Qisadii Al-xajaaj Ibn Yussuf Athaqafi iyo wiil yar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Waa qiso ku saabsan Alxajaaj Ibn Yussuf iyo wiil yar oo reer bani haashem ka dhashay.

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @keysecarab1849
    @keysecarab1849 8 ปีที่แล้ว +14

    masha Allah qisadan 5 sano kahor aya dhageeystay wa qisadan said aya ujeclahay masha Allah shiiqan

  • @arabadow1973
    @arabadow1973 9 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah qisadaan waamid cajiib ah allah oo kaliya baa mulkigaleh. .

  • @mohamedmouse670
    @mohamedmouse670 8 ปีที่แล้ว +19

    mansha allah qiso xikmad iyo garasho leh shukran cidwalbo ka qayb qadatay khayrkan rabi haydin xafido

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso aad u cajiib weeye iyo wiil yaroo xikmad ah mashaa allah..

  • @mohamedahmedabdulle7255
    @mohamedahmedabdulle7255 5 ปีที่แล้ว +6

    ماشاءالله جزاك الله خير الجزاء
    waqiso cibro qaadasho mudan io xigmad cajiib ah
    ماشاءالله

  • @hanandaimond7221
    @hanandaimond7221 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh alah wiilka yar u hadalyo firiya sidii qof weyn u hadalya mnsh alah💕❤😍

  • @salmahasan2438
    @salmahasan2438 6 ปีที่แล้ว +21

    Manshallah wlh qisadaan ayeeyaday ayaan kusoo xasuustaa iyada igaga sheekeysay Alle janadiisa fardowsa ha galiyo

  • @nasrocarbeymahamad5385
    @nasrocarbeymahamad5385 9 ปีที่แล้ว +1

    masha alah wa qiiso aad u ficn wiilka yar ilahay wax badan garsiiye masha alah ilahay wadad oo kale nagu hagaji masha alah

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed5083 5 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah 2014 ilaa manta kama dalo qisadan 😍😍😍 subxanalah ilahey qofka ow dono ayow xigmad siya

    • @yazminabdlemoha9389
      @yazminabdlemoha9389 หลายเดือนก่อน +1

      Same🥺💞

    • @huseinahmed5083
      @huseinahmed5083 หลายเดือนก่อน

      @@yazminabdlemoha9389 5 sano ka dib ayad iso xasusisay comentigan adbad umahadsantahay wlshey

  • @amalabdalla6883
    @amalabdalla6883 8 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah Maclim yusuf Allah aku naxristo qabrikada wasac Allah aku dhiko gacan ka gardarana kudishay

    • @ahlam003
      @ahlam003 5 ปีที่แล้ว

      Mu dhinty wllo

  • @bahalkumar1722
    @bahalkumar1722 5 ปีที่แล้ว +2

    2012- ilaa aanka dhimanayo wan iskga ceshana qisadan wan jeclahy wlh ❣

  • @amaadin12
    @amaadin12 11 ปีที่แล้ว +14

    Man sha allah, allaha kaa abaal marito sheekh aamiin, waa qiso aad u macaan cilmina uu ku jito

  • @yahyaahmed2058
    @yahyaahmed2058 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah
    29.3.18 ayaan markale dhageystey Walahi waa qiso macan runti 😍❤😍😘❤❤❤

  • @qiyaasian
    @qiyaasian 11 ปีที่แล้ว +2

    masha allah wa qiso aad iyo aad u wanagsan qisadaan kama xiiso dhaco jazakallah khair sheikh

  • @marwohaji726
    @marwohaji726 11 ปีที่แล้ว +3

    jazakallah sh.yuusuf alla nacariis jano hakaa waraabiyo

  • @zakariahassanmohamed7531
    @zakariahassanmohamed7531 6 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaaah Qisada wey iso jidatay.
    Inta Daawaneso 2018 Like igu cimaamada

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 5 ปีที่แล้ว +55

    Qisadaan anoo ciyaal eh aa dhageestay hadana anoo TH-cam dhax wareegayo aa ku arkay (2019) waa qiso aad u qurux bdn❤

  • @AliAli-ms7gn
    @AliAli-ms7gn 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha allaah wllhi waa qiso qali ah alleh cilmiga ha noo siyaadiyo amen

  • @adeyaaralearalegabay8256
    @adeyaaralearalegabay8256 8 ปีที่แล้ว +23

    manshaalah, ilove it this qiso!

