sheekh shibili oo jamaacada tabliiq gaalaysiiyey |wuxuu yiri waa mushrikiin sheekhooda caabuda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Tabliiqu waa mushrikiin sheekhooda caabuda ,meesha muslimiintu u xajiyaana uma xajiyaan ee hindiya iyo bangaaladheesh ayey uxajiyaan waxaa sidaas yiri Sheekh shibili
    Waxaa xusid mudan asbuucan in sucuudigu jamaacada tabliiq ka mamnuucay dalkiisa.
    Illhaw bari baan ka nahay dulmigaas.

ความคิดเห็น • 50

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha kheyr alaha siiyo xaqiiq ayuu kahadlaya jzk

  • @abdallaabdikariimyusuf9901
    @abdallaabdikariimyusuf9901 2 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa Allah sheekh Runta ayuu ka sheegay tqbliiqa Lkn ma gaalaysiin ee adaa utiri warkaa Aakhira waa lagu weydiin doona

  • @SaalixaMaxamuud
    @SaalixaMaxamuud 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakalahu khayran akhiro iyo adunkaba allaha ku ilaliyo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน

    سبحان الله العظيم

  • @minhajbille8734
    @minhajbille8734 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax uukasayo malahan shaqadan sahabada ayaa sameyen cilmi sh jabuti uu leyahay mahayo

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan udirayaa , Qoraalkaan, Qofkasta oo Wahaabi ah, Walaalayaaloow,Dadka musliimiinta, iska Daaya ceydooda gaaleysiintooda,, Xuquudooda ,aad ku tumaneysaan, Masabidka, Iyo weliba, dilkooda,, Waa iga Talo,, Adigu wixii Aad Aaminsantahay, ilaahey la hortag, laakiin, ahlu laa ilaaha illa llaah Nabad galiya, ilaahey wuxuu ogayaha inaan muslim ahey, adiguna waad igaaleysiise، Qabri Qof muslim ah oo Caabduda maleh,

    • @maxamuudxuseen8436
      @maxamuudxuseen8436 7 หลายเดือนก่อน +1

      Mabaadilkoo laradiyo ayaad cay utaqaana horta waxbaro wahaabina garan mayside akhii

    • @fantastic9536
      @fantastic9536 7 หลายเดือนก่อน

      Wallaahi billaahi adaan Aqoon Wahaabiyo waan kaa badiyaa,25ayaan sacuudi La joogaa​@@maxamuudxuseen8436

  • @alnasiixamedia7308
    @alnasiixamedia7308 2 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi tabliiqa been baad ka sheegay shible shabaqli

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sh,shibli waa sh,salafi ah

  • @AmirSab-j1f
    @AmirSab-j1f 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cheikh qalbigaga kuu mashquull hadi illahay kaa baqaysiidd

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip ปีที่แล้ว +2

    Tabliiq was culimada ugu wanaagsan

  • @yahyaabdi4692
    @yahyaabdi4692 ปีที่แล้ว +2

    Hadn ku agjoogo waan kudjibaatynlahaa

  • @alnasiixamedia7308
    @alnasiixamedia7308 2 ปีที่แล้ว +3

    Shible walaahi waa wadad caama ah oo waalan

    • @mrty5213
      @mrty5213 2 ปีที่แล้ว

      wahabiyo dhamantood wa sidaas

    • @againsttyranny2149
      @againsttyranny2149 3 หลายเดือนก่อน

      Dhaar beenle. Cadee inuu waalanyahay.

  • @ugaasyahye9349
    @ugaasyahye9349 ปีที่แล้ว +2

    Walhi qara kacilmi badan ka buixa walhi

  • @hamseomar3951
    @hamseomar3951 ปีที่แล้ว +1

    Marka ma sheekha ayaad ku xumee is leedahay alle waa ku weydiin waana lagu suaali doonaa beentaas aad ka sheegtay codka kuma jiro tabliiqu waa gaalo subhannalah usii diyaarso jawaab

    • @Ahlusunna24
      @Ahlusunna24  ปีที่แล้ว

      Sidaas inaa uhadasho saddex midkood baa kuugu wacan inaad jaahil ka tahay diinta oo aadan garanayn macnaha Shirki sababtoo ah wadaadka wuxuu yiri tabliiqa shirki bay ku jiraan iyo inaad garanayso lkn difaaciisa aad la indho iyo garaad beeshay oo erayadaas oo dhan(shirki bay ku jiraan,meesha muslimiintu uxajiso uma xajiyaan iwm) aadan maqlayn ama is dhaafinayso
      Iyo inaadan muuqaalka wada dhagaysan ee ciwaanka kore kaliya aad akhriday.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 11 หลายเดือนก่อน +1

    Khawaarij makhnuut shibllu

  • @Abdiamed14
    @Abdiamed14 8 หลายเดือนก่อน

    Illaah wadada saxda ah hakugu hadeeyo adiiyo iyo inta xaqa ka fog adi badari ummul

  • @Abdiwahabwaliguhaad
    @Abdiwahabwaliguhaad 3 หลายเดือนก่อน

    iimaanka alaha kaa qaado shibli aamiin

  • @xasan6916
    @xasan6916 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxii

  • @mohamedyusufali7518
    @mohamedyusufali7518 ปีที่แล้ว +1

    Tabliqu wa galo miyu yiri mise dad kamid ah ayaa qabuuraha cabuda ayu yiri,qofki qabuur cabuda shirki ayu dhacay wuxuu rabo hashegto.

