NADIIRA NAYRUUS | HEESTI WARDOON | LIVE MUSIC | CUUDKA ABDIASKARITUBE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @ciisecolow419
    @ciisecolow419 2 ปีที่แล้ว +6

    Heesta wardoon nadiira maxamed cige waxay eheed heesti ugu horesay anku bartay waxayna qaaday habeen ka sanadka cusba 2016 I was in ceelsha biyaha I remember and till now am the fans of nadiira nayruus horay usoco abaayo mcn ❤️

  • @abdullahiabdirahman3810
    @abdullahiabdirahman3810 2 ปีที่แล้ว +2

    axyaa yaa fanaan nadiira nayruus . iyo almucalim mulaxan fanaan kamanayste dauud xanfar

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw beela Quruxleyda qaliga ah. Nolow habaryar qali codka idilay waaaw

  • @cismaanabdihassan4362
    @cismaanabdihassan4362 2 ปีที่แล้ว +2

    Ay hestan xasus igu leedahay
    2017 wardoon Baan ahay ❣️
    Boqorada codka nadiiro 👑

  • @ikraabdulle3943
    @ikraabdulle3943 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesaha nadiiro heesta aan u jeclhy waye waana heesta aan ku bartay cod malab nadiiro qurux badan

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesti wardoon waa heestan nadiira ku bartay 2016 ilaa imikan wan dhagaysta nolow xppti mcny boqorada codka ❤️❤️❤️🌹🌹

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaaadiya sharaf hala keeeno wayna waaashaye Qumayada Caloosha weyn leh. Balyback ku heesto Live music 🎶 ❤❤❤ nadiiro Mohamed Cige❤.

    • @ikraabdulle3943
      @ikraabdulle3943 2 ปีที่แล้ว

      Nin isku sheeg dumarka ka hinaasa uma xumid

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 2 ปีที่แล้ว

      @@ikraabdulle3943 in la tuugaysto aad u tahay Difaaace. Qumayo calool weyn sida shaadiya

  • @munaibraahin6762
    @munaibraahin6762 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw fanku hadii uu cidnoqon lahaa wuxuu noqonlahaa cidagale nadiira fariid ❤

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow live ❤️ Nadiir best 👌 somali singer 👨‍🎤 🎤 sida yaa live ugu samaynkaro

  • @nasraadow6460
    @nasraadow6460 2 ปีที่แล้ว

    M.a that is best voice but it is good to recite it with Quran.....ilahey hakubarakeyo sidan lee kutagereynaa markaas

  • @maankanuriso1658
    @maankanuriso1658 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan waan sugaayey nadiira cod dahab noolow

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 ปีที่แล้ว +22

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😭🌏💯
    #subscribe isoo dheh wll.💥

    • @jesssandulle8162
      @jesssandulle8162 2 ปีที่แล้ว +1

      Munaafaq. Maxaa keenay halkan qabri.

  • @abeg2026
    @abeg2026 ปีที่แล้ว

    Good peoples ARE GOOD AND AND THEY NAJAAXAAN ADUUN IYO AAKHIRO
    HADUU ALLAH YIRAAHDO THAT IS QADURU ALLAH and I AM BELIVEAR

  • @mohamedadenismail6634
    @mohamedadenismail6634 2 ปีที่แล้ว

    ANIGA HALKA HEES AAN KA JCLAHAY WALAASHAY NADIIRO WAA HEESTAAN 💖 😍 💓 ♥ 💕 WARDOON

  • @issasuleiman5404
    @issasuleiman5404 2 ปีที่แล้ว

    In this song ,The two playing instruments are 💯 percent , be with them in your music always Warm Greatings to them from I and others from Murang,a county , in Kenya country.

  • @nadiiromoha4064
    @nadiiromoha4064 2 ปีที่แล้ว

    Xasuuus bay igu leedahay heestan boqorada codka aad bn u salaamyaa

  • @xafsaabdimanaan2572
    @xafsaabdimanaan2572 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay amarki qoftan bacwaynaha waxba ka haysta hablaha un ba ila fahmaya😙 anyway masha allah codka boqorada😘

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 2 ปีที่แล้ว

    Ax yaa sawt🔥🔥

  • @maanbilaahmednourjaangoow
    @maanbilaahmednourjaangoow 2 ปีที่แล้ว +2

    Heeskan WllHi: Mar Walpaan Dhagaysan Jiray: 𝐖𝐚𝐫𝐝𝐨𝐨𝐧:❤️🦋

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 2 ปีที่แล้ว +2

    Nadiiray ilaaahey somhor istagi doontid adigo sidaan isuqawiyey alihi ku aburtay maxad u gu jibaabi doontaa ilaaahey kacbso ciqaabta rabii aysan kugudicin

  • @abasshalyey5375
    @abasshalyey5375 2 ปีที่แล้ว

    Wow what a golden voice 😍🙌 manshaallh

  • @abdiaziizaliahmed2624
    @abdiaziizaliahmed2624 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqorada codka nadira 🙏🙏🙏🙏💓💓💓

  • @mehraabdullahi961
    @mehraabdullahi961 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqorada codka nadiira neyrus ❤

  • @farxiyo.cabdulaahi143
    @farxiyo.cabdulaahi143 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw alayacizag nadiina🥰 codka 💯wan kawataa❤

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 2 ปีที่แล้ว

    Waar abdi kuwani way ku waaleene iska daayoo fanaaniin caadiya noo soo dhig meesha🙋

  • @ayaanfaaris7874
    @ayaanfaaris7874 ปีที่แล้ว

    Heestan Waa heestan kubarty

  • @shukriyero8460
    @shukriyero8460 2 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah.nadr

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 2 ปีที่แล้ว

    Magic nadiira. Just beautiful

  • @luuqofficial3730
    @luuqofficial3730 2 ปีที่แล้ว

    Watching now 11:45pm

  • @luuqofficial3730
    @luuqofficial3730 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @saadaqcagmadhigeofficial2388
    @saadaqcagmadhigeofficial2388 2 ปีที่แล้ว +1

    fanaanad la hubo

  • @abeg2026
    @abeg2026 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 2 ปีที่แล้ว +2

    Heesta wajeclhy bqorda codka nlow

  • @raadiyamawliid1254
    @raadiyamawliid1254 2 ปีที่แล้ว

    Wooow

  • @yasminosman5688
    @yasminosman5688 2 ปีที่แล้ว

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🌹🌹

  • @qatraqali5930
    @qatraqali5930 2 ปีที่แล้ว

    Boqorada codka

  • @xamsecarab4917
    @xamsecarab4917 2 ปีที่แล้ว

    00

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 2 ปีที่แล้ว

    Nadiira heesaha aad leedahay ayabad ku shidam tahay copy danbe ha soo qaadin