DHIBAATADA NAIROBI KA SOCOTA IYO TAXI LAYDA SOMALIDA WAXAY GABDHUHU KU DIIDEEN INAY U RAACAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 วันที่ผ่านมา +8

    IFAHMA OO IDAREEMA 4K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @99Bilak
    @99Bilak 3 วันที่ผ่านมา +8

    Darisley waddankaagi aabo inaan martibaadid waan jeclaa waxaan jeclaan lahaa mar inaad jabuuti noogu timaadid waayo youtube-barada kale ee soomaaliyeed way yimaadaan sidaa qays 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @AyanSamireh-j8h
      @AyanSamireh-j8h 2 วันที่ผ่านมา

      Walhi ilaaa 2017 dawada markan ogaday inu cidaaa yaaahay wn is jacladaay lkn u diday

  • @jupy1826
    @jupy1826 3 วันที่ผ่านมา +6

    Dariska hadalkagu waa dhagaystay maha saa uu fahantay ubarka waa uu ka raqisanyahay wiil somali ubarka marku 600 kaqadayo somaliya kun iyo shanboqoluu leyahay hubso horta wilasha somaliga tagsilayasha lacagtoda qaliya marmar mahaysatit❤❤❤❤❤ usheg ayaguna

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 3 วันที่ผ่านมา

      App-ka ayuu Kuyidhi sida Faras ,waana isku mid, shirkadda ayaa goysa .

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 3 วันที่ผ่านมา +1

      Aaad uweyn taas waxay cadeyneysaa in ay somalida joogto kenya ay jecelyihiin taksiyada somalida ani cidayna degan yar iyo weyn gabar iyo wiil kuligood waxay racaan kan somaliga wadaayo kadib asi darawalkawuu isqiimeynaa qaali cirkuu isgelina halaas wuxu is leeyahay somalinimu kugu doortay makaa taki karo ka macaash maanta waan lugooyo taksiyada somalida wada dirislena arintaan beenu ka sheegey o ah xan dartodi ay gabdhaha didaan taksiyada somalida gabdha somalida way jecelyihiin darawalada somalida taksiyada ay wadaan bls iga lacagtodii aad u bdn moyeen cid diiday o xan darti u diidey ma jirto wax sidaan sameyey in somali yihiin ALLAH og sababto ah hoyada ayu awal waday ka dibu gabdhaha ku yiri hoyadin ba nii rabto so degta aan idin wadeee gabdhahana way raceen taas waxay cadeyneysa qof gariga waday inay yaqaanaan gabdhaha iyo hoyadooda macquulna way tahay inu somali yahy qofkaa wali u badi teda kle dhacdadii daraad dhow dheceyaay o ahayt gabadho somaliyeed in gabar kle somali ah ay uso adeegsadeen nin kenyaan ah o kufso ka dibna muqal ka dub dheheen somalida iga xaasid isku ah waliba is dulmiyay aaad😢

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 3 วันที่ผ่านมา +1

      Blse somalida iga isku maqan taas run bu ka shegey dirisle somalida 5 lo qebiyey ka dibna mid ka mid ah oo waliba te ugu weyneet ayaa 5 state lo qebiyay midkiba 39 qabil isku heysato o is dagaalay jufo jufo iyo laf laf casimadi dalkana way isku heestaan ana leh iyo unuka leh heerkis may marayaan somalida waxna ma isku qabtaan iga is xasado o is dulmiya

  • @ZakariyeJaamac-z2h
    @ZakariyeJaamac-z2h 3 วันที่ผ่านมา +3

    Goat TH-cam 🐐 dirisle abdi

  • @Nawdarboy
    @Nawdarboy 2 วันที่ผ่านมา +1

    Good job bro. Isse qabil mahee wa qaran

  • @MrJuufo
    @MrJuufo 2 วันที่ผ่านมา

    Legend m.a guuleyso

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 วันที่ผ่านมา +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @11naa44
    @11naa44 3 วันที่ผ่านมา +6

    Wiilka somaliga lacagta ka xasidinayan Inta gari saranyihin ma amusi karan miya wah naftoda halis gelinayan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waa runtaa Walhi

  • @Kabtankab.x
    @Kabtankab.x 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waligey comment kama sobixin muqaladada lkn good point bro Somali ayaga isku maqan lkn ila xiliga aahurdada kaso tooseeno mooji

