Daawo Ciyaala suuqnimada Kheyre ku sameeyay Odayaasha Saleebaan iyo Jawaabtii Fagaaraha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @osmanabdiwali1548
    @osmanabdiwali1548 5 ปีที่แล้ว +2

    REE HAJI SALEEBAAN WAAD DAD GOB AH WLLHI 💘
    #Aniga_kama_dhalan_lkn_waan_la_dhashy

  • @ugaaskaliibaan
    @ugaaskaliibaan 5 ปีที่แล้ว +13

    Kheere lugta qoorta ugu jirto Habargidir hishiisii shaqo sahlan maahan kkkkk

  • @ayandarwiish7114
    @ayandarwiish7114 5 ปีที่แล้ว +5

    Rer Walba haduu dhaho aniga halay qanciyo
    Maxa uhagagaya war halaysu tanasulo ilaahay ba umada waxdeeqsiinkara

    • @uhashi8151
      @uhashi8151 5 ปีที่แล้ว +1

      qof walbe af goniya inow waxkucuno rabaà

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 5 ปีที่แล้ว +11

    MAXAAD U AADEEN MARKII HORE OO AAD UGU ADKEEYSAN WEYDEEN GO AANKII WAABA OGTIHIIN IN KHAYRE BEENLOOW NAHAABA OO QOOL IYO XERO LAHEYN ISAGA IYO FARMAAJO ??? WAA IDIINKU SUGAY EE SHARFTIINA DHOWRTA EE U NOQDA MEESHAAD KA TIMIDEEN HANA HOR ORDINA HOBYO UF.

    • @mansionmuzik7641
      @mansionmuzik7641 5 ปีที่แล้ว

      Dhilo yahay shut up viva qeyre habar kinter saas ba lo bahdilaa

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mansionmuzik7641 doqon inaad tahay gabar baad cayneysa iyo qabil waxba kasameynin war qabyalada dhaaf

    • @rishedbadi4366
      @rishedbadi4366 5 ปีที่แล้ว

      @@mansionmuzik7641 habartaa siilkeeda dhilaa kafuq gabadha waa xor jaahil yahow jeegada xun shid uuuuf

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 5 ปีที่แล้ว

      @@mansionmuzik7641 wax walaa ayaa tahey ee xisho xitaa sikale maa ula Haashi .Gabadha ra,yigeda xaq ay uledhahe .Viva.Leyla qaali.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 5 ปีที่แล้ว

      @@mansionmuzik7641 adiga ayaa kinter leh .Maxaa tahey kuwi xaaranta,lagu sokoriyey.Hg.Waa geesiyada .Soomaaliyeed,waxbe .Tariiq kamataqanin.hadda ayaa shaati .Dowladeta ayaa sidata .ee ayagane markoda hasugi weyna ilee .Tariiqda waa warogto.markaga hacabadin .

  • @shaahidaskar8789
    @shaahidaskar8789 5 ปีที่แล้ว +3

    Dadka ilahay wxanu ugu barinay bilayo mesha ka saarta wr wuxu hadal xuma dawlad ba laga hadlaya marks bu rer hebel tagamyey heshisin ba laga hadlaya markasu cabasho iyo colaad hadal haya mesha alla ka saar

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 5 ปีที่แล้ว +7

    Heer xaaji caadi maaha waa rag adag wlh ninkaan waa nin somaliyoo adil matali kara wlh waa oday adag nin og waaye intow matalo

  • @altawbahislamicproduction3383
    @altawbahislamicproduction3383 5 ปีที่แล้ว +6

    Maalinta Qiyaama | 2019 Wacdi Cusub Sh Xuseen Cali Jabuuti
    th-cam.com/video/kww3ZNnzijA/w-d-xo.html

    • @Dhuuso500
      @Dhuuso500 5 ปีที่แล้ว

      Adiga shabaab maa tahay waa maxay waxa aad nagu soo dhax tuurtay

  • @izadinabdi3875
    @izadinabdi3875 5 ปีที่แล้ว +2

    War isku xisho odeyyasha iyaga xalinayo arintoda kheyre wa nin halyey ah

  • @luqmaanlove3194
    @luqmaanlove3194 5 ปีที่แล้ว +4

    Nio Daahir Alasow Waxba Lagaama qaban Karo Hore Usoco Legend Lkn Subcriber maa iisartid Farta Kaama go ayse

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 5 ปีที่แล้ว

    Hawiyaha maskaxdooda iga dheh mashaalaah.

