Deg Deg Odayaal Hada Ceelafweyn Ka Hadlay Oo Sheegay In La Weerarey Jiif Caaqil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaah wanaag dhexdiina ha dhigo waana in la idinla eegsa

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 หลายเดือนก่อน

      Aammiiiin. Haday dhaarta iska daayaan & munafaqada heshiis wuu iman kara. Lkn wa niman dhaar lagu saliday

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaa Allaah tolw wanaagsan

  • @AadanAbdi-wb3tr
    @AadanAbdi-wb3tr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xasuuq lama yidhado lakin ilaahay wixii xumaan wada ilaahay ha ku celiyo

  • @ggm661
    @ggm661 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dulqaata. Allah ha idin tuso xaqa dhamaantin.

  • @abdiismail3952
    @abdiismail3952 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle wayne ka xishooda xaqdarada cidwalba ka daaya
    Waxa ka danqanaysaan cida kale ha ku samaynina ilaahay aan u wada noqono wuxuu ina faray baa inagu filan

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaadha ilaahay ka baqa meeshaan reer laga dhamayn karaa ma jiraan waxaay ku dhaanto inaa wada noolaataan ma jirto nimankiina hadlayaana cimri idiinma dhina cid idiin maqana ma jirto

  • @MaxamedAadan-wv2ji
    @MaxamedAadan-wv2ji 2 หลายเดือนก่อน

    Sacad yoonisaw wll joojiya wixii qalad inagu ah.

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sifiicanbaad yeesheen oo gobonimaa isxakameeya oo kufara adayga nabada dadkaa talaxumaala yaashaa ee qaska riday talaabaa laga qaadi doonaa oo boonkii ladhigay ayaa laguqaadi doonaa laakiin kadigtoonaada inay nabadu gacanta kabaxdo

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allh kabaqa habar lamaaneey dadkii iyo dalkii waad fasahaadiseen xishooda dhiigu ciyaar maaha

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asslamu Aleikum
    Arinta weerarka jeef caaqklka waa arin aad uxun oo dadka madaxdooda la beegsanaayo illaahna waa arkaa ee idinku dulqaata tolow

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    fidno huruda qofka toosiya isaga u aayi cid uu yahayba anigu idin kala garan maayee guulystaoo ilahay ha idin kala badabdiyo shaydanka iska naara dilka walalaka waxba kama helaysanee aduun ba is khasariyee

  • @AbdihakemSalahMaxamed-zj5px
    @AbdihakemSalahMaxamed-zj5px 3 หลายเดือนก่อน

    Kibirka alle ma jecla

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 3 หลายเดือนก่อน

    Adeero dulqaata dambiiluhu baxsamaayee noo dul qaata

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 หลายเดือนก่อน

    ASC wax ha la hubsado sheydaanka halaga acuudi bileysto waxay u eg tahay dad isku dhufasho wada dano kasta haka la haadeene.

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 3 หลายเดือนก่อน

    Iska hubiya Arintaas walalayaal. Shaydanka iyo munaafiqiinta, iska xaqiijiya arintaas

  • @abdisagal779
    @abdisagal779 2 หลายเดือนก่อน

    Muse box’s dad u so diray oo raba in aydun isku madhatan. Judoda ogaysiya oo kalaya dhama. Muse xata sixirba uso qatay

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwani wa kooxde 😢

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน

    waa soo boobtaa abiyee axmeed ugaa baaxaay MOU WAAYO SOMALILAND WAA BEELO HUUBEYSAAN.

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 หลายเดือนก่อน

    Hadey doonto waa sirdoono kaloo soo tuunbo raacee hadegdegina.

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 หลายเดือนก่อน

      Sax iska hubiya

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 2 หลายเดือนก่อน

      Waa muuse dhaadhaan oo xirsi iyo cirro shacabkii ka qaadeen ayaa wata qorshe ah, kaba ciidee marka meelna yeysan nabad noqon.

  • @SiyaadMaxamed-bv3wc
    @SiyaadMaxamed-bv3wc 2 หลายเดือนก่อน

    Habar lamaan waxa waxa isku isdira argaxisda dhulbahante kuwaa waa cadow iska ilasliya waa munaafiqiin

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 2 หลายเดือนก่อน

      Waa markii ay sida hawiyaha oran jireen iidoorku annagu caruur baan nahay oo waa la isku kaaya diray.

  • @Hala_yaa
    @Hala_yaa 2 หลายเดือนก่อน

    war yaadaheen umadda kala fadhiista dagaalka aad iscunaysaan waligiin ilbaxi maysaan maxad isu dilaysaan idinkoo isaaqa cadawgaana yago kala jifo ah ayey harti darood kumidoben lknse idinku waa subxanallah alle damiirka ha idin soo caliyo......

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 หลายเดือนก่อน

    RAG RAGA DHEH.
    ILLAHAY BA IDIIN HIILIN OO AAN IDIN DAYACAY, SHARWADA YAASHANA.
    ILLAHAY BA BELAAYO KURIDI DOONA.
    ILLAHAY CIDA SAMIRTA AYUU LA SOCDAA.
    ILLAHAY HA IDIN BRAKEYO OO HA IDIN XAFIDO OO HA IDIN ILAALIYO.

  • @dahirrage3679
    @dahirrage3679 2 หลายเดือนก่อน

    Odayaasha qaadka haloo qaado

  • @AbdihakemSalahMaxamed-zj5px
    @AbdihakemSalahMaxamed-zj5px 3 หลายเดือนก่อน

    Wixii idin soo doonta iska celiya

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 3 หลายเดือนก่อน

    Suspicion is crime (xantu ma aha xaqiiq waxna laguma xukumo ). Ilaahay ka baqa serial killers baad noqoteen ha muun dhiig baad qabtaan labadiina dhinacba.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waar is dila aabihiin ciicda ka wasee 10 sanaad sidii hablo yaryar xintamaysaan ama is dila ama is wasa

  • @apdiqadirhussen9743
    @apdiqadirhussen9743 3 หลายเดือนก่อน

    Wasr wax iska celiya

  • @Noredin20
    @Noredin20 2 หลายเดือนก่อน

    Iska Hubiya inay dhexdiina tahay & MUNAAFAQiintii Daarood meesha soo galeen.. kun Jeer ba dhaarateene dhaarta iska daaya.

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaadha ilaahay ka baqa meeshaan reer laga dhamayn karaa ma jiraan waxaay ku dhaanto inaa wada noolaataan ma jirto nimankiina hadlayaana cimri idiinma dhina cid idiin maqana ma jirto