Koronto maxaa shaqada iyo qoyska looga burburiyay Sixirka & cida kadanbeysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @aashamohamed7976
    @aashamohamed7976 ปีที่แล้ว +4

    cabduqaadir koronto aboowe alle haku caafiyo aboowe saliga nabiga scw midka ibraahimiyada aqri in badan suratul baqro aqriso maalin kasto weysada ilaali markasto insha allaah waa fiicnaanee ilaahey wixi ku dhibaayo hakaa qabto

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin Aamiin fal ninqoray qabay faal nindhigay sheeg Allaahu manajana xasidka Allaah kahoosgal👍🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️💜💜🌹🌹

  • @nasrosalah6431
    @nasrosalah6431 ปีที่แล้ว

    Waale qali ilaahay haku cafiyo saliga nabiga badi صل الله عليه وسلم

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 ปีที่แล้ว +1

    Koronto Ilaahay waxan kaaga barya inu albaabada naxariista inu kuu furo. Soomaaliyeey walaalkeen haa loo istaago oo haa laga farxiyo. Adigana sxb niyada kheyr usheeg , maalmihi wacna way soo socdan insh'Allah 🙏

  • @firdowsafine9784
    @firdowsafine9784 ปีที่แล้ว +3

    Koronto ha loo kaco fadlad ilaahey ha caawiyo

    • @korontostudio2819
      @korontostudio2819  ปีที่แล้ว +3

      Fardowso Fine walal mahadsanid Aniga alle ayan tallo saartay Lkn Daawasho iyo niyad dhis ma heysto ee kor lee iisoo qaada.insha allah

    • @samiyaahmed3410
      @samiyaahmed3410 ปีที่แล้ว +1

      ​@@korontostudio2819 walaalo ha warwarin insha allah waad fiicnaanaysaa

  • @thepopulations7285
    @thepopulations7285 ปีที่แล้ว

    Waa habeen ramadaan , koronto iyo saxiibkiis.
    Labadiina Allah Faraj kheyr qaba ha idiin furo. Iyo rizq waasac ah.

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 ปีที่แล้ว +2

    Wllkey qali Allah haku caafiyo mid buuxo Allah hasiiyo

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว +1

    Hadan ku jira.waxaa buurbuurey reerka .Waxan ku jira xalad aan ilahay ka qarsoon. Dhaqalo waan haysta lkn shaqo hormar hami iyo dhib kalo badan .Alxumduuliah Qof kasto oo dhib ii gastey waxan ku xisabtameynaa 💪🏿🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hassanhirdi1200
    @hassanhirdi1200 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haku caafiyo walaal hawlahaaga oo dhana ilaahay hakula garab galo lkn saaxiibkaa cabduqadir xaguu garabkaaga ku baneeyay intaad xaalada adag ku jirtay

  • @BintiXasaa
    @BintiXasaa 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alaaha ku caafiyo walaakey

  • @shahad2629
    @shahad2629 ปีที่แล้ว +2

    hakaa ujoojinin hadaad wado mareeyso hadaa sariirsaarantahayba afka kuhaay culeyka waa kaa tagaa yaa insha alaah aaba e Alaha caafiyo sheydaana yuu kaa xoog badi in iska difaac insha alaah

  • @faizamaax3060
    @faizamaax3060 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaal qali koronto marka hore allaha ku caafiyo marka xigta walaal qali hadii aad rabto dadkaas in aad aragto oo ilahay ku tuso waxaad aqrisataa 43 mar oo cabasa ah kahore inta aadan bilaabin saliga nabiga csw 100 mar aqri kadibna magacayada aale inta aad ka taqaano aqriso kadib bilow suradaas walahi anigaa tijabiyey waad arki ilahayna wuu ku bidhaminaa ilhay haku shaafiyo

    • @korontostudio2819
      @korontostudio2819  ปีที่แล้ว +3

      Faiza Maax Wcs walaal guuleyso,waan tijaabinayaa dhamaanteen towfiiqda allaha na waafajiyo

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 ปีที่แล้ว

    Habo ilaahay haku caafiyo aamiin 🤲🤲🤲 waan dareemi karaa don't trust eny wan ilaahay talada saaro albaqra adkaarta ilaahay umada wixi dhibaayo ha kaqabto aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲 habo keep going don't Luke back alaah we help be you

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 ปีที่แล้ว +3

    Surah al baqarah afka ku hay walaal

  • @ayanahmed5513
    @ayanahmed5513 ปีที่แล้ว +1

    Walaale allaha idin caafiyo adiga & aabe caafimaad sariic ah bi’idnilah wixii xumaan kula maaganna allaha kaaqabto

  • @shahad2629
    @shahad2629 ปีที่แล้ว +3

    Asc korontoow walaal Alaha ku caafiyo duco aan kula gar taagan ahay dadka xaasid iyo cadwba weey jiraa iyo ilmagaratay Alaha ku caafiyo adkaarta e badso mar walba

  • @osmanaden968
    @osmanaden968 ปีที่แล้ว +1

    Alle culeyska ha kaa qaado

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว

    Subxanaallah umada ha dhibataynina culayska allaha ka qaado

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 ปีที่แล้ว

    😢 Alle haku caafiyo cadowga rabbi hanaga qabto aduun waxaa jognaa xasadkii batay oo qofka nolosha loo ogoleyn 😢 Allow magantada baan nahay

  • @madinashiremohamed2737
    @madinashiremohamed2737 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kucaafiyo

  • @hoodoibraahim7137
    @hoodoibraahim7137 ปีที่แล้ว

    Allah haka dulqado wax kasta o culeeysa wllo

  • @welihussein6789
    @welihussein6789 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah wll ilahay haku caafiiyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 insha allah anagana garab kaga ayan taganahay hadi uu allah yirahdo 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว

    Wax kheer badan Allah kugu badalo

  • @mariishbeautycooking4442
    @mariishbeautycooking4442 ปีที่แล้ว

    Ilaahey hakucaafiyo adi iyo aabe walaal

  • @malyounalimuhmed1442
    @malyounalimuhmed1442 ปีที่แล้ว +1

    masha allh

  • @shahad2629
    @shahad2629 ปีที่แล้ว +2

    bini aadan ka wax iskuma ogola

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว

    Ilahayow ku gargar 🫶

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว

    Wax kheer badan Allah kugu badalo