  • @maxamuudhariisa7590
    @maxamuudhariisa7590 5 ปีที่แล้ว +3

    Daahir Duli ninyahoow dalkii cadaw baa kusoo duulay oo rabo inuu qaato baddii adeerkaa usaxiixay marka maxaad uqawankartaa dalkaada maadaama aad wali riyo been ah kujirtid qawiil waaku daaliyay aduunkiina naga hormaray maanta soomaaliya iyadaa ugu liidata dunida waa wada qaxooti waa wada duleeysanyihiin dadkeena meel walboo dunida eeyka joogaan adigaa koow ka ah dulinimada ileeen damiir iyo dadnimo lagaa sugi maaayo meeqa sanaaad qabyaaladii na naafeeysay wali dabkeedii shideeysaa duliyoow qawiil qaran manoqdee caqligaada is mariska dhexfadhiistay hashaqeeyo Holland adiga malihid yaaa dulli xishoow dalkaada ayaad kasoo dhiweeysaa adigoo dal shisheeye kuduleeysan

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 5 ปีที่แล้ว +1

    MAAD U SHEGTAAN SHACABKA DAMICIINA AH IN AAD RABTAN IN BARLAMAANKA CADAADO JOOGO ARINTAA WAXEEY KU HABOON TAHAY IN AAD HORGEYSAAN 11 BELOOD EE U FADHIYA GALMUDUG AYATINKEEDA

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 5 ปีที่แล้ว +2

    XERAALE ARIN COLADEED AYEEY AHEYD DOOWLADANA KU QASBANEED LAKIN CADADO HALAGA DHIGO GOLAHA BARLAMANKA GALMUDUG HORGEEYA ODAYAASHA SHIRKA IDINLA JOOGA EE LA IDINKA SUGAYO IN AAD WADA DHISTAAN MAAMUL

  • @birqayeofficialmedia3792
    @birqayeofficialmedia3792 5 ปีที่แล้ว +4

    Hadajeceshahay cawinta walalka fadlan alle dartii subscribe ikusar idinko mahadsan wa codsi

  • @mohamudmohamed954
    @mohamudmohamed954 5 ปีที่แล้ว

    Khayre waxaan u rajeeynayaa guul, dadku waa dadkaadi sida aad u sheegtay waxaa tahay reer Galmudug, HG kaliya ma degto Galmudug u cadaalad fal beelaha kale , gaar ahaan beelaha Dir, Mareexaan iyo Madhibaan

  • @Hamza_abdi
    @Hamza_abdi 5 ปีที่แล้ว +1

    Allh waxa jaceshahy haku siiiyo Somlinimo subcipe isra wllkina haya😥😥

  • @cirmarbadmar5522
    @cirmarbadmar5522 5 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Habargidir ah? Habargidir shirka Dhuusamareeb raali bay ka tahay. Yaa diidan. Galmudug midaysan baa la rabaa lama rab dawlad labo meel kala degen. Taasi waa tafaraaruq cusub.

