Arimahan ninkaada ka Qarso Afka ka Hayso waligaa waa ka Qoomamayn Doqon Hanoqon Gabaryahay Ha ushegi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Arimahan ninkaada ka Qarso Afka ka Hayso waligaa waa ka Qoomamayn Doqon Hanoqon Gabaryahay Ha ushegi

ความคิดเห็น • 263

  • @sadiaa7913
    @sadiaa7913 3 ปีที่แล้ว +8

    Thanks bro wlhi inta sheegtayba wa run waa jirta Halblow afkiina haysata mid kale ku darayo waa arimaha familka afiga ka dhalatay oo negative ka gabdhow ha uga sheekaynina nimankina , sida Aabaha,hooyadda, walalahaa, kuli wax fican ka sheeg ama ka aamus hadi rerkinu qasanyahay ,ha uga sheekayn ninkaaga.

  • @xamdaapdirahman7626
    @xamdaapdirahman7626 3 ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah walahi sheekh badbaado waa runtii sheekh noosoo badi talooyinka nuucana

  • @luulhassanawaaleluullubi9648
    @luulhassanawaaleluullubi9648 3 ปีที่แล้ว +5

    Shiiqow markaa wax kasta shegnaa wax noo sheegaysaa lkn Shukran

  • @canabmaxamed6298
    @canabmaxamed6298 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa Allah jazakallah kheer sheikh alle haku xifdiyo

  • @haboonadan
    @haboonadan 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah tabarakallaah Jazakallaah khayr sheekh

  • @nurtoaliosman8303
    @nurtoaliosman8303 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh

  • @jiijaomar8977
    @jiijaomar8977 3 ปีที่แล้ว +5

    ربي يحفظك ياشيخ

  • @aminaeggeh2011
    @aminaeggeh2011 3 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa Allah sheekh,
    Jazaakallahu khayr

  • @shukriahmed6063
    @shukriahmed6063 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah sheikh wa taalo wanagsan.

  • @jiijaomar8977
    @jiijaomar8977 3 ปีที่แล้ว +8

    ربي يحفظك ياشيخ والله احب نصائحك جدا ماشاء الله تبارك الله

  • @nimcomaxamed5031
    @nimcomaxamed5031 3 ปีที่แล้ว +6

    wixi hore dhac shekhoow hada amusayba walahi allah ha sahlo🤲

  • @omaraaniwiilsoomaliyeed5742
    @omaraaniwiilsoomaliyeed5742 3 ปีที่แล้ว +25

    ASC wll WAA KUSALAAMAY IGA QAAD SALAANTA ALLE DARTIIS IIGA QAAD

  • @lakiaxmed2918
    @lakiaxmed2918 3 ปีที่แล้ว +8

    Msha alh shikhena aleha kuxafido hada kahor talo ankaa qatay.say wax itartay ana og jasakalahu khayr

    • @adoontiialle5520
      @adoontiialle5520 3 ปีที่แล้ว

      Maxe aheyd taladas abaayo ane ine i anfacdo aa laga yabaaye insha Allah

  • @yusufaisho457
    @yusufaisho457 3 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا

  • @caynabaharuub9289
    @caynabaharuub9289 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheek badbaado guul iyo gobanimokunoollaw akhii Anigana ii so ducey akhii

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sheikh allaha kubarakeyo

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr sheikh badbaado

  • @ahmedabdirahimmuuse6755
    @ahmedabdirahimmuuse6755 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc.allaha ku xafido wax fiican ayaad noo sheegtey oo xaqiiqa.arinkaa anaa arkey.