  • @zeynabsocial72
    @zeynabsocial72 6 ปีที่แล้ว

    masha allh wlhi waa qiso cajiib ah in aa dhagaysto kama daalo waa wiil yar oo geesi ah inta ika dambeesa ee dhagaysan doonto liketa ha ika iloowina👍

  • @fddfgvdzs9324
    @fddfgvdzs9324 7 ปีที่แล้ว +87

    😍wllhi 5 sano oodhan ayaan raadinayay aad iyo aaad ayaaa umahadsantihiin

    • @hayaathabib2101
      @hayaathabib2101 5 ปีที่แล้ว

      fddfg vdzs abaayo Instagram keyga waa kanaa igu soo darsaro @ _xoxo.143

    • @Ghost-dv7bp
      @Ghost-dv7bp 5 ปีที่แล้ว

      waku faraxsanahay madama ad hada heshay, hambalyo walal

    • @abdullahihussein1603
      @abdullahihussein1603 5 ปีที่แล้ว

      Mansha allah

    • @ilhanbashir3139
      @ilhanbashir3139 5 ปีที่แล้ว

      Alle ayey mahd idil usugnaaty alx

    • @daudciise6572
      @daudciise6572 5 ปีที่แล้ว

      Adaa mudan wll

  • @abdikorane6830
    @abdikorane6830 10 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllsh waa qiiso aad iyo aad uu macaan walahi wiilka yaar caadi ma ahaan waa wiil ilaahey Caaqli seeyeey
    Smart kid mashaAllah

  • @IskeYare
    @IskeYare 6 ปีที่แล้ว +3

    1M views mansha Allaaaah waa qiso aad u soo jiidasho leh oo lagu cibro qadanayo wax badana laga faaiidayo

  • @abdulshatif9115
    @abdulshatif9115 10 ปีที่แล้ว +2

    xajaaj bin yusuj al saqafi waxuu ahh nqof mujrim ah oo muslimiin dadan xaqdaro u diliy xajaaj waa qof kitaab ka xafidsa laakiin waa qof macnaha quuraanka wax ka ogeen

    • @ninmacaan5997
      @ninmacaan5997 9 ปีที่แล้ว

      Maxaad daliil u haysaa

    • @Daakiraat
      @Daakiraat 8 ปีที่แล้ว

      Xajaaj nin xaq gudbay wuu ahay walal lkn markuu dhiman rabay wuxu dhahay illaheyahow dadka waxay umaleynayaan inadan i danbi dhafeen ee illahow i danbi dhaaf marka ilaaha og wuxu la kulmi doono teeda kale xafid buu ahay quraankane asiga shaqlay ogoow

  • @AbuYussuf
    @AbuYussuf  11 ปีที่แล้ว +82

    • @naanaamanaxe9079
      @naanaamanaxe9079 8 ปีที่แล้ว +13

      Abu Yussuf

    • @deqaanfac9635
      @deqaanfac9635 7 ปีที่แล้ว +10

      Abu Yussuf walal ado mahadsan mad nagu cawin karta qisadi nabigi lo dirayay nabi muse I walalkis harun

    • @nimcorooble493
      @nimcorooble493 7 ปีที่แล้ว +1

      Naanaa Manaxe masha allaha

    • @daarultawba516
      @daarultawba516 7 ปีที่แล้ว

      halkaan ka daawo th-cam.com/users/edit?o=U&video_id=gcI9biMoRMY

    • @mohamedrashka295
      @mohamedrashka295 7 ปีที่แล้ว

      Abu Yussuf yussuf Abu way

  • @cmccabdalemaxamedcismaan4030
    @cmccabdalemaxamedcismaan4030 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allah qisodaas in badan baan dhagaystay dad ka dhagasta Maasha allah soo qora

  • @ajareere3305
    @ajareere3305 9 ปีที่แล้ว +11

    allaha u naxariisto janadana allaha ka waraabiyo macalinkeka macalin Yuusuf Gacan ka xaq daran aya dishey .... waxa waaye qisada qofka soo jeedinayo la socda asxaabta

    • @dan-wadagshowtvshow3238
      @dan-wadagshowtvshow3238 8 ปีที่แล้ว +1

      +Ahmed Mohamed walaal anigaba macalin uu ii ahaa... aan is wareysanee facebook Ahmed Ina Henery igusoo darso.

