaxa ixanuuna ayey allha kuciseeyo qaali jisaakalaahukheyr

  • @gashojaa6367
    @gashojaa6367 ปีที่แล้ว

    Nin fiican ayuu ahaa oo aan naagtiisii helin iyaduna wareeg iyo saaxiibo ayey wReejineysa qiyaanadiina ninka kale ayey lagashay oo waa iyada istoshay say been usheegto

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 ปีที่แล้ว +1

    ASC HABO QAALI QALBI WANAAG MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO

  • @ashafarah9414
    @ashafarah9414 ปีที่แล้ว +3

    😢Waa first class Abuse ka la sheego! Hit & Appologize! Run

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaas Allah barakeeyo

  • @bariisemedia
    @bariisemedia ปีที่แล้ว +2

    Maama Caaliya wan ku wadana ku soco🤚

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah waa gabar aqli badan runtii waxaan kahelay sida ay isu badbaadisey.

  • @saynabcabdilahi153
    @saynabcabdilahi153 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh
    Caaliya Sharif noo,boobsii wark kusoco thanks❤❤❤💙💙

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abaayo ❤

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 ปีที่แล้ว +3

    MaashaAllah

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy ปีที่แล้ว +1

    💯💯❤️❤️❤️💋 caliya caday mhdsaniid bayo..

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 ปีที่แล้ว +1

    U r good story 😅 teller

  • @ayaanabdi349
    @ayaanabdi349 ปีที่แล้ว +6

    I love you sister always so funny 🤣

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 ปีที่แล้ว +2

    Illahay ayaa ka badbadiyey sharkisa

  • @karooneuroone2145
    @karooneuroone2145 ปีที่แล้ว

    Waan ku soo biiray Chanel kaaga ne
    Qof ehlu diin ah baa iila muuqataa si asluubaysana usoo gudbisa sheekooyinka barakooow

  • @Mustaqiim22
    @Mustaqiim22 ปีที่แล้ว +2

    Caaliya guurka qudbasirada ee Hodanonline nooga dhac

  • @yasminali6363
    @yasminali6363 ปีที่แล้ว

    Thank you sis from Leicester ❤

  • @makaraandheere7644
    @makaraandheere7644 ปีที่แล้ว +2

    Baddu Waa isku Dha Dhan lkn Ciriiriga Ayey Jecel Yihiin Ragga

  • @dekahaji
    @dekahaji ปีที่แล้ว +1

    I love you Sacdiyo sheeko wanaag ❤️😘

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 ปีที่แล้ว

    ASC Calya Deeri Allah bani ku jeeclahay Allah haku xiifeiyo

  • @iraadkhalif3022
    @iraadkhalif3022 ปีที่แล้ว

    Hadii aan sharax ka bixiyo ninkaas waa uu jeclaa saaskiisa jacayl dhab ah ama waxaaban Oran karaa naftiiaa iyo ehelkiisaba ayada ayuu ka jeclaa midakale Soo maalideenu masayrka khad ayaan ka fahan sanahay lkn khalad maahan ee qofkii ku jecel ayaan kaa masayra oo xaqiiq ah abaayo qaali

  • @xaaawoxaaawo6870
    @xaaawoxaaawo6870 ปีที่แล้ว +1

    Caliyo hodon onlen ariinteda ine somali aheen ama somali thy
    Ninka ayso dhacday kaso hadal

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 ปีที่แล้ว +1

    Quruxay mahasid qardho nagu salaan iyo garab sare

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 ปีที่แล้ว +2

    Masha aallah 😂😂😂❤❤❤

  • @Aliaismail1445
    @Aliaismail1445 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, sheeko xiisho badan.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 ปีที่แล้ว

    Amba waan inkiri lahaa xaaskayga oo maseyr badan allaah I lehe, lkn isma farsameyn karo kkkkkk sideeda oo kale.