  • @hiboali4523
    @hiboali4523 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walhi waa runta inaader

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan 2 วันที่ผ่านมา

    Dirisle 😢somalinimada kugu ween l.libax ba thy sxp❤❤❤

  • @Amiinsimba10
    @Amiinsimba10 3 วันที่ผ่านมา +2

    Dirisle walahay saan moodi jiray ma aha waxaathay nin qalbi wanaagsan sxb ani waxaan ahay wiil og ah mana jecli in qabiil ahaan laguu caayo haldoor somaliyed alaha ku ku sharfo ina abti

  • @CaliCadawe786
    @CaliCadawe786 2 วันที่ผ่านมา

    Shatiga manta wuufadhiya ❤

  • @NafissasouleimanNafissasouleim
    @NafissasouleimanNafissasouleim 2 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅 walahi wa run inader😂😂

  • @11naa44
    @11naa44 3 วันที่ผ่านมา +5

    Sheekada la dhegeysanayo mxa wye wah nagahan wx ka doqonsan lama arag plz badow da tuuloyinkodi haku noqdaan

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 2 วันที่ผ่านมา

    Haa. Waa runtaa walaalo

  • @AyannuraAbdurahman
    @AyannuraAbdurahman 2 วันที่ผ่านมา

    Wii se vrai

  • @hawasugulle101
    @hawasugulle101 3 วันที่ผ่านมา +3

    Firsttttt

  • @AxmedIsmacil-jd8nc
    @AxmedIsmacil-jd8nc 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dirisle Imika isgao Somalinimo Ka Hadlaya Ayu Hadana Ku Leyahy Maseerka Dadkygan ka Keenay

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa dirisle abdi

  • @yasinadan2179
    @yasinadan2179 3 วันที่ผ่านมา +1

    Alla ha u sahlo somaali

  • @XD_naya
    @XD_naya 3 วันที่ผ่านมา

    Good job 👍

  • @faizaabdi5386
    @faizaabdi5386 3 วันที่ผ่านมา +1

    Walahi waa run somaliga way cancelan taas waa xaqiiq jirta

  • @ButoMahamed
    @ButoMahamed 3 วันที่ผ่านมา +1

    Suxanallaah

  • @balqisaMohamed-m3i
    @balqisaMohamed-m3i 3 วันที่ผ่านมา +1

    wsc huno qali waan ka qadney liibax

  • @fatouabas2572
    @fatouabas2572 3 วันที่ผ่านมา +1

    True

  • @ButoMahamed
    @ButoMahamed 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aduunka wilsha somalida ugu jeclahay inaan raaco lakin shekadan armay somali shaqo kuleedahay kabaqayaa

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 3 วันที่ผ่านมา +3

    🎉🎉🎉🎉

  • @SalmanSalah-c2e
    @SalmanSalah-c2e 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk kkk wlhea runtis dirisle arintaas wil somalia hadu igaqbto wannkujara kkkk😊

  • @IsmailKhan-jy9mp
    @IsmailKhan-jy9mp 3 วันที่ผ่านมา +2

    Naagaha shuboyinka waye kuwa dhaha taxi somali marabo

  • @yahyayasin1861
    @yahyayasin1861 2 วันที่ผ่านมา

    Gabdhaha ma oga lacagta in ay kuso labaneeso wiilka somaliga hada racdo ado wax gadana somaliya oo uso dira lkn kenyanka xafadihisa oo la ada wax ka gadan mayo yaa faaiido qaba marka yana laga faaiiday ma is waydinayan kan somaliga hada racdo dhan walbo ada faa'iidaayo intas waa in ay fahman gabdhahena

  • @Liban.big_fan
    @Liban.big_fan 2 วันที่ผ่านมา

  • @Qoranqarad
    @Qoranqarad 3 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali iyagaba way is naceen yaa jeclanaya marka iyaga isu cadaw ah

  • @Umo580
    @Umo580 3 วันที่ผ่านมา +1

    SAXIIX

  • @IstahilIsta-d9y
    @IstahilIsta-d9y 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw sc w scw❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 3 วันที่ผ่านมา +2