    • @dan-wadagshowtvshow3238
      @dan-wadagshowtvshow3238 8 ปีที่แล้ว +1

      Allaha u naxariisto Ustaadka.

    • @mariammahamed1022
      @mariammahamed1022 7 ปีที่แล้ว

      a jareere amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin yarabi yarabi

    • @hafzaismail5328
      @hafzaismail5328 6 ปีที่แล้ว

      alle ha unaxariisto 😭😭

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah waxan raadiyaba waan helay Allah mahad leh

  • @sareyamahat5938
    @sareyamahat5938 8 ปีที่แล้ว +93

    mansha Allah sheikh jazakallahu qeyra was qiso aad u qeymo badan

  • @fartunshire4600
    @fartunshire4600 5 ปีที่แล้ว

    Qisadan waqti badan ayan raadinaye Jazakallahu qeyr

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 6 ปีที่แล้ว +4

    Walahi qisada wanjacelahay alle cilmi nasii yaa rabi allow inoo naxariiso yaa allah

  • @Kosofi1-s6i
    @Kosofi1-s6i 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 qof daawanaayo ma jiraa aniga qi sadaan mar wlbo daawadaa masha allah

  • @Guutalehagio
    @Guutalehagio 5 ปีที่แล้ว +8

    2019 like isara plz

  • @zeynabmohamad702
    @zeynabmohamad702 5 ปีที่แล้ว

    maanshaah qabriga rabi ha kuu waasiciyo fadliga ramadaanka manta bilowga ah bi,idni raxmaan Abu Yusuf

  • @حمديةسعيد-ص1ل
    @حمديةسعيد-ص1ل 8 ปีที่แล้ว +173

    Kusaliya nabigaمحمد صلى الله عليه وسلم

  • @swegargirl3726
    @swegargirl3726 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi aad u jeclhy qisadan illla wxn dhagesanaye 2010 ilaa hda wn jeclhy masha allah sheik allah qeer ku siiyo aad u jeclhy siduu u sharxaayo.

  • @IbrahimAhmed-wi9ue
    @IbrahimAhmed-wi9ue 8 ปีที่แล้ว +101

    m.a wlhy qisadaaan waan jeclahay tedakalanaah in an kusexdo ayaan jecelahay m.a ilahay ayaweyn m.a ilahay qayrhasiyo ayakadhan m.a

  • @iloveyouallah4713
    @iloveyouallah4713 6 ปีที่แล้ว +2

    Gaarat buleeyahayi wiilka yaar mashaalh 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🥀🥀🥀🥀🌺🌺🌺🌸🌸🌻💖😗😚😍😘❤💎💎

  • @sahroyarey9763
    @sahroyarey9763 8 ปีที่แล้ว +8

    masha Allah ilahey hakubarakey sheikh Allen's hakuxifdiyo

  • @nimconalaka641
    @nimconalaka641 6 ปีที่แล้ว +2

    Manashalalalah allhu akabar ilalahyow xaqaga nagusuugu aaamin yaa raabi

  • @amalabdalla6883
    @amalabdalla6883 8 ปีที่แล้ว +20

    Waxa xasusta casharka marki gafo waxai dhihi jiri qurac ma adesit wallahya calosha dhana I hureso allah illahoo unaxriso aaamiin yarabb

    • @aseysaxmad2764
      @aseysaxmad2764 8 ปีที่แล้ว +7

      mansha allh

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว +6

      Amal Mohamed yaa dilay wll ilaahy ha unaxariisto

    • @mohametizmailov4682
      @mohametizmailov4682 6 ปีที่แล้ว

      yaa dilay wll alle haw naxariisto aamiin yaa rabi

  • @abadirmaxmed5049
    @abadirmaxmed5049 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll qisadan wa I sevmi ladahay

  • @ahmedabdiazizmohamed2467
    @ahmedabdiazizmohamed2467 8 ปีที่แล้ว +24

    mansha Allah walal Allah haka jazeyo wa qiso macan

  • @abdullahabdi6125
    @abdullahabdi6125 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa qiso aad u mcn

