Cadowga Ishu Nagu Haaya In Ta Aan Is Cuneeno || Muxaadaro || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Bakar Show : Home of Somali Videos | Funny Stories | Religious Stories| Entertainment
    *Waxaan Kanalkan Idin Kusoo Gudbini Donna Sheekoyin Qosol Badan,Qisooyin Diini,Dhacdoyinka Caalamka Iyo Kuwakale OO Badan
    FADLAN Subscribe | Share | Like
    *Waxaa Nagala Soo Xiriiri Kartaan Ciwaanada Hoos Idinkaga Muuqdo*
    *Gmail : Abwbkrb692@gmail.com
    *Facebook Account : Abubakar Abdalla Ibrahim
    *Sidoo Kale Wixii Talooyiin Ah Waad Nalawadaagi Kartaan.
    *Instagram:https: / bakarshow1
    *Facebook page: / bakarshow1
    *TH-cam: / @bakarshow

ความคิดเห็น • 7

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 7 หลายเดือนก่อน

    ☝️ JASAKALLAHU 🤍 KHAYR ☝️ AKHII 🤍 JASAKALLAHU ☝️ KHAYR 🤍 AKHII ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopia 🇪🇹iyo Kenya 🇰🇪 hadaan iska qaban xaqiiq dal soomaaliyeed jirimaayo. Umda soomaaliyeed iyo dalka soomaaliyeed allaha mideeyo. Somali unity ♥❤ah I.a 🇸🇴🇸🇴

  • @saddaminho9517
    @saddaminho9517 8 หลายเดือนก่อน +3

    Culumada sida Sh Mustafe iyo Sh umal hubka ha qatan Shacabku iyaga unbay sugayan oyku kalson yhn

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 8 หลายเดือนก่อน

      ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga.
      SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤.
      ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy.
      SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya.
      ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin.
      SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay.
      ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂
      Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭
      QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭.
      50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay.
      Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂
      Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭.
      ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢
      Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 8 หลายเดือนก่อน +4

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 7 หลายเดือนก่อน

    CULIMADA SOOMAALIYEED WAA INAY DADKA ISU SOO DHAWEEYAAN OO AYKA HADLAAN WALAALTINIMADA IYO IS CAFINTA. WAXAAN LA HADLAAYO WAA CULIMADA ISAAQ