Deg deg Ciidanka Masar oo Ras-Kamboni saldhigtay & Eritrea oo kuwajahan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 400

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p หลายเดือนก่อน +18

    Maasha. Alaah. Xabashi. Urayaa. Wadankayga. Ma. Joogi. Doono
    Waa. La. Buufin. Doonaa.
    Amxaarada

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +1

      Insha Allah fircoonkii siisi ahaa maanta ayey bilaabatay in laga dulqaado ummadda muslimka ee reer Masar iyo dhammaan caalamka ISLAAMKA mar hadduu soomaaliya aabi ula yimid

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah Soo dhawaada Ciidamada Masar iyo Eritrea Welcome. Daalimiinta Cadawga Ethiopia waa lasoo afjarayaa Sida Ugu dhaqsaha badan Insha Allah

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale หลายเดือนก่อน +1

    JAMACOW QABIILNIMO YEYKU QAADIN SHARCIGA HA SAREEYO MADOBE KUDAA INSHA ALLAH

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h หลายเดือนก่อน +6

    Waa arin lagu farxo in maanta masar usoo gurmato umada somalia.

  • @garsoor-w8q
    @garsoor-w8q หลายเดือนก่อน +2

    Unnuku yeelimeyno dabadhilif af soomaali ku hadla cidduu rabo ha ahaadee

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +9

    JAWASIISTA AF SOMALIGA KU HADLA EE QARANIMADENNA KU SOO DUULAY, WAN ISKA QABANEYNA, ADIGUNA KU TOOS.

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 หลายเดือนก่อน

      Somali waxaa ceeb ku ah in 24 sano iyo ka badan isku filnan weeyso oo maalin kasto mucaawino oo dhan kasto ah sida cunada iyo amniga ay weli ku tiirsanaato wadamo shisheeye, waxeey dhaawac weyn ku tahay dadnimadeena, dowladnimadeena iyo sharafteena ba, waa lagu caawin karaa laakin ma´ahan in wax badan lagu sii tiirsanaado caawinaada shisheeyaha. Waxaan rajeeynayaa in ay madaxda Somaliyeed si fiican u fahmaan dowladnimo laguma dhisi karo ku tiirsanan iyo mucaawino shisheeye waana in si deg deg ah looga maar maa ku tiirsanan shisheeye haddii ay noqoto xag amni iyo xag taakuleeyn inta ba. Wabilaahii toowfiq.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      Jawasista bahaan e qabyuraha faqto rer qarxaaye usc jubbaland kusodulaay walaiskakaceliin

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR หลายเดือนก่อน +5

    somalia masar iyo Ereterea guul guul guul

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +1

      Muslimiinta guul , FIRCOON SIISI iyo Xasan khaa'in iyo wixii lasocda hoos

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      Guul jubbaland iyo ethopia hadhaco moryaan gurgurte usc rer qarxaaye

  • @khalidhussein6551
    @khalidhussein6551 หลายเดือนก่อน +1

    Jaajuis xabashi Nacala Kuyaal Naarta Alle kufoge qaainul wadan oo idil

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +8

    MASAR IYO IYO ERETREA, DOWLADDA SOMALIA OO DALKEDA MAS'UUL KA AH, AYA U YEERTAY, REER GALBEEDKU AMAR MA SIIN KARAAN CIIDAMADENA IYO SIDAAN QARANKENNA UGA DIFAACEYNA CADDOWGA GUDAHA IYO KAN DIBADDA

    • @abdigafaryusuf8417
      @abdigafaryusuf8417 หลายเดือนก่อน +1

      Hooy xayaw xamar gayso

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน +1

      Rer qarxaaye orodo meydadkaga lido eyahaa lido kucunayoo utasho hawiye jubbaland shaqaa kumalahee

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 หลายเดือนก่อน +8

    MAC SONKOR....INSHA'ALLAH ITOOBIYA IYO WIXII AMXAARO SHEEGTAT ILAAHEEY CADAABTIISA HA U DIYAAR GAROOWAAN....
    QAXOOTIGA ITOOBIYA VAX U NOQO.......YES...WEEY KA MIDNOQONAAYAAN.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      DHIIGGA FIRCOON SIISI WAABA UHAMUUN QABNAAYE HAYSKEENO