  • @raamaahussein5143
    @raamaahussein5143 8 ปีที่แล้ว +5

    Masha'allah waa qio cajiiib ah, jazakallah

  • @qalanjohadrawi2103
    @qalanjohadrawi2103 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabaarakalaah laah
    Wiilkan yari waxa uu dhaama hada millions muslim ah oo aan awood lahayn oo ka daba naagaynaya gaaladaa
    Illaahay muslinka midee oo gaalada kala qoqobtay illaahay haka dhex saaro aamiin

  • @baciidkailahayhaunaxariist3377
    @baciidkailahayhaunaxariist3377 8 ปีที่แล้ว +12

    masha allah wa qiso cajiba

    • @saacidmahad7998
      @saacidmahad7998 8 ปีที่แล้ว +3

      Baciidka ilahay ha unaxariisto amiin amiin

  • @cabdullahixuseen1108
    @cabdullahixuseen1108 5 ปีที่แล้ว

    Msha allh masha allh waa qiso cajiib ah iyo wiilyar oo ilaahay caqli kumanaystey

  • @zaharhassanabdi7601
    @zaharhassanabdi7601 7 ปีที่แล้ว +5

    Mansha aallah 😍😍😍😍

  • @abdulkadirali3339
    @abdulkadirali3339 8 ปีที่แล้ว +12

    mashallah waa qiso cajib ah thanks bro

  • @baariyare4783
    @baariyare4783 9 ปีที่แล้ว +2

    Wow wat a qisaa very intresting mashaallah

  • @deeqaxasan656
    @deeqaxasan656 6 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك وتعالى في هذا الفيديو من قناه في اليوتيوب

  • @abdikafiabdirahman5210
    @abdikafiabdirahman5210 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qisadan maba kadali dhageesidet Waa xifdiyay saan u dhagesanaye

  • @deeqoabdullahi1059
    @deeqoabdullahi1059 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah saas aya dinta loo jecladaa hadi kale waa leska dayaa

  • @tayloralbertson2057
    @tayloralbertson2057 6 ปีที่แล้ว +1

    wallhi this muxadaaro is very much good i love to listen always. mash Allah thanks sheikh.

  • @maxamedbookhey2098
    @maxamedbookhey2098 8 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Alleha Imanka noo subiyo akhro iyo aduunka ba Aamin Aamin Aamin

    • @hdhnaima7361
      @hdhnaima7361 7 ปีที่แล้ว

      ماشاء الله تبارك الله

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah waa wiil yayr oo Allah siiyay xigmad aqleh siiyay,

  • @khadarbarkhad5440
    @khadarbarkhad5440 7 ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto janadana kawaraabiyo wllkeen

  • @antisyare4077
    @antisyare4077 5 ปีที่แล้ว

    maansha alllaah ilaahay ha idin.xafido aad baan uga faaiiday qissadan

  • @suleeqaosman7452
    @suleeqaosman7452 8 ปีที่แล้ว +54

    msha Allaah wllo waa qiso cajib Ah rabi kaga Abaal mariyo

  • @shukrisheikahmed8846
    @shukrisheikahmed8846 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah waa qiso wiilkaa yarka ee cilmiga ilaahay siiyey aalow udanbi dhaaf kuwa noo fasiray iyo kuwa ka qayb qaatay anagana kuwii ku camal fala oo wax ka qaatay

  • @nacimoahmednacimoahmed6681
    @nacimoahmednacimoahmed6681 7 ปีที่แล้ว +15

    mansha Allah beautiful voice mansha Allah

  • @mohamedjeylani1767
    @mohamedjeylani1767 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah this qaisa is my favorite. thanks sh abu yusuf

  • @ikraamkelly8634
    @ikraamkelly8634 8 ปีที่แล้ว +104

    Masha Allah wills tar ilaahey j jannada haka waraabiyo

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah illahey wiilkaas caqligiisa illahow nagu maneyso

  • @AbuYussuf
    @AbuYussuf  11 ปีที่แล้ว +58

    Masha Allah, well said.

  • @ahmedabdirahman9624
    @ahmedabdirahman9624 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw waa qiso macaan

  • @macheela9615
    @macheela9615 9 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Run ahaantii qisadaan waa qiso cajiib ah.

