MUQAAL XAFADA SOUTH C. NAIROBI KENYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2022
  • #KIRADA GURYAHA xaafada SOUTH C

ความคิดเห็น • 67

  • @mohamedsalad2029
    @mohamedsalad2029 ปีที่แล้ว +8

    Xaafadaa aad ayaan urabay waad mahadsantah ukhti qaali

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 หลายเดือนก่อน +1

    Qof south C Ah Hailo Soo xariiro oo gurya raqiisa oo biya leh haayo

  • @Whizmario-td6oh
    @Whizmario-td6oh ปีที่แล้ว +7

    Manshlj xafadeyda midland state daganhy keep giong sister❤🙏🙏

  • @farhiyaabshir4841
    @farhiyaabshir4841 3 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo xagda waa noo amantay wad mhdsantahay mar kle hdaad na soo boqoto ana gurigeyga ku geynaya saa gufahana usoo duubtid 14sano dagantahay Masha Allah aad bay u fcnyhy

  • @ibnusalahmohamud9367
    @ibnusalahmohamud9367 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful video and best information jazaka Allah Kheyr sister

  • @maslahmohamed4864
    @maslahmohamed4864 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah halkan wa green2 estate

  • @hanicadeey000
    @hanicadeey000 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xaafadayda sacdiyo adaan kaa dawaday hirina waan Ka helay jzklah khair xbbti

  • @qaaliqatimguriqeer3059
    @qaaliqatimguriqeer3059 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allah thanks walalo

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 10 หลายเดือนก่อน +2

    Kenya ayaa dalkeeda loo dhisooyaa ma istir wll hantidaan dalaaga oo kale ayey ku fiican tahay hadii lagu soo jesto was eber hantidaani boorsadaada keliya ka soo qaado waaye wax iskul hare dheh

  • @maymunabdullahi33
    @maymunabdullahi33 ปีที่แล้ว +2

    Abayo xafadada sakadhari maledahay guryo kirah maledahay nalasowadaag qayr alahakusiyo

  • @umuimraan8738
    @umuimraan8738 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allaah qaali horay usoco

  • @maymunamire5078
    @maymunamire5078 ปีที่แล้ว +1

    Mashallahaa tabarakallaha xafada cadii mahaa

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 ปีที่แล้ว +1

    Walaalyaal ma jirta guurayo holiday lagu deego

  • @faaisacabdikarim2039
    @faaisacabdikarim2039 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh Allaah🥰🌹💘💟💗💝💞

  • @saabiriinmaxamed9256
    @saabiriinmaxamed9256 5 วันที่ผ่านมา

    Abayo guri 400$ malagahelayaa

  • @HodanCookingandBeauty
    @HodanCookingandBeauty ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh wallo

  • @abdikafiqalbixabxab3977
    @abdikafiqalbixabxab3977 ปีที่แล้ว

    Waa wareey war xafadan xaafad waa dhaaftay m.a

  • @mohamedsalad2029
    @mohamedsalad2029 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah abaayo waan ku sugaynay ilahay khayr badan haku siiyo

  • @yasminsadaqh8134
    @yasminsadaqh8134 ปีที่แล้ว

    Thanks abaayo

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh ปีที่แล้ว +3

    Dhibaatada soomaalida meesheey 3sano degaan siiba dadka ka imanayo America, Uk iyo Soomaaliya sicir barar ayeey abuuraan kadibna meeshii weey kacararayaan sicirkiina ee Illah hakayaabaan ha iska dhaafaan fasahaadinta meelaha eey tagaan,teedakale South C 45sano qiyaastii waladaganyahay meesha Nasra garden 15sano qiyaastii ladaganyahay isku qaabna looma dhisin oo south c shirkadaa dhisay meesha nasra garden eey shakhsiyaadka dhistaan ninba maalinkuu tabar helo

  • @kokow3973
    @kokow3973 ปีที่แล้ว +2

    Next time al jazeera soduub dhanka dawaqyada

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah stateyada waan aragnee abaayo dabaqyada south c maxaa ayagana u soo duubi weysay

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne ปีที่แล้ว

      Maku badna dabaqyada

  • @Reenay826
    @Reenay826 ปีที่แล้ว +1

    Magaca xafada iso sheeg abayo

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin yarabi

  • @xaqiiqochanel3706
    @xaqiiqochanel3706 ปีที่แล้ว +2

    Green ahaa iyo masjidka ahmed bin hambal

  • @aminaisaq8237
    @aminaisaq8237 ปีที่แล้ว

    Acs sis. Royalpark in langata nooga warkeen

  • @trendingnairobi
    @trendingnairobi ปีที่แล้ว +1

    Hello 🤩

  • @shankaroonjr
    @shankaroonjr ปีที่แล้ว

    Telka maba qabtit maxaa qaldan hadal kaaga iyo iyo sidaa dadka ugu dhageysato isma lah wll

  • @harunnuurt345
    @harunnuurt345 ปีที่แล้ว

    Abaayo

  • @gurleenkaur5520
    @gurleenkaur5520 5 หลายเดือนก่อน

    I'm in south c but I didn't see this estate.in which area??