  • @barrehassan5938
    @barrehassan5938 3 ปีที่แล้ว +9

    Asalamu alaykum Warahmatullallahi wabarakatuhu walalkeyga Allah oga baq waxaad aad gudbineysid oo sabab ha u noqon burbur qoys muslim ah....sababto ah farimahada qaar ayaa Qatar ah.. labada qoboka 4raad iyo 5naad waa sax.... noloshaadid siiba wixi dembi hore kaga dhacay..... xaasaska kuma koobna waa qof walba ii binaadam ah... iyo in aa dan oga shekinin dumar kale ninkana waa lamid. Gabdhow Iska jira sheikh badbaado maxkamada Allah idinkama badbaadin karo... ragiina jaceyl iyo raxmad kuwada noolada iyo wada shaqeyn niyaad furan.
    Wabillahi tawfiq

  • @aminaeggeh2011
    @aminaeggeh2011 3 ปีที่แล้ว +6

    May Allah protect you more

  • @ibrabimyare262
    @ibrabimyare262 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah waa runtaa wallaahi sheekh

  • @اممصطفي-ك5ن
    @اممصطفي-ك5ن 3 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير ياشيخ عبدالله فاروق

  • @zamzamgedi8297
    @zamzamgedi8297 3 ปีที่แล้ว +5

    ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 3 ปีที่แล้ว +5

    Machaalah cheer

  • @fadumagargar946
    @fadumagargar946 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah llaah noo ka xafido aamiin jizaakalakheyr sheeqow asxanta ilaah ha ku barakeyo aamiin 🌹🌹🇸🇴👍👍👍👍👍

  • @quenmaria1359
    @quenmaria1359 3 ปีที่แล้ว +4

    ❤️🥰barkallh 🥰

  • @munaabdi2831
    @munaabdi2831 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh mahadsanid👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah mahadsanid

  • @dekaafi5859
    @dekaafi5859 3 ปีที่แล้ว

    Thanks brother,that is true

  • @sayidcaliahmedyusuf8920
    @sayidcaliahmedyusuf8920 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a Allaah Alle janadur fardawsa hakugeeyo shekh

  • @mahamedugaas2045
    @mahamedugaas2045 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkayga wa dharkayga Mel aanan hoyaday tusi karin ayan siya seen hdl iyo waxan macno lahayn oga qariya Reraha dhisan ha dumin waxaba qalad ah inad ka hadasho dad is qaba

  • @raxmaruun7897
    @raxmaruun7897 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaallah allahkuxidiyo

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh an wax badan ka faa idey allah haku xafido shekh noso badi shekhw

  • @nalkanash968
    @nalkanash968 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Allah kubarakeeyo😘🙏

  • @ashashdhff3754
    @ashashdhff3754 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran

  • @umimaumima8270
    @umimaumima8270 3 ปีที่แล้ว +4

    As wr wb shekh sual ayan qaba xagen kalaso xidhidha plz iso jawab adun iyo akharaba allah haku xifdiyo

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallah khayr shiekh waa runtah shiekh

  • @umuayman2120
    @umuayman2120 2 ปีที่แล้ว

    Shekh video gan waxa iigu fiicned ina arko markan saas uguursadey 😅waxbadan waaka faa,idilahaa lkn hada qaar ayan ka.faaiidey jazaka allah

  • @foziaabdikadir6625
    @foziaabdikadir6625 3 ปีที่แล้ว +3

    sheekh dib ugulaaabo hadala dadi hore waxaa dhahday uga shekeey xiriirkadi hore asna sirihiisa uukushegaa

  • @safiyayosof6060
    @safiyayosof6060 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah sheekhow Alaha ku xafido taladaada waan qadanay.

  • @saabriinmahaned3561
    @saabriinmahaned3561 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haku barakeeyo wax fiican ayaad noosheegtay

    • @saabriinmahaned3561
      @saabriinmahaned3561 3 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh su,aal ayaan ku waudiin xage kala so xidhiidha

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad igala soo daahday mahadsanid

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiiq wajiga waxaa iska marisa. Qorfaha shiiidan. intaad qasto. nabrahaha clear ayeey noqon wana i so duceyn

  • @xafsokhalbiwanag1752
    @xafsokhalbiwanag1752 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc masha allaah

  • @ummuiqlaas1
    @ummuiqlaas1 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh qoysaska haisku dirin qoska ale hakubarakeye
    Waxaa waad Ku saxantahay waxna waad kuqaldantahay wll Aida dalxiiska waayo ninkaaga oon ogayn maba aadi kartid meel sowmaha
    Siwlbo jazaka alaah