    • @faysalyusufmaxamud912
      @faysalyusufmaxamud912 หลายเดือนก่อน

      Waa soodhawaynaynaa cid kasta oo cadow ku ah itoobiya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน +8

    CIIDANKA MASAARIDU MAY WAX U TARAAN WALAALAHOOD FALASTIIN ⁉️

    • @CumarCabdu
      @CumarCabdu หลายเดือนก่อน

      Oromo

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      ​@@CumarCabducaraab naf kumaheyso orood hoyada kaxoree shabaab

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o หลายเดือนก่อน +8

    SOMALIA 🇸🇴 WAXA KU DAGALAMI DONA HAWIYE/MASAR 🇪🇬 IYO DAROOD/ ETHIOPIA 🇪🇹

    • @luulsharib
      @luulsharib หลายเดือนก่อน +2

      Jaahilnimadu waa cadaw Somali cadaw badan bay leedahay
      Anagoo Somalia aan iska celino
      Hawiye iyo daarood qol ku soo xir

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 หลายเดือนก่อน

      Qalad. Somalia sharciga aduunka haya oo cidamada shisheeye soo dirsaday! meesha ha Qabileen Somalia maha waa cidamada ay aduunka soo dirstay oo madax u ah America! hooshana way socotaa Dowlada Xsan shiiesh na waay la wada. Yaa la kala saarin dowlada iyo cidan ka sheesheye waa mid ama hal!

    • @faysalyusufmaxamud912
      @faysalyusufmaxamud912 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@luulsharibanaga ayaa daarood ah itoobiya iyo wixii u naageeyaba waa la wasayaa

    • @faysalyusufmaxamud912
      @faysalyusufmaxamud912 หลายเดือนก่อน +2

      Ader anagaa daarood ah oo weliba puntlnd u dhalnay ethpia iyo cidkasta oo u nagaysaba waa la edbinayaa e noodhig magaca hanaga ceebayne

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 หลายเดือนก่อน +1

      Jaahilbaa tahay somaaliya soomaalibaa leh aniga iyo adigaba iyo qofkasta oo soomaali ah waxa la inaga rabaa inaan ka difaacano dalkeena cadawga soo jireenka ah ee itoobiya

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 27 วันที่ผ่านมา

    Alaahu akbar.... ✊️guul somalia🇸🇴iyo masar ..amxaro wa in wadanka laga saara ...

  • @elmihassanrirache
    @elmihassanrirache หลายเดือนก่อน +1

    Djama! b e sure Egypt doesn't want somali sea and land it comes by permission of African union as peace keeping to protect somali

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 หลายเดือนก่อน

    Waa soo dhaweynaynaa

  • @FarxanMaxamud-s9l
    @FarxanMaxamud-s9l หลายเดือนก่อน

    Guuuuuúuuulll guul soomaaliya

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน +3

    Alahu akbar alahu akbar alahu akbar

  • @Reality-to-go
    @Reality-to-go หลายเดือนก่อน +7

    Masha allah Ethiopian iyo hogaamiye kooxeed waa u dhamaatay guul Somalia 🇸🇴

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b หลายเดือนก่อน +6

      soomaliya wax ladhaho majirto xasan xabaalo qote waa hogaamiye kooxeed usc weeye

    • @Cadar49
      @Cadar49 หลายเดือนก่อน

      Guul Xasan Shiiq Maxamuud President Guul Somaliya🎉🎉🎉

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b หลายเดือนก่อน +3

      guushee xabaalaha haqoto xamar.mooryaanku anaga nooma taliyo iiman laawaha xabalaha qota ee xeryihii cidank ku maga caaab caraabta adeer hogamiyaha xamar

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      Iska hubso hadday bilaabataye

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b หลายเดือนก่อน

      kkkkk

  • @AyanUsman-s2y
    @AyanUsman-s2y หลายเดือนก่อน +1

    Great news well done Somalia

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em หลายเดือนก่อน

    Vive le nation somalien et surtout l'armée somalien 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🤩🤩🤩🤩❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah guul guul walaahi guul amxaar ha baxo

  • @maryansiyaad2135
    @maryansiyaad2135 หลายเดือนก่อน

    Dagaalkii (1982) xabashidu ku qabsatay Balanbale , waxa horkacayey Col Abdullahi Yusuf Axmed cidne kama qarsoona

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 หลายเดือนก่อน +5

    XASAN SHEEKH MA WUXU DAJINAYAA ABGAAL WAA YAABE
    ALLAAHU AKBAR WA NICMAL WAKIIL

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 หลายเดือนก่อน +1

    Waa inaan la. Dagaalano. Jawaasiista. Damuljadiid iyo. Dowladda. Masar ee ay. Addoonta u Yihiin.