  • @yoonisjeele3528
    @yoonisjeele3528 7 ปีที่แล้ว +37

    ustaad yusuf wuxuu ahaay sxbkeyga dacwada inuu dhintay ayaan maqlay cid aan ka wareysto waan waayey lakin hadeey run tahay inuu dhintay rabigeey ha u naxatiisto fardoowsal aclaa alaah haka waraabiyo amiin

    • @maxamedadam1600
      @maxamedadam1600 6 ปีที่แล้ว

      Yoonis Jeele waa sax weliba Muqdishi ayaa lagu dilay.
      Be petiant.
      Aniga
      Shaakir123
      Paltalk
      Alraxma center
      Alley ha u naxariisto walaalkeen.

    • @caashacige5273
      @caashacige5273 6 ปีที่แล้ว

      amal jaamac qsadan waanjeclahay

    • @caashacige5273
      @caashacige5273 6 ปีที่แล้ว

      ilaahow noonaxariiso aamiin

    • @khaalidfaraj
      @khaalidfaraj 6 ปีที่แล้ว

      Maxamed Adam sheekha magaciisa oo dhameystiran ma taqaanaa

    • @abdirahmanyaya3969
      @abdirahmanyaya3969 5 ปีที่แล้ว

      Maxa lodhilay yana dhilay

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahey soomaalid soo hanuuniyo

  • @miskisheik2751
    @miskisheik2751 11 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa qiso aad u Wanag san

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhageestay Anigoo aad uyar muxaadaradaan, Alxmdulilah Anigo qof wayn ah ban dib u dhageesanaya , Alxmdulilah nimco ilaahy dad noolaa ba dhintay Alla ya raxma

  • @HEARTBREAKER45ify
    @HEARTBREAKER45ify 11 ปีที่แล้ว +3

    IKHWAANI WALAALKIIN YUUSUF OO AH NINKA QISADA IDIN SO JEEDINAYA MUQDISHO AYAA LAGU DILAY SANADKI LASO DHAAFAY DADKA AY AADKA ISKU YAQAANEEN AYAQN KQ MID AHAA AAN U WADA DUCEYNO MARXUUMKA INSHA ALLAH ILAHAY HA U NAXARISTO, FIRDAWSATUL-ACLAA ILAHAY HA GEEYO AAMIIN

    • @saynabshkh9105
      @saynabshkh9105 6 ปีที่แล้ว

      aamin aamin alaha unaxariisto

    • @salmaabdullahi3127
      @salmaabdullahi3127 5 ปีที่แล้ว

      Inaa lilaah wainaa illahay rajeoun illahaay haunaxaristo wanaxay walhi maxay udilin

  • @cabdullahishahmedshmaxamud986
    @cabdullahishahmedshmaxamud986 6 ปีที่แล้ว

    masha allah aad baan uGu helaa qisadaan xitaa telka bay igu jirta 2010 bay ahayd markii igu horaysay aan dhagaysto masha alaah walaalayaal aan ku daysano wiilkaan iimaanka leh oo kale aan ku daysano

  • @najiibshariif3144
    @najiibshariif3144 8 ปีที่แล้ว +11

    najiib aniga qisadii xajaj binu yuusif aan jeclahay

  • @qeysyare1839
    @qeysyare1839 8 ปีที่แล้ว +2

    masha allah waa wiilka yar jasaukallah shiiq

  • @m.kamiinofficial1900
    @m.kamiinofficial1900 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah wallal waad mahad santahay ✔✅💯✋✋

  • @mohamedhusseinhassan5198
    @mohamedhusseinhassan5198 6 ปีที่แล้ว

    masha allh jazaka alhh kheer shekh qiso cajiba

  • @hakimamohammed3950
    @hakimamohammed3950 8 ปีที่แล้ว +100

    Who is reciting the qur'an? So amazing voice😊😊☺☺☺

    • @najmamurjan6555
      @najmamurjan6555 6 ปีที่แล้ว +2

      Hakima Mohammed l hope sheikh Mohammed al khaliil huzray

    • @Ilwadstyle
      @Ilwadstyle 6 ปีที่แล้ว

      Khalil al-husary

    • @lidubravo
      @lidubravo 6 ปีที่แล้ว

      BAR BAR

    • @khalidhusni9914
      @khalidhusni9914 6 ปีที่แล้ว +3

      Sheikh hudhayfi

    • @craxmaanbashiir6800
      @craxmaanbashiir6800 6 ปีที่แล้ว +1

      الشيخ علي الحذيفي

  • @ayanhussein1393
    @ayanhussein1393 9 ปีที่แล้ว +2

    wow this is sooooooooooo amazing I love this qiiso I love the little boy and the answers that he give hajaj