    • @nurhawa646
      @nurhawa646 5 ปีที่แล้ว

      Waa ku raacney beesha saleman la qanciyo

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaay ku fiicneeyd ineey kheyre laawe uga yeeraan cadaado ee ineey odayaashu yimadaan dhuusamareeb mahayn sababtoo ah lacak walan ayaa afka laga gelinayaa odayaasha

  • @salaadomar7629
    @salaadomar7629 5 ปีที่แล้ว

    Her xaji saleban gubta habar gidir iga dheh

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk hg Series aan dhamaad lahayn ayaa wataan dhibka dhan Hassan sheikh ayaa laha waayo idinko is mamuli karin ayuu mamul goboled idin sameyay somali waa is taqana hg Saleebaankan ayaa ogu ron haday noqoto Mamul saleebaanka kaliya ayaa mamul dowli kala dambeyn garanayo Sacadka iyo Ceyrta Waa u dhamatay Madaxweynaha Galmudug Saleebaan hala siyo aniga hawiye ma ihi lknsa Xaqiqada ruunta ka hadlaya

  • @thesavagemasterking313
    @thesavagemasterking313 5 ปีที่แล้ว +5

    Qeerlaawe balaq balaq buu wadaa walee habargidir ma qiyaamtid ina Arbacaaloow sixirka ayatul kursi lagu aqrinaa 🤲🤲🤲👹👹

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 5 ปีที่แล้ว

    AWAY HISHISKII HOBYO SOO MACADA IN AAD RUWAYAD KA DHIGEYSEEN LOOMA DHAMA AYAA RABTA GALMUDUG MID AH WAA WAXAAN KA DEGEYN INTA IDIN TAQAAN WATAA SHIR LAFURAYA AAD LASOO ISTAGTEEN ARIN QEYRE USAN SHAQO KU LAHEYN IDINKANA DHAXEYSA DADKA AAD WADA DEGTAAN

  • @suldaanyare5180
    @suldaanyare5180 5 ปีที่แล้ว

    saleemaal wuxuu Raacdo ugujiraa CUNO IYO CADAADO goormoow helidoonaa cadaado iyo cuney isku balansadeen

  • @abdalehamed5771
    @abdalehamed5771 5 ปีที่แล้ว

    Cayaarta waa socotaa Kheyre dacaska ayaa ugu dhamanayo galmudug dowladana waxaa u haray baiska yar lacgtana halaga daadsado waxna yan loo qabanin

    • @jawahirhassan7534
      @jawahirhassan7534 5 ปีที่แล้ว

      Allaah habargidireey iska daaya doqonimada iyo dhuun weeynid sodon sanaad xaaran cuneesen horumarna kamadan gaarina .war hooya jooga oo ka faa iideesta fursadaan gacantiina soogashay oo israaca dhulkiinana horumar gaarsiiya oo katoobadkeena isbaarada xaafad xaafad nii tala

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 5 ปีที่แล้ว +2

    Habar gidir wlahy waa landheraysha Somalia waxba lagamqabankaro filim ana dhamad laheyn by wadana

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 5 ปีที่แล้ว

      maanta curadkii ayaa isku keenaya nisha alaah

    • @aaminacabdullahi1124
      @aaminacabdullahi1124 5 ปีที่แล้ว

      @@AR-cx5yf curadka warkiisa iskuma toosisno fara ku jirta ee allah hala garabgalo wax waliba nabadaa ka muhiimsan

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 5 ปีที่แล้ว +2

    Dowlad xagee joogtaa

  • @HAWADAFILMSVLOGS
    @HAWADAFILMSVLOGS 5 ปีที่แล้ว +1

    Intii tagersan odayaasha suleymaan subscribe igo qabta

  • @ugaaskaliibaan
    @ugaaskaliibaan 5 ปีที่แล้ว +2

    HABARGIDIR HISHIISII LIBAAX DHAGAHA KAQABO EE LA LAGDAN AYAA DHAANTO KKKKKKKKK NASIIBKAA QABTA Mr KHEEROOW

  • @ahmedhasan7767
    @ahmedhasan7767 5 ปีที่แล้ว

    Wax weyn maahin lacag lee rabaan

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 5 ปีที่แล้ว

    Hawye 🇸🇴 somaliwayn. Mesha caqli kuma hysid jala hwye. Darood qabilkaga oo kla dadina. Si oo ku xukumo. Hadad tashn waydo wa laguu talin.

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 5 ปีที่แล้ว

    Hunhuri iyo sadbursi iyo xishaad la'aan