  • @MohamedYahye-z5n
    @MohamedYahye-z5n หลายเดือนก่อน

    Asc waelahey Mahade dalku cedla mahan

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh หลายเดือนก่อน

    Asc sxb SOOMALIA
    GUUUULL
    INSHALAAAH
    AAMIIIN

  • @AbdulAhmed-os6kj
    @AbdulAhmed-os6kj หลายเดือนก่อน

    Somali somali baa leh itopiya waa jabeey insha alah

  • @abdulabdulle5364
    @abdulabdulle5364 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer.
    Arintu intaa waa ka wayntahay
    Waa lagu gatay

  • @abdirizakomar-t4o
    @abdirizakomar-t4o หลายเดือนก่อน

    Dayiraha somalia ayaa leh Italian ayaa laga keenay sxb😊

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 หลายเดือนก่อน

    Axmed maddoobe waa dowon
    Maxuu sugayaa😊

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa หลายเดือนก่อน

    Soomaali waxaa dan ugu jirto waa iney itoobiyo iyo keenyo iney dalka soomaali

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 หลายเดือนก่อน

    Waa inaan la Ogolaan. Ciidamada masar iyo. Ereteriya. Midnaba.

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h หลายเดือนก่อน

    itoobiya iyo kenya dowladii meel naga saara waan soo dhaweynaya.

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed หลายเดือนก่อน +8

    Masar baatidhiye hadoodooni Mareykanka hasookaxaysto jubbalaand guul iyo gomanimo insha allah

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 หลายเดือนก่อน +2

      Adi macal shababka xabshida wa la idin wsi dona do socda ✍🏾🐺

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 หลายเดือนก่อน

      Yaa kuu dagaalamaya 4 qof Lee kuu soo hartaye😂

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 หลายเดือนก่อน

      Wa khalad in laga dhigo somalia meel ay ethiopia iyo masar oo isku haysta wabiga niil

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน

      Maxaaa la yidhaa Jubaland?
      Adeer orod Ogaadeen ka xorayso Ethopiya.Waxba ha ku soo ordinary Kismaayo..
      Kismaayo waa dhul Somaliyeed.
      Orod oo Eastern ka xorayso Kenya..
      Adoon Amxaar oo uraya.

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 หลายเดือนก่อน

      @@hamdijama4508 aniguba waxaa nalagu heestaa baddeenii dhankeena kagaleeynaa dagaalka

  • @abdulahimohamed434
    @abdulahimohamed434 หลายเดือนก่อน

    Waan soodhawaynaynaa masar iyo criteria waan in lagasaaraa ethopia wadankeena

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan ku farxsanahy in somaliya la keeno cid kasta oo cadow ku ah xabashida oo ah cadwga somali leedahay e koowaad lkn waxan kale oo soodhawynaynaa in la soo qabto axmed madoobe iyo wixii lamid ah lkn waan dhalilayaa siyaasada jilcsan ee xassan shiikh from daarood

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p หลายเดือนก่อน

    Daaliniinta masar iyoeletaya waaxasanjaajuus gumayresiga uugaliyey dadlkii waasheekadiisiibeenta aheyedlabadabxasan ayaakeenayek gumeyeesiga
    😊

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 หลายเดือนก่อน

    Cidan xoga dalka sonaliyo

  • @Cadar49
    @Cadar49 หลายเดือนก่อน +4

    Soo adigii rabay Axmad modobe oo itopio waday awalba A Modobe waa shisheeye u shaqeeye waana lasoo qaban noo qabiil guul Somaliya

    • @YasinSuuleey
      @YasinSuuleey หลายเดือนก่อน +3

      Eedeesane culusoow shiyeeye kaal kaal ma,ahan miyaa.