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 ปีที่แล้ว +1

    Anigu Dil ma qaadan karo cidbuu wa iisiiyaa naftayda ayaa ka horaysa anaa shaqaysan karo waxaan rabona Soo hadana Kara cidii aan doonana wax siinkara waxay joogtaa wadan full of opportunities ah isqodob ka dambe way ku qaldan Tay

  • @ceebla1617
    @ceebla1617 ปีที่แล้ว +5

    caliya wanku salamey hodan online nin kale sodhacdey barnamij kaso same😅

    • @sasiyosaasd5693
      @sasiyosaasd5693 ปีที่แล้ว

      Edeb yeelo afkga umda hka nwd gsho nloshda iyda xur u ah ninkna mha xoolo laqato wa qof nool oo goan leh wxu smenyo

    • @Mustaqiim22
      @Mustaqiim22 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂 qoftaas dafe miyaa waa yaabee

    • @chocobella2407
      @chocobella2407 ปีที่แล้ว +1

      @@fouzianuura2327 Sax 💯

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว

    So funny caliya 😂😂😂😂😂

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +2

    Amuu xanuunsanaa

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Ha wa calamadaha xanunka

  • @xaawosabriye3271
    @xaawosabriye3271 ปีที่แล้ว +5

    Hanoo jiij jiidin caku
    Wax lajiid jiidee abayo.

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 ปีที่แล้ว

    Mnsha aallh qof adag bey ahayd

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 ปีที่แล้ว

    Hadalka wadixa ah lakiin codkarku ku hadlo ee mah maahyada iyo murdida af somaligu ku jiro aya wacan

  • @nuura7449
    @nuura7449 ปีที่แล้ว +2

    Caliya plz hodan online kaso hadl way guursateye

    • @fatuushvlogs4305
      @fatuushvlogs4305 ปีที่แล้ว

      Hodan wali ma guursan waayo iyada ma dhihin waan guursaday

  • @hani261
    @hani261 ปีที่แล้ว

    Nimanka hala khiyaamo iyagaba waa la khiyaamay

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 ปีที่แล้ว +2

    Wallo wan kuxisay malin walbo video noma soqalin kartid miyaa ❤️😂

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 ปีที่แล้ว

    Caliya xanta fresh ka ah rer London nogo dhaca heblayo offline iska fahan

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 ปีที่แล้ว

    Mama

  • @hashashahmed2922
    @hashashahmed2922 ปีที่แล้ว +1

    Caliya jiijii rabno

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 ปีที่แล้ว +2

    Caliya ayaamahan xageed ka dhacday ina adeerey duleystaha gabadhaas helay sorry baanu leenahay sifiican bey yeeshay dambina meysan kagalin ninkaan marka goodluck gabadhaas

  • @hindabashe6952
    @hindabashe6952 ปีที่แล้ว +2

    Asc caaliya waad soo daahdaa saxibeey ❤💗🩱

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 ปีที่แล้ว +1

    Sister we miss you

  • @jhashim739
    @jhashim739 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko xiiso badan - gabar karti leh ayey aheyd. Kaliya Waa khayaano ah is qodbidda iyo inan baan ahay. Ninka gabarnimada ku guursaday Waa inay cafis kadalbato. Qufkuna marnaba kuma fiicna inuu kabeensheego gabarnimadiisa, inuu xaas leeyahay, inuu horey usoo guursaday. Markasta run sheeg iskuna kalsoonow. Been markasta Waa laga daba imaan Aakhirana xisaab Allah. Shukran walashay Caaliya Qaali ❤️👍👏❤️

  • @hodanyasin6171
    @hodanyasin6171 ปีที่แล้ว

    Walaah waxaan jacalahay hadlka qoka sidada u hadla waan necebahay halkala la jiijido

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 ปีที่แล้ว

    Mashlh calia sheko wacan

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 ปีที่แล้ว

    Jiijiid ma fiicno ee laba sheeko ha ka dhigin hal sheeko

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 ปีที่แล้ว +2

    Asc byo

  • @hamdidaahir1382
    @hamdidaahir1382 ปีที่แล้ว +1

    casliyo welcom ab81🥰🥰🥰

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +3

    Habaryar caaliya maka war heesaa naagtii hodon online sheekadeeda baraha bulshada lawad wado 😁😁😁😂😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  ปีที่แล้ว +3

      Iga War duga🤣🤣🤣 reer xan jecle.

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 ปีที่แล้ว

    Adiga reero hindi matihid hore aad usheegtay kow dheh shekadaan waxey isoo xasuusisay filimkii Manisha karola kkkkko

  • @safiyosiciid3204
    @safiyosiciid3204 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa nin waalan filim hindi ah aan waaday ninka iyo asaga waa isku mid atooraha waxa ladhaa fikram waa fikramkii oo somali ah kkkkk salamaad

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +1

    Anigaba saadku wadan jeclahay waa lagu caajisaa hadaad jiijido

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 ปีที่แล้ว

    Qof daawo u baahan 100% baad ka sheekaynaysaa.