    • @istahila.mohamed3275
      @istahila.mohamed3275 3 ปีที่แล้ว +2

      Ani waxaan u fahmay inuu leeyahay adoo ka fasax qaatay hadana waxyaalaha aad soo samaysay ha uga sheekayn

    • @nurhawa646
      @nurhawa646 3 ปีที่แล้ว

      Naa ka xishoo sheekha kheyr ayuu sheegayaa

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว +5

    Wwww m.a hambalyo sheikh tiktok kuso biir hada jogin asna dadbadan kaso racayo xitaa nolaw waxbadan kafaiday🥰

  • @khadijashamil9404
    @khadijashamil9404 3 ปีที่แล้ว

    Thank you so much walaal

  • @Queen.Fatma.
    @Queen.Fatma. 3 ปีที่แล้ว

    Shkekh is cadenaayyo Adika kahoor man 👨 argiin yahuu

  • @amiirashiiq8147
    @amiirashiiq8147 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @queencaisha8230
    @queencaisha8230 3 ปีที่แล้ว

    M.a shukrn shiekh

  • @sucdikusow3794
    @sucdikusow3794 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllh 🥰

  • @aishaali9102
    @aishaali9102 3 ปีที่แล้ว +4

    Wax badan ka faidey wad mahadsanthy

  • @sadiyoabdi5825
    @sadiyoabdi5825 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar

  • @hodanhussein3210
    @hodanhussein3210 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah wlahi waa runtaaa 🥰🥰🥰

  • @sahraaden5262
    @sahraaden5262 3 ปีที่แล้ว +4

    Anga ninkayga 23beri ayaan is qabnaa, maalintaan is guursanay ilaa hadda waji fcn kama arko oo naxariistii iyo jacaylkiiba waan ka la'ahay ee plz ii soo duceeya walaalayaal .😥😥🙏😥

    • @freepalestine8701
      @freepalestine8701 3 ปีที่แล้ว +2

      Akhri La Hawla Wala Quwwata Illa Billah
      Iyo Surah Al-Baqarah … oo shidu Al-Baqarah . Make dua to Allah SWT and be patient 🤲🏽❤️. No music , no movies , no xan , Inshaa Allah kheer

    • @freepalestine8701
      @freepalestine8701 3 ปีที่แล้ว +1

      Iyo Istaqfaar badan

    • @ifrahjamac8306
      @ifrahjamac8306 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha kuso jeediyo qalibiisa

    • @sahraaden5262
      @sahraaden5262 3 ปีที่แล้ว +1

      @@freepalestine8701 waan sameeyaa wllo waana joogtayn doonaa in sha Allah.

    • @sahraaden5262
      @sahraaden5262 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ifrahjamac8306 aamiin abaayo

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 3 ปีที่แล้ว

    Ajarbadan (Allaha) kasiiyo (Allaha) idin xifdiyo

  • @safasafa9827
    @safasafa9827 3 ปีที่แล้ว

    Shukran shiqow

  • @talabsi123
    @talabsi123 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalahayga qaaliga isoboqda idinko mahadsan please 🙏

  • @faizohassan4835
    @faizohassan4835 3 ปีที่แล้ว +1

    شكرا جزاك الله خير

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 3 ปีที่แล้ว +2

    walee waa qodobo sax ah waa kugu raacsanahay bad baado👍👍

  • @ismaaciilsalaad7821
    @ismaaciilsalaad7821 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @user-tw7ug4ox8m
    @user-tw7ug4ox8m 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @user-uv4bp8be7r
    @user-uv4bp8be7r 2 ปีที่แล้ว

    walee warunta intan uga shekeyyey ow safican ufadhistey warki ayaba ku socdo aniganah wan ubadaley marka arkey inow ufarxey hadalka bisinka hoostan kadhahey walee iga fa ideysatid islamarkii wan ubadaley waxan kudhahey lkn wa xanuunsantahey cudur xun ayey qabtaa markiibo wa is dajiyey illaah nah ha icafiyo lkn raga wa doqamiin shiqow adiga walaahi kamawado ee wa ninkeyga doqonka ee bal kawaran ninkaas wa ninkeyga illaah ayaan qabaa

