Subxaanallaah qofku waa inuu ka feejignaadaa dadka bad influence Ku ah mushkilo uguma horeyn kii saaxiibkii habeenkii uu Ka aqbalay casuumadiisa ukhtii Q3aad la soo dhaqso
Carabta iyo bulshooyinka dhaqankaan xun ee sharaftu meesha xun ka gashay iyo hablaha la dulmiyo waa in la baabi'iyo xataa Soomaalida qaar badanaa qabo dhaqankaas.
Masha Allah uqti sawda
Abaayo sawda Noo soo dhamaystir qisada
Thanks walashay ,qisas kaaga waa amazing.
majnuunu layla
canatara binu shadaad
qisas waa jeclaa yarantaydii.
Alla qsybta 3aad soo gali
Subxaanallaah qofku waa inuu ka feejignaadaa dadka bad influence Ku ah mushkilo uguma horeyn kii saaxiibkii habeenkii uu Ka aqbalay casuumadiisa ukhtii Q3aad la soo dhaqso
mahadsanid habo wax badan ayan sugayeey
M.a thanks 😊 🙏 😘 ☺️ drs
❤❤❤❤❤
MShaalal🥰🥰🥰
Masha allah ❤❤❤
Kaasoow alle kucadaap
سبحان الله
Naagha wa masiiboyin
Maasha allaah my abaayo sowda sharafeey allaha kuxifdiyo
Maashaa allaah
Mash allah habo sowdo alle ha kuxifdiyi
SubxanaAllah ya Rabbi sharf ba ka carrty dadkas 😢 ilahow cadow gacanta hano glin
Aaamiin😢
Mzha Allah wllo part 3 la soo dhakhso
Wllhi waa yaab😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxana allh
Ala qeebta kle lasoo orod sowday😢❤
Tnks abyo❤
Masha Alla. ❤sister
Waad mahadsan tahay wlala
Ax waa kana xay walhi gabdhan
Qaybta 3aad aaway
Brt3 huniyee❤❤❤
Doqonkii wuu kashimfi rabaa.
Miskiin dheh hah😢 lasoodhaqso qeybta sadexaad
Carabta iyo bulshooyinka dhaqankaan xun ee sharaftu meesha xun ka gashay iyo hablaha la dulmiyo waa in la baabi'iyo xataa Soomaalida qaar badanaa qabo dhaqankaas.
Adi wax doqonaad ka sheekeynoosaa
Sowdaay lasoo orod tan Qisso wey dhaaftey wllhi
Subxan Allah
Q 3 lasoo dhakhso mcnto
I love it
War naagtu dul badnaydaa walee soomalidu waa umad qaali ah
Oo dhiig nool leh manay udul qaateen waxaaas oo hawol ah😢
Subxana Allah qisadaan way iga yaabisay 😮siday run u noqon kartaa!? Waxaan kale oo ku qoslay sharaf baa ka carartay😂😂
Ku soo dhakhso Q3aad please 🙏
walayabi wllhi😂
Berri subax nabada ka horeysa
Mnshlh sawda Cadeey horay usoco qaali 🥰
Alxm ilaahygii soomali iga dhaliyy ma anoo musqul seexo laydhahy ban joogi lahaa
cuqubo Alha kurido kaas
Sawda gapadh aan tagero
Lasoo dhaqso qaybta 3aad xppti
Daqiiqaddaasba may banaanka uboodo oo baxdo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sawdaay lasoo dhakhso qaybta 3aad
Qofka imaanka xidha😢
Horad ogashekey show
Subxanalah 😢
😂😂❤❤❤❤❤
alla ninku xumaa oo xasid sanaa bismilaahi soo boobsii xbbt qybta 3ad
Kan armuu shil ku dhintaa
Belaayo ayuu isku doontay.
Wallo soobadi sheekooyinka Noocanookle waakahele
Sawdaay qisadan hodan online baa kadawadey 2021
Meel xun ayey ku go,day😢😢
😂😂😂😂
Nabad ilaalin weeye bolis
Masha A
Ala muxu jahiil yahy kaa wlh somalidu Gob wye
Inkaa r waataaso kale
😂😂😂
sharaf is not easy😂
Carabtu diin maleh miyaa balaaya idin gumasatay
𝐶𝑎𝑟𝑎𝑏 𝑐𝑎𝑞𝑙𝑖 𝑚𝑎𝑙𝑒ℎ 𝑤𝑎𝑎 𝑥𝑜𝑜𝑙𝑜
Carab kii ugu caqliga badnaa uu khayrka badnaa, ugu sharafbadnaa, Muxamed SCW ayaa ka dhashay, ee ka fiirso waxaad qori.
Masha Allah ❤sister
❤❤❤❤❤❤