  • @hani261
    @hani261 ปีที่แล้ว

    Dhibkeeda inay rerkooda u sheegtay dhibka ay qabtay bay ahayd

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 ปีที่แล้ว

    Asc wlle wn ku salamy,qofka intu xanaqo hadana booya qofka isha qabo aya sidas ah Anigu tabtaas ayan ahay hadan xanaqo laasim tii booyda ayan ahy,ilahy cfimd ha na siiyo wiilkas iyo Aniga iyo inti muslin ah.

  • @nimco4922
    @nimco4922 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsaniid caaliyo

  • @suadhayd4337
    @suadhayd4337 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waa Qiso yaab leh laakiin gabadha ma aheyn in ay tiraahdo gabar baan ahay waayo waa Qayaano Nin Bay la kulantay teeda kale Sabarkeedii baa Allah ku Siiyay Nin kale Caruur maka in ay Runta u Sheegto Qofkaan Cusub ayay aheed For Allah wabilaahi towfiiq

  • @Shire859
    @Shire859 ปีที่แล้ว

    Fariid bay ahayd

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 ปีที่แล้ว

    Gabadh caqli badan ayay ahayd

  • @macab6141
    @macab6141 ปีที่แล้ว +1

    Well done to her from walking away but why lie to her new husband? Subxanalah

  • @khalid9264
    @khalid9264 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad tidhi awddan dheh, kkkk

  • @jaasminmahamed8383
    @jaasminmahamed8383 ปีที่แล้ว +1

    Mid kaas oo kale. Aniga. Ayaa arkay. Waaba. Isku mid. Walaalhi Waa cudur.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  ปีที่แล้ว +2

      Maseyroow dhoobadooda usku meel baa laga soo qaaday. Waa isku mid. Alla kaa badbaadiyay ayaa mahad leh

    • @jaasminmahamed8383
      @jaasminmahamed8383 ปีที่แล้ว +1

      Haa aad iyo aad

    • @jaasminmahamed8383
      @jaasminmahamed8383 ปีที่แล้ว +1

      Sheekada Maanta Waa ii taabatay xusuus ayeey ii galisay walaalo Runtii Alx ilahay Waa iiga badbaadiyo nafteeyda ayaan o baqay

  • @hwo4444
    @hwo4444 ปีที่แล้ว

    Anigo kale tahy aniga sidan baba jeclahy kuma cajiso yaa wakugu haystaa hadal dheer walugu cajisayaa

  • @shushuyousif2184
    @shushuyousif2184 ปีที่แล้ว +2

    Maanta reer jowhar maa ku camiraneysaa 😂😂😂😂
    Sheeka xariirta aad naga soo baratey reer jowhar maa ku keentey😂😂😂😂

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว

    Cinwaanka ayaaba La yaab ah!!!!!
    Kaasoo kale Qaarad kalaa looga guuraa

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 ปีที่แล้ว

    Mallin jimco ayan qabnaa

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 7 หลายเดือนก่อน

    Noo i thing he is not well

  • @xasanyare6729
    @xasanyare6729 ปีที่แล้ว

    Maskin ragu dhib badanaa laakin UK waa dal sharci leh maxay la dhuumanaysa sidii qof tuug ah may dacwayso meel ayaa laga saari lahaye mise waa iska sheeko baraleey caaliyo

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc ปีที่แล้ว

    waxan kgu jeclahay waa sida aad u hadasho ma jecli jiid jiidka hal mar igu shub isagoo iswata anaa kala guranaaya

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 ปีที่แล้ว +1

    Wixii qisooyinka qurbaha kadhaca qftaana loo qaabilsan kusoo dira qisooyinka runta ah emailkeeda

  • @amiraosman5350
    @amiraosman5350 ปีที่แล้ว

    Adoo kalaan ahay jiid jiid kama helo

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 ปีที่แล้ว

    nin maser badan ma fiicno hadaad ka tagin aakhir wuu ku dili bisinka.

  • @ebyanish3760
    @ebyanish3760 ปีที่แล้ว

    Habo sheeko hayaaa xagee kusoo diirqa

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 ปีที่แล้ว

    Abyo jiid jiid wa nibchy bobsiiska ku haysanaa

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 ปีที่แล้ว

    Isku mida nahay warka halmar lay sheka jeclahay waliba inta nuxurka leh layka sheko kulelka laku kala qata ku haysta marba tartib mesha so kasho bes waye

  • @jamilomuhidin5423
    @jamilomuhidin5423 ปีที่แล้ว

    Masha Allah madax maley ma curry abayo😊