Duruufaha Gobollada Bariga Somaliland iyo doorka doorashada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 4

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Been baad sheegtay. Horumarka ugu Badan waxaa laga sameeyay Gobolada Bariga. Waxaa tusaale u ah Wadada Ceerigaabo.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dawladaa aduunku dadka oo dhan ma shaqo geeyaan ee waxay abuuraan nabad sharci iyo in dadku wax qabsadaan oo shaqo abuur sameeyaan. Fadalan muwaadin dooro cida dadka u daacada ah. Hadooran dad kuu soo shaqo tagay oo doonaya in uu ku boobo siad Ismaaciil Faqash, Ciro, Cukuse, Ina dool, Jamac Shabeel iyo Maxaan Dhuunta mariyaa.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii la doonayo in Gobolada barigu Dawladnimada la jaan qaadaan Oo ay horumar dhan walba ah sameeyaan sida caafimaadka wax barashada Amaanka dhaqaalaha iyo ganacsiga dhisida kaaba yaasha dhaqaalaha sida wadooyinka isgaadh siinta iyo wixii la mid ah waa in la helaa xisbi Ajandaha ku darsada in Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland tobanka sano Ee soo socda u Raraya Gobolada bari sida Burco Ama Ceeri gaabo sida keliya Ee ay Goboladda barigu ku soo gaadhi karaan Gobolada Galbeedka waa iyadoo mudo toban sano ah loo raro caasimadda Burco Ama Ceerigaabo taasi waxay xitaa wax ka tari doontaa marka xitaa laga yimaado horumarka dhaqaale caafimaad wax barasho dhanka Nabad gelyada Oo ka hana qaada gobolda bari