  • @marwoxiilojaano8895
    @marwoxiilojaano8895 7 ปีที่แล้ว +25

    mansho allaha illahay muxu xikmad kuladhay

  • @hodanmahamed1166
    @hodanmahamed1166 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan uxiisay wlhi qisadaan 2020

  • @فاطمةمحمد-ن3ز4ر
    @فاطمةمحمد-ن3ز4ر 8 ปีที่แล้ว +52

    ماشاء الله جزاك الله خيرا

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah wlhi waa wiil yar oo geesi ah

  • @abdidahir3814
    @abdidahir3814 10 ปีที่แล้ว +9

    mashaallah ebe hanokadigo ilmaheena kuwa quraanka xifdisan

  • @najkavic5990
    @najkavic5990 5 ปีที่แล้ว

    M. a wllhy WA qiso Cajiib ah wad mhadsantihin dhaman musliminta dhman

  • @drshifaa1895
    @drshifaa1895 8 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah ....جزاك الله

  • @currentmotivaion
    @currentmotivaion 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaha jazakallah alfa khayr

  • @ubaxladanistaywooluuqabays8919
    @ubaxladanistaywooluuqabays8919 8 ปีที่แล้ว +50

    alahu akabar alahu akabar alahu akabar wiilka wangsana alahu akabar

  • @abdirahmaanhuseinhassan7692
    @abdirahmaanhuseinhassan7692 5 ปีที่แล้ว +1

    Qisadaan make hesheen asxpta👌👌

  • @aliyahabdisamed8040
    @aliyahabdisamed8040 8 ปีที่แล้ว +33

    wow he is very intelligent boy may God bless him and the story is very interesting

  • @libandaud3547
    @libandaud3547 11 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka ALLAHU khayr Yaa sheikh

  • @abasiman2120
    @abasiman2120 8 ปีที่แล้ว +32

    maasha'alah waa qiso cajiib ah

  • @sharifosheikh4019
    @sharifosheikh4019 8 ปีที่แล้ว +2

    -----------masha ALLAH

  • @hafzaismail5328
    @hafzaismail5328 6 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @حمديةسعيد-ص1ل
    @حمديةسعيد-ص1ل 8 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيراWall sodiyariyay allaah janda haugubadalo dabigiisah hauudhafo amiin

  • @miskisheik2751
    @miskisheik2751 11 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalahu kheyr Šhêĭkhuna

  • @faadumoaxmad8991
    @faadumoaxmad8991 5 ปีที่แล้ว +1

    kusaliya nabiga salalaa ho caleeyhi wasalam

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 11 ปีที่แล้ว +13

    ya allah so dir al hajaj bin yusuf al safaqi somalida uso dir ha isu keeni sidi uu iraq isugu urooriyey

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 ปีที่แล้ว +1

      Xajaaj dhig cab Ayo aha umadi umada eber Ayo Ka dhigay ma qof wngsn Aya mooda xita saxaabada iyo taabicinti ma cafi jirin dadko dilay wxa kamid ah saxaabigi cilmiga bdna saciid ibnu jubeyr , taarikhda wxe qirsan thy ino aha nin adag dhanka dagaalka lkn wxo ku xuma ilaheey kama cabsa jirin qofko doono wo dili jiray xajaaj dhig cabka ilaheey abaalkiisa hamariyo malinta xisaabta

    • @alima.6776
      @alima.6776 3 ปีที่แล้ว

      @@Zizouu94 waad saxsantahay wll, Hajjaj qof hun ayuu ahaaa

  • @abdimoge3839
    @abdimoge3839 6 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah wa wiil yaar oo geesi ah oo hadaane Quranka aqaano aqli iyo xikmaadnee Ilahay siyo.