    • @osmanali1590
      @osmanali1590 หลายเดือนก่อน +1

      Masar axmed madoobe maxaa ka galay midda kale ma ilawday masaaridu inay axmed madoobe iska xigaan xasan gurguurte?

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +1

      OO MA FIRCOON SIISI AYAA SOKEEYE AH IYO AFAWERKE !!!!!!!!!!!! SOO SOCDA DHIIGGIINA WAABA NOO HILLAACAYAAYE

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      Ahmed madobe moryaan wase balayidhahda caar adon sohadaal qadiin waax soqor moryaan bahdilaan oo qarxaayso 2024

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 หลายเดือนก่อน +5

    Of course weey imaanayaan, wadanka Somalia dowlad aan dooranay baa katalisa iyadaana kamasuul ah xuduudaha, badda iyo cirka

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      WAA ILAAHAY MAHADDI MAR HADDII FIRCOONKII SIISI AHAA MAANTA UU NOO JOOGI MEEL XABBADDA MUJAAHIDIINTU KA GAARIKARTO

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 หลายเดือนก่อน

      @@lilcuzzwhitemoe kadabkaadaa galay garacyohow afka duuban, xasuuq waxaan aheyn idinkuma sameyn doono

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      Ya doortey lacag tii imarad ka xasan kee try walee nin hawiya ah ban dawlad manikin inuu dumiyo moyee walakala leeyahay dawlad dhisida iyo dumisteeda marka markan waa dumintii ileen hawiya haystee😂

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      WAXBA HALA HARIN WACAL YOHOW, SOO KA XAYSO FIRCOON, YUHUUD IYO ASHAHAADO LADIRIR OO DHAN ADDUUNKANA XABBADDA MUJAAHIDIINTA AYAA KAASOO HORRAYSA AAKHIRANA JAHANAMA AYAAD URAACAYSAA HADDAADAN ISDABAQABAN OO TOOBADKEENIN INTA GOORIGOOR TAHAY

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 หลายเดือนก่อน +3

    Farmaajo wuxuu jubaland u isticmaalay itoobiya, xasana wuxuu isticmaalayaa masar iyo eretereeya cajiib

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      Ma been uu bad wadi farmajo Davao ku muu qadan axmed madoobe beenta xasan masjidka ka sheegi mad racineysa beentada

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

    Gurgurte iyo moryanta usc walaiskaceliin sidii 1991kii inshaalah

  • @abdulabdulle5364
    @abdulabdulle5364 หลายเดือนก่อน +1

    Adaa lagugu qabsanayaa

  • @ShosmanaliShosmanali
    @ShosmanaliShosmanali หลายเดือนก่อน

    Afkii xabashidaad ku hadlaysaa

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 หลายเดือนก่อน +5

    GALADOW WAAGI KENYABA KAMA AADAN QELIN JIRINE MAANTA MASAR MAXA KA SO URAY

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d หลายเดือนก่อน +1

      Masar Gaza ayay wax tari lahayd
      Hadal cid wax tarayso,
      Xasan-baahane dagaalkii masar iyo itoobiya ayuu soomaliya u soo raray.
      Soomaaliyana goob dagaal ayay noqon, waxa ku baaba,ayaana waa soomaali,
      Dawladahaa dagaalamaya ciidan iyo hub ayaa ka imanaya.
      Ninkan waddanka ha laga qabto Xasan-baahane.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      KENYA ANAAY ILA SAFNAYD MASARNA WAXAA LASAFAN TAHAY CADOWGAYGA

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 หลายเดือนก่อน

    Waa war farxad leh

  • @عبدالسلام-ص2ظ6غ
    @عبدالسلام-ص2ظ6غ หลายเดือนก่อน +1

    Waa imaan doonaan haday dhamaato waqtigii axmaarada
    Loo qabtay Guul soomaaliya

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 หลายเดือนก่อน

      Kulligeen hubkaan soo qaadaneynaa hadey amxaar iyo soomaali noqoto

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 หลายเดือนก่อน +1

    Waa guul somali usoo hoyatay

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน +1

      Yes mar haddii fircoonkii siisi uu maanta joogo meel xabbadda mujaahidiintu gaarayso