    Walhi been Maha ale ha sahlo

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 3 วันที่ผ่านมา +1

    Tiimkaasoow iyowiilal xamarkayimid baadilay Ogaadeena wayqariyeen Og kuumaqasaasayaan wiilashooda hadaykudilaan

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman 2 วันที่ผ่านมา

    Dirsl3 shawiste maxa sanpka igu jawabi weydey😢

  • @HawaKinsi
    @HawaKinsi 3 วันที่ผ่านมา

    War gabadhaha hadhaleeceyn waxaan waa musiibo musiibadana markey kaamaqantay walaal ka beykumaqantahey waa qadar

  • @Mahdibenetiya
    @Mahdibenetiya 3 วันที่ผ่านมา +1

    Dirisle Abdi pro dalkaga maxa uu iman laaday geranal sakariye la Xidhidh nio

  • @waissmohamed9510
    @waissmohamed9510 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aya la hadlaysa wara 😂

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waligey ma racin taxi ga la dalbado wn ka cabsada

  • @Zamzam-t4j
    @Zamzam-t4j 3 วันที่ผ่านมา +1

    Dhalina yaro ayu qalanye

  • @hanigedi1078
    @hanigedi1078 2 วันที่ผ่านมา

    Talow ninkii darawal ka haay ,yakawaramo xalkiisa

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein 2 วันที่ผ่านมา

    3:33

    • @HindiyaHussein
      @HindiyaHussein 2 วันที่ผ่านมา

      Thank you, Iris. Thank you too thank story

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 3 วันที่ผ่านมา +5

    Hhhhhhhhh hhhhhhhhh 😂😂😂😂

  • @raxmoruuxi
    @raxmoruuxi 3 วันที่ผ่านมา +5

    PLEASE reply isoo gal wll❤

  • @Sumaya-Abdi
    @Sumaya-Abdi 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekada aan so dhigay ee an u
    Hubo ina ka heli doontid so daawo

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr 2 วันที่ผ่านมา

    😃😃😃

  • @hawasugulle101
    @hawasugulle101 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asc

    • @djDeeqsi
      @djDeeqsi 3 วันที่ผ่านมา +1

      Wcs

  • @AyanlehKalileh
    @AyanlehKalileh 3 วันที่ผ่านมา +1

    Google man derisle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AziyOsman
    @AziyOsman 3 วันที่ผ่านมา

    Somalida texkoodu wll waa qaali saasn aya uraacnin kan kenyatiga
    Lkn hada waa lagu qasban yahye

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah 3 วันที่ผ่านมา

    Somali Ayad Ka Hadleysa Adiga Laftirkadu Sawdiga Somalicowboy Ceebihisa Falanqeynayey Ilaahay Wuxu Yidhi Umadeyda Amaan Isii Anaa Xisaabiye!
    Capish! 😂Understand!

    • @Free_Man143
      @Free_Man143 3 วันที่ผ่านมา +1

      Niiicda meesha kala tag waxareey

    • @Miriamegeah
      @Miriamegeah 3 วันที่ผ่านมา

      @@Free_Man143
      Education Is Important 😂

  • @kalloofficial5153
    @kalloofficial5153 3 วันที่ผ่านมา +3

    😂😂😂😂

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 3 วันที่ผ่านมา

    She shantay waa fulay wuu caray 😂😂😂

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 3 วันที่ผ่านมา

    Somalida keyaati ayaa dilaya adna faras ayad xayaysinaysaa 😂😂😊

  • @MutazMutazmahamuth
    @MutazMutazmahamuth 3 วันที่ผ่านมา +3

    😂😂😂😂😂

  • @neimahassan9225
    @neimahassan9225 2 วันที่ผ่านมา

    Waa yaab 8642 vue iyo 74like 😢 daad kaa like tuu may cunaysa 😂

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 3 วันที่ผ่านมา

    Ciladu waxa weye ninka somaliga qaali ayuu raba taas miracle keentay

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 3 วันที่ผ่านมา +1

    waa oday saqajaan ah

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 3 วันที่ผ่านมา

    Meeeye kuwi cagdheeeerti Kenya jogtay we team kaaasow😂

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 3 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂

  • @SalmaAdam-g3e
    @SalmaAdam-g3e 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂

  • @Familychannel-i6j
    @Familychannel-i6j 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @amiroabshir
    @amiroabshir 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