Qaabka Dambiilayaashii Dilka Lagu Fuliyay Iyo Sababta kii 3aad loo reebtay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @khadiijocabdiraxmaan9073
    @khadiijocabdiraxmaan9073 4 ปีที่แล้ว +7

    Allh ha unaxariisto qisastasna danbi dhaf alle ha oga dhigo

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla ha u naxariista Qisaasta ayaga ayay u fiicantahay Sababtoo Sababtoo waxay u noqonaysaa danbi dhaaf

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 4 ปีที่แล้ว +5

    Allaaha u naxariisto

  • @saiddhore4968
    @saiddhore4968 4 ปีที่แล้ว +1

    "Waalla badbaadi hayaa" ayuu iska leeyahay. Insh-Allah ma dhahayo!

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaaheey ha unaxariisto

  • @bisharoabdrahman5427
    @bisharoabdrahman5427 4 ปีที่แล้ว +2

    Illhy naarta idinku fooge wey na ku waxan yiihin in la diLo😥😥😥😥

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 4 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah walee waan soodhaweyneyanaa Arrinta A,Isha ,waxaan leeyahay Abbe Ilyas Waa Abbe Runtii ku dayasho mudan. Cash’s cadaalada bay heshay

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว

      Waan kula soo dhowaynaynaa

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว

      Adeerow na cafi bay dhaheen odeygu ma qoslo wuxuu ugu jawaabey adeerayaal aakhiraa war jiraa .⚘

    • @hodancumar6838
      @hodancumar6838 4 ปีที่แล้ว

      @@ugaasraage4178 the

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว

      @@hodancumar6838 caasho cadaalad bay heshey

  • @mohammedibrahim5384
    @mohammedibrahim5384 4 ปีที่แล้ว +1

    Good job bro

  • @istahilahmed4705
    @istahilahmed4705 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilahey haunaxaristo danbi dhafna ha ogadhigo walobahnaa innimankaa tirka lakeeno sifo shrciya aya lomarey

  • @cabdirisaaqmaxamed3241
    @cabdirisaaqmaxamed3241 4 ปีที่แล้ว +3

    Mshallah faadumo yaasiin codkeeda ayan jeclhy

  • @mama.aftahan5840
    @mama.aftahan5840 4 ปีที่แล้ว +3

    Somalay 3dex dariiqo oo ah dil diyo ehelku qaato ama in ingacankudhiiglaha la cafiyo waa maslaxada aduunka balse dhiiggii akhiruu uga horreeyaa ilaahna wuxuu uballan qaadey jahanamo qofkii qof uslima kas udila wabillaahi towfiq

  • @mohammedibrahim5384
    @mohammedibrahim5384 4 ปีที่แล้ว +6

    Say dambiilyaasha

  • @axmeddahir6040
    @axmeddahir6040 4 ปีที่แล้ว +3

    sax

  • @bakarXAGS
    @bakarXAGS 10 หลายเดือนก่อน

    Haladilo😢

  • @safiyadahir6275
    @safiyadahir6275 4 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว +2

    Guskoodii bay eersadeen oo god iyo godob u galeen

    • @nimoritadiamond9501
      @nimoritadiamond9501 4 ปีที่แล้ว

      😂run badanaa wa iga qoslisay runti funny

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 ปีที่แล้ว

      @@nimoritadiamond9501 waa run walaal bahalku hadduu kaco waa indho la,yahay kkkk

  • @yaxyecali3167
    @yaxyecali3167 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay naar inugu fogee daalimiin

    • @safiyaapdale3555
      @safiyaapdale3555 4 ปีที่แล้ว

      Hada way dhinteen maytida yaan la .... ayuu yidhi nabigeena suuban (scw)

    • @yaxyecali3167
      @yaxyecali3167 4 ปีที่แล้ว

      Wllo shukran

  • @asiyaali5718
    @asiyaali5718 4 ปีที่แล้ว +1

    Sax sax waa cadaalad walleee😭😠😠

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

    Gaalkacayo waa laga faraxsanyahay waayo nimankaasu siiba walaalaha dumar badan bay faraxumeeyeen .maxay somaalidu isu qarinayaan .illahay ummaddii waa ka qabtay.illahayna dambi dhaaf hawga dhigo..

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aan ninkaan lahubin kuwa kalena tuhun ayaa lagu dilay

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

      Waa la hubaa lkn codsi dadwweyne ayaa jira inaan lays raacin 2 walaalo ah. Ayaagaba qirtay inay kufsadeen dileen rabbeen inay aasaan .

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 ปีที่แล้ว +1

    Kuwii ladilay ma hubsiina la, aan baa lagu dilay

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

      Sawkii qirtay inay xidhxidheen kufsadeen dileen .

  • @dekiyahismacil7148
    @dekiyahismacil7148 4 ปีที่แล้ว

    Ader hadiilaqisaaso dambigoodii waalagaxadidey odabigoodii walaguqaaday

  • @ahmedsaidmahamud844
    @ahmedsaidmahamud844 4 ปีที่แล้ว +1

    Malabada nin oo turkiga jooga baa laqisaasay

  • @maryamhhhuvgyjyy6
    @maryamhhhuvgyjyy6 4 ปีที่แล้ว

    Been leey ilyas xabad ay lagu haya qol garawe ku yal lagu xiray saa dheeh lagu dhahay had waa dhawac ilyas isbiital bosaso ku jiira loo qaday

    • @Norwey000
      @Norwey000 4 ปีที่แล้ว

      Boqorada Puntland afka somali ka iska sax bal horta