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      Guul maehee moryaan usc walaiskaceliin

  • @Sadamhussen-j5g
    @Sadamhussen-j5g หลายเดือนก่อน

    Guul viva Hassan sheaq

  • @mohamudali7354
    @mohamudali7354 หลายเดือนก่อน

    Wali waxa lajirta xabashida wali allaah kama cabsan gumaysiga in aad ku jirto aad rabta war allaah ka baaq oo ha af lagaden dowladada

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 หลายเดือนก่อน

    War dalkena anaga lah cidan dona kensaneyna cida dona wadiideyna

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 หลายเดือนก่อน

    Mawaxaad sii sheegeysaa iney imaandoonaan masar iyo eratarea sxb gumeysiga ethopia dowlada somalia wey katashatey xoog ayaana loogasaarayaa somalia

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน +3

    ITOOBIYAA KUU SOO SHEEGTEY MIYAA WARIIFKII ITOOBIYA

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      Wa runta

  • @Umi-yp9ef
    @Umi-yp9ef หลายเดือนก่อน +5

    Itopbiyo Allaha jibiyo dabsdhilif hadhito

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe หลายเดือนก่อน

      GAALADA IYO GAALA-RAACYADA FIRCOON SIISI IYO WIXII LASOCDAA UGU HORREEYAAN ILAAHAY HAJABIYO

  • @dr.ahmedhersi2639
    @dr.ahmedhersi2639 หลายเดือนก่อน

    Ahmed Madoobi was in la’soo xiro waaye

  • @Royel.channel
    @Royel.channel หลายเดือนก่อน

    Guul somalia ..... jamac jajus runti bu ogaday waka manta tageray dowlada shly cidanka Somalia gosty bu lha 😂😂 no qabil guul somalia ❤

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

    Wallee waxaanu isleenahay in lays weydiin doono Oo la oran doono wadan Soomalia la yiraa ayaa jiri jirey Geeska Africa

  • @abdilahiayuu4362
    @abdilahiayuu4362 หลายเดือนก่อน

    Asc Jaamacow Warkaasi Waa Dhab Miyaa?

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane หลายเดือนก่อน +1

    Mideeda kale Afar saldhig baa la siiyey (Masar) sidee dal, dalkale Afar saldhig u siin karaa soo Dulinimo maha?

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +2

    DOWLADDA SOMALIA, WAXEY U XIL SAARAN TAHAY, IN AY CADDOWGA DALKA IYO KAN DIBBADUBA DALKENNA KA XOREYSO.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      Dowlada intaay kashaqeysaa banadir buu gurgurte xukumiin

  • @a.j2428
    @a.j2428 หลายเดือนก่อน +3

    CIIDAMADA MASAR WAXAY AHAYD IN LAGEEYO LUGHAYA IYO SAYLAC. XASAN WAXAA KA GO'AN INUU NOQDO DICTATOR AAN DHICIN. MASARNA WAA INAY MEESHA KU HAYAAN. KHAYRAADKA DALKANA LOO FASAXO INAY DHUUQAAN.

    • @Ahmed-n6r1k
      @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน +1

      Kkk Ciilkaaga u dhimo... alla maxaa ciil izaaq ku haya. Wuxuunbaad yeeli kartaa in aad ciilkaaga ku dhimato.

    • @Ahmed-n6r1k
      @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

      Jaamacow Masar Looyacado tegi mayso oo Mandate uma hayste Adigu Lawyacado ma tegaysaa. Sxb Massajidka ciyaarta ka daa. Waa dhaqanka Doqon Ogaadeen Nacaybka izaaq waxna ma yeelo. Lol

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmed-n6r1koo loyacado Ma isaq ba le aqli nacas adaba watee kkk lawyacado goormad yeelateen bal intan Masaryk iman

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmed-n6r1kciil xasan ba u dhiman aya guul axmed madoobe walee hawiyan dawlad baran

    • @faysalyusufmaxamud912
      @faysalyusufmaxamud912 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ahmed-n6r1kmasar waa tegaysaa lowyacado iyo lug hayaba ha sugi waayin xitaa ma jirto cid ay wax ka waydinayso oo aan ahayn vila somaliya adigu inad wax jira tahay xitaa ma aaminsan xabashina duqsi sakan ka taatabanaya ayey u argataa