  • @qadaabqabiib8560
    @qadaabqabiib8560 3 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @hibaqyousuf685
    @hibaqyousuf685 ปีที่แล้ว

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhaw Ninkaygi sagaba igu dhiirigaliye inan horu sameyo

  • @hanicusmaan7278
    @hanicusmaan7278 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 3 ปีที่แล้ว +1

    Run

    • @raaxoxashi1001
      @raaxoxashi1001 3 ปีที่แล้ว

      💋💋💋💕💕💕💕💖🤲🤲🤲🤲🤲👑👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹💝💝💝💝💝👍👍👍👍👍👏👏👏👏💗💗💗💗💞💞💞💞💞💞🌺🌺🌺🌺🥰

  • @fatxiyosheeq9037
    @fatxiyosheeq9037 3 ปีที่แล้ว

    sheekh waad ku mahadsan tahay waxa badan ka faidestay

  • @farhiyomohammed7141
    @farhiyomohammed7141 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah abowe

  • @kiinibraahimhaaji950
    @kiinibraahimhaaji950 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah sheikh runtaa ka hadashay jazakllaah qeyr

  • @marqaanabdi1201
    @marqaanabdi1201 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheikh badbaado marhadad riyoyinka fasiraad kabixisid waxan ku su aalaya riyada maalintii fasiraad haday leedahay waxn kuriyooday sadex mas oo cadcad oo sogalay qolka jiifka mid waa iga baxay mid yar iyo mid wayn aya qolkii kuhadhay ana wan kacabsaday inan seexdo waxan ahay gabadh xaamila Alle khayr haku siiye

    • @aminiabdulahi9511
      @aminiabdulahi9511 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc abyo aniga sheqyada riyoyinka fasiro in badan aan dhagestay waxana badana maqlay gbdha la qabo o hadana uur leh hdy mas ku riyoto waxy dhallysa wiil waa hadusan maska dhibato ku geysan illahyba og wax walbo

  • @aragsanmohamed4162
    @aragsanmohamed4162 3 ปีที่แล้ว +4

    Sh faaruuq suratu baqra hadaan dhagaysto waan xanuunsadaa waliba garbaha iyo kor xanuun iyo culays aana kici Karin baan isku arkaaye kasoo hadal fadlan

    • @ismaaciilsalaad7821
      @ismaaciilsalaad7821 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaasheey cudurkaas waa layaqaanaa waxaa ku haaya il ama xasad weliba waxaa kale o isku arkeysaa hamaansi iyo indhaha oo ilmeeya marka walaasheey waxaa ku haayo xasad wax la dhaho thanks sis

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha joojin dhegaysiga xitaa adigo dhibsanayaa sii wad isbedel iyo fudayd ayaad dareemi dontaa insha allaah

    • @raxiimacabdilaahi207
      @raxiimacabdilaahi207 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha joojinn WL wxa jidhkaga Ku dheriya aya dhibsanaya

  • @fadumonurannimohamed625
    @fadumonurannimohamed625 3 ปีที่แล้ว

    🎋💗manshalhu amamiin amamiin yaa rabi

  • @rahmatusaale3627
    @rahmatusaale3627 3 ปีที่แล้ว +1

    Shikh intaa odhan waa Run lkin maqabo Inu horamarkayga uka xuman tas kulama qabo, saa horamarkisa ugu farxayo oo ugarab tagnahay waa inu ilatagnada Talo ,dhiragalin wanag wayo hada Guulisto isaga Gulestey, hadu Guulesto ana Guulestay. Anugu waxa qabaa labada qof Inay wadagan Dhib iyo Dheef.

    • @geenyodila9095
      @geenyodila9095 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa laakiin ragu mar kasta wax unbaa u qarsan ogow xbbti sida runta ah nooma ogeysiiyan waa u caado maasha allah ilaahey ha kuu siyaadiyo laakiin is ilaali un weyaan hadii uu wax aad ku aragto ha ka nixin ayan u fahmay sheekha.