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by 4 หลายเดือนก่อน

    Ada lagu waydiin doona meeshu ku gaalaysiiyay

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi way fiicanyihiin lkn wax ka qaldan waa jiraa waa bani aadam

  • @WalalXuseyn
    @WalalXuseyn 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey kabaq

  • @zakroy176
    @zakroy176 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wu khaldan yahy sheikhan

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka ปีที่แล้ว +2

    Views Raadis Ayaa Meel Xun Kaa Galay Been Badanaa Baarka Caaro Hagoysee !!!

  • @alnasiixamedia7308
    @alnasiixamedia7308 2 ปีที่แล้ว +3

    War tabliiqa waxay sheegtaan wahaabiyo inay yihiin

    • @mrty5213
      @mrty5213 2 ปีที่แล้ว +1

      Been badanaa

  • @minhajbille8734
    @minhajbille8734 8 หลายเดือนก่อน

    Benale tahay cilmi sh jabuti mahaysid tabliq magartid duliyahoe

  • @yahyaabdi4692
    @yahyaabdi4692 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy unoqo shinilayaw

  • @NimcoNuura2024
    @NimcoNuura2024 ปีที่แล้ว +1

    Shibili asagaa gaal weynaade ah

  • @khadijoabdulkadirhussein4372
    @khadijoabdulkadirhussein4372 25 วันที่ผ่านมา

    gaal wye afkisa lagama hayo illh ka cabsda dd an diinta aqon ulahen jiran inte arkan warkan we qadan karan hdhowna ada ddka wx esan ehen ugu shegy danbiga iska dhafa acuudi bilaahi

    • @Ahlusunna24
      @Ahlusunna24  25 วันที่ผ่านมา

      Malaha gaalaysiin waxaa utaqaan hel waa gaal kaliya eraydan uu yiri waa gaalaysiin toos ah
      -illahay qeyrkiis ayey baryaan
      -Qabriga sheekha aasaasay ayey caabudaan
      Bangaaladheesh iyo pakistaan ayey xajka ka jecel yihiin

  • @WalalXuseyn
    @WalalXuseyn 6 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan waa layaab

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww 9 หลายเดือนก่อน

    m,a

  • @Abdiamed14
    @Abdiamed14 10 หลายเดือนก่อน +1

    War xagen aadnaa ashaaciro waagaalo tabliq waa shirki wahaabiyo waa khawarij galo ah muslim aan muslim nabad galinayn unbaa soo baxay galada ayaa baybal ay sanad kasta badasho laguyaqaanee
    Waxaan shico ka ahayn waa uslim shekh dambana majiro
    Oo muslimin edayna

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 11 หลายเดือนก่อน +1

    Beenlow wacal khawaarij

  • @abdinuurmuuse3172
    @abdinuurmuuse3172 ปีที่แล้ว

    Shiikhu muu gaaleesin e iskadaa danbiga iyo beem abuurka wllo

    • @Ahlusunna24
      @Ahlusunna24  ปีที่แล้ว +1

      Shirki bay sameeyaan maahan gaalaysiin miyaa ?ma waxaa gaalaysiin utaqaan hebel waa gaal kaliya.

    • @abdinourmohamed1469
      @abdinourmohamed1469 ปีที่แล้ว

      War jooji been abuurka waryaa qofku waxa laga yaaba inuu shirki sameeyo lkn se aanu ku gaaloobin qofka muslinka ah sago muslima aya laga yaaba inu ku hadlo ereyo gaalnima ama uu sameeyo falal balse aanu ku gaaloobin arrinta daliilkeeduna way badantay waxaana kamiday dagaalki saxaabda qaar kamida nabiga ay ku dhaheen اجعل لنا ذات أنواط كما لهم ذات أنواط
      Alle ka baq shekha haka been abuurin waa gaalo muu odhan aakhiradaada ubaq oo utudh
      إن العبد ليتكلم بالكلمة ما يتبين فيها بزل بها في النار أبعد مما بين المشرق والمغرب

  • @SaalixaMaxamuud
    @SaalixaMaxamuud 4 หลายเดือนก่อน

    Waba suufiyo maxay ahanayan suniyin mushrikin xun weye