  • @HassanHajir-f2g
    @HassanHajir-f2g หลายเดือนก่อน

    Faysal Cali warabe aya mar hore yiri sibiki Ina unlaye ayuu dajini jirey XASAN sheq siyasad muxu kayaqana

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 หลายเดือนก่อน

    Axamad madoobe umada alahakaqabto waanin waalan isaga iyo Ethiopia

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 หลายเดือนก่อน

    Somaaliya ma difaacayaan
    Ee danaha gaarka ah ee uu
    Wato xasan ma dherge iyo
    Danahooda ayey fushanayan.

  • @a.j2428
    @a.j2428 หลายเดือนก่อน +2

    JAAMACOOW CIIDAMADA MASAR IYO ERITEREA WAXAY U IMANAYAAN SIDAY XASAN UGA DHIGI LAHAAYEEN BOQOR AAN DHICIN, WUXUUNA RABAA INUU U ISTICMAALO LADAGAALANKA JUBALAND, PUNTLAND, IYO CIDII KALE EE MAAMUL GOBOLEED EE KA HORTIMAADA XASAN IYO IS BOQRIDIISA. THAT IS ALL.

  • @cabdilaahiaxmed9480
    @cabdilaahiaxmed9480 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya wa in Laga xoreeyaa, Kenya iyo Ethiopia,
    Wa in Dabadhilifka Axmed Madoobe umada Laga qabtaa

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 หลายเดือนก่อน

    Somali Somali ayaa leh

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i หลายเดือนก่อน

    Maaweelaad haysta waji xumey naftaada ha usheegin waad jeceshay

  • @Maxamuud.A
    @Maxamuud.A หลายเดือนก่อน +3

    Gul somalia
    Somalia waa Mid 🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @User2-y6u
    @User2-y6u หลายเดือนก่อน +1

    sharci wadanka kama jiro dastuurkii lagu heshiiyey dhiiqo ayu galay

    • @jandraravi9816
      @jandraravi9816 หลายเดือนก่อน

      @@User2-y6u dastuurka qaxooti itoobiya ka yimid soo kismaayo gacanta uma gelin...xataa. ogaadeenkii lafaha kale waa la qaqalay minoritigii meesha degenaa iskaba daayee.....marka kuli sheey yarjic ilaa ahlihi.

  • @AbdiAhmed-g6m
    @AbdiAhmed-g6m หลายเดือนก่อน +4

    Doorashada qof iyo cod waqtigeedi lama gaarin. Anigu Xasan Shiikh daacad ayuu iigu muuqday awal. Waa fidna wade isqarinayey.

  • @maryansiyaad2135
    @maryansiyaad2135 หลายเดือนก่อน

    Puntlan first / Adigey guryahaaga jiijiifta !!!! Adigey Calan qaabdaran kuu tushay , Hw wuxuu heysa ta Astaantii Qaranka soomaaliyeed

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 หลายเดือนก่อน +2

    Maa Baladweyne iyo Gedo Lageyo Ciidanka Masar Hadii Ethiopia La Iska Celinayo 😄😁😁😁😄😄😄

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 หลายเดือนก่อน +1

    Mareeykan nama xukumo annaga kenya.uganda.tanzania maxa ka galay somalia xayawaanyahow. Uuus.

  • @abdulkadirhusseinmahamed1662
    @abdulkadirhusseinmahamed1662 หลายเดือนก่อน +1

    War soomaaliya soomaalibaa leh dee ayadaana u tashanaysa ee ka seexo stress kana iska yaree

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 หลายเดือนก่อน

    Ma hawiyaa U xilsaaran inay difaacaan jubbaland Soo soco waxaad doonto waad heli

  • @Ahmed-u7w1f
    @Ahmed-u7w1f หลายเดือนก่อน

    Xawiye midia😂😂😂

  • @RodaJama-g1i
    @RodaJama-g1i หลายเดือนก่อน

    DAAROOD WAA IN AY DAKOODA IYO DHULKOODA U HOLGAMAAN SIDA DADKOODA IYO DHULKOODA AY NABAD LAGU NOOLAADO!!