    • @rahmatusaale3627
      @rahmatusaale3627 3 ปีที่แล้ว

      @@geenyodila9095 tnx wll

    • @abshiroomaar5541
      @abshiroomaar5541 3 ปีที่แล้ว

      Ma ogn kartid in uu hore markaga jeclhy wa ey qariyan inta badn

    • @Dagancabdi4063
      @Dagancabdi4063 3 ปีที่แล้ว

      Sida dumarka qaar uaaminsanyihiin hadu xoola badan yeesho naag kale ayu guursan ee yaysan wax udhigmin, ayay ragga qaarna u aaminsanyihiin haday horumar gaarto ama xoolo yeelato way kaa maarmi ee yaysan gacantada ka hoos bixin oo aysan isku filnaan taasina waa kalsooni darro qofka uusan isku kalsoonayn

    • @abshiroomaar5541
      @abshiroomaar5541 3 ปีที่แล้ว

      @@Dagancabdi4063 absolutely

  • @fadumonuur8996
    @fadumonuur8996 3 ปีที่แล้ว

    mansha Allah khayr Allaha kusiiyo

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاكم الله خير الجزاء ٠

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa (Allaah)

  • @uptirizakfamous6812
    @uptirizakfamous6812 3 ปีที่แล้ว +14

    Shekhow qodobka dalxiiska kuguman raacin 😂 raguna isku wada mid maaha oo kama wada cadhoonayane dadka ha isku dirin

  • @aishaali9102
    @aishaali9102 3 ปีที่แล้ว +4

    Bokakta badan aad aqridey wax badan ayaa ka faidey

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah mahad sanid sheekh

  • @nacimaxasancabdulaahi128
    @nacimaxasancabdulaahi128 3 ปีที่แล้ว +1

    sh badbaado asc.

  • @farhiyaahmed3678
    @farhiyaahmed3678 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheik mahadsanet

  • @therealprincess123
    @therealprincess123 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan naagaha u caayo o xumaanta runta ah ay leyihin aan u sheego ka waran

  • @khaalikhaali1855
    @khaalikhaali1855 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh waa mahadsantahay

  • @umumahamed717
    @umumahamed717 3 ปีที่แล้ว +4

    I don't agree that sheekh badbaado some of them

  • @deeqanadar8483
    @deeqanadar8483 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxwalibo wa kaso shekayey wan arkay sxbke shalay ina shaqeysto wa ogola lkn marka guursaday waa iga baxay maba ahan qofki ilaha ana kugu garab siina Allow amuraha sahal mardanbo uma shego insha allaah

    • @umusidra3776
      @umusidra3776 2 ปีที่แล้ว

      Sidokle wlhi 🥺🥺🥺

  • @fartuuncabdullaahi3199
    @fartuuncabdullaahi3199 3 ปีที่แล้ว

    Wa War fcn mashalh shiiq

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 3 ปีที่แล้ว

    MashaAlah jisakalah qeer walal 👍

  • @123natule6
    @123natule6 3 ปีที่แล้ว

    Alla sheekow taasan sameyey inan ragii hore un uga sheekeyo iyo dhaqameyda markan yara labada qodob wan kukhaldamey

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 ปีที่แล้ว +4

    Israel maxay kaso doontay o uga mid noqtay midawga africa maxyse ka faidyaan
    Muuqal so gliyy so daawan krta

  • @queenmuctat3080
    @queenmuctat3080 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @xamdaahmed7238
    @xamdaahmed7238 3 ปีที่แล้ว

    Manzho allah sheekh

  • @xamdaahmed7238
    @xamdaahmed7238 3 ปีที่แล้ว

    Allah ku baro keeyo shekh

  • @sacdiyohassan4727
    @sacdiyohassan4727 3 ปีที่แล้ว

    Maashalaah baarakalaah

  • @hodancusmaan7544
    @hodancusmaan7544 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll mhdsnid

  • @deqa868
    @deqa868 3 ปีที่แล้ว

    Jzl qeer sheekh