  • @qaaliqatimguriqeer3059
    @qaaliqatimguriqeer3059 ปีที่แล้ว +2

    Burhan estate walalo soo eeg

  • @aminaisaq8237
    @aminaisaq8237 ปีที่แล้ว

    Xaafadda aad sooduubtey walaal magaceed

  • @mohammedhassanahmed8538
    @mohammedhassanahmed8538 ปีที่แล้ว

    Caamerada sifiican uqabo waa lugu wareeray sidaaf wax uduubeyso walaal

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 ปีที่แล้ว

    👍

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 7 หลายเดือนก่อน

    Abaayo macashada kenya ma qaali baa

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi waa Calool xumo iyo Nasiib daro Somali ku habsatay inay dhisaan oo Camiraan dhul dadoow koodii na dumiyaan oo marti ka noqdaan Illahow Somali dalkoodii jeclaysii

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435  ปีที่แล้ว

      Amiiin yaa rabi

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 ปีที่แล้ว

      Allow dhulkeena na jeclaysii walee dhul da Dow dhulkaagii dumi

  • @harunnuurt345
    @harunnuurt345 ปีที่แล้ว +2

    Haligaam kaso hatal

  • @Reenay826
    @Reenay826 11 หลายเดือนก่อน

    Walal makka state video kaso sameye

  • @nasroaden2469
    @nasroaden2469 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo xafadan rabaa aad uga helay halkee kala sooxiriiraa

    • @Hana_ghost
      @Hana_ghost ปีที่แล้ว +1

      Abaayo hadi rabtid qof uma baahnid imow waa heleysa anigabo wadaganahey

    • @nasroaden2469
      @nasroaden2469 ปีที่แล้ว +1

      Thank u abyo waan daganahy hada Alxamdulillah

    • @YaminaMe
      @YaminaMe 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Hana_ghost abaayo xaafada South C waaka xagee?

    • @maryamaofficialchannel5695
      @maryamaofficialchannel5695 4 หลายเดือนก่อน

      @@nasroaden2469 asc aniga ayaa ubaahan guri kiro oo xaafadaan ah ma iga caawin kartaa

  • @abdiazizmaxamedwarsame7993
    @abdiazizmaxamedwarsame7993 ปีที่แล้ว

    Mcnto 2 qol iyo fadhi. Miya. 800$. Ah

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo fadlan ma ka so hadli karta ganacsiga? Mahadsanid

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada ปีที่แล้ว +4

    Masha allah warbixin fiican iyo muuqaal dagan oo quruxbadan jazakallah lakin kasoo hadal hooyo iyo 3 caruur ah oo kan ugu weyn yahay 7 jir maxaa ku filan normal ahan iyo dugsiyada quraanka qiimahooda calaa cunug iyo skoolkaba stor tack ukhti

    • @gaaboow2018
      @gaaboow2018 ปีที่แล้ว +1

      Abayo nolosha isku mod maahan xaafadaha kala duwanyihin meel raqiisan anaa kuusheegaaye luuqa kaalay

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 ปีที่แล้ว +2

      Abayo talo aan ku siiyo ilmahaaga yar dugsi aad aaminsantahy oo hubta in ilmaha la garaacin geeso oo waliba aad raaci karto, tutor guriga ugu qabo oo ilmaha la joog school ha iska geyn ilma aad qurbaha ka kentay oo 7 jir ka yar. Af soomaliga iyo swahiligaba haku bartaan in badan bananka u bixi, quraanka xoogaa haku bartaan Markuu ilmihii 9/10. Kuu noqda ama xitaa 8 jir geeso school aad rabto adigoo jawiga magaalada fahmay Waa iga talo oo ilmahaaga oo wax kasta kuu sheegi kara cimilada magaalada la qabsaday hee school not adigoo Hdda soo guuray iyo ilmihii oo yar

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 หลายเดือนก่อน

      @@gaaboow2018Abayo Anaa Raqiis raba ila Soo xariiir

  • @hawomuhammed1452
    @hawomuhammed1452 ปีที่แล้ว +1

    School maku dhaxyala abaayo

  • @asiaali566
    @asiaali566 5 หลายเดือนก่อน

    Abayo state kan guri makahelaya

  • @aishaluuladeyow8068
    @aishaluuladeyow8068 11 หลายเดือนก่อน

    Madina 😂

  • @yarka4574
    @yarka4574 ปีที่แล้ว

    Maryooley Tacbaan. Arda dhulkiinii Somalia dhista. South C iyo Jareerta Kenya maxaa udhisaneeysan.? 😆

  • @munamalimabdikadir8809
    @munamalimabdikadir8809 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo telefonnummer ayaa rabaa

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 ปีที่แล้ว

    aduunku wuu dhismayaaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wadankaagii hooyana?? nacas ma jitin oo somali ahyn

  • @Ilkacase102
    @Ilkacase102 ปีที่แล้ว

    Beented waye south C anaga 20years dagan waxaay sheegeyso wax kama jiran south C dadka ma tusin hal xafad lee tusay phase 4 lee waye

    • @sahrasahra3119
      @sahrasahra3119 ปีที่แล้ว

      AbAyo dukanadaa qalabtaa guryahaa noso duub

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 หลายเดือนก่อน

      Aboowe gurya raqiisa makahelayaa??
      3 bedroom 55K

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 ปีที่แล้ว

    👍