Qof Muslim ah baa Garoowe lagu gubayaa, maalin walbaba Rag ku shegii Somaliyeed Mashruuc eey I mada caqliyadooda lacag oga sameeynayaan beey nosoodhajiyaan Xasbunalaahi wanicmal wakiil
Waxaan la yaabaa Soomaalida qaar waa dad aan iska war qabin malaha war Aduunku maanta waa Haltuulo waa layska wada war qabaa heey stop in aad reerkaaga iyo gobolkaaga ka dhigto malaaig Yaab may waalan yihiin horta dadku ISKAMA WAR QABAYAAL
war dadka ayaa gardarada iska leh waayo lacagtu markey yar tahay waa laga bixin karaa lkn lacag badan maxay intaas isku gaarsiisey waayo anaguba wan so marnay dhib badan deyntana waan iska ilaalin jirey alle ha u fududeyo bisinka
Dani ha dhiibo lacagta gabadha geeriyootay loo heysto, ama Putland halaga helo Ganacsade kheyrqaba oo alle wax siiyay oo wax Sadaqeysanaya, waa maxay waxa ka socda Garoowe ee aan Soomaali horey uga dhicin?. Subxaanallaah, War magac iyo musiibo maalin bey dhacaane Mj. Sidan isku dhaama oo xalkeena!!!!!.
Shirkada inagu dhagane Muuqalka Iike Saar 👍
Shirkii dumarka aduunka waxa ka qsyb galey rag uu direy xasan sheekh
Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah.
Shacabka somaliya iyo siyasiyinta culumada somaliyed ha ukacano masajidkas hay somaliyey haya ay
Waa mashruuc aan fahmi waayay, qof ari khala sidee 70 kun oo dollar loogu yeeshay
Qof Muslim ah baa Garoowe lagu gubayaa, maalin walbaba Rag ku shegii Somaliyeed Mashruuc eey I mada caqliyadooda lacag oga sameeynayaan beey nosoodhajiyaan Xasbunalaahi wanicmal wakiil
Radii Walkman lasheegayo radii uu run yahay haladuugo Kyada iyo ilaaheygeedaayaa xisaabta wadaagayo sabantoah 70.000yey isku haleyneysay was u bareertay
Nagtas waa bented haladariyo islamba maa axan naxarista alle kaqaat
Waxaan la yaabaa Soomaalida qaar waa dad aan iska war qabin malaha war Aduunku maanta waa Haltuulo waa layska wada war qabaa heey stop in aad reerkaaga iyo gobolkaaga ka dhigto malaaig Yaab may waalan yihiin horta dadku ISKAMA WAR QABAYAAL
War muqdisho mahAn
Asc walaal cinwanka iska sax. Somalia meydh laguma gubo !
war dadka ayaa gardarada iska leh waayo lacagtu markey yar tahay waa laga bixin karaa lkn lacag badan maxay intaas isku gaarsiisey waayo anaguba wan so marnay dhib badan deyntana waan iska ilaalin jirey alle ha u fududeyo bisinka
Beenaale Soomaali Waa Islam Maydadka ma gubaan maxaa kaa khaldan??
Macqul maha
17 kun dheh maaha 70 kun
Walaal sorry waa sax waa dhagrystey waa 70kun
Ale ha ka fududeeyo marxuumada aamiin
Subxaana Allah
Lacagta ka qaata meydka, cuna ama guba
Muqdisho ma ahan waa garoowe
Ceeb looma dhinto maxaakaqaldan oo ay meydka karabaan iskacafiya illaahbaa meelkale idinkasiinayee subxanallah
Weriye xageed ku maqantay meeshu waa Garowe ee maha Muqdisho
kkkk nun badan
Garoowe waa gabadha dhimatey, muqdishana waa masaajidka madaxweynahu duminayo
Ma la waayey 70 Qof oo somaliya ah oo tolkeyda ah min 1000 $ isku dulsaaraan oo ay bixiyaan😢
Jooji ciwaanka beenta ah eedo leedahayl waa lagubayaa oo ilaahay ka baq risaaqad haku raadinaysaa been
Dani ha dhiibo lacagta gabadha geeriyootay loo heysto, ama Putland halaga helo Ganacsade kheyrqaba oo alle wax siiyay oo wax Sadaqeysanaya, waa maxay waxa ka socda Garoowe ee aan Soomaali horey uga dhicin?.
Subxaanallaah, War magac iyo musiibo maalin bey dhacaane Mj. Sidan isku dhaama oo xalkeena!!!!!.
Beenaale mahan muqdisho ee waa boosaaso meesha arrinku ka dhacay
deyntana wan iska ilaalin ney wan ka qadayaa dhin iyo gaajo waa na so martay yaa allah
BIISMLAHH MAXA WAXAN AADAKA SHEEKYSO WAA CAAYDU BIILE MAA WAXAS BADA TAAHEYE
BEENI RAADMALE WARIYOW RUNTA KA SHEEG WARKAAGA AAKHIRSAMN IYO UMADA SOOMALIYEED
Waryaa jooji Cu suriyada iyo ceebaha aad ka faa finayso punland iyo koonfurta ee Soo gudbi Ceebaha Soomaali diidka
Subxaanalaah
Wax jira ayuu sheegay cunsuriyad maaha ee dadkii baa sheeganaya waana dhageysanaynaa anaguba
Masaajinkana waxa sheegaya weriye abgaal ah
Gabadha tolkeeda aaway umada islaamka iimaanka iyo naxariista kudanbeeysoow deentaasi halaga mago haleysku dardaro
Subaxaan laaha
Xusseen tooshka Ku ifi basaasiinta iyo gaalada
Légende waqouwata sxb
Kaa misajidka kugabanaya isaga ayay umadii muslimintaha kabaxsan wayen markasu misajid waxkashegaya dalin badtahay maxad dalinkale kashegi
Ali gaaf waa wada tuugo
Walahi waa yaab masajidadi ayu usodigte waar ninkan iskaqabta somaliyey