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay jaamacow culayska ay kuugu hayaan xabashada maamahaan waad buunbuuninaysay A.madoobe ayaa kuugu xambaaray ee maadan jeclayn xabashida.

  • @TubeNajiib
    @TubeNajiib หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyana bahalo galeenbay ba noqotay dawlado shisheeyaaba dalkii xorta ahaa kugorgortamaya😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน +2

    MARKA MASAR IYO ITOBIA BAA DUSHEENA ISKU KEEN DILI 😱😱😱

  • @issaomar6805
    @issaomar6805 หลายเดือนก่อน

    jamaccow hadi masar Somali wah otareyso falaslin ayey wah otari lahet o otwadagyihin yey wah oqabanlahayen

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 หลายเดือนก่อน +2

    QUWADAHA ISHERDIYAYA INEEY SHACABKA DAROD KU BAABA AAN BUU RABAA

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน

    Walaahey wan ku faraxsanahy in somaliweyn laqabsado wayo ogadenya gumesiba hesto ha arkan gumesiga xanunkisa.kenya qaxotiga albaabka ha ka xirato

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 หลายเดือนก่อน

      Kenya iyo itopiyan iyaga leh Ogaden ee caacda jooji

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم أهلك حسن وجماعته ودمرهم دكأ دكأ
    اللهم منزل الكتاب ومجري صحاب سريع الحساب أهلكهم هلكأ شديد

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 หลายเดือนก่อน

      ليس لك من امر شي

    • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
      @CabdirahmanxasaXasanmankey000 หลายเดือนก่อน

      Maxaad heysataa oyka qadanayaan xabashida ku saaran ma inlaa dajiyo ayaad diidan tahay cawaan hooyadii la abaahin jiray baad ogeyde mataas ayaad qabatintay ood rabtaa

  • @morganahmed1266
    @morganahmed1266 หลายเดือนก่อน

    Awoow gaa ayaa lagumeysan jiray

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 หลายเดือนก่อน

    Jaamacoow Meel Ithiopia legala diriro waxaa ugu fiican meesha kaliya ee Jaajuus Oromo u shaqeeya u jaajuusa sista dalka

  • @Drum-d8n
    @Drum-d8n หลายเดือนก่อน

    Alay leedahay somalia Ethiopia iyo Masar baa kudafaalim

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 หลายเดือนก่อน

    Cadawga cadawgiisa waa saxiivkaa

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 หลายเดือนก่อน

    Meesha waxa ka dhisna dawlad hawiye

  • @OGAALKA_CHANNEL
    @OGAALKA_CHANNEL หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waa last step way u dhammaatay ama masar ha timaado ama yaanay imaan koley xayle tag

  • @aadanmaxamed9368
    @aadanmaxamed9368 หลายเดือนก่อน

    Masar waa la wasa

  • @maryansiyaad2135
    @maryansiyaad2135 หลายเดือนก่อน

    Adinko la Masersan Qabiil kale sida ( H W ) Runtu wa taas , ee ha ku dheganaan RW Xamse & MW Xasan OK

  • @Mashroomer54
    @Mashroomer54 หลายเดือนก่อน

    xawayaanka dhulkaas joogee maroodigu ka mid yahay na waa guranayaan😢

  • @AbdulAhmed-os6kj
    @AbdulAhmed-os6kj หลายเดือนก่อน

    Dolada sharciga ayadaa leh

  • @cabdidayib9529
    @cabdidayib9529 หลายเดือนก่อน

    Sidaad ufiicantahay ee laguu dhagaysanayo ayuunbaad qabiil noqonaysaa aloow swt nacaafi soomaali dhabaad tahy

  • @CaliKhalif
    @CaliKhalif หลายเดือนก่อน +2

    Itoopiya Ahmed kaxun

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed หลายเดือนก่อน

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน

    Communities ka aya firiyey waa cajiib jamacow saxiibadada cawa waxay kuleyihin Ethiopia afka somaliga ku hadlo ayaa tahey aa kawaran

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b หลายเดือนก่อน +1

    Raaskaambooni ,kismaayo ma qaahiraa kasoo dhowaatay.,jhoose taayaradaa banjaray.